Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Ina Cali Shire was exiled to Seycheles, markii dantiisii laga gaaray! farcankiisii oo gaalo ah ayaa jaziiraddaa jooga!, waa natiijada gumeysi raaca iyadoo Saldanad la raadinaayo!
  2. ^Sxb, adaa Abwaan ahaaye, I fail to see the funny side of this post, bal ii bidhaami haddaad fahantay?
  3. 'I think inay habboon tahay in warkaasi jiro'.. wax miyaad ka tagtay?? warka isma saarra, ee ii macnee, pls. Shabelle & HornAfrik, waa 2da loogu dhegeysiga badanyahay Xamar & agagaarkiisa, ujeedka hadalkeyguna sida aad u tiri maaheynoo waaniga 'Maya e..' ku billaabay jawaabta, ee war reality-ga Xamar ka jira ka fog inuu yahay len caddeeynaayey.
  4. Shabelle: MUQDISHO. Xildhibaan Saalax Badbaado ayaa waxaa isku dhiibay Xoogaga Dowlada kasoo hojeeda. Saalax Badbaado oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa uu maanta isku dhiibay Xoogaga Dowlada KMG ee Soomaaliya kasoo horjeeda. Mudanahan ayaa sida wararka qaar ay sheegayaan waxaa maanta laga waayey Hoteelkii uu ka deganaa Gudaha Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya sida ay sheegeen Mas,uuliyiinta Dowlada ka tirsan. Wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaan inXildhibaan Saalax Badbaado in uu isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab. Dhageystayaal wixii warar ah ee kusoo kordha dib ayaan idin kugu soo gudbineynaa.
  5. Haddaad i deyn weyday, Shabaabka waxaan ku jeclaaday Khayrka ay wadaan oy ka mid tahay 'Al Amr bil Macruuf wannahyu Canil Munkar', in Qabyaaladda oo Soomalida halakeeyey, tir-tirayaan oo Qabaa'ilkii awoodda is bidi jiray-including urs- kabteey ma aragtay lagu riday, & waxyaaba kaloo badane, Adigu beenta & Tashabbuc bimaa laysa fiika kugu watta?
  6. Ngonge, Option kale uma furna miyaa dumarkan?, iyaga & kuwa xeryaha qaxootiga ee Xamar jooga yaa baahan?, mise waxa been ah in Fuxshi & Baahi isku xirneyn?
  7. agagaarka masjidka Sheekh hebelkaa Suufi (wasiirka awqaafta) wadada dugsiga h/dh Sh. Bashiir
  8. ^Bes Bes, igaarkeey waxaad rabto soo 'copy & paste'garee, mar lee i dhaf! Ani maa i warsanee inaan: 'strong Shabaab ama weak one' aan ahay?, xukun i saar noo, adaa i arkaayee
  9. JB, sanad wacan. Bollywood Stereo ma taqaan?
  10. Originally posted by Kool_Kat: ^LOL@Hargeysa rose maka baxaa? Good one walahi...Mayee qoriyaa kaboxo... shalay-maantaan oon Hargeysa tegay waa yaabay!, bacdal-duhur aan waxaan arkay dhowr nin oo wax aad mooddo Fiyoore 'Fiore' wata, 'bac aa ku dedan caleenta, laamihii oo waaweynna waa muuqdaan' waxaan is iri nimanku Romantic-sanaa, minaan si fiican u dayayba wuxu waa Jaad!
  11. Originally posted by *Ibtisam: I have my Burka on today Masha Allah
  12. Originally posted by Dajiye: quote:Originally posted by Maaddeey: ^what do u think? On a different note, sheekada aad troll-ka ku qortay source-geeda ka daba gee I think you shoudld come out and say it loud. Are you a strong Alshaab, or a weak one? As for the story, you can google it badowyahow ,,, Anigu waxba ku fali maayee, adaan kuu diidanahay inaad sheeko kale ka dhigto inaad adigu leedahay! waxaan hubaa meeshaad ka soo 'copy and paste' gareysay ay ku qorantahay: 'An acknowledgement to this site would be appreciated' ama wax la mida.
  13. ^Zack, adigu muran badnidaa, war aan sal & raad lahayn intaad soo qortay ayaad weli is giriirixineysaa, waxa la yiri: 'Ahlu Makka adraa bimaa fiihaa'. Abwaan, maya e war aan sugneyn oo haddana laga soo xigtay Dhanaan oo isna ka soo xigtay: Telefishano caalami ah oo soo xiganaya illo wareedyo hoose, isla markaasna warsidayaalka Xamar eysan sheegin maxay kula tahay?
