Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Maaddeey

    Kaalia

    Ng. Laa tanha can khuluqin.... Hindiga poster-kiisaaba dheggan!.
  2. Maaddeey

    Kaalia

    Its famous because buugaas suugaanta!. Gabayadeenna famous'ka ahaa famous maaha saa laguma qorin buuggee, no?. Sheekada maxaa kaaga baxay?
  3. Haddaanba weli ciyaal suuq ahay marki loo baahdo!. Post-igaan waa defense'gayga markay peasant & qashinka kale askar maroodiga igu dalbadaan ee showqiyow soo saar markaas.
  4. Maaddeey

    Kaalia

    Abwaan, ani xaafadaadaan sheegee, 'zina dhaqo' maxaa waaye, ma ha la caaytamaa la yiri?
  5. Moonlight, qataraa tehee, see ku kastay intaas!. Msg-kii ugu muhimsanaa aase ka tagtay!. Juxat, lyrics weligey aan qori jiree, ma sida dadkaanaad selective sight qabtaa?.
  6. ^ is it because I deserve to be jailed or you want to add my name to the somalis behind bar of yours?
  7. http://saraarnews.com/?p=4091 Faduma Qasim (AUN), Ciddaa oomanee caways ii ciyaar...
  8. wyre, ma yaqaanaan, mise waa is yeel-yeelaayiin?. 1- Ciyoow biyaha keen Cidaa oomanee Caweys iyo Ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee Ceelka waa cayntaa Ceeb ma keenaaye Ceyn kalaa taale Caajis may haayee Ciyoow biyaha keen Cidaa oomanee Caweys iyo Ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee 2- Ciyoow biyaha keen Cidaa oomanee Caweys iyo Ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee Roob caleentiisa soo carfoowhayse cirka waa soo ciiraaminowhaaye Ciyoow biyaha keen Cidaa oomanee Caweys iyo Ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee 3- Ciyoow biyaha keen Cidaa oomanee Caweys iyo Ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee Meel cagaar buuxo caadka soo muuqdo Caana waa yaalaan Looma ciishoodee Ciyoow biyaha keen Cidaa oomanee Caweys iyo Ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee 4- Ciyoow biyaha keen Cidaa oomanee Caweys iyo Ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee Ceelka jiidoowgiisa Yaan la caatoobe Caawinaan waayee Caasha waa Noogee Ciyoow biyaha keen Cidaa oomanee Caweys iyo Ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee Caweys iyo ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee Caweys iyo ciyaar dhaafee
  9. Wa'alaykum al Salaam, Juxa, dressing your best, and saying: 'Your honour...' wax ka fiican ma leh, plus being flexible in a new department is a must.
  10. Gebdhaha mahaan jooga, yaa weli Ashuun (Shaambaay) biyo ku soo arooray?.
  11. ^ Be my guest, but which police?, the I am a member of?.
  12. Maaddeey

    Jannaaale

    Af soomaaligee, sxb?. Meesha sawirro leen ku soo dhejiyee see wax u jiraan?, mise comment-iga halka sadar ah baa wax ka qaldanyihiin!. Waataad markaad rabto ninka fiican ahaaye bal waxa jira ii sheeg!. Reer sol marki geel loo heeso maxay digaaga ugu geeraaraan? Mawduuca rabta yaal hadaadan ka hadli karin iska aamusa, where is the admin?.
  13. Maaddeey

    Kaalia

    Lol, Abwaanow si xaasidnimo & negative-nimo ka buuxdo ayaad u fasiratay weliba si ula kac ah (bah sadheysna* inay baga i tiri beerka ka ogsooni). Saaxibkay Ngonge ayaan ka sugayaa inuu sida saxda ah u sharxo, with style, monday morning, of course, bacdal qaxwa dabcan!. ----- * baraxley ku bedel bah sadheys.
  14. Maaddeey

    Jannaaale

    Lol, the best thing in here is Cawaale's paranoia!. Thanks for the welcome, lkn inaan Umudunyaa imid waa ogeydoo mukhabarat-kaa u shaqeydaahe, xaadan koob shaahiya iigu macsuumin?. Macalin Cali is now a judge at the subreme crt in Jowhar, maa soo salaantid caasiyahow!
  15. Igaar dhinaxoo wareersan aa tahay!. Waxaad sheegtay iyo ka badanna waa soo wadaa ee ma sugto meher laay ha noqonin! Is barbar dhigaaga qaladkiisana inaan sida orraxda u caddeeyana i soo xasuusi!. Ballan?
  16. Maaddeey

    Jannaaale

    Lol, Abwaan sey kaa noqotay!, hadaadan sawir ahayn waa fahmee inaan sawirka ani qaaday! (no pun intend)
  17. Lol, meel laga il la'yahay hadaad tagto, ishaa lays tiraa, wallee lama dhihin?.
  18. Maaddeey

    Jannaaale

    I heard that before!. Magacaaga kale, sorry: magacyadaada kale ku soo gal, hadaad rag tahay!. Fulay ulo badan, aan maqli jiray!.
  19. ^Waa caadi, inaa u barato lee muhim eh!, ka bacdi waxaad ogaanee inaysan xabba kala duwaneyn. After all its all called: laxm, sax Abwaan?
  20. Maaddeey

    Jannaaale

    Abaaba, wax la arkay aa loo xiisaa, sax wala eeh?.
  21. Xaggee ku soo kortay?. Madain Fahd aan ku dhashay lee ha i dhihin, sxb.
  22. Maaddeey

    Kaalia

    ^^ Intee ka dhacday adi?.
  23. wyre, Lasagna ma cunin miyaa intaa Somalia joogtay? Malika, ma ii fiicantahay?
  24. The title is very misleading!, it should read: Faroole is the biggest of all spoilers....