Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Is General Sheikh Indhacadde in?. Better question: cidda dhan ee ayaga iyo ciiddaa eg la yiri thalaatha jawiya oo midu bilcaan tahay xeey tahay!, aaway Abwaan?.
  2. ^ qaladkaaga ma qiratay horta?. NGONGE, sax qadaafi maba kala jecli, oo isagu google-kaba ma isticmaalin oo maskaxdiisa ayuu waxan ka keensaday ee kan dhanee mod-ka ah ee quality-ga meesha inuu hagaajiyo la rabay ee haddana inta badan isaga plunder hagaajinaaya!. Ps. MMA, next time aad carab wax ka sheegeysid xusuusnoow in suubanaha (as you would like to call him) is himself ana arab, wixii aad ka sheegto carabta asna waa ka sheegtay!.
  3. Macallinka, inta aad bold-ka ka dhigtay, caddeyn ma u heysaa?, codkiisa ama kitaabuu qoray!. Caalimka uu yiri waa la dili karaa mase gaaleysiinoo wuxuuba ka dhigay Shahiid, darajada ugu sarreysa oo qof muslim caadi ah gaaro!. Ps. Waxaan su'aal maaha, waa statement!. Culimo is heysata wax ka xun maleh!.
  4. Wallee maantaad run sheegtay, Qadafi. Xabsiyada ethiopia yaa ka buuxa baad is leedahay?, Oromo iyo Soomaali!, amhara maxay uga buuxi weysay hadduu cadawgooda keliya u arko?. Xataa soomaaalida ku dulleysan Addis ee ama dhoofka u jooga ama qaxootiga ku ah mentalitygaas baa ka dhaadhacsan!, Allow meles ha dilin madaxiisaan ku joognaa bey ku leeyihiin!.
  5. ^^ Waawareey, Soomaalida madhabka ay haystaan waakee??, Culimadeenna hore madhabkee heysteen?, Saxib Shaaficiyyah waaye culimadeenna, Shaaficina wuxuu ahaa Sheekha Axmed Ibn Xambal, markaa ma waxaad leedahay madhabkeenna aan ka tagno oo kan Xambaliga aan aadno oo ahaa arday!?. By the way Xambali Sacuudiga aa laga heystaa!. teeda kale wax aadan aqoon u lahayn iska dhaaf waa ku wareeree, wararka & waxaas google-ka ka raadi ama wax wax kaaga billaaban yihiin, fiiri qaladkaad gashay durbadiiba: Maxaa ka hadleysaa, widaay. Waa Shaafici qofka baneeye, whereas Xambali and others waa xaaraameeyeen. Is Imaam Xambali against diinteena ? No. Marka wadaadadeena hore wey saxsanyihiin, waana ku raacsanahay kun jeer. Xambali nin la yiraahdo maba jiro ee madhabka Axmed ayaa la yiraahdaa: Xambali!, teeda kale Axmed Shaafici ayuu ku raacsanyahay inuu bahalku banaanyahay!, isla source-gaaga aad halkan ku soo qortay baa sidaa u qoran!.
  6. ^maxaa iiga kaagidhiisha, isboorko!, waxaan qoro ka hadal uun intaad aniga iska key dhaaftid, figlio di......
  7. Showqi;857274 wrote: Waryaa Maaddeey barigii aynu Xamar joogney ee aanu caruurta ahayn Waraabaha iska daayee xitaa Eri-Carbeedka aka Cali Uraaye lama cuni jirin adigana hadda ayaad noola timid Waraabaha waa xalaal ee ha la cunno. Waliba markasaad dooneysaa in ay dadku qiimo aan macquul aheyn ku iibsadaan!!! Balaayo Sikareetka kaa xaday:D ku aaway waryaa, maxaad ku leedahay meeshan?, wejigaaga cusub waakan aakhirka Ramadaanta soo baxay!
  8. ^^ Aan kuugu soo celiyo: Aniga & NGONGE isku ra'yi baan ahayne, maxaad noo kala saartay? (NGONGE, wuxuu kuu sheegay in Maaddeey hilib waraabe cun uusan ku dhihin), wuxuu kaloo kuu sheegay: in wax kasta taste haddey tahay Maaddeey saxan yahay!. Haddaanan calooley cunin seen dhurwaa u cunaa, weligeyba ma arkine!., si cad aanan u sheegay taase thread-kan ka dhex raadi (maloba haygu ahaatee, waad aragtay) . Waxa aan soo qorayna, post-iga MMA (thread kale) & Oba (kan) ayaan ka soo dhex saaray, maanaa dembiga leh mise kii soo qoray!. Adigii wax xalaal ah, waa xaaraam leh sow kama darnid!.
