Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^Alla! nin Xiin yaqaan baa yimid markaan Shaykhul Qabeelah u bixiyey ma dhoweyn
  2. A & T, Xaggeen isku khilaafay? waxaan ku soo cel-celiyaa 'Shabaab & Qolo kaleba WELIGEEY qalad aan ogahay kuma raacin' Xiin & Adiga waxaad isaga mid tihiin in aad newbies-ka Bully-gareysaan*, waana 'trend' Sol lagu yaqaan, Xiinna Post-igii ugu horreeyey ee uu ii jawaabo ayuu damcay inuu i handado, anna 'MAYA' ayaan far waaweyn ugu qoray, haddoon ilko dhacsadayna uma joojinaayo, hadal Iskoordo ah & qabyaalad, Habar Caay, Eeddo caay, Fudeyd & Qalad cad oon 'Apology' laga bixin, intaas & in kaloo lagu daray, waqtiga yar een Sol joogay ayaan ku arkay 'haddaan Archive la soo qufo energy u heyn lahaa' _________________________________________ *wuxuuse ku dheer yahay qabyaaladda & beer laxawsiga 'K' ayaan isku nahay Ps. Kitaabka 'SIYAR'ka Dhahabi waxaa ku qoran waa' ay is dagaaleen Cubeydiyiinta & Khawaarij ee Culimada Sunnada ka dhinac dagaalameen Khawaarijta,weliba khawaarijtu markay Chance u helaan Ahlu Sunnada ayay warjaafi jireen saasooy tahayna weli Culimadu waa ka dhinac dagaalamayeen! Arrinkaas Imaamka Tacliiq ayuu saaray ah: 'AL CUBAYDIYUUN CADDUWULLAAH WA RASUULIH WAL KHAWAARIJ CADUWWUL MUSLIMIIN' Intaas Xiinoow ma fahmi weyday??
  3. ^Hounslow aa London eh yaa ku dhahay? TW is for Twickenham, Outside London eey ahayd markii iigu dambeysay
  4. ^^hadhow baa la dhihi Shabaab, 'Tactic' & 'Diplomacy' ma yaqaanaan Algerian Cafe noo raadi laba sabab dartood: 1) Sawaxankooda ayaan ku qarineynaa sheekadeenna (wax Soomali ka qeylo badan iyagaan ka arkay ) 2) Shaahi bi'nac-naac raqiis ah ayay hayaan
  5. ^lool, khasab ma aha in dadka i yaqaanna oo dhan wax kasta iga og yihiin. Tan Kashafa is a 'dilemma' haddaan rog-rogay inaan ka aamuso -at least- (Halkan) ayaa ii soo baxday. Inaad i fahantay sow maaha sababta aan 'deal'ka u wada geleyno?
  6. Aadaalle aadaa Soo joog ninkii laga waayo....?? Kashafa, wlc back
  7. Subaxaanallaah, Innaa lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun..'Allahummaghfir lahu warxamhu wacaafihi wacfu canhu wa akrim nuzulahu wa adkhilhul-Jannah..'
  8. Xiin, adiga da'daada & dhaqankaaga isma leh! habaarka A & T, waa hadduu Gaalada soo raaco, isagaana hadal cad ku yiri: 'WAA LA ISUGU KIIN TEGAYAA', haddeysan -runtii- wax kaa halleysneyn Eeddadaa Adeerkaa qabi jiray har & habeen meeshaan ma keenteen, ee ninyahow ceeb la dhuumo.
  9. ^ha taageerin laakin Gaalaa adinku soo duuleysa ee wax yar suga waa sidee? and my name is Maaddeey. Edit: Anigu Sherban Shabeel & Johnny_B ayaan dhaqankooda qaar (halkan) jeclahay, taageeraana, haddaba ma GAAL baan noqonayaa, mise 'supporter' u ahay?. Alshabaab waxna waa ku qaldanyihiin waxna waa ku saxsanyihiin, waxa ay ku saxsanyihiin een ku taageersanahayna iyaga hortood ayaan ogaa, taageensanaana, sidaa darteed ma oggoli in la i yiraah: 'Shabaab' ama 'Shabaab Supporter' midna, La Parolla e Pianco??
  10. A & T, horta 'd'da shid waxaad kaloo rabto sheege, adigu Shabaab waad ka sii liidataa illeyn mar dhow ayaad lahayd Adduunkoo dhan ayaa isugu kiin tegaya, waxaan kuu rajeynayaa in adoo BUSH, BROWN & Bakhti la socda Xabbad Mujaahid kugu dhacdo, kadibna lagula soo bixiyo saa 'Al mar'u maca man Axabbah'
  11. ^Waa runtaa, lakin Juje ha isku taa-taaban haddii kale 'Dhubad's Gang..' thread cinwaankiisu yahay filo dhowaan
  12. ^I'd -really- like to meet u Dhubad., waan kaa qaaday sxb, Shabaab weli waan taageersanahay, taas micnaheedu maaha inaanan waxba ku diiddaneyn, adigu bunduqii ma iska dhigtay?
  13. Bal kaalaya, Admin-ku cinwaanka ma Edit-gareyn karo miyaa?, maxaa magaceyga meesha keenay, seen yeelaa, "Report Title" meesha kuma taale? :mad:
  14. ^Adigana, where r u @?: Saxafi, Naasa-Hablood 1,2 or Amira? mise Villa-da kama soo baxdid?
  15. ^War Cawaaloow maad Admin-ka & meelahaas gal-gashid sidanu si maahine?
