Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. No, not that "cashar". Mar dhow sow isaga laftiisa maad difaacayn?. dhaqan fiican maaha pm inaad halkan keentid.
  2. Adiga weligaa siyaaro ma tegin?. Dariix waxay carabtu dhahdo waaye, qabriga iyo areadiisa bay dhisaan oo qolqollo ka sameeyaan.
  3. Xadathani qalbi can rabbi., Oba, adigaba clubka iyo masjidkaba sow iskuma joogin!. Gar aad naqee oo kugu naqsan!.
  4. ^ in talyaanku taar (radio) u keeneen, aqbaarta intuu sii ogaado wax samada looga qabro iska dhigi jiray!, sawirro iyo dukumintiyo kalena waa la hayaa. Qaadiriyada waa dariiqo baas oo shirkiga iyo bidcada ka sokow waxa la moodaa in loo abuuray in danaha gumeystaha ilaaliso!. Itobiya waxa ka socda fiiri. ps. Sh. C.qadir barii' buu ka yahay kooxdan baas.
  5. Habari, Malikatee. The big day is Heathrow.
  6. Uways iyo dariiqadiisaba inay xiriir dhow la lahaayeen gumeystaha Talyaaniga baa caddaatay. Qabrigiisa cajaaibaa lagu soo arkay!.
  7. Mudaaharaad calanka sl (tawxidka ka maqan) lagu gubo mar dhaw ka filo Jijiga iyo Garissa.
  8. ^ intaadan u camirin, ma Amisom'tuu ka mid yahay weydii?.
  9. Taleexi; markey pl aheyd 2000kii ilaa hadda dhib maaheyne maanta maxaa dhacay?.
  10. Guri Barwaaqo waa qoraa sare, lakin nin duriyadda ah laguma aamino Sayidka inuu xukumo. Waxaanse jecleystay markuu Hadraawi iyo 'dabahuwan' ka difaacay mid duf ku baxa ah (khaalif tucraf) oo daldalloolo u yeel is yiri. Haa, sayidku sheekh cilmi iyop camal isku darsaduu ah, hogaamiyena wuu ahh halgamaa ah, qaladna leh sida aadmiga kale, hadduu xer iska ahaan lahaa mawlac uun isaga jira hadda laysma weydiiyeen 'ma sheekh buu ahaa'. Halgankiisa iyo dagaalka uu Soomaalidii ka soo horjeesatay ku qaaday ayaa keentay in dadka qaar magacyo ugu yeeraan. Shixiri iyo Muse Ingiriis iwm. dartoodna waaye.
  11. Che -Guevara;871955 wrote: lool@Yunis. Tillamook will be have happy to know that. Macallinka....I didn't do anything. The man kept insulting some dead guy and accused of being pedophile. I merely asked him to present any evidence to serious charge. dear Che Waa ku salaamay, yaa waaye ninka la ban gar-eeyay?
  12. ^ waakaa zack-ii aan naqaannay. Waa inaan dhihi lahaa uun.
  13. Waxaas ma kala jeclo dadkaan, Hiiraalihi Yuhuudaan keensaneynaa lahaa, Madoobihii Aargoosatadi bil la dabayy weriye xumoo Kenyati ah siiyey iyo Morgan aa uga daran waxa kula weyn.
  14. ^ what happened?. Ayaantaan Kismaayo iyo kistaa iyo karbuunadaa aan ku mashquulsanaa?. ps. Xalay in tfg ****** madaafiic ku garaaceen xaafadaha qaar baa i soo gaartay
  15. ^ Thanks, lakin weli ma waxaas baad ila dabasocotaa?
  16. Mario, I was talking to Abtigiis and his belief of how one should be when joining Shabaab, read it Ayoub quoted him above. Smoking, listening music etc is a sin, I have never come across any hadeeth or any scholar saying if you sin you cant tak part in good cause whether its struggle or propogating Islam. Ayoub
  17. ^ you are giving evidence that Shabaab are awliyo Alle oon amarkiisa marna khilaafin. Intaasaa muhiim ah. Ngonge, criticising is good, how else would I know of my fault?, but you could have said 'little knowledge' instead of 'sprinkling'. Wamaa uutiitum minal cilmi illaa qaliilaa.
  18. Waraa Mario, which other name do you use horta?. Ilm is baxrun laa saaxila lah, every one even the most knowledgeable learnrs knew things of deen. Suaalaha threadka kale ka jawaab, I dont expect you to know, ask sheekh google at least!.
  19. Asalaamu Calaykum Safar khayr leh, juxa!. Noo soo ducee. who is this Koore lurking ayaamahaan dhan ma "CIA operative" baa?.
  20. ^ Oday waxbadan Malaysia deganaa (one of first Somalis to settle there) oo haddana sidaan Af Soomaali u qoraayo, see camal MMA yuusan ku maqlin!.