Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. warku ha dhamaadee: 'dhakhda xumi..' yaad u jeeddaa?
  2. ^seenan u fahmin!, magaca yuusan ku qaldin
  3. Alshabaab, hadda waa in magaca laga beddelaa waayo waxaa ku soo biiray 70 jirro uu ugu horreeyo: Sheekh Xasan Turki, hadda ayay Sayyidka uga dhowyihiin intii hore
  4. ^Af-lagaadada jooji waryee, Sayyidka, Awoowayaashaa ayaa iyagoo Gaalo la jira la dagaalaye!
  5. Wararka naga soo gaaray magaalada Nairobi ?? in la soo dhoobay ciidamo tiro badan oo Soomaali ah kuwaas oo sida la sheegay daacad u ah DFKM xaggee la soo dhoobay? sida ay Halgan.net ku heshay ilo xogagaal ah Afnugaal
  6. Xiin, nin baad si qalad ah 'Micno-yare' ugu bixisay, magacaas-hadda-aduu kugu raayaa!
  7. ^meesha madaafiic ayaa laysku ga(dh)aacayaa, adna (dh) & ® baad ka hadleysaa!. waa kaase, bal qosol hadda, waanigaa ®dii (dh) ku bedelaye
  8. Waxaa maalintii 3aad weli socda dagaalkii qaraaraa ee billowday 10ka bishan, waxaana la is hor-fadhiyaa labada buundo ee magaalada, iyadoo madaafiicda la is weydaarsanayo. Wixii ka soo kordha dagaaladan, kala soco boggan.
  9. Maaddeey

    Salaan

    ^^inaas Abkoow ugu aaddanyahay ma dhici kartoo?
  10. Having said that, one needs to shake hand with the reality on the ground Puntland=Big State GalMudug=Xaafad Galkacyo ku taal How realistic is this proposed merge?
  11. Wararka naga soo gaaraya Magaalada beledweyn ee Caasimadda Gobilka Hiiraan ayaa tibaaxaya inuu dagaal qaraar oo hubka noocyadiisa kala duwan la isu adeegsaday hadda ka socdo bartamaha magaalada, Ilahaas lagu kalsoonyahay ayaa warka ku daray in dagaalku u dhexeeyo qolyaha 'Baadhiniyada, Qubuuriyiinta ah' oo kaashanaya xoogagga meel ku gaarka ee uu hoggaamiyo D/geed. Isha Warka: Yoobsan News
  12. Maaddeey