  16. ^^I'm glad i could help now a bit of shaqal dheer and shaqal gaab (long vowel, short vowel)and u can take on any one be it Xiin or A & T Mock them with every thing but please don't mock them with the Sunna. On a different note, I know some one who knows you, markaa ma ballannaa si aan 'deal' u galno?
  17. ^^Haa Ngonge, waa Diin, you know 'surwaalka gaaban' is sunna!
  18. Ngonge, sidaad u fiicantahay ayuun baa markii DIIN laga hadlo isku dar-darsantaa, mas-sabab yaa turaa?
  19. Ngonge, lecture dheer maba qoro, yaad i moodday?, teeda kale jees-jeeska maad iska deysid, mise Saudi Arabia aa carab shimaagh leh ku*****??
  20. ^^Xaafadahaas maa ka qaraaban jirtay? Juxa, dadka ha la laayo maa iga maqashay si aad 'muxaadaro' ku saabsan iigu dhigtid?, Gaalada hadda ma sida Gaaladii waqtigii Rasuulka (SCW) & Saxaabadii (RC)ayay xukumka Islaamka ugu hoos noolyihiin?
  21. ^^ma waalatay, ninku Roobow maaha, ee waa Ali Dheere. Geegiis-na ma dhowa Inshaa'al Mowlaa, waxay ku gaashaamanyihiin: 'XASBUNALLAAHU WANICMAL WAKIIL'
  22. ^^loool Geel_Jire, Koostaato= lama helaan filayaa kalaankal= same Busteeki=Steak Warya-warya=lama helo lakin Kirishow mirish 'Tiribbo' ayaa la helaa oo waxa jira nooc la yiraahdo 'Turubbo' waa tiribbadii oo Suqaar camal loo sameeyey Furulaato=haba sheegin Inta badan hilibku waa: 'CASAAN & CADDAAN'
  23. Muqdisho oo laga xusay maalinta Afka Hooyo Munaasabad lagu xusayay maalinta Afka Hooyo ee 21-ka Febraayo ayaa waxaa lagu qabtay Hotel Sahafi ee magaalada Muqdisho. Waxa qoray VOA News | Washington, DC Axad, 21 Munaasabadan oo ay soo qabanqaabiyeen Naadiga Hal-abuurka iyo Qalinlayda Somaliyeed ee loo yaqaan Somali Pen ayaa waxay isugu yimid aqoonyahano wax ka qoray afka Soomaaliga, qaar ka mid ah macallimiinta wax ka dhiga jaamacadaha magaalada Muqdisho, xubno ka socday abwaaninta Soomaaliyeed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka Benaadir. Xuseen Sh. Axmed Kadare ayaa ka mid ahaa dadkii halkaasi ka hadlay isagoo ka dhawaajiyay in afka Somaligu ka kooban yahay 2 lahjadood Maay iyo Maxaa Tiri. Kadare wuxuu sheegay in baadhitaan ay sameeyeen lagu ogaaday in lahjadda Maay-du tahay tan asalka ah ee Af-Soomaaliga. Xuseen Sheekh Axmed (Kadare ) oo ka tirsanaa guddigii wax ka qoray Afka-Soomaaliga ayaa mar uu ka hadlayay marxaladihii ay soo martay qorista afka-Soomaaliga wuxuu sheegay in markii ugu horraysay ee ay ka fakaraan qorista Af-Soomaaligu ay ku beegnayd sanadii 1958-kii, iyadoo guddi ilaa 5 qof ka koobnaa oo uu isagu ku jiray ay isku maan dhaafsanaayeen nooca ay noqonayso farta lagu qorayo Afka Soomaaliga. Mustafe Cabdulaahi Dheeg oo ah barre wax ka dhiga jaamacada Muqdisho oo isna munaasabada ka hadlay ayaa ku dooday in Afka-Soomaaligu aanu baabi'i doonin mustaqbalka dhaw. Abwaan Saciid Maxamuud Xarawo oo ku hadlayay magaca abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in marka laga hadlayo af soomaaliga iyo kaalinta abwaanadu ku leeyihiin uu doorka koowaad soo galayo abwaan Cali Sugulle oo lixdamaadkii sameeyay heesta caanka ah ee lagu magacaabo (AF QALAAD AQOONTA MIYAA ) taasoo uu sheegay in heestaasi ay muran wayn ka dhex dhalisay wasaaradii warfaafinta ee xiligaasi jirtay gaar ahaan ku simihii wasiirka wasaaradaasi iyo abwaan Cali sugulle Munaasabadan ayaa intii ay socotay waxaa isagoo jooga magaalada Burco qadka taleefanka kaga qayb qaatay abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo isagu qaybihii bulshada halkaasi isugu yimid kula dardaarmay in la bad-baadiyo afka Soomaaliga maadaama uu yahay kan kaliya ee guud ahaan Soomaali wayn ka dhaxeeya. Gabagabadii gudoomiyaha naadiga Somali Pen ee koonfurta Soomaaliya C/naasir Yuusuf Macallin ayaa shahaadooyin ku gudoonsiiyay qaar ka mid ah ururrada bulshada rayidka oo isugu jira rag iyo dumar kuwaasoo la sheegay in ay ka soo qayb qaateen daddaalo lagu tayaynayay afka Soomaaliga.
  24. Edit: ^Quracoow, maadaa Haatuf wax ku qora?, mise Korneeylka Booliska ee la wareystay ayaad ka war roontahay? 'DH'da ma kartid miyaa?