  9. 1) Wa maa aataakumurasuulu fakhuduuhu wamaa nahaakum canhu fantahuu. 2) fas'aluu ahlathikri in kuntum laa taclamuun. 3)atiicullaaha wa atiicurrasuula... 4)wa in tanaazactum fii shay'in farudduuhu ilallaahi wa rasuulih. and many more. And you have a hadeeth in front of you!.
  10. NGONGE hadalkiisa kumaad qancin!? Sxb, Muslimka amarka Alle & Rasuul waa iney qaataan iyagoon door-dooran!, amarka haddii la dul dhigo waa iney samicnaa wa atacnaa yiraahdaan!, aaway aayadaha quraanka aad alhayd waa quote gareeyaa?. marba hadii ay Alle & Rasuulkii ka sugnaatay, war kale kuuma yaallo, haddii aad caqligaaga ka hormarisidna hadalka Alle & Rasuulka, sxb, adi lee waaye!. Why aan 5 amr maalintii u tukanaynaa and not only one, or nothing?. Why raggu xaasaskooda u furi karaan and not vice-verse? , ma wadaa?.
  11. Alxamdulillaah oo ku waafajiyey xaqqa!, lakin su'aal, xaqqa ma Umal keliyaad ka maqashaa?.
  12. Avataarka waaba iska badalay, waraabe ma cuniyee! ^^ Iga tag!!. (LSK aanba u xanaaqsanaa) haddaan avatar puplic ah rabo sow waxa meesha dhooban mid kama qaateen, kan si gooni ah aan uga codsaday, ka bacdina puplic-a uu soo dhexdhigay!). Khadafi, si aan ii daa avatar-ka kuu iraahdaan weysnaa, thanks, sxb. Showqi, ani & NGONGE isku ra'yi baan nahayoo waad ogatay, NG-na wuu kuu sheegaye, sideed NG u raalli gelisay anna aad gember iigu fadhisaa, sxb, meesha aad ka dagaashan tahay wa halkee?.
  13. Meeshii aan uga halay tag, ee ka hadal. why the need to open a new thread with my name, thread-kiiba lacagaa laysku siinaa maa la yiri. Teeda kale, wax aanan dhihin hayga sheegin, warkana ka marin habaabin, haddaadan dagaal rabin!. Intaan kaa cabsanaayo aa u maleysay inaad iga adagtahay!.
  14. Lol, muutuu bighathikum hadda kadib!. So, ma sheekooyinkaagii baad billaabi rabtaa?. Ducada Allaha naga aqbalo, raggii ragga ahaana ha ilaawin.
  15. Qofka marka hore si yar iney wax ku fahmi karaan ayaa la eegaa, istidraaj baa la yiraah oo waad garaneysaa, sida kan moonlight ee google-ka uu sheekha u yahay ee hadba aayad ama xadiiith uusan fahamsaneyn kala soo baxa; baan rabaa iney card-kooda miiska soo saaraan, kadibna ku qarxiyo!. Aan ku yara saxo (ma qaldame waa Ilaahe): di'b (waraabe) dabc (wax kale). Ps. Maxaa ku soo jeediyey, ma leylatul qadr baad gaadeysaa?, noo doo ducee.
  16. What circles, sxb?. Inaad i maagto uun baad rabtaa!. Wax kasta oon sheegay waad igu raacday dee, including hilib geel!. Moon, ha is giriirixin, do you believe 'bahalkaas' is halaal or not, ma ka noqotay commentigaaga u horreeyey?, after you have seen the hadeeth and Imam Nawawi's quote weli ma if its halaal maad mareysaa?, wallee waa laguu yaabaa!.
  17. Moony, warkaaga waa doqonnimo, hadaayey sidee buu xalaal u yahayaad leheyd, haddana if & if baad ka bixi la'dahay!. Wuxuna waraabe maahane ogow!. (horta intaadan hadlin ka hor, waxaad sheegi rabtid ma ka fekertaa?)
  18. ^^ Sufi or Wahhabi waa iska magacyo, waryaa!. Muslim haddaan nahay waa inaan nabiga (SCW) ku dayanaa, iyadoo la cunayo buu arkay wuxuuna ka yiri: ( الضب لست آكله ولا أحرمه ) sidoo kale Imam an Nawawi oo mad-habka Shaaficiyada culimada ugu waaweyn ka mida waa kan warkiisa: قال النووي رحمه الله في :"شرح مسلم": "أجمع المسلمون على أن الضب حلال ، وليس بمكروه ، إلا ما حكي عن أصحاب أبي حنيفة من كراهته ، وإلا ما حكاه القاضي عياض عن قوم أنهم قالوا هو حرام ، وما أظنه يصح عن أحد ، وإن صَحَّ عن أحد فمحجوج بالنصوص وإجماع من قبله" I hope inaad fahmeysid madmadowga kor ku qoran!.
