Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Inaad habaryar u tahay mooyee anaa ka khatarsan xagga siyaasadda, da'da, khibrada iyo hogaamintaba!. Abwaan, habaryartaa waa gablantay!
  2. Iyagaaba ku badan lay yiriyaa?. Shabaab maahi sowtaan waa hore telifoonka kuugu sheegay, buluughul maraamka markaan isla akhrisan jirnay adaa shabaab (inkastoysan markaa jirin) adaa iiga dhowaa!.
  3. Hawlo badanoo lagu taageero ay qabteen barbaarta, waxaana caawiyey kuwaan wuxuushta ah ee dadkii inay difaacaan la rabay hagardaameynaya!.
  4. ^ dhabay aa? Boramaan u soo socdaaye, albergo ii recomend'garee, qaashana ma jecli! Asalamu Calaykum, dhamaantiin.
  5. Askarta "dawladda" oo dad rakaab ah rasaas huwiyey, ma la soo qabtay?. Ps. Showqi, see?, I fulfilled your wish!.
  6. Abwaan, wax kasto ha siyaasadeyn, dagaalna ha ka dhigin. Goobtu waa jokes section, haddey kula macaato ku qosol hadii kalena ka bood, mise sense of humour dhan ma lihid?.
  7. Ma ka soo tagtay?, last time I knew, qaraabadaad shilinba toban shilinaa fuuleyso aad lahayde!. Xaggeen kula joogaa hadda?. Magacaan baas eed censor-tay xow ahaay, baraka (ma) beele?.
  8. Angola Universal tv maleh miyaa?, mase you are waiting for waaxid white cow to tell you that!
  9. ^ saan kuu aqaan ma ka yaabtay, mawduuca yeynaan ka bixine: - Dhallinyaro 10,000 kor u dhaafay oo 4ti maalmood ee ugu dambeysay askarta "tfg"-du soo xir-xirtay, tolow maxaa lagu maagay?, jawowda waxaan ka sugeynaa taageerayaasha indhaha iyo dhegaha la'!.
  10. Mid aan kaa saxo, sheekh zulfa ma leh, Baastoow aa leh, MMA aa la soo ordaayo miraha walax dhinax sug.
  11. 2 ciyaalka xaafadda eh aa waxaa ka hor yimid nin dameer wato, 'waa lagu salaamay' ay dheheen, taasuu ugu jawaabay 'waa laydinka qaaday', adiga 'maaha waxaan salaannay ee waa dameerka' ay ugu jawaabeen, 'haa, dameeraha iyagaa is yaqaan' buu ku gaba-gabeeyay!.
  12. Sacuudiga waa waddan barakeysan, xamaalina waa shaqo sxb, at least ani xoolo dadow Angola ugama shaqeysto!
  13. Qof caytama waa ka weynahay sxb, adigaan ku tacliiminayaaye, warka aad ma ku dartay i leedahay laysa calaa shardhii, fahantu?
  14. ^ Sxb, waa heysaa kan ee ha deynin, saan lee ku wad, banning iyadaa ka baraambarsan.
  15. 'Sawir' inaan ku dhaho haygu qasbin sxb, cinwaanka si feylan u akhri.
  16. ^ Taladaada waa yeelaa, halkaan mar lee ii ogolaaw. Abwaan, 54 waa fahmi weysay yaah! qalad ha ii fahmin lakin what kind of business can one do on sand dunes?. Ps. Bacaadaa qoor-sagaaro ku heysaa, indha cadde adaa iga xiga!.
  17. ^ wax ilkaha jaalle ka dhigaayo aan rabaa, sxb.
  18. Just in: - Dagaal ciidamada xabashida hororka ah lagu halaagay oo ka dhacay Bakool.
  19. Faarax, you insult God and no body does nothing about you. Mahad, kan maasaa bahdil u baahan eselow bahdilnaaye. Ps. Bahdilkaan maxaa waaye?; first lady maa loo soo ditay?
  20. Masha Allah, you area scholar, keep up the good work!.