Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^ mugow saas lahaay, wallee dad megeg jawiya uma sacbeyn!?.
  2. Ilmihii 'hayeey Caydiid' lagu seexin jiray maa war kale maqlaayo hee?. Somalia, it was 95 not 91, adeer markaas lee xabi xabashi laga soo daayey!, the irony is dadkii xabiskaas dheer geliyey (dalkooda) aa haddana madaxtooyada (dalkiisa) u sheegaayey waqtiga uu bixi karo iyo waqtiguusan bixi karin!.
  3. Maxaa?, dadkii isku dhiibay Caydiidaa saan yeelay, aa na xoogay kunturoow suubiyey, qof idin heysata maleh, dacwadiina sax ma ka dhigeyso waxaad sheegteen!, waase ka xunnahay kala fiiggii; kala dhunkii, dhuudhigii iwm, dhinaca kaleba dhibaatooyinkaas waa jireen (ha la kala awood badnaado, scale ka dhibkana ka kala weynaado)!, ayadoo weliba dawladeysan, meesha kuwaan mo.oryaan xaydan oo tabeebe xiran ahaayeen!. Ha la sabro, hana la iska ilaawo.
  4. Maxaystayaasha ciiidamo ku sheegga ah waxay dileen weriye madax banaan oo ka soo shaqeeyey radio vod iyo kuwo kale, waxaa lagu naaneysaa buneyste, dhacdada waxay ka dhacday Tawfiiq, waxay kaloo dhaawaceen dad dhowr ah, markaan 'dhagar qabayaal' looma saarin karo dilkaan bareerka ah, waayo maalin caddeey la wada arkaayo uu dhacay dilkaan waxashnimada ah!. Hadda, ma dadkaan sidaan u dhaqmaayo baa la rabaa inay ilaaliyaan shacabka?, ma iyagaa dhiigyacab ah mise?. Maa lakum laa tandhiquun?
  5. Xoog miyaa waxaagu, adiga aniga maahid, anaa iska hadlay!, sey ila noqoto ama aan u fekerona adiga kaalama tashanaayo ee dan yeelo!
  6. Who eats kirishow mirish?, the two above will raise their hands, before you do, you know that you are eating xaar!, marka nin hilib jiir cunaayo maa nin mindhiciro xaar dhexda uga jiro gowska gelinaayo wax ka sheegaayo!. Mid kale, yaa geel cuni lahaa, hadduusan weligiis arkin ama dhaqan u lahayn?, ani mugoo ma cuni lahay, marka waxaan waa u barasho iyo ka helitaan, haddaadan adi wax jecleysan ogow adibo wax dadka qaar ku yaqyaqsanaayaan aad cuntaa!.
  7. ^Sxb, ani yaa badar i siiya! Wixii aan sax u arko 'controversial' kasta ha ahaadeen waa sheegaa lee!.
  8. ^^ 12 ma jirto see camal yaaqey (post-gayga kow aan kuugu jawaabay fiiri) salla calayh!. Nimanku waa dagaalyahanno, odaygooda & yariiskoodaba qoryo ey wada wataan!. (odayga 'Maya' ha dhaho kadib ha ka sheekeeyo, lakin hadduu 'nacam' yiraahdo guurkaas waa ansax!. teeda kale gabadha waa rabtaa ninka (boob maaha markaas).
  9. Malika;856804 wrote: This is why Somalis will never move forward - when those whom brought Somalia to its knees cant be condemned for what they have done without it turning to 'your uncle, my uncle, your atheero , my atheero...for Godsake - waa pathetic arguments! Hellooooo!. When I crated a thread about AY you weren't happy about it, whats going on here!. Aidid was a league of his own waa run, kolley dad badan baa ka haybaysan jiray uu Ay kow ka yahay, asag dhan ba wuxuu soo baxay dhimashadiisa kadib!. Abwaan, waad qaldantahay, dadka aad la sintay lama sinna Aideed (Siad barre maahee inta kale oo la isu geeyey ma gaaraan!).
  10. ^ sxb, Abdiqasim dabaal maaha, inaan la rabin waa ogyahay, karti hawshaan uu ku galona maleh (fulay xanti ma mooga) . markey bahasha sallaxanto ayuu soo noqon rabaa, wax isku toosan haddii loo dhiibo waa sii wadi karaa!. Qolooyinka aad iskaga kacsantahay, haddey shar leeyihiin kahyrkooda lama sheegi karo miyaa?, sharta adinka sheegsheega, anna khayrka, Ardadii qalin jebineysay, markii aan ka hadlay ma dhoweyn, adi waagaas ma joogin miyaa!, general duke aa xataa ka yaabay sidaan dadka u aamusiyey! . teeda kale cadawgaaga xata wixii wanag ah waa loo qiraa!, ee markii hal wax la sheego, kaas maad sheegtid war maaha!, mowduuca meesha yaal ka hadal. Sxb, been allaa caayee, qowmiyado dhan oo nolol ugu horreysay Shabaab ayaa jira, inta biyaha ku dherersan (bad & webi) haddaa kabtooda biyo ugu galeen!.
