Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^^ Sawiradiisa sow maadan soo post-gareyn hadda ka hor?, su'aal lee waaye!.
  2. Dagaaladii ka dhacay Baledweyne oo warar dheeraada ay ka soo baxayaan. 05-04,2012. 13,Jamaadul awal ,-1433, Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Baledweyne ayaa xaqiijinaya in habeebkii xaleyto halkaasi ay ka dhaceen dagaalo culus oo qalqal iyo cabsi ku beeray dadka ku dhaqan Magaaladda. Ciidmo katirsan Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar ku qaaday abaarihii 1:00 habeenimo fariisimiyaal dhowr ah oo ku yaala gudaha Magaaladda Baledweyn oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Itoobiya iyo kuwa DKMG. Dagaal oo soo gaaray waabarigii hore ee saakay ayaa lagu waramayaa in Mujaahidiinta ay usuurta gashay inay la wareegaan fariisimyaal fara badan oo ku yaala Gudaha Mgaaladda,wallow aan la shaacin Karin khasaaraha nafeed ee Ciidamada Itoobiya ka soo gaaray dagaalka. Magaaladda Baledweyne tan iyo wixii ka danbeeyay markii a la wareegeen Ciidamada Itooobiya ayaa waxaa ku soo badanayay dagaaladda iyo qaraxyada isdaba jooga ah ee khasaaraha lixaadka leh ee soo gaaraya Ciidamada Itoobiya. Dhageyso wararka 7:30- subaxnimo, 1:00 duhurnimo, 7:00 Fiidnimo iyo dhuuxa waraysiyada 9:30 habeenimo adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Fadlan wixii Qalad ah Nagala Soo xariir emailka : radioalfurqaan@live.com
  3. ^^Haddii Ilaahey dad fiican i siiyey sow inaan ku faano maaha! Dadka ayagaa is gaaleysiiyey, sxb. weligaa ma maqashay: 'Ma lam yukaffiril kaafira fahuwa kaafir', no?, Google it, nooh!.
  4. Nice pics, nuune Masaajidkaas waa qabow, Sheekh Abul Caynayn la yiraahdo oo Birmingham ka yimid ayaa uga badan Masjidka Sheekh Axmed.
  5. Lol, Hotel Suxufi (Mombasa) 7 habeen naga bixi, markaas adi & jinniyadaadaba qulwalle aan kuu soo akhriheeynaa.
  6. ^ lool, adaa Mombasa ka yamide ii soo madiiddee!.
  7. Somalia, aa dalaq soo dhahaayo
  8. Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh. Sabaaxal Khayr wal full, ma la cabaad gaabnoo lee!. unuka waa cuneenaa waa caweenaa. Jimco wanaagsan. (not good friday)
  9. ^^Anaa ku baraayo, casharka koowaad waa bilaash: 'Waax' ma aha ee waa: 'Wax' 'Barenin' ma aha ee waa: 'Bareynin'
  10. 'Ramatnee bi daa'ihaa wansallat' Waa adiga wax qabiil wax ku cabira?. 5-taas midkeen prominent ahayn?, are you sure inaan isku qabiil nahay?. haddaan xattaa isku qabiil nahay een list-iga prominent ku daro ma qabyaaladiiste baan ahay?, Black American-ka Malcolm-X ku faana, ama Sacuudiga Boqor Cabdulcasiis ku faana ama Hindiga Gandhi ku faana qabyaaladiistayaal miyaa?.
  11. ^^ Waryaa Jacpher >> Maaddeey;815119 wrote: ^sheikh aa?, he can't even say the " basmalah " correctly! Thats what I said in post # 14, wht is next?
  12. Caydiid kee waaye?, Kii Yey oo yiri: 'Salbalaar qofkii diida badda ha ka cabo', ee markuu siduu rabo waayey iska daaluqsaday? Yuu Xasan Dahir rabaa inuu iska gado?, 'Walaa yakhaafuuna lawmata laa'imin' kuwoo Alle yiri inuu ka mid yahay baan hubaa!.
  13. Jacpher, dheel dhoobeeyda naga dhaaf!, haddii qof la tilmaamo ee hebel timaantaas yeesho inuu tilmaantaas qaadanaayo waa la wada ogyahaye!. Adiga 70-kan ma ogeyd markaad murmeysay?, Culimo badan ba liiska ka maqan (tirada muhim maaha)
  14. ^^ If you listened, you know the title of the thread is a lie!, no?. Hassan Dahir opposed Siyad Barre and because of that, was sentenced to death, opposed Bin Laden and even criticised him in front of people who worship him!. Great man, he will be remembered as the 21st century of Ahmed Ibn Ibrahim al Ghazi.
