Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Ina Iley inuu tuug Alle ka furtay ahaa baa dadkii yaqaanay sheegeen. Farsamayaqaan koronto buu ahaa, weliba baalayaasha jidadka ayuu fuuli jiray.
  2. Kenyanka are desperate; waa jahwareereen. Waxay diyaaradahooda duqeeyeen kolonyo ciidamadooda ah. Dekeddana dorraad ayey 3 round ku rideen, Alle mahaddiise khasaaro ma jirto.
  3. ^ kadibna Xabsi, sida ku dhacday kuwa isaga ka horreeyay oo dhan!. Kaasaa Faarax Macallin xagxaganaya.
  4. The Zack;863486 wrote: Posting their dead soldiers' pics and smiling on it is a love miyaa. ? Kenyan-ka dhan ma askarta baqtisaa?, ma ogolaatay horta baqtigan inuu askar Kenyan yahay?, wax qaraaba ah ma ka dhex heshay?. Intaadan faqaaq dhihin wax hubso yaahee . Yaa dilay Sh. Aboud Rogo?, ma ogtahay in Kismaayo Kenyan wax ka difaacayaan?. ps. zakk-i hore intaa wuu gartee aaway?.
  5. ^ u sheeg Zack. dead invading foriegn soldiers offend you?. Dhibkaa ma yaro. Zack, Majorka KDFta aaba kaa run iyo sharaf badan!. Ma maqlin miyaa inuu qirtay baqtigiisa, shacabka Kismaayona calool jileec ka raadiyay.
  6. ^ Where did I say I hate Kenyans?. News-ka qaar baa ku dhibaya miyaa?. Sida ina Iley yeel oo kii xumaa baqtigiisa madaxa ka soo dhunko!. That is what I call true hypocracy.
  7. peasant;863388 wrote: I am just amazed by the fact that you stroll or strolled along on Nairobi streets peacefully but yet you manage to post the pictures of the dead KDF without shame or guilty at all. I personally find it very hypocritical. what guilt?, the kdf are in our soil and they are not there to distribute food. Waxba ha ka nixin, waxanna waa news.
  8. ^ 'us' ma 'we Kenyans' baa?. waa lagu waayey!.
  9. peasant;863344 wrote: The irony here, Maadeey supposedly lives in kenya! dabadeerna?. ps. 'supposedly' markaad tiri baad iila caqli badnayd!. Aaway police-kii aad igu dalban rabtay horta?.
  10. War illeyn kan Moonlight waa wax dhintay!. 2006 ma jirtay Azania?
  11. The Zack;863230 wrote: It appears shabab memmbers dragging other shabaab members for propaganda reasons. Very disgusting! All the baqti have their ID's on top of their bodies, check them out, some may be your relatives!
  12. ^^ Let's see!. Ps. ever heard of: 'Ixdal xusnayayn' ?. Don't ask me to translate!