  11. ^ Horta Abwaanow, waxaa jira in dhallinta bistooladaha wata ay 'hit'(*) ka noqdeen koonfurta!. oo foodleyda dhan aa ku daadatay, markii la sheekeysto, waxa lagu heshiinaa guur, iney isla fakadaanna ma rabaan saa iyagaa dadka ku karbaashee!. duqa see laga yeelaa, ni aabaheey guur ma ii ogola, siiba nin aan la kaseenin, oona shiid eh!. 'taas xal ey leedahay, hadduu diido, hortiisaan kugu mehersanaa, diintaa qabto saas!'. lakin sidaas maba dheceysoo, markii gabadha la soo doono dad hubeysan ayaa guriga imaanaaya, gabadhaa la weydiinaa; 'gewerteey, igaarkaan ma rabtaa?' 'haa, abaa' eey leedahay!. Odayguna markaas wax uu sheego aan ahayn inuu reer xididkiis cusub la xaalo ahayn ma jirto! (hadhow, cabsi aa ii geysay ha dhaho) sheekadaan mid la mid ah ayaa jirta. ani saasaan ogahay!. __________________ (*) Hit & flop ey reer xamarka isticmaalaan, markey ragga kala dooranayaan!.
  12. oba hiloowlow;856906 wrote: Maadeey I have already made a thread about this. Sxb, with all due respect, inaadan thread ka sameynin baa fiicnayd, what is: 'kismaayo oo ciyaal lagu xasuuqay'!!, yaa xasuuqay/ inaad afka ku ballaariso miyaad ka baqaysaa?, cinwaanka in laga fahmi karo aa la rabaa waxa body-ga ku jira. Lakin waan kugu raacsanahay in warkan oo kale media-ha sheegin, thats why I made a thread called: 'the news they don't want you to know'. Abwaan, ma shaki baa kaaga jira iney run tahay?. orod dadkii jubooyinka joogay ee sheekadii kale kuu sheegay wareyso!. Teeda kale madax wax iska dhici kara Siad Barre, Caydiid (af & addin) iyo c/qasim (af kaliya) aa u dambeeyey.
  13. Haatu, niyadaada kuma jiro lakin commentigaaga contextigiisa iyo waqtiga lagu jiro plus comment kale ood xabashida aad lesser evil ku tilmaantay, you really need to study caqeedat al walaa wal baraa!.
  14. Daqane, that is another story and if you really are that curious, you know who to ask. Maxaase su'aashaas meesha keenay?, haddey qolo kale wax xun sameeyaan, qofkii rabta oo kale -kenyans now - waxay rabto mey sameynee?, kaaga daranta ciyaalkeenna miyey saan u dilaayaan?. Ps. You saw the pics and all you could come up with is that comment?.
  15. Abwaan, adiga kuwaan pl iyo sl ka yimid oo weligoos Xamar arag, aqoonta ay u leeyihiin Xamar iyo Shabaabba media-ha uun tahay sidood ha iila dhaqmine, xaggeed ku aragtay 12 la guursanaayo? (naasba maba qabtee), wax la boobayna ma jiraan, farsamooyin kalaase jira!.
  16. So, my friend wadaninimada illeyn tan Kenyanka ay ahayd!.
  17. Lol @ qasiis, qudhun!. Raule, waxaa kaaga daran kuwii qaylin jiray oo xabashiyaa na qabsatay, ciidamo shisheeye, fatuuut dhihi jiray halkoo dhibaatadaan ka hadlaayo hadda maleh!.
