Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. A great man indeed! Rixlah caadiyah turns to rixlah abadiyah. Stay tuned.
  2. Maaddeey

    Jannaaale

    Alle ka sokow, dhamaan waa hawl ay Maamulku qabteen
  3. Sh.Abuu Muscab “ Lix ka mid ah Ciidamada Siraaliyoon ayaan maanta ku dilnay dagaalkii ugu horeeyay ee aan ku qaadnay Calooshood u shaqaystayaashaas” Dhagayso. Thursday, 14 June 2012 16:49 Abuu Dar Hits: 696 Afhayeenka Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh.Cabdi Caziiz Abu Muscab oo Galabta gelinkii dambe Shir Jaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa sheegay in Maanta markii ugu horeysey ay Mujaahidiintu dagaal la galeen Ciidamada Calooshood u Shaqaystayaasha ah ee dhawaan laga keenay Wadanka Siraaliyoon “Sierra Leone” halkaasna ay ku dileen Ciidamadamii ugu horeeyay ee Siraaliyoon looga dilo gudaha Wadanka Soomaliya. Sh.Abu Muscab ayaa sheegay in Saakay ay duleedka deegaanka Yurkud ee Gedo Kamiin u dhigeen Ciidamada Siraaliyoon oo ay galbinayeen Ciidamo kale oo Xabashida Itoobiya ah xilli ay kusoo wajahnaayeen Magaalada Baydhabo, wuxuuna sheegay in halkaas ay Mujaahidiintu ku gubeen Gaari Uuraal ah oo ay Xabashidu lahayd ayna ku dileen tiro ka mid ah Ciidamadii cadawga ahaa ee isgarabsanayay. Maanta Duhurkii ayuu sheegay in Mar kale ay Mujaahidiintu Kamiin kale u dhigeen isla Ciidamadii cadawga ahaa ee Saakay dagaalka lala galay Xilli ay marayeen deegaan aan wax badan ka fogeyn Yurkud oo lagu magacaabo “Kurtaalle” una dhexeeya Yurkud iyo Degmada Bardaale, halkaas oo uu ka dhacay dagaal aad u culus oo qaatay waqti ka badan hal saac iyo bar, wuxuuna Afhayeenku sheegay in halkaas ay ku dileen tiro ciidan ka badan dhowr iyo toban kuwaas oo Lix kamid ah ay ahaayeen Siraaliyoon halka inta soo hartayna ay ahaayeen Xabashida Itoobiya, ayna sidoo kale gubeen 2 ka mid ah gaadiidkii dagaalka ee ay wateen, taas oo gaadiidka cadawga maanta laga gubay ka dhigaysa 3 Gaadii dagaal ah. Sh.Abu Muscab oo ka Jawaabayay su’aal ay Wariyayaashu waydiiyeen oo ahayd sida ay ku Xaqiijin karaan in Ciidamada ay weerareen ay ku jireen kuwo Siraaliyoon ah ayaa wuxuu sheegay in ay Gaadiidka dagaal ee ay wateen ay ku buufsanayd Calaamada “AU” ee lagu yaqaano waxa loogu yeero Amisom, halka kuwa Itoobiyaanku aysan Calaamadaas wadanin, Sidoo kale wuxuu sheegay inayba markii hore isha ku hayeen dhaq-dhaqaaqa ay Ciidamadaas ka wadeen Degmada Luuq oo ay in mudo ah ku sugnaayeen intaysan usoo dhaqaaqin dhinaca Baydhabo. Waa markii ugu horeysey Taariikhda Soomaaliya ee Ciidamo ka socda wadanka Siraaliyoon “Sierra Leone” ee ku yaalla Galbeedka qaarada Afrika lagu dilo wadanka Soomaaliya, iyadoo hore Soomaaliya casharo lama ilaawaan ah loogu dhigay Ciidamo kusoo duulay, kuwaas oo ay ugu caansanyihiin Ciidamada Itoobiya, Yugaandha, Burundi,Kenya, Maraykan, Talyaani, Ingiriis, Burtaqiis kuwaas oo dhamaantood Ciidamo usoo diray Soomaaliya balse ay Dadka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah kala hortageen Dagaal Jihaad ah oo lagu laayay qaar badan oo Ciidamadaas ka mid ah. HALKAAN KA DHAGEYSO SHIRKA JARAA'ID ABUU MUSCAB
  4. Maaddeey

    Kaalia

    Ookiyaalaha gedis-gedis u gashatay
  5. After endless meetings and discussions, our former leader was unanimously sacked, the reason is after he changed his wadaninimo and constantly bad mouthing ragga ragga ah, and leaning to the laxaha , knowing that this change came after he was threatened and abused in Wormwood and Wandsworth prisons, and we understand the caused his behavior. Si ku meel gaadh ah Aniga ayaa xilka u sii haya, inta laga dooranyo Guddoomiye cusub, waqtiga doorashada wa -da Ramadaan bacdal suxuur, meel aan la sheegin. Xubnaha ururka waxay igala soo xiriiri karaan number-ka ku qoran waraaqaha xubinimadooda lagu aqbalay. Government of Blandland. Peace & Gobanimo.
  6. Maaddeey

