Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^^ What was their 'sifaad', again?, coz, they were arrested and relesed after "interrogation".
  2. ^^ Waa jirrantahay!. Dadka la soo qab-qabtay ma interview baa lala yeeshay si loo ogaado fekerkooda?, mise kula tahay inay haddey argagaxiso yihiin ay fikirkooda banaanka soo dhigaayaan?. Intaadan jawaabin, maskaxda yartaa ka shaqeysii, brutto!.
  3. Out of 104 they hold 30 people, why did they release them?. “Inta badan dadkaasi waynu sii deynay markii aanu wax dambiyo ah ku weynay, laakiin waxaa iminka baaritaano ku wadnaa 30 nin, waxaana weeye kuwo leh sifaadka argagaxisada ku soo duushay Deegaanada Puntland” what is the 'sifaadka argagaxisada'?. If you beleived it as a good job, you would be the first to post it, as you won't miss a burp in PL or kids visiting dhul gawaan ah!.
  4. ^^ I -vehemently- refuse to rise to your bait, Mr. Abtigiis. Qof kale doon-doon!.
  5. Ciidanka Puntland oo howlgallo dad ku qabqabtay Dhamme Aadan Muuse Jaamac / Bar-kulan Howlgal ay maanta ka sameeyeen magaalada Garoowe ciidanka amniga Puntland ayaa waxa ay ku soo qabqabteen 104 qof oo looga shakisan yahay arrimo la xiriira amni xumo. Taliyaha saldhigga booliska ee Garoowe Dhamme Aadan Muuse Jaamac ayaa sheegay in dadkan ay isugu jiraan qaar lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin kooxda al-Shabaab, kuwo falal amni darro waday iyo qaar kale oo looga shakiyay in ay ka ganacsadaan mukhaadaraadka. Dhamme Aadan Muuse ayaa tilmaamay in qaar ka mid ah dadka la soo xiray ay siidaayeen markii la baaray, hase yeeshee ay haatan baaritaan ku hayaan in ka badan 30 ruux oo kale oo ay ku tuhmayaan in ay xubin ka yihiin maleeshiyada al-Shabaab. Taliyaha ayaa sheegay in ujeeddada howlgalkan laga leeyahay ay tahay xaqiijinta ammaanka iyo in laga hortago wax kasta oo liddi ku ah. Tani ayaa noqoneysa tiradii ugu badneyd oo dad ah oo ay mar kaliye ciidanka amniga ee Puntland ku xiraan magaalada Garoowe.
  6. ^^ Xaayoow muu ahaa, asna?. Cawaale ha u sheegin!
  7. Sorry, Abwaan. Mid ka mid ah shaqaalaha Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ayaa u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray qaraxii Arbacadii la soo dhaafay ka dhacay Tiyaatarka Qaranka, iyadoo markii maanta loo qaaday Magaalada Nairobi uu ku dhintay Isbitaalka Aga Khan. Ra'iisul Wasaare C/wali Gaas ayaa tacsi u dirtay eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Feysal Xaaji Cilmi oo fiidkii caawa ku dhintay Isbitaalka Aga Khan ee Magaalada Nairobi. Faysal Xaaji waxaa uu ahaa La taliyaha Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ee isku xirta Arrimaha Bulshada, waxaana uu ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii ismiidaaminta ka dhacay Tiyaatarka. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa yiri " Faysal waxuu ahaa shaqsi karti badan oo si Hagar la'aan ah u gudanayey waajibaadkiisa Qaran. Ra'iisul wasaaruhu waxuu sheegay Faysal iyo caa'iladiisa inay isku meel ku soo koreen oo uu aqoon wanaagsan oo durugsan u lahaa, waxuuna EEBBE uga baryey inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo." Faysal Xaaji Cilmi waxuu ifka uga tagey xaas iyo 3 carruur ah, Dhaawacii falka ismiidaaminta ka dib waxaa la geeyey Isbitaal Madina oo uu Ra'iisul Wasaaruhu ku booqdey Jimcihii shalay, Faysal waxaa loo qaaday subixii Sabtigii magaalada Nairobi oo la geeyey Isbitaalka Aga Khan oo uu fiidkii Sabtiga ku geeriyooday.
  8. ^^ And the need of this video is??, how much time did you spend finding it on utube?. Malika, I care less!. Just wanted to get things straight!.
  9. Before you go, my dear Blessed, take this with you!: First, The hadeeth says it returns to the accuser if the accused is innocent, no?. Labo: Qof Muslim ah ma gaaloobi karo miyaa?, aayadaha ka hadlaya in gaalo lala saf noqdo soo akhri, ama buug la yiraahdo الدلائل في حكم موالاة أهل الإشراك
  10. *Blessed;815968 wrote: Volume 8, Book 73, Number 71: Narrated Abu Dhar: That he heard the Prophet saying, "If somebody accuses another of Fusuq (by calling him 'Fasiq' i.e. a wicked person) or accuses him of Kufr, such an accusation will revert to him (i.e. the accuser) if his companion (the accused) is innocent." ( Sahih Bukhari) Sahih Muslim Book 001, Number 0116: It is reported on the authority of Ibn 'Umar that the Apostle (may peace and blessings be upon him) observed: When a man calls his brother an unbeliever, it returns (at least) to one of them. p.s Adiga directly ayaan kuula hadlayaa. I'm not gossiping behind your back and certainly won't be flogging you when you die. I understand that he was not popular. I wasn't a fan of his policies but to go around bashing his Islam after his death is pointless and a little OTT. I'm calling a brother an unbeliever? and consequently I'm Kaafir according to the hadeeths you quoted?.
