Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Or you can show her my avatar on your Iphone.
  2. Pm aa? why dont you put your evidence on the forum?, wax ceeb ah miyaad sheegi rabtaa?.
  3. ^maalin kasta isku buugga miyey akhrisaa?
  4. ^ Its is one of the known ones, but I meant: HOL, Jowhar, etc.
  5. lool @ bariga afrika!. Adiga ma 'ceel-barde' aad google-gareynooysaa??. the known sites-ka wax ka soo qaad, having said that, I dont expect them to hold the town. They did what they do best!, kill the stooges.
  6. ^^ Keydmedia waxaan ahayn ma soo qoreen?.
  7. Lol, You said I lied and that he didn't say he's Yemeni, but rather said his ancestors were Yemenis, and compared him to Obama, I presented you with evidence that you were wrong!, Who lost again?, Ok, Move on, waa kaa qalleeyey!
  8. ^^ All I know is in Soomaalidu isku sinji yihiin!, but that was not the point, the point i he said as in the article that he's Yemeni, what do yu say, now?.
  9. ^^ Carabiga ma 'damak khafeef' lee ka baratay?, he said: 'I'm Yemeni' orod bogga koowaad ku laabao ama 'source'ga meesha ku qoran akhri!. Waxaan la difaacin baa jira!, plus, do you believe in Yuusuf Yemen awoowayaashiis ka yimideen?.
  10. ^^ Asxaan ma lihid, Markaan kuu soo dirnay dad ku waardiyeeya, baad intaad 'thank you' dhihi lahayd, dacaayad raqiis ah nagu haysaa sow maaha?.
  11. ^^ Mid adiga kuu eg, baan la hadlay lakin markii diyaaradda laga degay buu ballantii iiga baxay, visa fee uun baan u baahnaa, gabar baa i deymisay lacagtii, dabadeedna Wiil walaalkey ah oo i soo doonay baa isla markiiba siiyey markaan 'meeting point' imaanay!
  12. ^^ The 'I'm Yemeni' part did sold him out!, and the bringing of the Arch enemies of Somalis home, not once but twice, first one being in our early years of Xornimo & Wadanino!. Adiga you have that Xamaasad reserved for the Arabs, u jump in evey time some one mentions them, do they notify you when ever 'Arab' is typed?.
  13. Lol, Diyaarad dhexdeed maa tol deganyihiin!. Anigaaa?, tolkeyga?, waad qaldantahay, tol ma lihi Aniga!
  14. Dhanka kale Sh Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo ka mid ahaa Saraakiishii hogaaminaysay dagaalkii saaka ka dhacay Degmada Ceelbarde ayaa meel fagaare ah kala hadlay shacab farabadan oo isugu soo baxay ka dib markii ay mujaahidiintu gacanta ku dhigeen magaalada. Sh Abu Mansuur ayaa si diiran uga mahadceliyey Shacabka Ceelbarde sida ay uga qaybqaateen la dagaalanka cadowga waxana uu ku booriyey in aan loo kala harin dagaalka lagula jiro ciidamada Itoobiya iyo daba******yadooda qabsaday qayb ka mid ah dhulka muslimka ah ee Soomaaliyeed. Shacabka ayaa si aad ah usoo dhaweeyey uguna faraxsanaa guusha mujaahidiinta iyo jabka ciidamada Itoobiya oo ayagu si halhaleel ah ugu cararay dhanka xad beenaadka. !!
  15. Asalaamu Calaykum, Trollers. NGONGE, adigoo kale oo jeebka gacanta geliya mar walba anaa u baahnaa, habeen dhoweyd anoo safar ah baan lacagtii ka soo tegay, khatar baan geli lahaa, hadduusan Alle i baxsan!.
  16. ^^ Markaad Sheeikh Xasan Dahir 'Warlord' ku sheegtay baad iska ba'day, sxb. Indhacadde waa moryaan, hal qof oo caadi ah oo sida aad warlord-adiinna u qaddistaan oy isku reer yihiinna ma jiro, Thats the difference sxb.
