Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. wyre;848918 wrote: lol Maadey, Adna Ma *****d sxb, aan ku saxo, 'ma hertid' maaha ee waa 'ma cafisid'. Beenta iyo absurd'nimada hadii la dhaafo anina.......
  2. So, you lied about biyaha badda? FYI kuwa biyaha webiga gada waa ilma adeeradaa and atleast ganacsi ay ku jiraan unlike macaan jecelka!. business on the sand dunes?, what do you have in mind?, buur koroole?, 54?, dirty old man!.
  3. Taas noogu kaadi Showqiyow, mowduuca wejiga ka hadal, weliba su'aasha aan ku weydiiyey.
  4. Few places?. Amisom, Xabashida, Ahlu sun & dabadh.ilifka oo laysu geeyay intay heystaan & inta Shabaabku ka taliyo tee badan, mise afkaa aa furan aa u hadloosaa?.
  5. Lol@ selling ocean water!. When did that happen and why did the ppl of Marka need it badly?. Ps. In what way Marka is the best?.
  6. Showqi, xataa anta?. War heedhe waxaad shabaab ku heysato maxay qoladan aad taageersan tahay u sameeyaan?. Hadey saxan yihiin shabaabna waa saxan yihiin and vice versa.
  7. ^ sawir! Isku duwo, dawlada maan u shaqeeyaa mise?. Moryaanta markay wejiga qarsadaan wb sax kuwa kalena waa qalad, what a logic!.
  8. Ayaamahaan ciidamada dawlad ku sheegga aa weji qariska ku dheereeya (lagaa barayoo lagaa badi). Ps. Labadiina bal ii sheega sababta ay wejiga u qarsadaan moryaanta?. Mase sntv ma fiirsataan?.
  9. News leen sheegooyaa sxb, ma la geli karaa waa sheeko kale. --------- - Baabuur tow ah oo Xamar looga gubay gaalada. - Qooqaani oo dagaal culus ka dhacay. -Shabaab oo Bulo burde isaga baxay. And lastly: - For somali news, you only need to follow JB's twitter.
  10. Xaaji, waa lagula taliyay, anigase waxan ku leeyahay: eydhi eydhkii ma xasuusataa?, sidii uun yeel waxna u cun!.
  11. Leee!, illeyn waa joogtaa!. Sorry sister, cumri dheer & ..... Found out there is no moderator in gen., yippeee!.
  12. 'we' kuye, adi &?. Kii kukta dheeraa leen mudaayey oo Arsenal u dheelaayey, xumbaashe ina adeerkey waaye. Mabruuk.
  13. Serenity yaa la dhahaa?, moderator haddey tahay I wish inay dhimatay while trolling.
  14. Shururuq markay tiriba, sidi wax waalan baan bidix & midig madaxa u ruxay, dhegtana waan foorariyey, anoo murugsatada* gelinaaya, voila!. Dadka adigaan ula jeeday, yacni: sabaqtuk. * al sabbaabah.
  15. Asc and jumcah mubarak (jimco jinkaa la dhee-dheel) Aaway dadki furi jiray meeshan?. Maanta sida Ngong-aa dheg biyo iga galeen!.
  16. Abwaan;848764 wrote: Marka is leading so far right? Yes, but you didn't explain why you it is your favorite city!.
  17. What?. Innaa lillaah!. Did you come across when the nabi and his companions were heading for a war (the place is desert, they are poor and the enemy is strong). They asked him to arrange a tree they hang their swords, he angrily said: qultum kama qaalat banu israil: ijcal lana ilahan kama lahum aliha. Condition kasta ku jir, meelna islaamku kaaga hadhi maayo.
  18. Ng, can you talk about it from islamic point of view?. Norf, in what condition you would allow this to happen?
  19. What is wrong with: tub nabadeed iyo iskaashi? Welcome back, Inaadeer.
  20. Mario B;847740 wrote: Maaddey, leave the dead in peace , you can teach people the in and out of tawheed without destroying graves. Sxb, su'aasha ka jawaab haddaad karto, haddii kale tororogta igala tag!. Any one?.
  21. Lool. Nin yaabanow xaad tiri? albaabka ha qabanin haddaad thank you sugeysay!
  22. 'Wah' ay dhihi lahayd Kool_kat (inte ka baxday horta?), Juxa iyadaa check-ga sameyneysa ee is maneyska iska dhaaf dheh tel-keedana ii soo ***.
  23. ^ Subxaana Allaah!. How this rant deserves any thing?.