Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^Adigu baxar ha i gelinin, hadhow saad moodday ulama jeedin baan dhihi doonaaye
  2. ^Adaa iga yaqaanna, lakin beryo dhow ayaan raadkooda Islam section ku arkay!
  3. Please do so, Sherban, don't associate him with no one, not Mohammed (CS), not Jesus (CS) nor any one else.
  4. ^Dad diinta yaqaan oo naagaha dulleysta aa jiro, dhaqankooda & diinta iney isku qaldaan ma aha!. Annaka (Shabaab ) aa dumarka xaqqooda soo dhicineynee na raaca
  5. ^Waryaa Xiin, ha is ceebeyn LOOOOOOOOOOOOOOL @ A & T, war ha igu dirin gabadha, waa gabar fiican oo maalintaan cagta Sol soo saarayba waan iska jeclaaday Anigu hadda Sherban & Johnny B ayaan soo hanuunin rabaa, lakin Lazy-nimadeyda & dabeecad xumadeydaan aqaanoo meel dheer ma tegi karo, ee adaa Energy-ii Doollo kugu jiraaye, Xoogaa dhankaas & PL ka soo leexi oo dacwada gaarsii labadaas, meel ey soo maraan bey la'yihiine!
  6. KK, ma NAARAA kaftan gasha! acuudkee, haddey ka cabsatay Khayr Alle ha siiyo, dembiga ninkan ka galayna IA, Adduun ama Aakhiro ama labadaba waa looga aari doonaa!
  7. ^ Waryaa A & T, arrintaas waan ku kala feker duwannahay ee sidaan ahay igu qaado, oo waxaan ku qaldanahay(sey kula tahay), refute-garee, waxaan kugula saxanahayna igu raac, adoon dheheyn :'Awalba meel kalaan isku khilaafsaneyne iga daa balada '
  8. Che, how many times different Solers tell u that Farax is not supporting secession!, Ninka is a well known for patrotism & Midnimo jacayl, maxaa kaloo meesha yaalla? Reer laas Caano PL ka raaceen ama Sl waa nin & fikraddiis, waa saxnaan karaa waana qaldanaan karaa, it has nothing to do with secession or supporting, Khalaas.
  9. ^Raxmatullaahi Calayhi, Wa qaatalallaahu man qatalah, xaad kaloo rabtaa?. 114taan aqaan, kaa akhrisan maayaa ka adag miyaa?
  10. ^ma in Laas Caano la booqdaa dembi ah, mise in SL laga faddilo PL?
  11. ^^Ar yaa maanta JB naga dhicinaa A & T-na intuu soo boodo ayuu dhihi doonaa "waa Prophecy-gii Xiin"
  12. Originally posted by xiinfaniin: Maaddeey waan fahmay ee yaan waqti laysaga lumin Affaray ma yaqaan waagii horuu ku jabay markaan Doodwadaag ku ciyaarsiiyey Duqa waa isku dar-darsantee, waagaas Sol-ba ma join gareynin seey kaa noqotay, hoos fiiri nooh
  13. ^Zack, anigu markaan xanaaqo ayaan 'Nathri' sida Xajjaaj ka tuuraa, welina ma xanaaqin mana ciishoon
  14. ^Horta Aw muse ma kii kugu dheganaa maalinkii miyaa with Duke?
  15. ^ Anaa maca Ghuzayyah.. in Ghawat Ghawaytu eesh Calaa!
  16. Editing badnidaa, maxaan is gaabiyaa Calyaad eber iiga dhigtaye , ma burqatay!, saad tahaad dadka kalena moodday, shib iska dheh Hanaddada ha biijinin yaa Shaykh soona ducee!
  17. Garnaqsiyaa iska ba'ay!, Daanyeer dabadiis uma jeedo aa la yiri
  18. ^Duf ku bax, ma nin is qariyaan ahay! , warkaan kor ku qoray Sxb-kaa Abdiladiifba waa yiri yaa Shaykh, ninku Secession inuu ka so horjeedo waa la ogyahay, warkiisana waa cadyahay sxb, ee shiddo kalaa ku heysata, haddaad sidan qabtona Adigaa ugu horreeyey ninkii Sol ku soo bandhiga inuu Hargeysa aadaye maxaad markaas u sheegi weysay?
  19. ^Ma Hadraawaa yiri?, iyadoo Af carbeed ah ayaan waa hore ka xifdiyey Shaykha Shuyuukhinaa, Muxadithul Casr, Al Callamata Al_Albaanee Raxmutallaahi Calayhi: 'Ficlul Mustadhaac, wa ta'jiil Gheyril Mustadhaac' Waxa la isku dhaafay 'alhimam al caaliyah' adigu hadaad hoos u hundhursatay innagaa cirka eegeynee, nagu daba tuko
  20. ^Laas caanood inuu tegay, miyuu Midnimada Soomaaliay ku maagay?, ama yiri Reer laas Caano waxaa u fiican iney SL la xirtaan??
  21. ^saasaan kaa rabaa, waa burisay dheh, intaasaa iga maqneeyd.. any way wax 'divorce'na aan ahayn oo 'Khulci' la yiraahdo ayaa Kutubta ku qoran, waxa la yiri: 'qof la rabo Minhaaj qiil loogama waayee' aniga iigu yeer Habaryar
  22. ^^Maxaa ka fiican in Kenya & Ethiopia Caasimad looga dhigo Xamar cadde, Shareecadana lagu dhaqo?