  17. Faah faahin dheeraad ah oo kasoo baxeysa dagaalkii Ceel Barde. -1433, 04-04,201212,Jamaadul awal , Faafaahin dheeri ah ayaa laga helayaa qasaarihi kadhashay Dagaalo xoogan oo saaka Ciidamada xarakada mujaahidinta Alshabaab ay kuqaadeen Dagmada Ceelbarde ee wilaayada Bay iyo Bakool oo fariisimo ay kulahaayeen Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowlada KMG. Xog ay heshay idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa xaqiijinaya in Dagaalka saaka lagu dilay in kabadan labaatan ruux oo ay kamid ahaayeen masuuliyinti ugu Dareysay Dowladda KMG ugu Magacownaa Magaalada Ceelbarde ee wilaayada Bay iyo Bakool. Raga Dagaalka saaka kunafwaayay Dagaalkii kadhacay Ceelbarde ee masuuliyinta Dowladda KMG waxaa kamid ah Gudoomihii Dagmada Ceelbarde Caweer Cumar Dheere Taliyihii Ciidamada oo magacisa lagu soo koobay Dhurwaa,Taliyihi Saldhiga Ceelbarde oo magaciisa lagu soo koobay Saytuuni iyo Madaxii Maaliyada uqaabilsanaa Dowladda KMG Dagmada Ceelbarde Ninka lagu magacaabo Maxamad Bare. Dagmada Ceelbarde oo dhacda Xadbeenaadka ay wadaagaan Wadamada Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa xiligaan waxaa gacanta kuhaya Ciidamada xarakada mujaahidinta Alshabaab. Cidamada xarakada Mujaahidinta Alshabaab ee Wilaayada Bay iyo Bakool ayaa saanad hub ah saaka kula wareegay Dagaalki kadhacay Dagmada Ceelbarde sida ay inoo xaqiijiyeen Dad lagu kalsoonyahay oo lahadlay idaacada islaamiga ah Alfurqaan. Ciidamada Itoobiya oo saaka Dagaalka ugu baxay Askarta Dowlada KMG ayaa laxaqiijiyay in Qasaaroi xoogan qudhooda uu soo gaaray kuwaasi oo xiligaan kusugan Duleedka Dagmada Ceelbarde ee Wilaayada Bay iyo Bakool. Dhageyso wararka 7:30- subaxnimo, 1:00 duhurnimo, 7:00 Fiidnimo iyo dhuuxa waraysiyada 9:30 habeenimo adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Fadlan wixii Qalad ah Nagala Soo xariir emailka : radioalfurqaan@live.com
  18. ^^ Yes, the same one you thought he deserted Shabaab and is on the verge to join TFG!
  19. War deg deg ah: Mujaahidiinta oo Saakay Dagaal Kula Wareegay Degmada Ceel-Barde. Wednesday, 04 April 2012 04:42 Caanogeel Hits: 210 Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Islaamiga ah ee Baay iyo Bakool ayaa Saakay aroortii waxay dagaal kula wareegeen degmada Ceel-Barde ee gobolka Bakool. Dagaal Culus ayaa Saakay gudaha degmada C eel-Barde waxa uu ku dhexmaray Ciidanka Islaamka iyo kuwa Gaalada ee Soo duulay, waxaana taasi ay dhalisay in gacan ku heynta degmadaasi ay dib ugu soo laabato gacanta Muslimiinta. Khasaare ballaaran ayaa Ciidamada Kuffaarta Itoobiya iyo Maleeshiyaadka la socda kasoo gaaray dagaalkaasi, waxaana hadda soo gaba gaboobay dagaalka, iyadoona Mujaahidiintu hadda ay ku suganyihiin gudaha degmada Ceel-Barde. http://www.amiirnuur.com/index.php?option=com_content&view=article&id=6353:war-deg-deg-ah-mujaahidiinta-oo-saakay-dagaal-kula-wareegay-degmada-ceel-barde&catid=48:wararka
  20. Dagaalo culus saaka ka qarxay degmada Ceel-Barde iyo Shabaab oo la wareegay Wararka ka imaanaya degmada Ceel-Barde ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal saacado qaatay saaka uu ka qarxay degmadaas, kadib markii weerar ballaaran ku qaadeen dagaalyahano ka tirsan Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka oo ahaa mid saacado badan socday ayaa bilowday salaadii subaxa kadib, iyadoo saaka halkii saac Shabaab u suura gashay inay deegaanka la wareegaan sida saraakiil ka tirsan Shabaab ay sheegeen. Lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalka, ha yeeshee waxaa uu ahaa dagaalkii ugu cuslaa halkaas ku dhex mara Ciidamada dowladda iyo Shabaab. Saraakiil uu ka mid yahay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo hogaaminayay ayaa ka dadka deegaanka meel fagaare kala hadlay dagaalka, ay ku qabsadeen Ceel-Barde kadib. Al-Shabaab ayaa maalmihii u dambeeyay waday weeraro ay ugu daba marayeen deegaanada ay la wareegaan Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya, iyadoo degmada Ceel-Barde ay tahay degmo u dhow xadka Itoobiya, kaasoo muhiim u ah Ciidamada Itoobiya ee ka soo gudbaya. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com
  21. Che -Guevara;812132 wrote: Two things, I don't know if I would call someone who professes to be Muslim a murtad and secondly, him saying I am Yemeni is irrelevant but without question, Abduallahi betrayed his country and nation! First One, The Culima ruled that, not me, and and you become disqualified of being Muslim if you do or say things that is againnst the core fundamentals of Religion. Second One: A Somali who claims to be of Yemeni and from Zubaida cannot be a Somali Nationalist let alone a President, don't you think?.
  22. He was lesser evil because we all know when he was removed from Shabeelada Hoose, he accepted it, and didn't do what Yey did in the Carta era!, or worse when Jama Ali Jama was rightfully elected!
  23. Somalia;814089 wrote: I know what he has said, he has said things you could use against him but people like you look for the debatable things. things you will lose at in the long run. I mean, there's at least 3 things I can put against him in a case that's just not arguable. However, give me the list. So you knew that inuu Xoolaha Qaranka tolka ku taakuleyn jiray! thats enough!. What list?, the one above is not enough?. Duke, I'm not angry, and Indha cadde was always a warlord to me, but a lesser evil than yours!.
  24. ^^ He said that and I know you listened to it, as you worship the man, hint: he was referring to Islaan reer Abti loo yahay!.