Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Can some one upload the pics, pls. I can't open HOL.
  2. Beelaha Mudug warkooda wa cadyahay!: Beelaha Gobolka Mudug oo Ka Hadlay Muda-kororsiga Xukuumada Puntland [sawiro+Cod] Updated:- 20 hours ago| 21 Commnets Shir ay maanta yeesheen beelaha gobolka Mudug ayaa waxay kaga hadleen dastuurka iyo xil kororsiga xukuumada puntland . Kulan ay yeesheen odayasha beelaha iyo haweenka gobolka oo dhawaantan ka socday magaalada Gaalkacyo ayaa maanta lagu soo afmeeray magaalada Gaalkacyo Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay siyaasiyiin iyo aqonyahano ka soo jeeda gobolka Mudug kuwaas oo bayaan ka soo saaray muda-kororsiga xukuumada iyo arimaha dastuurka . Dhagayso Bayaanka Beelaha Mudug Bayaanka ay soo saareen beelaha gobolka Mudug ayaa waxaa lagu cadeeyay sida ay uga soo horjeedan muda-kororsiga xukuumada Puntland iyo ergada ansixinta dastuurka Puntland ee joogta magaalada Garoowe. Sidoo kale beelaha shirkan maanta yeeshay ayaa ku baaqay in isimada puntland ay ka dhaadhiciyaan madaxweyne Faroole in uu xilka iskaga dago mudadiisa isla markaana uu isa soo sharaxo . kulankan maanta ay yeeshen beelaha daga gobolka Mudug ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay magaalada Gaalkacyo ka socdaan shirar looga soo horjeedo xil-kororsiga xukuumada Puntland iyo qaabka loo ansixin doono dastuurka Puntland. http://horseedmedia.net/2012/04/12/beelaha-gobolka-mudug-oo-ka-hadlay-muda-kororsiga-xukuumada-puntland-sawirocod/
  3. Sheikh C/Qaadir Mu'min oo Fariin Xasaasi ah kasoo diray Buuralayda Golis, Baaq ku socda Shacabka Puntland iyo Maleeshiyaadka Faroole, waa maxay Xukunka maamulka Faroole (DHAGEYSO) Thursday, 12 April 2012 18:24 Maamulka AmiirNuur Hits: 125 E-mail Print PDF Sheikh C/Qaadir Mu'min oo ka mid ah Culimada Rabbaaniyiinta ah ee Soomaaliya ayaa gaaray Saldhiga Mujaahdiinta Xarakada Al Shabaab ey ku leeyihiin Buuralayda Golis. Sheikh C/Qaadir Mu'min oo ah Sheikh caanka ah Bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda ayaa sanadkii 2010 waxa uu kasoo Haajiray mid ka mid ah dalalka Yurub waxana uu Shikhu xiligaas saldhig ka dhigtay gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya oo ah halka ay ka arimiyaan Wilaayaadka Islaamiga ah. Sheikha oo hadda ku sugan buuralayda Golis ayaa fariin uu soo diray waxa uu kaga hadlay dhowr arimood oo kala ah: Xukunka Maamulka iyo Nidaamka Ashahaado la dirirka ah ee ka arimiya gobolada Puntland. Sheikh C/Qaadir ayaa sheegay in maamulka Ashahaado la dirirka ah ee Faroole uu yahay Maamul Murtaddiin ah, waxana uu Shiikhu sheegay in uu maamulkaas ku ridoobay arimaha oo socda. Waxa uu Gaalada la samaystay Gacaltooyo, muslimiintiina waxa uu ka dhigtay cadow. Gaalada ayuu ka dhigay dadka ugu fiican Bini aadamka halka uu dadka Muslimiinta ahna ka dhigay dad ay dulaysteen, Gaaladii ayuu xurmeeyey Muslimiintiina wuu liiday, Muslimiintuu ayuu Xabsiyada ka buuxiyey gaaladiina waxa ay si maamuus iyo sharaf leh ugu dhex nool yihiin deegaanka uu ka arimiyo maamulku. Gaaladii ayuu uga hiiliyey Muslimiinta, Muslimiintii ayuu u gacan galiyey gaalada, waxana uu ku farxaa guushada gaalada iyo dhibaatada muslimiinta. waxaana si kore uga taliya gobolada Puntland Maraykanka, waxaana si hoose uga taliya Itoobiyaan. Gaaladii ayuu