Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Dadka xoolahooda kuwa aad hubka ha lagu wareejiyo leedahaa qatar ku ah, sxb. Wax reer dhoobooy ah ood taqaanno wareyso hadaadan i rumeysanaynin.
  2. Abwaan; waa ogahay ineysan weli Croydon aadin, lakin waa sii hordhigteen, calaamatul madhar fil saxaab ma la dhihinoo?, miney is dhiibi waayaan dhegta i dur. Juxa, inaad immigration tahay aan mudaayey inaad meel ku sheegtayoo waabaan kuu soo socdaye!. Mma, inaad waddankaaga jeceshahay inaad joogto dhexdiisa lee maaha, adoo ka maqanaad jeclaan kartaa, dadkaan chance-ka ha ka faaiideystaane dhaaf.
  3. Waxaad qorto (soo xigatid) ma akhrisid miyaa?, 'culimada waaweyn ee magaalada Kismaayo.......' magacooda in la sheego muhim maaha, waaba sheeko dhacday oo la ogyahay in culimada ay laba u qaybsameen!. Showqi, haddaan ku iraahdo Amisom ha baxdo tfg na hubka shabaab ka soo wareejiso ka warran?. Ibti, what a dump question, shaqo la'aan maa cawada jirto, mise waqtigii-isaga ahaa- baa la gaaray?.
  4. 1) hilibka waraabaha waa hilibka loogu cunista badanyahay. 2) dad badan ayaa la fajacsan inuu hilib waraabe xalaal yahay. Labadaas waa isku kay qaban la'dahaye, sheekhoow ii iftiimi!. This is my favourite: 3) Culimada qaar ayaa waxy sheegeen in hilibka waraabaha uu xaaraam yahay lana cuni karin. This is Kismayo a stronghold of HSM and there is people who can openly oppose al shabaab and their decree.
  5. ^Su'aasha maa ka jawaabtid?. Haddaadan tuug kale ahayn see ku ogaatay in la soo bililiqaystay?. brand new iney yihiin waad aragtaaye!, see ahaantaa waaye!. Ps. haddey soo bililiqaysteen xataa, ee ay dadkii u baahnaa siiyeen baraambar maahanoo?!. Adi lee is sheegoysid!, yacni sad yeeli lahayd baad sheegtay!, intaad gadato aad ku dhoofi lahayd!
  6. ^Your claims are unfounded, sxb. Che, waa runtaa, lakin siyaasi waa uun siyaasi (specially a new-comer in Garaad's case). Shariifba dadkii uu bursan jiray waagii uu midowga madaxda u ahaa uu hadda la shaahaa!.
  7. ^ Adi qoys beeraley ma ka soo jeedinoo!, kan cama inaa appreciate-gareysid waaye.
  8. What propaganda?, wax ma aragtid?. Ps. Weli waa ku sugooyaa?.
  9. Each family at the distribution centre received 25kg of flour, 25kg of rice, 10kg of sugar and 5 litres of oil. Allahu Akbar!. Kuwona iyagoo meel walba laga raadsanaayo eey kistey heleen masaakiinta wax ka siiyaan, kuwona wixii masaakiinta dad & hay'ado kale siiyeen ay dhexda u taaganyihiin oo spesso politico ku bixiyaan!!.
  10. HSM administration in Hiiran distributes portable irrigation equipment to the farmers in the region The new equipment will help farmers in the region irrigate their crops by pumping water from the river onto the farms. What initially began as a pilot project in Hiiraan will soon extend to the regions where Jubba & Shabeelle rivers cross Hundreds of farmers are expected to benefit from the project in the coming months insha-Allah. HSM encourages local farming so that farmers become self-sufficient & local population gets out of the vicious cycle of food aid dependency
  11. Who is the Fiqi?, Indhacade or Yusuf Garaad?. Waaba yaaabanaa markaan cinwaanka arkay, waxaan is lahaa sheekh muctarafa aa ceeboobay!. Che, Garaad needs some one wo protects him, saaxiibkaa aana sida muuqata u offer-gareeyey, seed yeeli lahayd adiga hadaad tahay?. Xalay in guriga Farmaajo ciidamo Amisom ah booqdeen ma maqashay?.
  12. Waxaas is dhiib lama yiraa Moonlight, ma fco conference room iyo press conference aa laysku dhiibaa, tan camal waa sallaxasho!.