    Salaan

    oo haddana Jaalle Siyaad soo saartay!!
  13. Juje, hadaanan wareysay warkaas ma sheegeen! Waxaa ka mid ah Nin Tagsiile ah oo iiga warramay isbaarada Hebelkaa hebel Farey ee Warshadda Kabka, wuxaa joojiyey ciidankiisa, waxaa dhex-martay sheekadan: Moor'yaanta: Mujaahidiintii ma ka hartay Tagsiile: Weligey Mujaahidiin ma raacin Moor'yaanta: oo Hadda Gaalada ma la dagaaleysid? Tagsiile: Maya, Allow aan Gaalo la dagaalin! Moor'yaantii oo arkay in tagsiiluhu Baakad Sigaar jeebka ugu jiro: OO sigaaraad cabtaa Tagsiile: Haa, ma rabtiin 'xabad xabad ayuu u qeybshay!' Tagsiilihii wuxuu is weydiiyey hadduu dhihi lahaa gaalo waan la dagaalayaa waxay ku sameyn lahaayeen! Shacabka waxa ka daran Dhac, Dil & Handadaad ee Shabaab ku sameeyaan waa maxay?, Xijaab ha la qaato, garka ha la deysto, surwaalka ha la laabto, Jaadka magaalada kala baxa, raadiyo Muqdishow yaan la dhegeysanin, Filimaanta Anshax xumada yaan la daawanin, maxaa kale??
  14. Sideyku dhacday in award la sameeyo iyadoo 2009 dhamaanin?, GAW & GASH ma leh
  15. Xiin, Ahlu Sunna-ha waxaa lagu yaqaanna sida Shaykhul Islaam sheegay iney soo xigtaan 'MAA LAHUM WAMAA CALAYHIM', waxaa ila qumman inaad baxthi yar sameyso eed aqwaasha culimada wixii ku soo arooray mas'alada wada keento, hadaadan saas yeeli karinna adi lee waaye!
  16. Shacabka waxa dhibka ku haya waa la yaqaannaa, waa kuwa aad Dawladda u taqaanaan, oo dhac, dil & xumaan oo dhan u geysta!, kolley 2diinna Xamar waa la idiin degganyahaye, Shacabka wareysta, markey Wiilasha yar-yar eed Khawaarij u taqaannaan u yimaadaan ayaa neefta ku soo noqotaa!
  17. ^wixii la yiri maxaa halkan keenay?, arrin walba booska ay leedahay uga hadal yaaqay!. Waa yahaye halkaas noogu jooji.
  18. ^^Sheikh Albani Raxmatullahi Calayhi, Kitaabkiisa Saxiixu Ibn Xibbaan, wuxuu ku sheegay in Camaliyaat Al- Istish-haadiyyah laga qaadan karo isagoo xadiis sharxaya, bogga & ereyada dhabta ah ma hayo, ee Sh. Laba-X ha noo raadiyo!, sidoo kale Sh. Suleeymaan Al Ulwaan -Fakka-llaahu Asrah,iney banaantahay ayuu sheegay, kadhaalika Sh. Qardhaawi.
  19. ^JB u sheeg taas. Somalinimada waa sax, waxaanse ka wadaa 'land'ka aad gadaal uga dartiin! ee inaad Somali tahay waan ogahay!
  20. ^lol, did u share a Tv with qof marqaansan!, dont let them get hold of the Remote Ctrl!
  21. waa ogahay, ee waa haddii.. koonfur, Cambaha waa tubeey taano, Sl-na haddii Bilcaantu ku wallacdo waa kuu dhamaatay!, isn't that good reason to come back to Somalinimo
  22. Wareysigiisii BBC-da intuusan dhiman ka hor ayaan dhegeystay, Masha Allah, Alle ha u naxariisto. Ps. Siyasi kale oo cimri dheer oo beri dhow la wareysanayey -oo Ra'iisul Baarlamaanka SL miyaa ma ogiye- isna wa iga yaabiyey!. Waxaan hubaa haddii Koonfurta hagaagto in goosi uu jiri doonin!, Xaaji Xunjuf meeshuu geli lahaa baa la rabaa markaas!
  23. , lool sxb kaftanka & dhabta kala saar!, anigu difaac uma waayinoo waaniga caddeeyey sidaan qabay, inta dambe iney ka daba-tuur tahay waad aragtaa, sxb, inaad qaraabo noqotaanna dhib maleh, sababta inaad i weydiisaan ka jeclaan lahaa, wax kale maahee, dhowr mar ayaad soo nooleysay thread-kan, mar kastana ama Juje waad difaaceysay ama magaciisaad sheegeysay! kasteey?. Xasuuso thread-kii Taariikhda Sh. Xasan, wax badanoo qalad ah ayaad sheegtay oon si tartiib ah uga wada hadalnay, wnaag maahane wax kale kuguma ogi, Ixtiraamna wan kuu hayaa, sxb. juje, kaftanka waa ila fahantay, runtii 3 mar ka badan ayaan qoslay,
  24. Abwaanoow, Sh.Ahmed & Sh. Xasan,(& Qoyska reer macallin Daahiroo dhan) ma ogi sababta aad Sheekhnimada uga xayuubineyside, waa dad wan-wanaagsan, Ahlul Khayr ah, xaafidul Quraan ah, Culimada dhanna IA waa sidaa, qaabka wax loo wado ayay ku kala duwanyihiin. Juje mas'alo Dini ah ayaa la isku qabsaday ma dhihine, wuxuu sheegay 'Khilaaf tafsiir' wax walbuuna noqon karaa, waa maxayse mas'alada Dini-ga ah ee Sh Ahmed oo mutamakkin, Diktooraah heysta, waagiisii horena xalaqaatka cilmiga wax ku soo bartay & Xasan M. Mohamud oo Xaraki ah isku qabsan karaan?. Ps. Juje ma ilmo-adeer ayaad tihiin?