adeecay oo warkooda yeelay, waxana uu ku adeecay wax walba oo ay gaaladu doonayso. Qawaaniintii ay gaaladu dajiyeen ayuu ku biiray maamulkaasi, waxana uu aqoonsaday waxa loogu yeero Qaramada Midoobay, waxa uu fulinayaa qodob kasta oo ka mid ah qodobada ay saxiixeen Q/Midoobay oo ah kuwa khilaafsan diinta Islaamka. Waxa uu la diriray Diinta ALLAAH, waxana uu weerar ku hayaa Shareecada Islaamka, waxa uu laayey wiilal badan oo doonayey in ay Diinta Alllaah ku dhaqmaan, waxana uu maamulkaasi diidan yayay ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Waxa uu u dagaalamayaa Jidka DAAQUUTKA, waxa uu booriyaa oo amaanaa Ahlul Shirkiga, waxayna uu la diriraa Muwaxidiinta. Waxa uu Dajiyey Qaanuun gacan ku samays ah oo uu hadda doonayo in uu ansixiyo. Intaas ka dib Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa Baaq u diray Askarta iyo ciidanka u dagaalama maamulka faroole Xukunka Shaqaalaha iyo Ciidamada Puntland: Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa yiri "Askarta u shaqaysa, difaacaysa, hubka u sida maamulkaas Ridada ku dhacay ee gaaloobay ayaguna waxa ay la xukun yihiin maamulkaas Murtadiinta ah , waana isku xukum" Waxana uu Sheikhu ugu baaqay in ay ka Toobadkeenaan arinka ay faraha kula Jiraan "waxaan ugu baaqayaa in ay ka toobad keenaan oo Allaah u noqdaan hubkana iska dhigaan" ayuu yiri Sheikhu. Sheikh C/Qaadir ayaa asaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu u sheegay askarta Puntland in Faroole uusan waxba u tarayn maalinta Qiyaamaha waxana uu Sheikhu yiri "Faroole iyo ragiisu aakhiro waxba idiinma tarayo, dhaxan ayaad hurudaan cidlaan jiiftaan, Qaad ayaad cunaysaan, Faroole nolol aduun ayuu ku jiraa, oo aduunka wax ayuu ka qabsaday, maalinba meel ayuu u duulaa oo gaalo kula jiraa, nolol wanaagsanna wuu ku nool yahay, Waxaan idiinku Baaqayaa in aad ka tagtaan dagaalka aad Diinta Allaah kula jirtaan" Sheikh C/Qaadir ayaa Diginiin u diray Askarta iyo Maleeshiyaadka Faroole waxana uu yiri "Waan idiin digayaa, Mujaahidiintu way qabsan doonaan dhulkaan maalin uun, diinta allaah cid ka guulaysan karta ma jirto, Allaah askartiisa ayaa guulaysanaysa xili walbaa, hadhow la idinkama yeeli doono bariis ayaan raadinaynay iyo wax la mid ah, maamulkaan waa la ridayaa maalin uun shareecda islaamkana waa lagu xukumi dhankaan dhulkaan, la idinkama yeelayo hadhow waxaan raadinaynay Bariis, hadaad Allaah u toobad keentaan irsaaqada allaah waa idiin badinayaa" Shacabka: Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa dhanka kale Baaq u diray Shacabka ku nool Mandiqadda Puntland waxana uu Sheikhu yiri "Waxaa laga yaabaa in aad tiraahdaan waa nala liiday waan baqaynaa, waan dhibaataysannahay, waa nala xir-xiray , arinkaas Allaah agtiisa kama soconayso kamana noqonayso cudurdaar, nin weyn oo wax walbaa hasyta in uu dhaho waa la idaciifsaday lagaama yeelayo, dhulka allaah waa weyn yahay ee qof walbaa ha tago meesha uu ku cibaadaysan karo" Shiekh C/Qaadir Mu'min ayaa ka jawaabay hadalada ay maalmahii dambe wadeen qaar ka mid ah kuwa cadowga u shaqeeya kaas oo ahaa in Jihaadkii oo istaagay ka dib markii laga adkaaday Mujaahidiinta. Sheikh C/Qaadir ayaa yiri " Gaaladii soo gashay qayb ka mid ah dhulka Muslimiinta maanta ayaga ayaa Go'doon ku jira, Mujaahidiinta ayagaa wata khidada dagaalka, waxaana ay ku faafeen