Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Xaa dhacay eebboow Oba, ma bilcaanaa asi?. Great pics, sxb. Mug kale maa aasatay Xamar?. Doonta maa wax ka saarantahay?.
  2. Ii akhri adiga gabayga, Xaajiga aun waa ku hurdoodaa!. ps. Suaal tacannut mise tacliim?
  3. Hadaan reer garowe aqaan, Xasanay ugu wada shubaayaan si Abdiweli PM u noqdo!.
  4. Juxa;866701 wrote: i wonder why maaddeey did not come to my defence? i guess cidaan reer abtigey ah have misplaced loyalty tut tut Sorry Juxa, waxaan ka baqay inaad jac igu dhejiso, fiiri l3 waxa ku dhaca caga gaabne!
  5. The term (calayhisalam) is used for Anbiyada!, as (wa calayka) for the Kaafir. Shall I quote from Bukhari?.
  6. ^ Banu Isxaaqaa reer Qardhoodka ka fiican maa ka waddaa?, NG salaantiisa maxaa u soo qaadatay? (salaamun calayka, intaadan mar kale maseyrin).
  7. Abwaanoow, ninaan asagaba isku kalsooneyn maxaad ku jeclaatay?. Lacagta ma loo soo celinaa tolow? Asaga iyo Mr. Bad gateba Farmajo iyo Y. Garad ey u tanaasuleen respectively, ma maqashay?.
  8. Asalaamu Calaykum. Malika, ha la ii daayo kama ciyaaree!,
  9. Oba, ma la yaabtay?. Farmaajo camp must be very desperate to fabricate been saan u cad!. Yunus, afkaaga iga leexi.
  10. Malistar, meeshaan ma xil*********naad ku ogtahay?, waa maxayna campain-ka?.
  11. 25000 waa beeso badan, dhowr xarumood oo doorada lagu xannaaneeyo bay ka dhisi kartaa Hargeysa, Burco & Gebiley!.
  12. Bannaan-bax hadduu ka celin waayey in la eryo, sidee kursi ugu celin karaa?. Kii hore looga eryay kursi PM aas ahaay, kanoo mid Presidente eh maas bannaan bax keeni karaa?
  13. Apophis;865967 wrote: ^^Finally you two meet.... yaa la raadinaayey?. Isra, I dont have a problem sharing my avatar, although Solers will have some difficulty differentiating us. Lakin assuming you are a bilcaan why use a man avatar.
  14. Wax weyn maaha, labadaan far iyo faraanti waaye, hadaad princible ku raacday waxaan dhib maleh.
  15. ^ How many times you need to disown him?.
  16. Maaddeey

    salaam

    Boqor Cusmaan iyo Cali Yusuf uu la galay, iyagaa keenay oo xeebta bandar qasim ka soo dejiyey iyadoo duudka lagu sido!.
  17. Sheekha-na ma JB aa la dhihi jiray?. Nephisaa meel iigu tilmaama! Jamaal ama Paragonaan u welwelsanahay, miriqdiisba maleh.
  18. ^ caqligiinna aan baroobeynaayey!.
  19. Oba, sey kaa noqotay barji hele!. Qof barbaar taageera maan kuula ekahay?. Identity-geyga saxdaa baanba kuu sheegaye!.
  20. Whats wrong with watching Hindi, every thursday - if I have time - I watch one of Amitji's movies!.
  21. Aniga doorashadaan ku jiraa, Abdiweli Elmi Goonjeex baan ahay, walaalaha Galgaduud baan mideyni, pirateskana waan fogeyni!.