-
Content Count
4,297 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Maaddeey
-
Breaking news: The new president of Egypt is......
Maaddeey replied to MoonLight1's topic in Politics
Maanta, maalin kale yeelkeede Gar & Surwaal gaaban dartood Xabsi layskuma gelinaayo. It is good to see the great scholar (Abu Is-haq al Huwaini) and others, oo dhuudhuumashow ku jiray, inay xaqqa (siduu ula muuqdo) sheegi karaan iyagoon cidna ka baqayn!. Wal caaqibatu lil muttaqqiin[ -
wyre, Waxaan ku mooday nin wax fahmi og!. Inaan taageero u ahay & in kale muhim maaha!. Adiga wyre ah ma ku jirtay dadka dhihi jiray: 'muxuu wejiga la qarsadaa' hadduu rag yahay maa wejigiisa la arko'?. Dadkaas aan ku masliyey tukushka geelka weli raadinaaya!. Fahantu?
-
Tukulush aa waxaa la dhahay Geel raaci jiray, ala ultimo Geelkii aa ka dhumay, illaa & hadda geelkii uu raadis ugu jiraa, sow ma arag in Tukulushku, uu wax yar markuu ordoba uu lugaha dambe intuu ku istaago labada lug oo hore & qaarka sareba kor u qaado?. Markaan ciyaalka ahayn waxaan dhihi jirnay: 'Tukulush, Geel waa koo'! oo la micna ah (Dadka af soomaaligeyga aan fahmayn): Geel waa kaas!. Hadda Godane waa kanaahe, aaway dadkii lahaa Indhoshareer uu wataa, waa is qarinaa, pla pla, soo daaya ee soo qabta ninka!.
-
Oromada maxaa laga rabaa, waa dakayaga, inaguna waxaan nahay dadkooda!, siiba qabiilka Jaarso-ha la yidhaa. Bixindulle, Qoryooleey, Harar illaa Jimma waa isku mid.
-
Kaligaa waalo wareer waaye a lagula waashtona.......
-
^ Abaa, warkaaga mar horaan iska dhaafay!. Xaaji, waxa jira ha sheegin miyaad i leedahay.
-
^ lol Adeeradeey waa Cali (Sayfu Allaah al maslool), Ahmed gurey, Sayidka, Xasan Dahir IWM, you already noticed they are not related. Now, tell how they all became my uncles?.
-
^ lol Adeeradeey waa Cali (Sayfu Allaah al maslool), Ahmed gurey, Sayidka, Xasan Dahir IWM, you already noticed they are not related. Now, tell how they all became my uncles?.
-
Beled-Xawo Shabaabaa qabsaday Ceelasha dagaal xoog leh baa ka dhacay oo Kuffaarta & daba dulufka lagu jebiyey, gawaarina looga gubay Saraakiil TFG-da oo baqtiyay qaar kalena nolol lagu qabtay. Waa socotaa....
-
^^ Ma jiraa kaas, sxb?.
-
He is a good runner, ran from Daynunay, from Xamar, from Kismayo, from Xadka Kenya!. Now where from and to he is running?.
-
Asalamu Calaykum. Jimce wanaagsan dadow, salliga ha la badiyo, better be salatul ibrahimiyah. Saacada ducadana ha laga faaiideysto oo aniga ha la ii duceeyo in muraadkeyga Alla ii sahlo.
-
Asalamu Calaykum. Jimce wanaagsan dadow, salliga ha la badiyo, better be salatul ibrahimiyah. Saacada ducadana ha laga faaiideysto oo aniga ha la ii duceeyo in muraadkeyga Alla ii sahlo.
-
Abtigiis, rest assured I denounce all HAGS, men and women!
-
Lol, reer pl dantooda wax kasto (hadde waa wax kasta) waa u sameynaayiin!. C.lahi Cise & Adam Cadde markay si kale u heli waayeen ay masjidka ku gaadeen, weliba sujuudda! 'adanow xididna waa nahay si kaloon kuula hadalno waa weynay ee saas & sidaa noo yeel gabar kalena waanu ku siinaynaaniin'!. Dadkaas yaa gaaro. Xiin, waa runtaa aad baad (dhankaa) dadka kale uga horeysaan.
-
Naxar, sowtaan share'gareeyay, you want it in arabic?!
-
Sayid*Somal;843479 wrote: Subxaanallaah! that is loaded statement - care to explain it further (before you are accused of something you did not mean) waa xadiith waxaan soo qoraye, maxaad qoonsatay?[dad kacbada in lagu dilo mutaystay baa jidha] that is a statement, you may call it loaded, illowse waa xaqiiqada!.
-
Sayid, dad waxaa jira uu Suubanuhu amray in la dilo xataa haday ku gabadaan daahyada kacbada!.
-
What sinister purposes?, xabbaba maadan ka fahmin sheekada dhane! Cunug Ceel wareegow ku dhashay maa gacygaas qaadi karo? Hayga leexan, bitte.
-
Seen yeelaa hee Juxooy, af reer xarardheere ma kasaayiye!
-
^^ lol @ dhagax, haddeysan bir ahayn waa roontahay, yaan kala xiriiraa, adiga, Juxa mise JB?. Blue., You are genius!.
-
Second ave. oo la hagaajiyey, mahadi ha ka gaadho xildhibaanka kamakunja
-
Juxa, Af suuq bacaad aan kuugu sheegaa!. Igaarka Ngobg-aa waxow ku leeyahay: ,xaad gabayga ugu boodday ood mahow ku qornaay kuugeeyey, xaad ka fahantay sheekada aa lagu yiree! NGONGE, laa calayk markaas, laakiin I expected more than 'ma fahmin'!. Horta Burco maxaad ka keentay, walaa waaxid story?. Ps. Ibtisaam, maadigaa u sabab ahaa iney SOL ku soo laabato?, if yes, khaawiska ha naga deyso ee wax ha soo qorto!.