Soomaliya oo dhan, Ilaa Kenya ilaa Itoobiya illaa Gobolada Waqooyi Barri, Wilaayaadkii islaamigu waa dhisan yihiin, Dagaalku hadda ayuu faafay oo sii balaartay, meel walbaa way joogaan mujaahidiintu, gaaladiina waxaa haysata dhib iyo rafaad" "Jihaadkii Hadda ayuu Bilowday, waxa uu ku faafay dhammaan dalka Soomaaliya, waa in la qaataa Qorayaha oo loo dagaalamaa diinta Allaah, oo qof walbaa uu u istaagaa Difaaca Diinta Allaah" "Shacabka reer Puntland waa in ay la mid noqodaan Shacabka reer Koonfureed oo aygu u istaagay difaaca diinta Allaah,, Rag , Dumar, Ganacsato iyo Culimoba waxay qoriga u qaateen dagaalka Jihaadka ah ee lagula jiro gaalada iyo Murtaddiinta". "Waxaan idiinku Baaqayaa in aad Jihaadka kasoo qayb gashaan, qabaa'ilku waa in ay u kala tartamaan u gargaaridda Diinta Allaah, si la mid ah sida ay sameeyeen Qabaa'ishii Koonfureed". Gabagabadii: Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa haatan waxa uu la joogaa walaalihiisa Mujaahidiinta ah ee horay ugu sugnaa Buuralayda Galgala, ayada oo Bilihii ugu dambeeyey ay si xowli ah u gaareen deegaankaas dhalinyaro aad u fara badan oo iskaga kala yimid magaalooyinka uu ka kooban yahay Degaanka Puntland. Saddex maalmood ka hor ayey ahayd markii ay Warbaahinta Islaamiga ah ee Soomaaliyeed ay Iclaamiyeen fariinta codka ah ee ka timid Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaga oo xiligaas ay Warbaahintu Qarisay magaca Sheikha, mudadaas ka dib ayey qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaaliyeed waxa ay isku dayeen in ay Qiyaasaan Sheikha uu noqon karo Sheikha gaaray Galgala. Idaacadda Shabelle ayaa sheegtay in Sheikh Fu'ad Maxamed Khalaf uu yahay Caalimka gaaray Galgala, waxana ay Shabelle arinkaas kala kulantay wagi gabax balaaran. Qaar ka mid ah mowaaqicda ay adeegsadaan culimadii leexatay ee ka inxiraaftay jidkii Salafka ee toosnaa ayaa fursad dahibi ah u arkay in ay ka faa'idaystaan Iclaamkii Warbaahinta Islaamiga ah, ka dibna waxa ay si qiyaas ah ku sheegaan in Sheikha Gaaray Galgala uu yahay Sheikh C/Qaadir Mu'min, waxaan shaki ku jirin in qaar ka mid ah Warbaahinta u adeegta ururka Al ictisaam ay la shaqeeyeen Sirdoonka Faroole, waxana ay warbaahintaasi u shaqaysaa qaab Qabyaaladeed oo iska cad. Warbaahintaas ayaa eed naf la caari ah dusha uga tuurtay maamulka Ashahaado la dirirka ah ee Siilaanyo ee Soomaaliland, waxana ay sheegeen in Somaliland ay u sahashay Mujaahidiinta in ay soo gaaraan Buuralayda Golis. Warbaahinta Ictisaamka ayaan lahayn meel loogu hagaago si la mid ah sida aysan u lahayn xubnaha ururkaasi meel loogu hagaago, maadaama uu ururka Ictisaam uu noqday urur ay ku biiraan mid kasta oo ka soo hor jeeda Jihaadka, ayaa waxaa ku jira ururkaas, Suufi Caabuda Ashkaas, Salafiyah Jadiidah, Camiil Jaajuus ah, mid miskiin ah oo niyad wanaagsan, mid Mujaahid ah oo wax iskaga khaldameen. Halkaan ka dhagayso Kalimada Fadiita Alsheykh Cabduqaadir Mu'min Xafidahullaah AmiirNuur Media Nagala soo xariir Emailkayaga:amiirnuurmedia@gmail.com
  4. Since you are religious enough to know music is Haraam, I think you missed the importance of in laws in Islamic culture, you should have cancelled your cousin and kept your mother in law's invitation!. Question: Was he like that (not bringing gifts) before marriage or when you were newly wed?.