  18. Ciidamada Itoobiyaan ah ee jooga magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay kufsi u geesteen haween baraka(ca)yaal ah. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiyaha ay galeen gudaha xero ay dagan yihiin dad barakayaal ah ka dibna ay kufsi u geesteen ilaa iyo sadax ka mid ah haweenka ku jira xeradaasi. Sheekh C/raxmaan Sheekh Cabdulle oo kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Itoobiya ay si ula kac ah u kufsadeen ilaa iyo haween ay ku jiraan kuwo da’ah. Wuxuu sheegay in ciidamada Itoobiya ay dhibaato ku hayaan dadka shacabka taasina ay usii dheer tahay kufsi bareer cad ah oo ay ugeestaan haweenka ku sugan Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan. Sheekh C/raxmaan ayaa wuxu intaasi uu ku sii daray in haatan magaalada ay ka jirto xaalad cabsi ah, maadaama ciidamadaan aysan jirin cid ay ka baqayaan guryahana ay ugu galayaan haweenka. Waxgaradka magaalada Baladweyne ayaa sidoo kale waxay baaq u jeediyeen maamulka gobalka waxayna ugu baaqeen in loo baahanyahay in arintaan ay wax ka qabtaan. Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Beladweyne ayaa dhibaatooyin kala duwan waxa ay ugeestaan shacabka ku nool Magaaladaasi,waxaana dhibaatooyinkaasi kamid ah in xilliyada qaar ay xiraan wadooyinka iyo sidoo kale marka qarax lala eegto inay xabsiga utaxaabaan dhalinyaro badan. Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com Wararka Ciyaaraha kala soco Dhaliye.com
  19. Ciidamada Xabashida ee xoogga ku heysta magaalada Baladweyne ee Xarunta Wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan ayaa kufsi u geystay dumar Muslimaad ah oo ku nool Xero qaxooti ah oo ku taalla magaaladaasi. Falkani kufsiga ah ayaa Ciidamada Xabashida waxay ka geysteen Xero ay ku jiraan Boqollaal qaxooti ah oo ku taalla bartamaha magaalada Baladweyne, waxaana haweenka Muslimaadka ah ee Kufsiga lagula kacay ku jira kuwo waayeel ah. “ Seddex ka mid ah haweenka Xerada ku nool ayay kufsadeen, waxaa jira Hooyo waayeel ah, dadkuna aad bay falkaasi uga careysanyihiin, wax noo haray oo Itoobiyaanku ay nagu sameeyeen ma jirto” sidaas waxaa yiri Axmed Xasan oo ka mid ah dadka ku nool magaalada Baladweyne oo Warbaahinta la hadlayay. Ciidamada Xabashida ee ku sugan magaalada Baladweyne ayaa dhibaato xoogan ku haya Shacabka Muslimka ah ee magaaladaasi ku dhaqan, waxaana bishii Sideedaad magaalada saaran Bandow habeen iyo maalin ah. Xuseen Ibraahiim oo ku magacaaban Gudoomiyaha magaalada Baladweyne ee DKMG-ka ayaa sheegay inaysan jirin wax dhibaato ah oo Ciidamada Xabashida ay ku hayaan dadka ku dhaqan magaalada, hase yeeshee falkan kufsiga ah ee Itoobiyaanku ay geysteen waxa uu kusoo beegmayaa maalin kadib markii uu Warbaahintu ka sheegay in Itoobiyaanku ay gobolka Hiiraan u joogaan inay sugaan ammaanka dadka gobolkaas ku nool.
  20. KDF ships cowardly shell #Kismayo with mortars from afar. Several rounds of mortars have so far landed in the crowded city The mortars indiscriminately targeted heavily-populated residential areas killing 1 woman & 2 children & injuring 3 others. The injured, an old man and two young children, have just been rushed to Kismayo's main hospital for treatment. When Kenyan invaders shelled the city of Kismayo last night one of the rockets fell at a hut belonging to an elder known as Barre Dhumaal. The indiscriminate shelling shattered the lives of innocent civilians, destroying the home of Dhumaal and killing his two children. Hareed Barre Dhumal,14, the eldest son of Mr. Dhumal, was killed instantaneously when a rocket ripped through his home. http://p.twimg.com/A0FhmYOCEAABP_b.jpg:large Hareed's younger brother,11 years-old, Hussein Barre Dhumal was also killed in the shelling. http://p.twimg.com/A0Ficq-CcAAHeEK.jpg:large 12-year-old Abdifatah Barre Dhumal lost his 2 brothers and is also in critical condition at Kismayo hospital. http://p.twimg.com/A0FjqX4CYAAsfZy.jpg:large The father of the children, Mr.Dhumal, is also in Kismayo hospital with his lungs punctured by shrapnel. This Mr.Dhumal's home where the barbaric #KDF have shelled last night is act of great atrocity against innocent Muslims By the grace of Allah Some rockets failed to explode but shelling highlights the viciouse intent of the Kenyan invaders ____________________________________________________________________ Allahul mustacaan, Dadkiinnan Ciidamada shisheeye & kuwa dabada ay ka wataan raacsanoow, ogaada oo arka sida ciyaalkeenna loo gelayo!.
  21. Waa taageersanahay ama ma taageersani meeshaan kuma qorna, sxb. Haddaad leedahay 'i dhaaf aan wax kastoon rabo oo been ah ka sheegee'na anigu mayaan kaa idhi!.
  22. Mowduuca ha bedelin, ka warran commentigaaga kadib farteyda waaweyn?, ma shiishiixooysaa?.
  23. Oba, I said enough in the other thread, haddaanse hal ku darsado, waxay ku tusaysaa in shacabka Kismaayo taageersanyihiin maamulka! jacpher, la noqo comment'igaaga, article-ka wuxuu leeyahay: 1) Hilibka waraabuhu wuu ka qaalisanyahay hilibka geela!. 2) Hilibka waraabaha waxaa gata dadka maalqabeenka ah!.