Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Ngonge, Qatar baad tahay! weli offer-kii waa sidiisii
  2. Asalaamu Calaykum, Haddii micnaha TROLL aan garan lahaa, TROLLER ayaan noqon lahaa
  3. Maalin dhoweyd waxaan News-ka ka maqlay in Guddoomiyaha Degmada Eyl uu la kulmay Burcad badeed, kana codsaday iney Maraakiibta ka dhaqaajiyaan xeebaha, waana yeeleen Burcadda. Wada Shaqayn wanaagsan baa ka dhexeysa sow lama dhihi karo?, su'aal lee waaye yaah
  4. B, the fact that u contacted him/her and u being broke with no prior convictions will help u Insha Allah, good luck sxb, nala soo socodsii how it ends.
  5. ^its not me Yaa Akhee Al Cazeez, its the Title of the clip
  6. I think if u don't have any previous criminal record, they'd just give u a caution or ask u to pay a fine, Ilaahey ha kaa badbaadiyo.
  7. Shariif Muslim Vs Shariif Murtad
  8. Boosaaso Ps. horta Baadiyoow ma hadduu soo noolaaday mise magacuu bedeshay?
  9. ^that tells u, u were wrong all over, Yaa 'Shaykh'? and don't evade the question please
  10. Ma indhahaad la'dahay? NINKAAN magaca aabihiis ma bedelan, ma fahantay mise sida reer barigaan kuula hadlaa? Adeerka KULLU BALAA'IN FIIHI Waddanka inuu cadaw ku soo hoggaamiyo, Xasuuq, dabadhilifnimo IWM.
  11. Waxaa la isku duway 2008, qaybo kalena waa soo socdaan, waa intaan Madaxweyne loo dooran, ka warran haddii cajalad la soo saari lahaa booqashadiisa London kadib?
  12. The Zack, whats wrong with changing ur first name?, is it unforgivable sin?, waa kanoo waa laguu sheegay inuu magaciisa uun beddelaye oo kan Aabbihii uusan taaban kamaa qaala 'Shaakirullaah'
  13. Double Post-iga waa maxay? u wanna reach 30,000 quickly? Magac soow lama beddeli karo?
  14. ^he gets it straight, i've to get it from the likes of Allpuntland
  15. Muqdish(AllPuntland)- Madaxda ugu sareysa Dhaqdhaqaaqa Shabaabul Mujaahidiin ayaa tagay oo dhamaantood socod ku maray goobaha ay joogaan ciidamada Xarakada Al- Shabaab ee gudaha magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, waxa ayna Madaxdan gaareen xarumihii ugu dambeeyey ee ay maalmihii dhaweyd qabsadeen Xarakada Al- Shabaab. Madaxdan oo uu hogaaminayay Amiirka Xarakada Al- Shabaab Sheekh Muqtaar C/rixmaan Abu-Subeyr, wuxuu ciidan kasta ujeedinayay hadal ku aadan mar xalada la marayo iyo sida loogu baahan yahay in loogu diyaar garoobo, iska difaaca ciidamada Shisheeye ee jooga Soomaaliya iyo ciidamada la socda ee dawladda KMG ah ee Soomaaliya. Saraakiisha Al- Shabaab ayaa sheegay in loo baahan yahay in dalka Soomaaliya, laga dhiso dawlad Islaami ah, iyadoo meesha laga saarayo dawladda KMG ah ee Soomaaliya, wadanka oo dhan laga saarayo sidoo kale cid kasta oo diidan in Kitaabka Alle lugu maamulo Soomaaliya, waxaana Al- Shabaab ay sheegeen in ay taasi ku dhici karto samir iyo dulqaad balaaran oo loo sameeyo. Amiirka Al- Shabaab wuxuu ku dheeraaday naceybka gaalada, isagoo mar kasta soo qaadanayay Aayadaha Quraanka Kariimka ee wax looga sheegayo gaalada iyo cidii raacda, wuxuuna ciidamada ugu dambeyntii usheegay in ay hayaan wado wanaagsan, oo ah in ay la dagaalamaan ciidamo ku soo duulay dalkooda, oo ula jeeday ciidamada ka socda Ugandha iyo Burundi. “ Alle weyne wuxuu saacad kasa garab taagan yahay dadka lugu yaqaano xaqa in aysan qarin, waxaana hada halkaan ujoognaa in aan difaacno kitaabkeena Quraanka, marna ma raaligalin karno dad, waxaan doonaynaa raaligalinta Allaah, oo ah midka aduunka aan cidna la maamulin” Ayuu yiri Amiirka Xarakada Al- Shabaab Sheekh Muqtaar C/rixmaan Abu-Subeyr. Xarakada Al- Shabaab ayaa dhaqdhaqaaq ciidan ka wada Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaana gudaha Muqdisho oo ay kula dagaalamayaan AMISOM iyo dawladda KMG ah iyo gobalka Galguduud oo ay joogaan Ahlu Suna oo la dhacsan Siyaasada dawladda KMG ah ee Soomaaliya ama dhawaanba midoobay oo isku mawqif ah. F. C. Maxamed AllPuntland
