Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^Ama adaan Caqliga waayeel ka ahayn(saas u badi ) ama indhahaagaan waxba arkin, xaggeen ani & JB iska soo galnaa waa yaabe??
  2. ^^The offer is still on yaa NGONGE laaluush-na ma aha, fii sabeel addacwah waaye waa Mustaxabb, Shiisha ayaan kuu qaadi lahaa lakin waa Makrooh Odaygan Xiin ah maad hoos ula hadashid?, haddii uu Aniga & Jacaylbaro isku kaaya qaldayo, muxuu Siyaasad Xamar, Laascaanood & Nairobi ka sheegi karaa?
  3. ^Hmmm..Anta tasdhaad fil maa'il cakir yaa Ustaaaz, tacmal fayn? fil-Mukhaabaraat Al-Masriyyah?
  4. ^Like Jesus, himself is GOD
  5. ^Rag, xaa kuu diiday diirta cunoowgeeda Warka Indha Cadde bannaanka nagala mar! Amiirku wuxuu ka soo jeedaa nimankii geesinnimo darteed yiri: 'IDAA DUCIITU ILAA DHACNATI RUMXIN LA'AJABTU', sidee dhar naageed u xiranaa NIN saas ah
  6. A & T, sababta aad nanbarkeyga u heyn waa inaanan il qabiil wax ku fiirinin! 'Dacuuhaa fa'innahaa muntinah'dii Suubbanahaan ku dhegganahay & 'Dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane'dii Tima Cadde. The Zack, anigu laan-dheere ayaan ahay saa Qabaa'ilka Soomaaliyeedoo dhan laygama xigo
  7. Che, lool Ex-Warlord (Allow Towbada naga Aqbal) lee Diinta anfacaaya, Wadaad cambuulo ruugoow u bartay xoow teraa yaahuu'e Wardhiigleey ani Xamar waa ka saari lahaay, wax ka reer baadiyeysan ma arkin, qandho ciyaal ku goobasho badan qaad
  8. ^Zack, maadaaba qarxis u baahan, intaad A & T iyo Dajiye daba dhutineysid aa kugu filan
  9. KK, Rajabeeto 'Gladiator Style' aan diidnee tan caadiga maanagaa diidnay Kaftanka ka saar, Rajabeeto ma diidin igaarta, beenteey haddaa u maleysid Amiiradda (Amiirka xaaskiisa) taleefankeeda aan ku siinaahe wareyso, markaad xaqiiqsato inuu warka been yahayna Alaab Qatar eh inaa u dhiibtid waaye
  10. ^Ayaantaan Tolkaas recognition ka sugooyaa nooh
  11. ^Seen wax kuu fahamsiiyaa hee Che-yoow? , horta Xamar, xaafaddee uga dhalatay?
  12. Waxa la yiri: 'habar geel ka dhumay dambiilna waa ka raad-raadisaa ' Akhyaartaan Aqoonsi aa ka maqan, meel kasta -hadde waa meel kasta-na waa kaa raadinaayaan!
  13. ^Sida ay isugu dhererinayaan Dawladda Federaalka ayaan la yaabay uun, is deji sxb waxaad difaacdo meesha ma yaallaan!
  14. Sherban, u misunderstand me, I meant 'GOD' when I said '..him'
  15. Horta reer Wardhiigleey "XAMAR aan ku dhalannay" ma ku faani karaan?
  16. ^U Congratulated them when they first forbade WFP food and made conditions, what happened to u now?
  17. Qof kastoo Soomaali ah oo lacag dira hadduu $100 raacin lahaa biilka uu diro kadibna deriska loo qaybin lahaa bil kasta, ma innagaaba Amerikaan & Galley Cagaartooydiisaba u baahan lahayn!
  18. ^PA, sida wax loo qoray ma kula qaldana miyaa? 'Dawlad Goboleed' hadduu iska dhihi lahaa yaa ka hadli lahaa? isaga oo aan ka arimin xarunta dowladiisa islamarkaasna aan tagi karin gobolka... ^waxaad mooddaa ineysanba iyagu Dawlad-nimoba u aqoonsaneyn!
  19. Cawaale, 'rule'ka Sol aa jebisay 'Post' General-ka uu lahaa baad 'Politics' section keentay! adiga Ummu-Dunyaa bilaash maa u joogtaa? 'baynal Qawsayn' & 'Smiley'ga maa tafhamsh yaa Beeh?
  20. Dawladda Puntland Dawladda federaalka ma laba dawladood oo Paralleh ah baa?
  21. Laa Ilaaha IllaLlaah!! , sidii Filin baaba dagaalkiinna Adi & Duke ii sawiran Horta haddii la i ban gareeyo si aan yeelo & wax ii dacwooda ma leh, sida fabregas uun baan anna Maaddeey-bruv la soo noqon doonaa (ilaa & hadda waxa fabregas lagu ban gareeyey ayan garan la'ahay, show Admin-key LIVE isu dagaaleen Shalay maxaan kala qaad ku iri? maba xasuusto hadaadan ka wadin markaan Xiin aa kaa qabyaalad badan ku lahaa!. Haddase 'hal xaraf' miyaa la igu ban gareynayaa?