  15. Markuu dadka kale wax ka sheego waa lagu qoslaaye, markuu Faroole taabto maxaa af labadii loo yeeraa?
  16. ^ He's no uncle of mine!, and he's no General, don't even think he ever been in the army!. Xaaraan ku naax is Bootaan Ciise.
  17. ^^ Two of your list is mentioned by Mukulaaloow, can you guess whom?. The 9 notorious warlords that Maxaakimtii got rid of them!.
  18. ^Ghalad Duur: Fog (Dheer) 'far'
  19. Qandalawi;815031 wrote: Loooooooooool @ General baan ahay, Maadeey's hero is talking and complaining about land gaping, the irony of ironies. Funny brave world! been maa la iska sheegaa haddana?!!
  20. Mar haddii Thread-kaan Ku tiiq-tiiqasaday la tirayoo Lagu daray taqsiintiii Maxaa noo talaahoo Ku talaabsanaa subaxaan ma runtaan tibaaxnaa? Ma tartiibsanaayoo Sida tuug sidiisii Taag-taagsi soconnaa? Mise waanu talax tegi Libaax & tafiirtiis U tirinnaa xumaantood Soo qufnaa taariikh hore Ku tixnaa sadaradan.....
  21. An argument among British Army troops at a Nanyuki hotel degenerated into a vicious fight between Irish and Scottish soldiers at the weekend. Initial reports indicated that one died after he was thrown out of a window on the first floor and landed head first on the concrete ground. While their army chief of staff Maj James Clark agreed that “tribal” utterances caused the fight, he denied that there was loss of life. “The incident hurt the image of the British Army in Nanyuki. It was a scenario similar to the one in Kenya where people from different tribes may disagree when drunk. Investigations are being conducted. We will come up with recommendations,” Mr Clark said. Talk of town The army and the management of Sportsmans Arms Hotel worked hard to keep the fight under wraps. But it became the talk of town after five critically injured soldiers were airlifted to the Aga Khan University Hospital in Nairobi. About 200 soldiers had come together at the hotel after spending several weeks in combat training in the bush in Laikipia and Samburu. They included several squads such as Parachute 29, Royal military officers and sergeants, and were under the watch of 29 duty personnel. Share This Story 643 Share As they were celebrating, an argument arose between Irish guards on one side, and Scottish guards on the other. One group was mocking the other that they were bad drivers and were causing accidents in the town. Earlier in the day, a British Army vehicle had been involved in a road accident along the Nanyuki- Nyeri road. A British Army vehicle had also hit and injured an administration police corporal in Nanyuki town two weeks ago. The remark triggered the exchange of fisticuffs. Chairs, bottles and glasses were also flying in all directions. “They were pushing each other through the windows and whoever fell would find another group waiting for him at the ground floor,” Laikipia East District criminal investigations officer Shadrack Juma, who was at the scene, said. “The fight was quickly contained by the 29 duty personnel. The hotel staff also called the Kenya Police. When they arrived they were asked to stay outside to provide security outside the gate,” Maj Clark said. After putting the seriously injured into an ambulance, the soldiers were ordered to march back to their camp in groups of threes. Their camp is located about 500 metres away from the hotel. “They thanked our officers for arriving on time but asked us not to bother since the situation was now under their control. They even declined to give us the names of the injured for our records,” Mr Juma said. Police reports indicated that the fight led to destruction of chairs, windows, bottles and glasses amounting to more than Sh150,000. Maj Clark said the British Army had paid for all the damaged property and the management of the hotel was satisfied. The management of the hotel declined to talk to journalists. The weekend incident has ignited a debate among the local business community as to whether the British soldiers should be allowed out of the camp because of their unbecoming behaviour. Curio shop operators want the soldiers allowed free movement since they form their core revenue base. But Maj Clark said the army was not restricting the soldiers’ movement within the town but had advised them to move in groups of not more than three for security reasons. “The country is going through security concerns, and we want to ensure we are in a safe environment whenever they are out in a big group,” he said. It has been a love-hate relationship between the British soldiers and the local business community. While the traders, especially pub operators appreciate their spending, the area manager of the British training unit in Kenya Mr Alfred Muita said they have been getting a lot of demands for compensation from the traders who property are destroyed by drunk soldiers.