  5. ^^ Waxaa igu maqaalaa in Shariif habeen hore: 'Eebbow i ammaanso' ke celcelinaayey, asoo fagaarta geddinaayo!. Nin Villada ku fakan waayey, maa Galgala gaaro?.
  6. Horta, sow ma fiicnayn in Atheists-ka sol: Johnny-B, Raamsade, Garnaqsi & Burahadeer, nala wadaagaan waxay diinta Islaamka uga bexeen, ma kedis bay ahayd mise aayar-aayar?.
  7. Waxgaradka Gobolka Mudug oo Ka soo Horjeestay Muddo Kororsiga Xukuumada Puntland [sawiro+Cod] Updated:- 23 mins ago| 5 Commnets Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug modooyinkii danbe ka socday shirar ay yeelanayaan waxgaradka iyo aqoonyahanada gobolka oo looga soo horjeedo xil kororsiga xakuumada iyo barlamaanka Puntland . Kulamadan oo ay hormuud ka yihiin waxgaradka gobolka iyo ururada bulshada gobolka Mudug ayaa waxaa gabi ahaanba looga soo horjeeda muda kororsiga madaxweynaha iyo qaabka ansixinta dasturka cusub ee puntland oo 15 bishan april afti loogu qaadayo magaalada Garoowe. Dhamaan waxgaradkii iyo aqoonyahanadii ka qayb galay kulamadan ayaa soo saaray bayaan ah in xukuumadda hadda jirtaa hadii ay ay xilka muddo sanad ah ku kororsato ay tahay mid qalad ah oo aan u cuntami karin shacabka ku nool gobolka Mudug . Axmed adan dheere oo ka mid ah khuburada dhanka maamul wanaaga isla markaana xilal kala duwan ka soo qabtay dawladii kacaanka ayaa isna ka hadlay qaabka ansixinta dastuurka isagoo sheegay in dastuurka ay ka muuqdaan qodobo danaysi ah oo aan dhab loo qeexin . Dhagayso Codka Axmed Aadan Dheere Axmed adan dheere ayaa sidoo kale ka hadlay qaabka uu dastuurka puntland u qeexayo suhdinta gobolka Mudug isagoo sheegay in uusan siwanaagsan u qeexin suhdimaha gobolka uu leeyahay iyo inta degmo uu ka kooban yahay. Khabiirka ayaa waxaa kaloo uu ka hadlay wasaarada arimaha gudaha ee puntland aysan si toos ah u aqoonsanayn xaduudaha gobolada puntland gaar ahaan gobolka Mudug isagoo sheegay in xaduuda gobolka Mudug ay ku jirto Majhuul. Ugu danbaytii dhamaan waxgaradka iyo aqoonyahanada gobolka ayaa ku baaqay in ay ka soo horjeedaan muda kororsiga xukuumada faroole iyo qaabka ansixinta dastuurka puntland oo dhawaan afti loogu qaadi doono caasimada Garoowe iyadoo dhanka kale shirar caynkan oo kale ah ay ka socdaan qaar ka mid gobolada Puntland. Axmed Caano geel Horseed Media Gaalkacyo
  8. HSM Press Office ‏ @HSMPress With regard to the incident in Baidoa yesterday, the explosion did not, as reported by the Western Media, kill any innocent civilians at all As soon as the explosions occurred, the #Ethiopian troops rounded up and indiscriminately killed 15 civilians around the site of explosion The Muslims must be aware of such bogus reports that intend to sow sedition and disunity among the Mujahideen and the wider Muslim Ummah Do not expect the Kafir media to give you an objective, accurate and impartial news regarding the Mujahideen or the Muslims Ummah in general They have all the incentives to ensure that Kafir-led schemes and policies are presented favourably whilst demonising the Mujahideen http://twitter.com/#!/hsmpress
  9. ^^ Stop being evasive ee tell me how I plagiarized, when I showed the source?.