    Kaalia

    Nin aa asoo tarbuush leh oo eeyaha ka cabsado si gardarro ah gurigiisa loo gubaa, dembi aas leheenna lagu xiraa. Xabsiga aas Strong Man ku naqanaa, illaa aas birta laabo saxankana jeexo. Intuu Xabsiga ku jiro dadkii dad u xigay waa ka rooraayaan, dad dadowna waa soo dhoweysanayaan, meeshaas ayuu wuxuu ka tirinaa tix gabay ah: Bowdada markii aan ka jabay, boqonka taaggiisa Habeenkiiba waa i bidhan lahaa, bahalkii cawlnaaye Raggii buurta dheer igala baxay, beerka ka ogsooni Bah-Cillaamo goortay dhammaan, iga dul booyaysey Bah-Sadhaysna "baga" inay i tidhi, beerka ka ogsooni Ninkii Burunji inuu iga cuno, ii barriidinaayey Ee aan bar kale ii tarayn, beerka ka ogsooni Ninkii Belad shisheeye iga jiray, ee soo bixi waayey Ee in aan bogsado uun jeclaa, beerka ka ogsooni Laxaad waa badhaadhee hadduu, ii bogsado xooggu Haddii uu biixiyaha Eebbahay ,isugu kay beego Abaal badh ah abaal bur ah abaal bur iyo dheeraad ah Ninba kiisa kaan ugu beddeli, beerka ka ogsooni Markuu xabsiga ka soo baxo waxaas naqanaa tuug wayn (Don), lakin tuugada kale lees dhacaa, masaakiintana waa u gargaraaraa. Waa wiil yaroo Ceel Wareegoow ku dhashay, kuse koray The city of brotherly love!, wax love ahse kuma arkin meeshaas, taasaana u keentay inuu naqdo sida aas naqday!. Maxaa ka fahantay?
  7. Malika caddeey sidee tahay walaal?. Ma ogtihiin in Ingiriiska SL ula macaamisho sida dawlad madax banaan! Mase ogtihiin in safaarada SL ee Addis ka reputation fiican tahay tan somalia!
  8. Allah yarxam Sheikh Mukhtar. Nin waddani, wadaad ah buu ahaa. Ma jecleyn qolooyinka dhibka la yimid isla markii xornimada la qaatay, dawlad dhalatay, la isku darsamay, illaa haddana dhibka wada!.
  9. Xaa dhow kaas, lakin mid kalaan galay, waa in magaca Geeddi la baxaa.
  10. Wa'alaykum al Salaam Waraxmah. Juxa, kayf xaalak.
  11. ^^ Showqi, I don't disagree with you in all what u have written above, ee wareeg wareeg oo meel sab ka jirto ii sheeg!.
  12. Adiga, threat-kii Shabaabka maxaa ka soo naasa cadaaday, mise waad ku qarawday?
  13. Galia, Ceelbuur, Wabxo & Maxaas in Shabaab joogaan ma lagu soo gaarsiiyey?. Beled Xawo-na ha illoobin waxa ka dhacay! Welcome back!.
  14. "Geesi hooyadii gablantay" sow ma maqlin? Si kale baan isu qarxiyey, adaa sidaad doonto isaga qaatay!.
  15. mid baa igu tiri dheh!, gabadh reerihiinna uun baa ogeyd, maba ogeyn inaad is taqaanaan!
  16. NGONGE, sxb Gabadha ma u sheegtay in Jesus Cirka jiro?. Asalaamu calaykum, tutti.
  17. ^^ Juxa, anaa wakiil ka ah maanta waxayna ku tiri: "Sawirka & Thread-ka 'Normode' meel isugu wada gee"! Salaam Calaykum, dhamaantiin!.
  18. Loool, calan muusan luleyne, kulleetiguu ugu dheganaa, kama' bayna ahayd. Waxaan rajeynayaa in maxkamadda SL intaas gartaan illeyn waa Demoqraadiye!.
  19. Abtigiis;840249 wrote: Maadeey, i know in heestii barnaamijka waxbarashada lagu furi jiray ed "biniaadamkuba bilawgiisii hore wuxuu baahi qabay, barashiyo aqoon ayuu kaga baxee,,," xagiina ay ka tahay: "Habar-anarchist'uba bilawgeedi hore Waxay baahi qabtay Bililiqiyo boob Ayey kaga baxdee" :D :D Haye, waxaan kaa sugeynaa markaad Awoowe noqoto, sida kan aad jeceshahaye B'da helay, uu adiga 100% kugu DNA yahay!.
  20. ^ Aamiin, aad baan kuu fahmay raali noqo. Hadda ma waxaad leedahay rajo baa jirta in Amiirka la arko isagoo Aqalka MAdow lagu casuumay, maadaamaa uu secretary u ahaa Shariif waqtigii ICU-da?. Haddii Gudoomiyihii iska tamashleynayo, gacanyaraha maxaa laga rabaa?.
  21. Xaaji Xunjuf;840250 wrote: Dib u akhri waxan idhi wa siday beesha calaaamku u fahansayihin Siyaasada Somalia ama Siyaasiinta Somalia dadkanu ama wa argagaxiso ama waxay ahaan jireen argagixso wa siday u arkaan. Maha sidaan anigu arko, wa siday gaaladu u arkaan wax fahan:D Si kalaad u qaadatay, waa kan qaladka ee edit-garee, hadda!.: lets take Indho cade for example he was a terrorist according to..... haddana: Not to forget that indhocade was a former terrorist in the ICU in 2006. Ma waalatay, see camal Xaaji. Yacni, maxaa keenay inaad 2 mar Sheekha ku soo ceceliso haddaadan ujeeddo kale lahayn!.
  22. XX, aad baad u qaldantahay!. ku laabo post-igaaga ee qaladkaas isak sax intey goori goor tahay!.