  14. Shabelle: MUQDISHO Dhaq dhaqaaqa Mujahidiinta Al Shabaab ayaa sheegay in qarax gaabta ka dhacay Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdish oo fariisin u ah ciidamada AMISOM ay ku dileen saraakiil ka tirsan AMISOM iyadoo uu beeniyay Afhayeenka AMISOM. Afhayeenka Xarakatu shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Max’uud Raage oo la hadlay Saxaafada ayaa waxa uu sheegay in galabta casirkii ay gudaha dugsiga Tababarka Xalana ee Magaalada Muqdisho ay ku dileen saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidamada Midowga Africa kadib qarax uusan faah faahin xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay ka fuliyeen dugsigii tababarka Xalane oo ah fariisinka ugu weyn ciidamada AMISOM Sheekh Cali Dheere waxaa uu sheegay in qaraxa uu ka dhacay goob ku dhow bada islamarkaana ay ku damaashaadi jireen saraakiisha AMISOM isagoona intaasi raaciyay in qaraxa galabta uu ahaa mid guul u soo hoyay Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. “Waxaan ugu bishaaraynaynaa umada Soomaaliyeed ee islaamka in galabta xarakada Al Shabaab qarax barakaysan oo ay ku baqtiyeen saraakiil ka tirsan AMISOM ay ka fuliyeen fariisinka ugu weyn AMISOM ee magaalada Muqdisho, waxaana dib ka soo sheegi doonaa qaabka qaraxa loo fuliyay iyo qasaaraga dhabta ah ee soo gaaray gaalada ku sugan Magaalada Muqdisho”ayuu yiri Afhayeenka Al Shabaab. Sidoo kale Afhayeenka Ciidamada Midowga Africa Gaashaanle Bariijiya Bahuuku oo Shabelle la hadlay ayaa waxaa uu beeniyay in galabta qarax ay xarakada Al Sahbaab ay ku fuliyeen saraakiil ka tirsan AMISOM isagoo sheegay in Al Shabaab ay ku jiraan dagaal afka ah oo ay u adeegsanayaan dhinaca warbaahinta. “kkkkk, Waxaan hadalkaasi ku tilmami karnaa waali, maxaa yeelay dadka sheegay in qarax ay ka fuliyeen xarunta Xalane waxaan dhihi karnaa waa dad marqaansan oo cunay qaadka loo yaqaan miirow,waana been abuur, mana jiraan wax weerar ah oo lala beegsaday xaruntaasi iyo wax qasaare ah oo soo gaaray ciidankeena”ayuu yiri Bahuuko. Afhayeenka Xarakada Al Shabaab waxaa uu digniin u diray wadamada Burundi iyo Uganda oo ciidamo ay ka joogaan gudaha wadanka Soomaaliya isagoona sheegay in hadii ay ka bixi waayaan gudaha dalka wadamadooda loogu celin doon Naxash islamarkaana loo barooran doono sida uu hadalka u dhigay. Xariiro kala duwan oo aan la sameynay dadka ku dhaqan agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegeen in uu jiro qaraxa ay ka maqleen dhinaca xalane oo ah fariisinka ugu weyn ciidamada AMISOM. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  15. Naden, raalli ahaaw, meel kalaad ka kulashahaan u malaynaa.
  16. ^what do u think? On a different note, sheekada aad troll-ka ku qortay source-geeda ka daba gee
  17. War aan la rumeysan karin oon source lahayn baad soo qortay, wax kale ma jiraan, isdeji. ..halka Sheekh Xasan Turki ku dooday maamulkasta oo loo sameynaayo Jubooyinka inuu ku dhisnaado qabiilada dega deegaanka. ^^Sheekha sidaa kama suuroowdo.
  18. ************edited************** [ February 12, 2010, 06:52 PM: Message edited by: Admin ]
  19. Iney tuugsadaan aa loo qaatay ama gaajo u dhintaan! Ilaahey ha bad-baadiyo.
  20. Waryaa JB, Niqaabku waa mas'alo fiq-hi ah, waana ma waajib baa mise maya, Muslimiinta ayayna u taallaaye, maxaa kaa galay adi?
  21. Juje, billaahi Calayk, ma waxaad rumeysantahay in Shabaab Bakaare & dayniile ka dal-dalanayaan sida website-ku sheegayo?