  10. its tragic this "quite sweet" man, is extradited to the US!.
  11. Sensei;816931 wrote: No harm in saying that, legit concern, I would ask for FOOD & ENERGY for my people too. Other than security, badar & naafto are the highest priced commodities. Only folks outside the realm of reality would have found it funny. But, It is the subtle racism and belittling that were associated with is bit bothersome. But, what that phrase made funny is he never said 'shidaal' instead he asked for nafto oo ah what his land-rover technicals consumed!. Qandalawi;816931 wrote: The four month war was tragic but the fact of the matter is it was Aideed and his militia that were on the attack trying to quash and crash ter other group while Ali Mahdi was on the defense. Wixi kudhintay AUN. You have wrong information, Aiydiid's hands were tied untill Ali Mahdi's Militia men surrounded his house, and after he send Ulima and chieftains to take Mahdi's staff away, but with no avail, and Mahdi's famous saying: 'waa soo qabqabeynaa' after that, ayuu Aydiid dagaalka billaabay.
  12. ^^ Badar ma ogi, lakin 'nafto' waa sheegay?. Ma nooleed muggaas?
  13. ^^ May be, you don't know what 'plagiarism' mean!.
  14. Even the founder of the Canadian Muslim Congress said the ad goes too far. He said "There is no god but Allah" is a mistaken translation into English. He told a reporter that it should read, "There is no god but God. Midkanaaba iigu daran!.
  15. ^^ Waa halkee? (I don't even know what 'ruday' means) damiinimoba iska dheh! Ps. Garowe baan ka hadleynaye, maxaa baydhabo meesha keenay?.
  16. ^^ Micnaha, dadaaba la laayaaye, annaga xarigeenna yarkaa maxaa ku tusay?. peasant;816745 wrote: Maadeey meel fog baad martay. Waxaa kaaga fududayd adoo dhaha su'aashu waa mid adag iga qalee sxb .. Maya, sxb. Qof aan waxba u billowneyn sida wax loogu sheego waa adagtahay, lakin maadaama aan 'madax madow & middi saawira, midna laga quusan' aan isku dayo: Dagaalkii Afghanistan ee Muslimiinta oo dhan (shacab & dawlad) ka wada qayb qaateen, waxaa caawinaayey Maraykan oon ognahay ujeedkiisa!. Weligaa ma maqashay (ama adiga ma is tiri) dad leh Muslimiintu waa gaaloobeen maadaama Mareykan uu caawinaayey?. Ogow, waxa gaalnimada keenaya (on this issue) waa Gaalo oo loo soo raaco, Muslimiin dagaalkood. Faahim, Yaa Ustaad?. Ps. ayaantaan stance-gaaga towards me, wuu jilcaye, maxaa u sabab ah?.
  17. You'll know Dooxada is completely scrapped and its leader was named the governer of Hiiraan. I know you just getting high on the sight of the flag!
  18. ^^ Arrin aadan aqoon u lahayn ka hadalkeeda kuuma fiicna, out of topic-na waa tahaye, masaakiinta sida xoolihii la isha qab-qabani wax ka dheh.
  19. Lol, isku noq-noqo weligaa!. Dadka haddii fekerkooda la ogaa iney argagixiso yihiin, maxaa loo sii daayey haddana?. Sida cad waa dad 'sifaad Iltizaam diineed' ka muuqdo, diid ama yeel.