Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. MoonLight1;845009 wrote: This picture will haunt him for ever. Sawirkaan inaan kaydsado waaye, thnx Moon.
  2. ^^ Abkeey doolli diloow... Anoo sawirka Godane qaaday maan gaalo tiri weynaa?
  3. ^^ Moonlight, ma qolooyinka xiddigaha laga safi jirayaa: 'anna ii soo qaad oo hebelna u soo qaad, heblaayana u soo qaad' waa hade cido reer guuraa ah!.
  4. ^Waad fiicantahay!. Waxa isu ekeysiiyey, Ethiopia ayadaa SL gacanteeda ku rimisay!, Ethiopia waa waddanka keliya ee aqoonsan SL(yuusanba afka ka dhihine) safaaradooda Addis-na midda Soomaalida ee (odayga caatayga ah ee ku faana inuu madaxweyne Afrikaana u egyahay uu joogana) wa laga tixgelin ogyahay!
  5. Wyre, adi kuma jirtid kuwaas. Abka, Sh. Xasan maaha waa Xassaan, ma maqlin weligaa?. Cilmi aa ku dhaafay muggaas!. Kaabiga aa loo saaranyahay & waa la galay farqi aa u dhexeeyo.
  6. Marka midig laga soo tiriyo soow maaha?. Waa lagu kasay!.
  7. ^^ lol waxaas lagama hadlo 'ala Pl iska dhig noo'.(*) Ps. Markii hore ee BBC-da Yusuf Garaad uu jimcadii qabsaday, wuu is gariirixiyey. Lakin gadaal dambe markii baarlamanka ka hari wayeen uu yiri: 'ani waa saxiixay lee, dembi kuma lihi' (*) Harwash moow ahaay, waa iloobay.
  8. ^^ Seen u sameystay?, car halkaas aa ben ka ah i dheh!. wyre, waa new style!. maadaama aan qof sheegta ama soo post-gareysa aysan jirin ayaan sidn inaan u qoro 'cinwaan keliya' go'aansaday, qofkii been ay la noqotana waa i challenge-gareyn karaa, wixii ku dhacase asays ku dhigay!. Abwaanaan sugaa!.
  9. JB, caqligiisuu qabaa 'pass' uu yiri. Anigaa billaabaayo: gasaca bidix ugu xigo aan tuuray. wyre, tookadaada waaye, sababtana raaci.
  10. Mid Bengoli ahood: 'yaa Kalb, shaqada ii sii qabo' tiraah, ma weyday?
  11. Stand up for the next president, Mr. Bad gade!.
  12. Che, don't worry. There will be another black hawk down movie, but this time it is a Somai one called: 'Waxaan dhuuso moodaa Xaar igu noqday'!.
  13. Ka yimid Post # 1... Ceel Macaan oo dib loo qabsaday (and its not South Shabelle) Aaway Xaaji Xundhuf?. Yurkud & Baydhabo oo dagaallo qaraar ka dhaceen. Hawlgallo culus oo Muqdisho ka dhacay. Mushrikiinta & Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo isku xun. Guriceel oo kaabiga loo saaran yahay!. & Sheekh Xassaan oo la xiray lana soo daayey!.
  14. ^^ Aabi hee igaarka?. Ninkaan ma haraayo anaa aqaanno, wuxuu soo screen-copy'gareyn rabaa!, ee aan ka warsugno!.
  15. Intaan tiriyey aniga lee 100 kor waa u dhaafaayaan!. Xabsiga Nabadsugidda, iyagaa si caadi ah u maamula, mushaarkana bixiya!.
  16. ^^ Ayeeyo xaad ku ogeed? Duqnimo. Dad cuney ku darsatay! Sheekadayda aan aniga soo allifay een thread-ka ila qosol ku qoray baad si xeeladi ku dheehantahay oo xirfadeysan u xadday. Tuug la qabtay talo ma leh!.
  17. Away from where, Abaa?
  18. Lets play a game. The odd one out game, JB noo billoow!.
  19. ^^ Caqligaan kugu jeclahay!
  20. Surat AL Xajj: 5. O people! If you are in doubt about the Resurrection—We created you from dust, then from a small drop, then from a clinging clot, then from a lump of flesh, partly developed and partly undeveloped. In order to clarify things for you. And We settle in the wombs whatever We will for a designated term, and then We bring you out as infants, until you reach your full strength. And some of you will pass away, and some of you will be returned to the vilest age, so that he may not know, after having known. And you see the earth still; but when We send down water on it, it vibrates, and swells, and grows all kinds of lovely pairs. Next Sura (Al Mu'minuun): 12. We created man from an extract of clay. 13. Then We placed him as (a drop of) sperm in a place of rest, firmly fixed. 14. Then We made the sperm into a clot of congealed blood; then of that clot We made a (foetus) lump; then we made out of that lump bones and clothed the bones with flesh; then we developed out of it another creature. So blessed be Allah, the best to create!
  21. Subax wanaagsan, Albania ma soo baxday?.
  22. Jb, adiga ugu yaraan waad tiqiinnay sow maaha?. "Xawaaladda Barakaat buu ka shaqayn jiray, oo dad buu Wajaale ku dhacay" adi lee ma dhihi jirinoo?. Xaaskiisana Hargeysay joogtaa oo sanad walba waa dhashaa kii lahaa yuu ahaa, horta?.