Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Ramadaan Mubaarak and salaamun calaykum yaa Xaaji, kolley waad i aragtaaye, si hoose xataa salaanta iiga qaad illeyn waa farale.
  2. Innaa lillaahi to you Mooge, beenta iska dhaaf oo soonkaaga dhowro. Somalia ku dayo, waa kaa runta la wada ogyahay sheegaya. Somalia, jzk Allah khayran for the truth.
  3. oba hiloowlow;854662 wrote: Maadeey i haven't listened to the whole video, runtii laakin shariif made the right choice muqaawamadda markey la dagaalamayen Xabashida ilaahan kugu dhaarshe shacabka la xasuuqaye because muqaawamadda meelaha ugu dadka badan ayeey ka ridaayeen hoobiyaasha like suuq bakaaro, yaaqshiid,hodan, shalay majority muqaawamadda waala jireen sax sow maha? Gaar ahaan reer adeeradda iyaga dadka dadka waaka sii xagjirano 99% waa dagaalamayeen isweydii dadkana dabaaal ma ahee Al shabaab oo wali dagaalka wado maxaa keenay iney taageero weyso la mid ah tan ay muqaawamadda heysatay sxb right choice & wrong one kaalama hadline, siduu isu bedelay durbadiiba oo uu 90 degree wareegsaday sow lama yaabanid?. Ninkii wax ha la qarxiyo lahaa sow isaga maaha?. Markuu Casmara joogay almost maalin walba ayuu BBC-da ka hadli jiray oo 'wada dagaalka & qaraxyada' lahaa. Aayadihii Quraanka ee uu Gaalada & Gaala raacyada u soo daliishan jiray sow hadda isaga kuma sifaysna.. Intaas lee igala hadal, bitte!.
  4. Masha Allah. lakin Zaylici-ga xanafiga ah Soomaali maaha inakstuu 'Zaylac' u nisbo sheegto, Zaylac waxay sheegeen iany tahay magaalo deked ah oo Ethiopia ku taal!. Sidoo kale Jabarti waa qabiil Yemen & Ethiopia dega.
  5. Mooge & Somalia, Who was the recipient of that 3 word letter in 2009?, illeyn Shariif ma joogine, maxaadse waqtigaas noogu sheegi weydeen in Adeer sidaa loo harass-gareyn jiray!.
  6. Caalinna wuxuu ku adkaysanayaa inuu yahay Madaxwaynaha sharciga ah!.
  7. oba hiloowlow;853452 wrote: Maadeey ICU maafiyo ay ahaayeen badankood, janaqoow,Ibrahim Hassan Addow AUN, Shariifka ayaa meesha wax daacad kaliya ka joogay. Oba, kan dhegeyso kabacdi igu soo laabo!.
  8. Markuu lahaa: 'gaalada miyaan amar ka qaadannaa mase Alle' nin fiican oo meeshaas ku hayn karaan mooday, maladaydii waa beenowdayoo suu qamiiska u bedeshayuu qalbigana u bedelay!.
  9. Old news: http://www.thesun.co.uk/sol/homepage/news/politics/4095696/Goverments-shock-aid-warning-on-Somalia.html Nin yaaban, surely, another Afghanistan bay ku noqonaysaa IA.
  10. Or you can call it: مالا يسع المسلم جهله في فقه الصيامWaxaan ku billaabayaa muxaadaradan Sheikh Shible, ka faa'iideysi wacan.
  11. Abwaan;852551 wrote: lol....MMA maba la iska naxaayo? Qof kale ood igu metesho maa SOL ka dhammaaday? Murtidu iskama timaaddo ee wakhtigay la socotaa iyo marxalad jirta, amase dhacdo, Goob mudanna waa laga meershaa, weli SOL kuma arag meel murti mudan. Ma waxaad leedahay, Maaddeey iyo Somalia murti iskaga khasaari? Innii saa'im, innii saa'im.
  12. ^ Magaceen diiday?, dadka aad qabiilka ku xuuxinaysid iska daa. Dooda meesha taal si miyir leh uga hadal without branding any one any thing!. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;852491 wrote: Maanta waala abtirsaday. Waraa magaca Maadeey dhig, la bax Doon diid reerahaa sheegtay la baxaan. Af Soomaaligaa aad kuugu liito sxb, waxbana kama qaban karo!. 'sidaad qabto' iyo 'hadey saas tahay' ujeedkooda ma fahmi weysay?.
  13. Abwaan;851451 wrote: ..Maaddeey waa ayaandarro inaad u quuri weydid waxa uu bulshada u qabtay aad maalin kastana Xasan Daahir u rabtid inaad dadka xoog ku cabsiisid....Waryaa sida isku dhaan....Ilaahay ka cabso diintana waad taqaan qabiil meel ku geyn maayo...haddii kale sidii Somalia wax walba iskaga hadal. Indhacadde & Ina C/shakur baa Sheekha iga xiga sidaad qabto, haddey saas tahay sow maahayn inaan iyagana buun-buuniyo?.
  14. ^ jawaab kuuma hayo duqa, nin raga baan la hadlayaa, magacaygana ha isticmaalin adoo raba inaad dad kale u gefto, samjee? The-freeman;852415 wrote: There's no point expanding on my statement as I do not believe she has the critical faculty to evaluate my assertions. if you say so, lakin aniga mid iiga jawaab adoo raali ah: haddii family-gaagu gaalnimo kugu ogyihiin, maxaa lip service Ramadan uun keenay?, si kale hadaan u dhigo: sow gaalnimada inaad qarsato maaheyn ood lip service-ka halkaa ka bilowdid?.
  15. Lol, jawaab ma hayo maad iska dhahdid?.
  16. Haye, adiga noo sheeg hee!. I know there was a lot of hindi shiites (gujuratis) in Marka, Xamar and Kismayo, its possible they brought this pagan tradition with them. Waa runtaase raad persian empire Xamar & agtiisaba kama muuqato.
  17. ^ waa i kastay! ps: thread dhan baan ka sameeyay 'the next president'. Doofaarka ficil la'aanaa loo cadaabaa!
  18. Maya, lakin ha la simin niman dufanku ka muuqdo sida A.weli & sharifyo. Monitoring group aa ka baqayo 'alleged' u dhaafin waayey!.
  19. Abwaan, wax cad keen hadi kale dadka dadow faraha ka qaad! (ramadan aa lagu jiraa). Hadaad buugiisa uu reeraha wax uga sheegay ku heysatid waa caadi, iska sheeg!.
  20. The freeman, you dont eat around them and you say a rational respects the truth over millions!.
  21. Wa calaykum al salaam. (taladaydiina waad qaadatay) Macallinka, Sharif wuxuu qiray inaan lacagta baanka la marin, maamul xumana dhacday (una bareereen), why?.