  16. Bosaso(AllPuntland)- Mudanayaasha faraha badan ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmihii ugu dambeeyey ay heysteen xaalado kala gedisan, oo ay ugu weynaayeen cid sugta amaankooda oo ay waayeen iyo dhaqaale xumo baahsan oo ay la’ayihiin mushaaraadkii ay ku shaqeyn lahaayeen, sidoo kalena waxa ay aad uga hadlayeen mowjado Siyaasadeed oo ay dhinacyadu wadeen, waxaana arrimaha oo dhan ay sababeen in ay shaqada baarlamaanka KMG ah iskaga tagaan Mudanayaal badan oo ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya. Magaalada Xeebta kutaala ee Boosaaso ayaa manta Mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka sheegay in uu ka tagay shaqadii dawladda KMG ah ee Soomaaliya, isagoo ku eedeeyey in ay garab martay waxyaabihii loo dhisay, isla markaasna uu garowsaday in uusan ka sii mid noqon Karin, maamul uu sheegay in ay ka been sheegayaan Shareecada Islaamka. Xildhibaan Siciid Xasan Shire oo ah Mudanaha ka tagay shaqada dawladda KMG ah, ayaa ku eedeeyey Sadexda masuul ee ugu sareysa dawladda KMG ah in ay ku sifoobeen waxqabad xumo xoog leh, gaar ahaana isagoo sheegay in looga baahan yahay Madaxweynaha dawladda KMG ah in uu iscasilo, maadaama uu waayay taageerada Soomaalida, kana been sheegay ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Mr, Siciid wuxuu sheegay in uu marar badan ka hadlay sida loogu baahan yahay in ku dhaqanka Shareecada Islaamka laga run sheego, wuxuuna tibaaxay in laga hoos qaadi waayay, isagoo taasina ku sheegay in ay tahay mid aan la dooneyn in lugu dhaqmo Shareecada, oo ay dhinacyo doonayaan in ay ka been sheegaan xaaladaha dalka Soomaaliya. “ Waxqabad la’aan culus ayay ku sifoobeen dhinacyada sheeganaya dawladda KMG ah ee Soomaaliya, waxaana cadaynayaa in lugu been abuurtay Kitaabka Alle, oo aysan jirin cid isku xukunta Muqdisho, waxaana ka been sheegidaas isku raacsan Sadexda nin ee ugu sareeya dawladda KMG ah ee Soomaaliya, oo wadi waayay howlaha dawladda ay hada jagooyinkeeda ugu sareeya hayaan” Ayuu yiri Mudanaha manta ka tagay xilkiisii, oo uu sheegay in uu doonayay in uu ugu shaqeyo Shacabka Soomaaliyeed. F. C. Maxamed AllPuntland
  17. ^Difaac miyaa mise 'being realistic' aniguba ma dhegeysan lakin sida meesha ku qoran xal ayuu keenay, WFP sow weligeed baad ma bixin jirin, maxay tan taas uga duwantahay, suurtagalse ma tahay-hadda-iney iska adeegtaan iyadoo Maamullada ay goobaha ka shaqeeyaan ka taliya aan waxba siin? Hadda waxaa XAL u baahan DHACA shaqaalaha ajnabiga & local-ku ku hayaan mucaawanada, taas ayaa ka hadlid u haahan, miyeysan ahayn ABWAAN?
  18. A British couple are appealing against a jail sentence after being accused of sharing a passionate kiss in a Dubai restaurant. Cosmopolitan Dubai has the most lenient social codes in the Gulf, but authorities can still crack down on people charged with pushing the limits. Ayman Najifi, a Briton working in Dubai, and a female tourist were arrested in November after a complaint about public kissing. They were convicted of inappropriate behaviour and other charges, earning them a month in jail. The couple said it was just a "peck on the cheek". A court has set the appeal for April 4. In 2008, two Britons were sentenced to three months in jail for what authorities described as sex on the beach. The sentences were suspended.
  19. lool @ I have a green belt in sabaxad from my uncle.
  20. runtiis & beentiis waxay tahayba The Telecom company uu sheegaayo waa DAHABSHIIL AKA SOMTEL