Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Maaddeey

    Hello all

    ^Aamiin, wyre, qalad weyn baad gashay in kunta laa tadrii fatilka musiibatun, wa in kunta tadrii falmusiibatu acthamu!. Ps. Axabbak Allaah alathii axbabtanii fiih.
  2. Maxaa laga halleeyey bilcaanta?.
  3. ^I know that, and it is why I still argue with you, unlike the 1 above you, though I think he is more religous than you. I believe the opposite, the 'dawlah' is not only the baaghiya but in line with the biggest Taaghoot, Ameeka wa xizbahum!.
  4. Maaddeey

    Hello all

    Wyre, ducadaada iska naqso, sxb, ma rabo!. Go figure adibo!. We have thread for the likes of your post, its called 'troll, shaax iyo sheeko'
  5. Adigaba, al shabaab have np cudurdaar for you, ypu want them vanished (killed), you want them to be pissed (by glue sniffers or Ethiopians -the only two groups O have seen taking a pee whilst standing -. Why don't you consider them Muslimiin dadaalaya, qaldamayana!, you know if you try you make mistakes!.
  6. NG, xamaasad ma jirto!. Nabiga didn't say any thing to the one making Takfeer other than saying he may have cudurdaar! that doesn't mean he has cudurdaar or he's not kaafir!. wax fahan!.
  7. ^ What did you do that made NG think you are actually AfricaOwn?. NG sxb, adiga ha na waalin!, why don't you use the same method as our only Uswah!, instead you want them to be sand to be peed!.
  8. If Bush and BLiar are still at large, miskiin shaqo loo diray waxba lagama qaadeen even if he had Noah's age!. Ps. Aaway stop the war coalition, horta?.
  9. NGONGE;858939 wrote: ^^ Now you lost me. Isn't that what I've been saying all along dee? War ha i waalin. No!, and I mentioned there there was Takfeer in the time of Nabi and after, may I remind you the famous phrase of Omar: Dacnii adrib cunuqa hathal KAAAFIRR!.
  10. ^ lol, lakin walba sida norf sarta dubai soo saaro, waa maxay hawka?, ma waxaad leedahay xiin ina adeertii waa geelleey!?. NG uma maleynaayo inuu sidaas sameeyey aad kiu eedeyneyso, africaown maalaayacnigiisa inaad buunbuuniso uun buu kugu sheegaa (waa sidaan qiyaasayo uun judging from my knowledge of both of you on this forum).
  11. Sxb, I used the same example for a different reason!. There was takfeer in that era, sxb! (and in front of Nabiyu al Raxmah!) and didn't do any thing except that he told the accuser that the accused may have some cudurdaar!. If Caisha, Zubair and Talha fought Cali, the righteous Khalifa, and he -rightly- fought back, what do you expect from this era's people!.
  12. Sxb, I used the same example for a different reason!. There was takfeer in that era, sxb! (and in front of Nabiyu al Raxmah!) and didn't do any thing except that he told the accuser that the accused may have some cudurdaar!. If Caisha, Zubair and Talha fought Cali, the righteous Khalifa, and he -rightly- fought back, what do you expect from this era's people!.
  13. ^ lol!, I didn't mean to, I forgot to put the Q mark, markaan ku arkayna I knew inaad ka faa'iideysanayso!!. NG ha igu dirin waa ninka keliya ee awooda inuu fairly ula doodo khasmigiisa and I respect him for that!. Edit: calankii aad saan ogaa ugu cabaadday maxaa ku dhacay?
  14. NG, since you took Ali as an example, let me remind you inaan doorashadiisa iyo khilaafadiisaba laysku raacsaneyn, oo waxaa a soo horjeestay talxa iyo zubair oy saabiqeen iyo qaraabba (zubair) ahaayeen, saasooy tahayna dagaal buu kala hortegay, that was Ali the man Allah loved much and the time was the first century of Islam!, ma fahantay!.
  15. May be his sudden illness and death is punishment from God!, whats is waiting for him up there is worse IA.
  16. Its confirmed by the state tv and radio!. They are in mourning!. 23:40 last night buu baqtiyey!
  17. ^Sxb, Xamaasadda waa loo baahanyahay!. Quraankaaba Muslimka xamaasadeeya!.
  18. Taleexi, taas democracy-gay ka soo horjeeddaa sow maaha?, ogow waxan xilldhibaanimada rabin waa dumarka laftiisa.
  19. Paranoia at its best!, dhinacyada meeqa maraa iska fiirisaa?. Ps. Adiga su'aasha kuma weydiin!.
  20. ^ so, his opinions may be real, haye?. Macallinka, 'qofkii sidaa yeela waa gaal' baa diinta ka buuxda, haddii qof tilmaan lagu gaaloobo yeesho ee gaal lagu sheego, lama gaaleysiine isagaa is gaaleeyey! Ps. Sheekh Xassaan takfiirka runta ah wuu raddiyaa.
  21. Riwaayaddaas Maki-ba waa la jilaayey oo Ninkaas naagta iska dhigaayey hawsha la wedaye isaga wax threat ah ma soo gaareen, xaggeese lagu qoray?. Inaad Nairobi waagaas joogtay miyaa daliil u ah!, mise Nairobiyaa lagu jilay riwaayadda!!?.
  22. Qabiilkii dumarkoodu aysan rabin iney xildhibaanno noqdaan, ma lagu qasbayaa?.
  23. Macallinka;858041 wrote: Macallinkaan waa magac u yaal ee ma'aha macallin dugsiyeed. Su'aashaydii waad kaga cagwareejisay laakiin ani waxaan kuu hubaa gaalnimadaan lala ordaayo oo sida fudud dadka diintaa inta looga saaro hadana laxalaaysto dhiigooda waa khalad iska cad waana manhaj lagu yaqaano Khawaarijta. Edit: Raga ninkaan ka soo horjeeda sida Umul iyo kiikale magciisi muxu ahaa? , ayaku warkooda iskaba dhaaf marba meel ayay saaraan ra'yigooda ayakoo kii hore aan kalaaban. Umul wuxuu ahaa ninkii Shariifka iyo dooladiisa Galeeyay, oo ka danbeeyay in dhalintaan al-shabaab ay meesha maanta marayaan gaarsiiyay hadana dhinaca kala ka soo jeesaday asaga oon ra'yigiisii iyo fatwooyinkiisii hore sixin........! lol @ macallin dugsi maahi!, waan ogahay taas or at least I didn't think inaad macallin dugsi tahay. Sxb, waan isku soo dhacnay oo intaas aad ka sheegtay labadaas sheekh ayaan ula jeeday!, sheekha kale waa Sh. Shible, labadoodaba waa culimo miisaan weyn kuleh diinta iyo dacwah salafiyyah, lakin markey siyaasad ka hadalkeed galeen ayey ceeboobeen!. Stil I do love them all, specially Sh. Shible for his detailed explaination of masaail al diiniyah. Kulli waa culimo salafiyah qaladkooda Alle ha u dhaafo.
  24. Adiga Macallinka ah sxb, maxaad ka dhihi lahayd: qofkii gaalnimo xayaysiiya ama si uun uga qayb qaata waa gaal!?. Xassaan fudeyd yar iyo dhiiranaan zaaid ah waan ku arkay lakin wax kasta daliil buu saaraa, culimo horena waa u tiiriyaa, tusaale horena waa soo qaataa!. Aniga labada ka soo horjeedda ee ganacsiga ku jirta ayaa igala daran, runtii!.