Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^Last month. I thought inaad maqneyd, instead you were playing 'raaliyo'. I like it. Let me post it.
  2. ^Juxa, see tahay walaal. Morning, all. Did any one post BBC's article: 'Coming face to face with Al shabaab'?
  3. Though I admire his love of gabay, I saw him reciting peoms of others and slightly changes it, still deelqaaf kama marna. Waxaas inuu ka faanay ahayd!.
  4. Qir mise qir & qir? Ng. Aaway aniga shukran-teyda, inaan effort badan geliyey caafimaadkaaga waad aragtaaye? Jisaar waaxid.
  5. ^ Mugga laga soo tago Maki, Mire & Sayidka. 'Shoot me like a man, don't hang me like a dog!'
  6. ^ Aan adiga kugu soo jeestee, adoo Shilaabo ka yimid, Irid Aminna ku koray, xaad Marko ku dooratay?
  7. 22+35=57!. Masha Allah, Ilaahow caqliga ha kaa qaadin!. Haddaad sidan u saadaal saxantahay, Caalin muxuu mar hore kuu arki waayey?.
  8. To be exact 10 bil aa laga joogaa: http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/58910-Somalilandeey-Waan-Soo-Socdaa?highlight=somaliland 10 bil kadibna waxaan sugeynaa: يا صومالى لاند، ها أنا آتٍ
  9. Caano, aaway thread-kaagii bilooyin ka hor cinwaankan lahaa?.
  10. NG, markaas waa in sigaar lagaaga afuufaa (haddii duleelka, dhegta & sanka isku furanyihiinna adiga intaad cabtid, qaaca dhegta ka keen). It really works for me!.
  11. Aad baan u xasuus badanahay (min baab: wa ammaa binicmati rabbika fa xadith), no need to xauusis!, but thanks. Juxa, iyadaa ku taqaanna, inaad i maageysaan u heystaa dee, inaan saxanhay & in kaley ii sheegi lahayd. ma dhibbaa ku jira?.
  12. ^^ ar maya, ee ma maqlin biyaa 'biyo, biyo kalaa lagu qaadaa' (anaa soo allifay, intuusan moonlight igu qabsan ). NGONGE, waa kuu sheegay, waa inaad si deg-deg ah u sameysaa. (shanqarta dhegta ka yeereysa uun baa annoying ah)
  13. ^ Taasna waa fiicantahay, ee ma signature-kaadaa mise anaad ra'yi xumo igu sheegeysaa?, aaway Juxa?.
  14. Markaas, sida ugu fiican waa: 'Inaad dhegta bidix intaad jarneeriso biyo ku shubtaa, kadibna aad ka daadisaa (it has to be very quick, haddii kale, markaad jeesatoba shururuq baa kaa yeereysa) Sida wyre kuu sheegayna waa la yeeli karaa (no need to jump up and down) laakiin waa inaad ku cel-celisaa, sida wax waalanna aad madaxa midig & bidix u ruxdaa adoo wax yar madaxa hoos u dhigaya).
  15. NGONGE, badda leen waxaas ku arki jiraye shower aa!, bisinka!. gees-gees maa u qabeysatay?, I'm curious, dhegtee waaye, bidix mase midig (jawaabtana waa kuu hayaa, lakin dhegta ay tahay bay ku xirantahay).
  16. ^^ Whats your point?. Soomaalida kale eed xukunka u diidantahay ood geeri ka xigto, sow dadkaaga maaha weli?.
  17. Dad badan baa 'bring signature back' soo qoray, admin-ka dheg jalaq uma siin. Haddii cillad farsamo jirto inuu sheego baa quman haddii kale Ayoub aan ku noqoneynaa!. Halkaas ka sii wada, 'what would your signature be'?. Aniga keyga maanta waa: لن نرتضي يوما بالذل والقهر بارودتي بيدي و بجعبتي كفني يا أمتي انتظري فجري و لا تهني
  18. Showqi, the point is Shabaab & qolooyinkaas waa is leeyihiin, haddii waxaas aan soo taxay ey sameeyeen sakareet xow la yahay!. You all (except my friend, deris and qaraabo) missed when I said: 'I have to..'. waad ku mahadsantahay taladaada, waana kugu raacsanahay, waana sababta aan u raadinaayo midka ugu dhibka yar!. Juxa, Marlboro inuu (Ruud, light & medium) kala leeyahay Holand aan ku ogaaday, lakin urkiisa aanan u adkeysan karin!.
  19. Afkaaga hot choc. lagu qabay, Amata al Raxmaan!, ninka wax u sheeg!. Sheekh markaan tegay, geed aan magaciisa garan waayey, buuro & dacar!. Meel caan ah ha la i geeyo markaan irina Guri qabyo ah oo silig ku wareegsanyahay, oo Boqor Alla Nahyaan baa iska leh la yiri ba la i geeyey!.
  20. Sheekh waa tuulo, ma guriga Amirka QT baa ciy ka dhigtay iyo iskoolka SOS?
  21. Complicated, waa kugu qaldanaa!. Didn't you know, the alleged proprietors of 911 iney all sorts of Haraam sameynaayeen, qamro, sigaar, tumasho IWM?.
  22. Lol, thnx. Waxaan mooday inaad xirfaddaada darteed & jacayl hoose oo iska caadiya ay tahaye, ma qabyaalday kaa ahayd! Ps. Waad ogtahay inaanan qabiilba lahayne, waa ku sidee!.
  23. Dadkee, kuma fahmin-ba open goalka noogu kaadiye!. Adigu ma cabtaa? Ps. I thought dadka badankiis inaysan sigaar cabin, si dadka la isugu ekeysiiyona waa in sigaarka la iska dhaafaa, right?.
  24. After I gave up smoking 22 years ago, I have to start it again (sababo aan la sheegeyn awgood), kee baad ii doori lahayd?. Aniga Kaali, Ubax, Dayax, Fine, Benson, Rothmans, Gallayr, Royals aan arki jiray. Waa inuusan nicotine-ka ku badnayn, markaan hawsheyda dhameystona iska dhaafidiisu dhib igu noqon. Soo dhowaada.