Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^ translate, what?. Waxa la yiri xalay Ramadan wuxuu ka curtay iyadoo xaafada Somalidu degto koronto la'aan tahay!. (suxuur la'aan ha la dhigo miyaa?).
  2. Oba, Oromos fight fiercely, OLF is more experienced and organised than any other, but there's dabaqodhis in their mids as its with every fighter.
  3. Sharif laba mar ka badanuu tegay Addis, Somalida xabsiyada ka buuxa inuu ugu yaraan soo booqdey ahayd, lt would be a good PR for his campain, lakin malaha in isna la xiruu ka baqay!.
  4. Ethiopi is crumpling. Federal police arrested 100's of muslims including two saudi brothers, my sources tell me they are in the notorious Makalawi prison. They were giving out sadaqa at the masjid. The Oromo are very angry now. In the past they took all kind of oppresion, but now they can take no more because there's no sugar and Ramadan is around the corner. They are chanting: finfinne ya nura kenya!.
  5. Salaams, Malika. Skype miyaad local-ka u isticmaashaa, Abu Salmaan?.
  6. I feel sorry for dadkii Farmaajo ayaa fiican dhihi jirey oo weli ka daba mashxarada. this is what you said in your first post, linkikaagana wuxuu sheegayaa in Cabdiweli uu iska eedeeyey, groupkana caddeyn iyo investigation midna ma sameyn. See loo ceebeeyey marka?.
  7. Samafal, ninkan isagaa kala hadlaya!. Post-igiisii ugu horreeyey wuxuu yiri: Aaway dadkii Farmaajo taageersanaa!, haddana wuxuu leeyahay: Waxa lagu heysto Abdiweli baa sheegay oo isna la heysto lamana rumeysan karo, mid ku go' dheh.
  8. ^^ Kanna maanigaad iiga hadashiin rabtaa?. Post-igeygii hore maadan fahmin!. Waagii uu masjidka Quds wax ka akhrin jiray lama joogo, hadduu hawshaas wanaagsan uun ku jiri lahaana waxan ma dheceen (IA). Xasan walaa Jaamac qabiil & aqoon uma taageero. Ps. Qaylada qabiilka waa kugu badatay, meel kale intaad ka raadin lahayd, bal adiga dib isugu laabo.
  9. Monitoring group uma baahna Darwish tuugnimadiisa inay sheegaan, masaakiinta uu xabsiga u taxaabo buu madaxfurasho ka qaadan jiray, ma laguu sheegin taas?.
  10. Abwaan, adeer ma difaacoo sheekh do*l*f aan difaaci lahaa waad ogtahay! waana runtaa Somali tuugo kama dhamaato, lkn Farmaajo wax kale ku eedeeye, nin tuug ah warkiis wax aan ahayn ma haysaa?. Somalia (magacan iska bedel), Yusuf tuug maaheyn balse tuug buu soo dhoweystay!.
  11. Abwaan, what do you have against Farmaajo?. As Gabbal told you, Abdiweli is the one accusing him!.
  12. ^waxtar?, yey wax taraan?. Ninkaan masjidka Qudus uu tafsiir ka akhrin jiray, suu siyaaso u galay Allaa og xaalkiisa. Allah yarxamhu.
  13. Tan kale Baastow aa qaaday!. Sulfa heesaha waa iska dhaafay, wadadiisa fanaaniin badanaa qaaday: Qamar C. Harawo, Idi Ramadan Aun., waxaana ugu dambeeyey Aweys Khamis.
  14. adoo i salaamin maxaa qaylada, Malikatee!?. Kayf xaalak?
  15. Naxnu sorry!. Waxaan ku qalday: 'eeddaan la yaabee, arxankeedu daranaa...'.
  16. ^ Ma maqshay naagtii uu nin muqayyil, sigaaryacab ah uu soo furay, ee wadaad guursatay?. Waa iska furtay, "maxaa dhacay" markii la yirina: 'Caday aa afkiisa dhan ka soo uraayo!.'
  17. Although the video shows ONLF warriors, this song was for the Somali Army an how they were!. Maanta kuwii heestaas loo qaaday & kuwii loogu hanjabaayeyba waa kaaf & kala dheeri!. Xabashidii Waddanka dhaney heysataa, xoog & xeeladba, Ciidamada XDS ee lagu guul-guuli jirayna habrahay canjeerada ka dafaan!. Viva Ciidamada ONLF & kuwii kaleba!.
  18. ^^ Xaasidsanidaa, I only want yellowish teeth. My teeth are embarrassingly white!.
  19. Salaams and jumcah kareemah. Xaad sheegteen?.
  20. Masjidka & xaafada Ramadan ee X. Abukar?
  21. Waa la qarin! :-) Adiga, what made Ngonge think you are a man?, sawirkaaga soo ***, taleefankana soo raaci si aan kuu difaaco. );
  22. Xaajiyigi waa la la'yahay sidi talada loo siiyey!. Soo laabo sxb, user kale soo qaado, dadka dhan laba ama ka badan bay haystaan, including me!. Meesha waa lagaaga baahan yahay.
  23. ^ jzk Allah khayraa. Laba sheekh Axmad ma soo laabteen?