  11. ^^ Yaa taa ka hadlay, sxb.?. Is Hassan Dahir with him on his fight with Islamists?, thats the Q.
  12. *Blessed;815656 wrote: Oh my.. you've been itching for 8 whole days to flog a dead man? Whatever he was, Illaahiisu la joogaa. Pulling the murtad card my come to haunt you in your own aakhira ee calm down. SMH! Yaa kuu sheegay it will haunt me in my aakhira?, aaway 'Whatever he was, Illaahiisu la joogaa.'? anigana maad Alle ii deysid?. Ogow aniga xukum adduun baan ka hadlayaa, Aakhiro Alley u taallaa, adse aakhiradii baadba dhex gashay!.
  13. ^^Kaddaab!! Goormuu Efewerki oo Muslim la dagaalaya la saftay Xasan Dahir?. Derbiyo madax ku garaac aa waddaa!.
  14. ^^ Casharka labaad aad PM-ka ku dhigtid aan islahaa, si loo isticmaalo aan kasi waayey! 400 halaadna maxaa waaaye, gebertaan jijimo & hal camera aan u keenaa ee hawsha kala tuura yaakhaayoow!
  15. Jacpher;815654 wrote: Maaddeey: so it is my fault that I challenged and proved your claims wrong? Is it also my fault you don't know the difference between ‘hundred’, ‘hundred s ' and ‘70' ??? You can dismiss my points here but people do know now no sheikhs or scholars ever named Cabdulaahi Yusuf Murtad. Stop manufacturing fake fatwas about Somali scholars. Culumadaad ku been abuuranee and you put on religious tshirt. Next time you try to play a little god and declare people murtads, I'll be here challenging and point out the flaws in your argument. Sxb, Culimada markay lahaayeen: Waxaan ugu baaqaynaa shacabkayaga in uu kaga hortago gumaysiga wax kasta oo uu awoodo ilaa cadawgu dib uga gurto dalkuna xoroobo. Waxaa ka xaaraan ah qof kasta oo ka mid ah shacbiga Soomaaliyeed in uu gaalada uga hiilliyo muslimiinta; si ay u gaaraan ujeedooyinkooda gumaysi. Qofkii la soo safta gaalada waxa uu kala xukun yahay axkaamta oo dhan, wuxuuna noqonayaa taargad muqaawamada u calaamaysan. was there a situation or they just produced the Fatwa hypothetically?. If the one who sides with gaalada is like them, what about the one who led them to the country?.Aayaddaan: عتل بعد ذلك زنيم ruuxa loola jeedo waa la wada yaqaan iyadoon magaciisa la sheegin, sidoo kale xukumka & tilmaanta ayaa muhim ah oo 'man facala kada fahuwa kada' waaye.
  16. Yes, Shariif was behind it, he's secretly working with Shabaab!. Iyagaa soo dirsaday, anaa huba!.
  17. Prime Minister visits the injured Hussein Arab aa kaa diiday taas, almost all the photos waa kula jiraa PM-ka!.
  18. What if a man born in Hargeysa leading an islamic movement?. Qof awoowgiis warqaddan hoose qoray, inuu ceeb la hagoogto wax aan ahayn uma banaana!. On October 19, 1892 (27 Rabi El Aual, 1310), the Sultan of *****ten, Osman Mohamud Jusuf, similarly wrote the following letter from Alula, to Signor FIlonardi: "Since long we have not seen you and we have a great desire to see you. You are our friend and we do not know why you have abandoned us. The steamboat Esfita has arrived this year, but without you. Now we hope to have the pleasure of seeing you, because friendship and affection exist between us. Kindly bring to us the rifles and the cartridges of which we have spoken about with you last year, because the rebellion has increased around us. We expect the assistance from you because you are our friend and you will do it. On the date of this (letter) Abi Bakr has arrived here bringing to us the salary of the year; we have recommended him to give detailed information. When you come here we will understand each other. We want barut(gun powder) for the Ofiat, the seats and the other furniture. We wish to construct a stone house in your name. For you we wish to work and we shall agree at which site the house will be built."
  19. Oba, bis marka. Isku mawjad kama hadleyno!. Cawaale, sxb, dagaalada sokeeye & xaqiiqdooda maxaa ka galay waxa uu thread-kan ka hadlaayo. Inaan ku soo laabto xataa ma rabin lakin waa laygu qasbay sxb. Fiiri kan Jacpher ay leeyihiin, cantarabaqashkiisa haddaan ka aamuso xataa waa i daba joogaa!. Jacpher, sxb. waxaas aad soo qortay jawaab ma mudna, bayaanka si fiican u akhri, farta gaduudan siiba!, taas meejaa ku qoran & murtadnimo waa isku mid. Arrinta 100-ka waan ka hadlay ee adaan waxba fahmayn, 70-ka sow kuguma filna?.
  20. ^^ Murtad qof Muslim ah lee noqda sow maaha?, waxyaabaha diinta looga baxo ma taqaannaa?, mise in diinta laga baxoba ma aaminsanid?.
  21. ^^ ogow adaa diinta ka baxay adaaba isu jawaabay ma is tiri?.
  22. ^^ Ma waxaad leedahay Odayga geed korkiisaa loogu yimidoo inuu dhabar qofeed ku soo degto maahane wax kale waa diiday, "Wallee **** kaama dego, *** kaama haro" waa run miyaa?. MoonLight1;815330 wrote: But let me tell you, if A/lahi yusuf is Murtad so Abdiqasim was, because while he was in power he never implemented Sharia law which makes him a "non muslim". Mise waa beentey Maadeeyow. Let us agree horta that Yusuf was Murtad, waxa kale ha noo dambeeyaane!.