Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Lool @ Geelle.T Mar haddaad ogolaateen: Allow been iga hay: Dawladdii ina Yey Abwaan sida uu hadda tan u taageersanyahay u taageersanaa qabyaalad, qurun & shisheeye kalkaalnimuu ku tuhmi jiray. Geelle T. dadka PL indho tirtay maaha, lakin camiraad yar & kaftab dhable kama taganeyn!. I hope inaanan qaldamin.
  2. Horta Geelle, is deji. Qoraalka waxaa ka muuqda xanaaq!, hadduu hadal ahaan lahaa anna aan kaa soo horjeedi lahaa malaha way ka duwanaan lahayd sidan. Haddey su'aashu dhab kaa tahay, Sheekha dilkiisa raalli kama ihi, kuwanna shaki badan baa iiga jira inay dhagar qabayaal yihiin. Waa runtaa inaad iiga dhowdahay, shakiga si uu iiga baxo ila share-garee waxaad aragtay oo ku qanciyey in 6dan aan sawirkooda aragno yihiin wixii dilay Sheekha pm will do.
  3. ^^ Haddaan runta saan u arko sheego labadiinna ma idin nabad gelayaa?.
  4. ^^ Sheekadii Janaqow aan soo xasuustay ee ahayd: 'Naagaa waxay tiri ilmaha in la dilo waa xaaraam' markii la weydiiyey daliilna waxay tiri: Qaala Allaahu Tacaalaa: 'Qul Acuudu Birabbil falaq...' Waa adoo kale hadda in la dilo Quraankey ku taal sida Suuratul Falaq-ba Quraanka ugu taal. Duul laga gar heli karoba maahidin!. Ps. caravan-ka marna in la raaco marna laga boodo iyadana ma quraankeey ku taal?.
  5. nuune, see camal hee?. Maanta ii koow adoo qof masabidanaya Macallinka said in the above post: .... aan meelna jirin ragaan anakaa kaa naqaano sxb ee tartiib dagaal wax fiican maha . Si ragnimo ku jirto aan wax u qaybsano oo ay san ahayn dagaal ayaa ka dhalanaya meesha. Hadalkaas wax kale uu yahayba dagaal doon maaha!.
  6. 'maalinta la qabto' ku daa!. Ila saadaali bal: Goormaa la qaban doonaa?. 6daan oo gabadha xijaaban ku jirto dilkooda ma ka naxsanid miyaa oo amaa gardarro lagu dilayaa isma lihid?, Geel beele!.
  7. ^^ Aan is ilaaliyo bal!.
  8. Kuwa maqan haddey joke yihiin kuwanna waa kadar oo dibi dhal, Godanaa mastermind ahaa dilak sheekha adiga ma ku raacsantahay?.
  9. Maya sxb, Geelle, sxb. Ee Godane baa dil toogasho ah ku xukumeen, markuu eskeriga xukunka ku ridayna wuxuu yiri: 'sida la sheegay' waa joke, waxaan.
  10. ^^^ Loool, wareer ahaa markaas!. NGONGE inuu kugu raaco bal aan aragno!.
  11. ^ Hadda ma ku qoslooyaa mise?.. (horta waxaan ka hadlaayo ma fahmaysaa, boowe?.)
  12. Alah Yarxamhum Jamiican!. Sharmarke, ma bus-kaad wax ka saarnayd?.
  13. xiinfaniin;922254 wrote: This has been expected ...it has been delayed many times. Zack, these are the people who killed Dr. Ahmed Haaji Abdirahman many months ago. Xaaskiisana in lagu darey ahayd & Aabihiis. Waa wax lagu qoslo, tolow ma Mareykan bay lacag uga rabaan?.
  14. NGONGE;922162 wrote: ^^ Wax badan baa ka maqaan, saaxib. Waliga ba is geeji, in the end you'll realise it was all to no avail. Is giijis maaha, sxb. Seen wax kuugu sheegaa??. Hmm.. Reflecting studs on the motorway ka soo qaad, ao hurdaysan hadduu gaarigu lane-ka kale kula galo grrrg-ta baa ku kicinaysa. Saas camal lee waaye.
  15. Jacpher;922182 wrote: ^Shabaabee shafka ka tumee. lool, Kismaayo Shabaab maa joogana?. Xiin, Ficil maadhi mise Mudaaric?.
  16. ^^ Women only get mad markey ogaadaan in nimankoodu wax matarayaal yihiin!. xagga & xaggaba waa loo diidaa!.
  17. ^^ Markuu ka cararaayo muu edbiyo!.
  18. nuune;922104 wrote: Allow amuuraha sahal lool. It took them nearly a year miyaa!.
  19. ^^^ Macallinka, see camal, ninkaan isku cid aan nahaye na raac oo D'da fiiri K'da lee ha ku dheganaanin uu ku dhohooyaa, warkiisa yeel.
  20. ^^ Tuug tub uusan marin ma tilmaamo!. Maxaa la sameynaa?. Gloves are off aaba iigu daran!. Maxaase ninkaan Kimaayo ka quseeya?. Yaab badanaa!.
  21. Waa sagaaradii tookeysiga ka diidday maroodiga!.