  13. Apophis;856258 wrote: To answer your question Maaddeey- the reason people do not move from Shabab territory is the same reason the majority of North Koreans do not move from the clutch of their terror state: it's a combinations of fear and indoctrination. The way they have mutilated the above kid (and many others) should not be forgiven or forgot. Shabab leaders should be tried like the Nazis in Nuremberg. Tusaalahaaga wuu qaldanyahay, sxb, with all due respect, N. Koreans have no where to go unlike reer ceelasha; they have business at Bakara and K4, they do their daily shopping at Mogadishu and make sure they come back before sunset. Markii la dhexmarayo dawladda mobileda iyo lacagahaba waa la xasheystaa, markii shabaab la soo gaarona waa lala soo baxaa, waxaan goobjoog u ahaa iyadoo nin uu taleefan qarsanaayo iyadoo ex-control (Afgoye) la soo dhaafay ayaa islaan waayel ah mar la soo boodday: Islaamkii baan soo dhexgalnayoo Alle tuugadii waa na soo dhaafiyeye waxba ha baqina!.
  14. Nimow naageeshkaas ma dhegeysto ani. Wax kasto aa?, Cumar bin Khattaab xataa wax kasto kuma raaco!, ee beenta aas ka sheegeysiin leen diidaa, haddaad ii fiirsatayna Shariif xataa in lagu been abuurto ma ogoli. Magaalooyinka ay dawladdu qabsatay inta qof ee lagu dilay mudadii yar ay heysteen soo xisaabi kadib barbardhig inta Shabaab ay heysteen, wixii koo soo baxa ku caqli qaado, Beledweyne aan ka billaawno, haye?.
  15. Ma camirna maan ku dhahay?, waxaan ku weydiiyey lee ka jawaab. Ceelasha maxay uga guuri waayeen dadkii deganaa illey sanad ka hor ayaa shabaab Xamar laga bixiyee, oo ay hadda markii la qabsaday lee uga qexeen?. Ta kale shacabka deggan Afgoye, Mareereey, Sabiid & Caanoole, Moordiinle, Mubaarak, Darasalaam, Bariirre iyo Awdheegle dhibaatada heysata hadda ma ka warqabtaa?, markey shabaab qabsadeen meelahaas ayaa ugu dambeysay dhac, kufsi iyo hayb sooc, hadda ayayse u bilaabatay!. Haddaad caddaalad tahay taas baad ka damqan lahayd, sxb. shabaab waxyaabaha aan ku taageersanahay taasaa koow ka ah. Riwaayad dacaayad ah ha iila imaanin sxb, facts ayaan kuu sheegooyaa.
  16. Maya, intii ceelasha la deganaaba Xamarna waa la deganaa, hadda markay qabsadeen baa laga kala cararay sxb. Adiga xaggeed ka dhacday?, ma taladii Lazy G. baad qaadatay?.
  17. Zamzam waxay u egtahay iney taladeydii (is dhiib) qaadatay!. 'waa la ii hanjabay' bey media-ha ka sheegtay (amrun qudiya billayl), kullu fitna cinda geel (juxa)
  18. Horta adi iyo Abwaanba waan idinla yaabay, shalay wuxuu lahaa Abwaan: amey shabab ka faaiideystaan oo shacaabka laayaan (banaanbixii sayidka) adna waxanaad ku hadleysaa. Su'aal aan idin weydiiyo, ceelasha biyaha markey shabaab heysteen dhagaxii kor loo tuuro qof uun buu ku dhacaayey, haddana cidley la foorineysaaye, maxay ku dhacday oo haddii dadka tfg jecelyihiin ay u joogi waayeen, sidoo kale magaalooyinka ay haystaan Shabaab sidey dadka ugu noolyihiin haddii shabaab saad sheegeysaan dhiigga shacabka u oomanyihiin?.
  19. Moonlight, Sheikh Zaayid soo ogow wuxuu ahaa, siduu isu bedelay iyo sababta ay Ingiriisku u keensadeen, markaasaad hadalkayga fahmi doontaa.
  20. Waa runtaa, gadaal ka gaar iyo nus aan ahay, maxaa kale oo heysaa?.
  21. Waa isma dhaanto iyo dhashood. Mid Sheekh Zaayid camala Alle waa ka soo dhex bixi karaa!,
  22. Showqi;855781 wrote: Illaahay ha u naxariisto Samia. Juxa I am so jealous of you, you met my childhood favorite team Horseed. Late 80s we use to go Garoonka Horseed and watch Horseed soccer players practice. Yaa war u haya Shaarkey meeshii uu ku dambeeyey (the # 8 of Horseed) Frankfurt aas kuu baashaalooyaa ninkaas. Edit: sorry, hilmaan hadal kuma jiro, Shaash buu ahaa ninkaan soo arkay.