Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^ maxaa isaga dan ah Kismaayo & inta?. Adba sheekooyinkaagii aad ku caan baxdayee khasiisnimada sowtaad iska deysay, maadaan kaa liitaa adoo weliba ciddii ah!.
  2. ^ taas waa isla fahannaye, the other part of my q. Ma ka ilduuftay mise?. Wax muqaddas ah oon 'al maxajjatu al baydaa' layluhaa ka nahaarihaa' ahayn ma leh, sxb. Barbaartana qalad kastoy ku jiraan, dhankooda aan ahay -xaaladaanoo kale-. (inaad -hadda- fahmeysidna ma mudaayibo! ) Ps. Kismaayo, maxaa halkan u keentay, hadaad jawaab ama comment ka heysid about that comment on that thread, xaadana mahaas uga dhiiban?.
  3. Ani bin adam aan ahay waan qaldamaa, waana qirtaa unlike (ehem) Adiga PL yaa xaq keligaa kuu siiyay inaad waxaad rabto ka sheegto, haddana sidii wax waalan u difaacdo markii dad kale wax valid ah ka sheegaan?.
  4. Tuug intaan tuug la dhihnuu tuug (dadka) yiraahdaa! ps. Waxaan ku keenay maahmaahdaas waa halmaamay!.
  5. The Zack;870156 wrote: Funny you support the other "FUFU's" enter Jowhar and Balcad, yet you don't want the Kenyan "FUFU's" enter Kismayo. What gets? If some one asked you the same question regarding your stance at the same but different cadaw that invaded our land, you wouldn't come with the balanced response of Oba, maslaxadda tolka ayaa ku indha tirtay; Goday iyo Dhagaxbuur onlftaad la jirtaa saa qaddiyadda tolkaa loo dirirye, Kismaayo iyo Diifna KDF saa iyagaa maslaxadda tolka ku jirtaaye!. Cajiib bil-marrah!.
  6. Sxb, ha xanaaqin, pm ka hor waxba kama aqoon (there's no reason) lakin after that I know every thing about him, that particular incident, voa aan dhegeheyga uga maqlay, lalabaa i qabatay!
  7. ^ weli Radio Andalus aa laga dhegeystaa! 8-) Shimbir, Shabelle.net haddey been u bareerto ma soo guurinee adna?. Markii hore ayaad qaldataye mar kale ha ceeboobin ma garatid?, mise ceeb waa laba afmaroojis?. Kismaayo marey noqotoba waa la qabsanaa, lakin tan afka ah naga daaya. Ka fiiri amiirnuur.com sida ay shabelle ugu baashaalaayiin!
  8. Waa saas Ninkaan waxaan nacay markii Kenyanku laaluusheen Operation Linch (muu ahaa?), eee asaga iyo Shariif dhowr mar kala hadleen, kadibna Odinga u yeeray ee loo meeriyey wixii la dhihi lahaa!.
  9. I assumed wrong markaas, waxaan mooday dadka jaamacadaas halaambeey ku qaaday inuu ka mid yahay! Intensive online fadhi ku dirir class in Mooge ii dhigo waaye!
  10. Lool, fadhi ku dirirka ma shhegon miyaa inuu Jaamacadda geeska Afrika wax ka dhigi jiray?. Ps. Where did I speak ill of the man?, ma adigaad i moodday?
  11. If you say that was freedom of speach, I say Muslims' part is freedom of action!, you don't loke it, cool. I was only showing I didn't like yours either!.
  12. ^ why is that?, the guy was in Bosaso, teaching, before Farmajo enlisted him in his cabinet. Shimoow saan dhan qatar u noqday?.
  13. Apophis, wax kasto inaad ka hadasho (cilmi u lahow ama ha u lahaan) ayaad caado ka dhigatay, almost every thread waad ku jirtaa!. Taas leee wax ku qaado. Raamsade, abkey doolli diloow.... Heeee?. Allihii ku abuurtay aa wax ka sheegeysaye, the great Malcolm X. Aka Maalik Shabbaaz maa u daahee?.
  14. Maxaa ku soo geliyey hee sheekada waraa!. Adiga sow ma ogid inaanan kula doodin kadib markaan arkay inaad jid iyo jaho toona lahayn iyo hadaladaada is burburiya daa'iman!.
  15. Shimbir, markaan ma naga hubtaa?. Thread-kaagii hore oo isla magaac lahaa ma ka istaaqfuralaysataya?
  16. ^ Sabr!. Ninka in la xiro maa ka soo horjeeddaa?. Nothing that was not Deen in the time of the Nabi won't be part of Islam. Period!, next you will saySuch and such Ayah waxaa nasaqay article this and that of the UN. alyawma akmaltu lakum diinakum.... Ma ku soo gaarin miyaa, duqa?.
  17. ^ Innaa Lillaah. Gay marriage, adultry not being a crime is part of Islam; miyaa hadda?.
  18. ^ Generaal-ka naftiisaanba patriot u aqaannaahe ka warran?.
  19. Tmor, waa kaa qaldan tahay, Ictisaam aka Itixaad iyo Islaax waa arch enemies.
  20. Her patriotic songs are enough, drd dulmigiisa halaga diriro sow iyaduba daw maaha?. Kaaraamardha iney 'eryaay eryaay' iyadoo garbasaarta bitineysa ka lahayd sow maad maqal?.
  21. Magool xaad ka rabtaa?, patriot ma waxaa u diiday iney faq.ash yeysan soo noqon tiri?. Sheekha waa awliyo Ilaaheey, inuu ka nasto hawlaha oo cibaado ku mashquulo waa suurta gal, lakin dawlad faajira oo gaalo dulleysato ma gelaayo, abadan!.
  22. Ma dadka laba shilinoon is lahayn jeebka ku sita?, ma ka wadaadka miskiinkaa ee masjidka Gaarisa ka report-gareeyey police-ka, kibaandha la'aaan darteed, ma ka musaafirka jigjiga soo mara haduu u garto inuu qoladeyda yahay laaluush ka qaata ama waa argagixiso waaye yiraahda!, ma..ma...ma?.
  23. Apophis;867373 wrote: Will you and co join the fold now? Depends, haddii kii xumaa soo laabto as PM dagaal bey noo ahaaneeysaa!!.
  24. Abwaan, celebrationka wuxuu noo bilaabanayaa marka Abdiweli wax bariddiisa inuu ku laabto lagu qasbo!.