  19. http://gobolada.com/2012/08/wariye-maxamuud-cali-yare-buneyste-oo-askar-ka-tirsan-dowladda-kmg-ay-ku-dilay-magaalada-muqdisho/ Wariye Buneyste oo Muqdisho lagu dilay. Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay Wariye Maxamed Cali Buneyste oo kamid ahaa suxufiyiinta magaalada Muqdisho. Buneyste ayaa horay ugu soo shaqeeyey Idaacado kala duwan oo ay kamid tahay Radio VOD ee magaalada Muqdisho, sidoo waxa uu ahaa Webmaster ka shaqeynayey horyaalmedia.com. Maxamed Cali Buneyste ayaa dilkiisa waxaa ka soo baxaya warar kala duwan, wararka qaar ayaa sheegaya in Wariye Buneyste ay toogteen Askar ka tirsan dowladda KMG. Warar kale ayaa iyana sheegaya in Wariyaha ay ku dhacday rasaas wiifto oo ka timid ciidamo dowladda ka wada tirsan oo isku dhac uu ku dhexmarayey deegaanka Towfiiq. Wariyahaana ayaa kii labaad ee lagu dilo gudaha Muqdisho 24 saacadood gudahooda.
  20. Warar dheerad ah oo ka soo baxaya dilka Wariye Buneesto oo xalay lagu dillay Yaashiid Muqdisho : HN : Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay dil xalay degmada Yaashiid ee gobollka Banaadir loogu geystay Wariye Max’ed Buneesto oo horay uga soo shaqeeyay qaar ka mid ah idaacadaha ka howlgala magaalada Muqdisho. Wararku waxaa ay sheegayaan in ay ku dhacday wariyaha rasaas ay rideen ciidamado ka tirsan dowladda Soomaaliya oo waqtiga ku sugnaa meel aan ka fogeyn goob uu ku daawanayay cayaar. Markii hore waxaa soo baxay warar sheegayay in ay suxufiga dileen kooxo ku hubeysan bastoolad oo si toos ah u toogtay, hasse ahaatee waxaa ay wararku sheegayaan in ay ku dhacday rasaas ay rideen ciidamada dowladda. Marxuumka la dilay oo lagu magacaabi jiray, Maxamed Nuur Buneyste ayaa wuxuu ka mid ahaa wariyeyaashii nabadgalyada darrada awgeed uga barakacay xarunta Soomaaliya, isagoo dhawaan kusoo laabtay, kaddib markii ay hooyadiis xanuunsatay. Hiiraan Net.
  21. Nudawn;857099 wrote: The problem is, you don't realize it's you that's the enemy of Islam. Not the Christians or the Jews, the true enemy of Islam as foretold to the Ummah will come from within the Ummah. A treacherous group that will split the Ummah further. Maadeey like I said you're a degenerate Aflagaadada adaa iiga dheereeya,as I promised, this predator -In Islam- is Halaalun, Halaal!. In case you want to know how to slaughter it, this is the video tacliimiyyah!. If you doubt it's halalness, watch this:
  22. Whose script are you, waryaa?. Horta adiga universal tv ma fiirsataa, yacni ma fahantaa? Fili maayo, saa magacaagaad sixi lahayde!. Dhegeyso warkii shalay ee Ridwaan uu akhriyey.
  23. If you are a muslim, you have to be a terrorist, full stop!. Terrorising the enemy of Allah, that is a verse from the quran, I know that much from the Deen, yaa sheikh/a. Did I hear you say predator?, wait for my next post!. Opophis, sorry magacaaga ma karee!, I don't post every thing about the enemy, trend aan ku socdaa, lakin waad cusubtahayoo mindhaa dib baad ka garan doontaa!. Ps. Qof baa diyaaradaha dhacay post'gareeyey 2 beri ka hortaa, hal comment-na kama bixn, taas maxay kuu sheegeysaa?.
  24. ^ adi yaad/tee ahayd?. MMA, wax aan qiil u raadinaayo maleh, maxaan qiil u raadiyaa dhurwaa kirishowmiriskaba ma cunee, lakin adiga sow markaad calooleyda ruugeysid, waa ogtahay inaad xaar cuneyid, bahasha si kastoo loo dhaqo inuusan ka dhamaaneyn geedka waa ogtahay nooh!, haddaba nin waxaas cunaayo siduu dad kale wax uga sheegaa!. Waxa hilib ka buuxa neefka, maxaa marriin saxaro kuu geeyey?.