Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^^ Waqtigi salaadda waaye, ma u goysay adi mise you are posting from the masjid?
  2. ^^ xoogaa maa loo laabay?. Godey, kacaankii, halgan iyo gumeysi nacayb tilmaan uma lahaxn duqa!.
  3. ^^ Radiyo Muqdisho waxaan ahayn ma heysiin?. Waa gar inaad isha warka qarisaan! Oba, meelaha loo barakacay aa xalay si aad ah loo duqeeyay & mujaahidiin isku af maa ku sheegee?, scimmio.
  4. ^^ sey ku tahay, sxb?. Islamically, wax lagu farxo haddii la maqlo waa la takbiirsadaa, Abu Aminah ma ka dhegeysan miyaa? ;P Yvonne Ridley aaway, sow respect maaha iidna?, waa laba xaniinyood hiyal ukhra!
  5. ^^ Iga walloo aniguba markaan ku arkayba waxan is idhi: Gaw, waadh dee muxuu Alpha ka qabanayaa golaha wanlawaynta!
  6. Takbeer!. Now we need to do the same to get Ken back.
  7. ^^ How come?, roodhi ku filan baabu haystaye! Bob, intaba maaha, waa mid meel fog joogta, I am thinking of singing on the phone: Me yaha tu vaha, zindagiheee kahaa
  8. This great doc. is covering the love story of Cilmi and Hodan. In the video you will see Elmi's sister, nephew and a granddaughter of Hodan. Watch this space!
  9. Sayid*Somal;811652 wrote: ^^the original Sayid and what he allegedly said about your dialect No, and won't ask you to ii jilci like Maaddey You are wrong, Sayid didn't say that about my dialect!. Kindly ask NGONGE to jilciyow it for me, yaas u jeedaana?
  10. ^^ ma afhemsh xaagah, yaa zalameh! Siid, previous name of what?, ii jilci.
  11. In our dialect, thats how we say your name!.
  12. Siidoow, celebrating an anniversary is Haraam!.
  13. Abtigiis password-kaada soo baas si markii lagu dilo-la qadara Allah-hawsha meesha looga sii wado, ama addresska guriga pm iigu soo *** 4 is nacday ha laguu soo diree!
  14. NGONGE, what is your real name horta, hooyo ha noo dambeysee?
  15. ^^ Waddanka dhan anaa iska leh, anoo laafyoonaayo aan meel kasto maraa marka laga reebo inta Faroole ka taliyo taasna anoo hubaysan leen tegaa!
  16. Somalina aan sugeynaa waxay aflagaadadaas ka tiraahdo. Waa wixii uu Chimera kaaga digaayey!.
  17. Adi illeyn Gaacuur aa eheed! Ciyaartaas magac kale aan u kasaayey waac hilmaamay, koow labo sedax cml maa la dhihi jiray ma ogi.
  18. Somalina;810637 wrote: I actually know what you're talking about this time. lol Hal ama laba wax ka dheh
  19. ^^ Hehe, ha iga baqin sxb, ani saf ma geli karo, teeda kale waa buuxaa, lakin tii aan 'how YOU doing?' sida Joey-ga Friends dhaho waa kala daadanee cml
  20. Haa, waa double : labalugootina waa la dhahaa Aleel ama angaleel waa bahasha warbacda lagu ciyaaro, dadka aan xeebaha deganeyn imbili ay isticmaalaan (sea-shell yar-yar eh).
  21. ^^Watch Sholay, Jugnu, Dharam-Veer, Don 1978, Aakhree Raasta, Mard and Black!. Available @ youtube.
  22. My name is Khan, xattaa?