  13. Asalaamu Alaykum, Yaa Jamaacah. Mahaan waaba halmaamay!, see tihiin?.
  14. Maqaallo Nala soo xiriir Amiir Nuur Xaaladda deegaanadii lagu dagaallamay ee Jubbooyinka oo saakay degen iyo Meydad lagu soo bandhigay magaalada Kismaayo.(Daawo Sawiro) Saturday, 01 September 2012 07:49 Caanogeel Waxaa saakay xaalad degenaasho ah laga dareemayaa gudaha iyo duleedka degmada Afmadow oo shalay illaa iyo xalay fiidkii ay ka dhacayeen dagaallo culus oo u dhaxeeya Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo Ciidamada Kenya. Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo habeenkii xalay dagaal kula wareegay degmada Afmadow ayaa Saakay waxay wararku sheegayaan inay halkaasi isaga baxeen, iyadoona weli aan la xaqiijiin inay dib ugu soo laabteen Ciidamadii huwanta ee xalay dagaalka looga saaray gudaha degmada Afmadow. Dagaal culus oo aan waxba la iskula harin ayaa shalay illaa iyo xalay ka dhacayay gudaha iyo duleedka degmada Afmadow ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka, waxaana dagaalkaasi Khasaare ballaaran lagu gaarsiiyay Ciidamada Kenyaatiga iyo Ciidamada Soomaalida ah ee la socda. Diyaarado Helicopter ah ayaa Kenyaatiga dagaalka looga soo riday, sidoo kale waxaa jira baabuur dagaal oo laga gubay, iyo kuwa kale oo bad qaba oo gacanta lagu dhigay, waxaana la filayaa in Taliska Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay faah faahin doonaan dagaalladaasi. Dhinaca kalena Meydadka Askar ka tirsan Ciidamada Kenya oo lagu dilay dagaalladii shalay ka dhacay gudaha iyo duleedka degmada Afmadow ayaa saakay lagu soo bandhigay magaalada Kismaayo. Boqollaal ka tirsan dadweynaha ku nool magaalada Kismaayo ayaa saakay isugu soo baxay fagaare weyn oo ku yaalla magaalada Kismaayo, si ay u arkaan Meydadka Askartaasi. Sida ay noo xaqiijiyeen dad ku sugan magaalada Kismaay, labo ka tirsan Meydadka Askarta la keenay magaalada Kismaayo waxa ay yihiin Askar Kenyaan ah, ladabada kalena waa Askarta Soomaalida ee Kenyaatiga la socota. Si kastba ha ahaatee dagaalladii cuslaa ee shalay ka dhacay gudaha iyo duleedka degmada Afmadow ayaa waxaa Khasaare xoogan lagu gaarsiiyay Ciidamada Kenya iyo Askarta Soomaalida ah ee la socota, iyadoona dagaalkaasi lagu dilay inkabadan 80 Askari oo Kenyaan iyo Soomaali isugu jira.
  15. The Zack;863170 wrote: wow Ma ka naxday!!?. Sorry, brov.
  16. http://p.twimg.com/A1sVqX5CQAAzW9H.jpg:large TAKBEER!!! [*Warning: Graphic image*]
  17. http://p.twimg.com/A1sWtICCMAAPO_f.jpg:large [*Warning: Graphic image*]
  18. http://p.twimg.com/A1tZpqTCAAA-Znx.jpg:large [*Warning: Graphic image*]
  19. http://p.twimg.com/A1sZEJtCUAA3lZE.jpg [*Warning: Graphic image*]
  20. Ciidamada KDF oo u soo socday inay Kismaayo qabtaan ayaa talo ka raacday, 3 diyaaradood waa laga soo riday, gawaari badanna waa laga gubay, ciidan badanna waa laga laayey iyadoo qaar ka mid ah dadweyne careysan meydkooda jiid-jiideen, sida caadada u ahayd Somaalida cadheysan!. Kismaayo iney qabtaan iska daaye iyagoo cagaha wax ka deyaaya ayyey Af-Madow ugu soo baqo carareen, hase yeeshee raggii ragga ahaa ayaa uga daba yimid!. Ila daawo:
  21. They only entered the town yesterday with a lot of caution, maxaa horay loogu geli waayey oo Ceel Jaalle loogu hakaday?. Magaalada ninkii yaqaanaa yaqaane, jidka xeebta oo Xamar soo aado wixii ka dhici doona soo ogaada!.
  22. Waa cajaaib in guul waaye la yiraahdo in magaalo nabdoon oo bashbash iyo barwaaqo ku nool oo gashay gacan cadaw (gaalo iyp Moryaan) aan u naxayn dad iyo duunyo. Afgooye, Balcad iyo Beledweyne waxa ka dhaca waad maqashaan, markaas in shacabka Marko saasoo kale ku dhacdo waad ku faraxsatihiin!. Dembiga kuwa dhibaatada geysta oo kale dhabarka u rita!. MMA markaan runtuu iska sheegay.
  23. "Kaariyoow ma iishoow uf qabiilka aad tiri rag ku uunsadaa jira"
  24. Been badanaa, anaaba xeebta baynuurto Scambo ka dabanooyo, no wonder there is not even one reliable source reporting this.