Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. OO ma Xizbiga Kulmiyaad ahayd? Viva Siilaanyo tan wey adagtahay waa in loo seexdaa!
  2. Nin-yaaban arkayoo waa Nin Aammusan waxaadna ka garataa 2003 ilaa & hadda ayuu 1000 post joogaa
  3. lool, Dhabbe, jid, waddo= Road
  4. lool@Kulmiye, ma Dhabbe intaad garanweyday baad Raste garatay? Hindi miyaad tahay?
  5. Abdiladif, ma waxaan ku mooday.....
  6. ^Ok, Rastada the answer to ur riddle: Clerk, secretery, postman??
  7. u wlc, lakin bal dhegeyso Amiirka waa intaasoo qalbigu kuu ifaayee! waa halgan.net ogow
  8. ^Dhabbaha (ii fasir lee ha i dhihin )
  9. Halkan ka dhegeyso http://www.halgan.net/Mp3/fariin.mp3
  10. ^Waryaa maxaad naga rabtaa, LTP Ilaahey kugu sallidye A & T, wax fiican oo isku toosan qor ama na dhaaf, sowdiga haddana yiri: 'he learned Arabic in Yemen'
  11. Haa, oo haddii aan iskool ka dhigtay Kenya sow Kiswahili kulama hadleen, taas su'aasha aad i weydiisay qaar jawaab ha kuu noqoto
  12. KN: Ninbaa laga sheegey “Marti kooydaa iyo kooyinaa, labbo iyo tabankeeyga galaanjo waan rabaa”, xogtii dhiilada lahayd ee dhawaanta soo ifbaxday ee la xariirtey fadeexadii lagu lunsaday kala bar cuntadii gargaarka waxay hoosta ka xariiqeysaa imaan darada iyo cirweyninka Soomaaliya ka jira xilli dalku uu ku jiro xaalado adag. Warbixin uu diyaariyey gudi qaabilsan kormeerka Soomaaliya oo ay leedahaya Qaramada Midoobey oo dhawaan la hordhigi doono golaha amaanka ee Qaramada Midoobey taasoo dhawaan saxaafada loosoo dusiyey ayaa waxyar uun ka ifineysa baaxada musuqa iyo wax isdaba marinta loo maamuley barnaamijka gargaarka Soomaaliya. Cuntada Fadeexada ugu weyn waxay ku saabsantahay gargaarka cunada ee WFP, warbixinta waxaa lagu sheegey in kala bar la lunsaday gargaarka, loona duwey meelo aanan loogu talogalin, waxaa farta lagu fiiqayaa qandaraaslayaal Soomaali ah iyo awoodo dalka ka jira oo siyaabi kala duwan loogu eedeeyey. Layaab ma laheyn in si gaar ah farta loogu fiiqo xoogaga islaamiga ah ee dalka ka jira sababtoo ah waa kuwa ugu haboon ee eedu ay qabato, laakiin runta dhulka taala waa ay ka duwantahay taasi, wallow Alshabaab ay si gaar ah u leedahay eeda ah in ay mabnuucdey WFP, hadana cidna lagama iibin karro “Alshabaab ayaa raashiin shacabka loo waday leexsatay”. Qandaraaslayaasha markii horaba afduub ayay ku heysteen cunno qeeybinta, bal malee 3 shirkadoo kaliya ayaa heysta qandaraaska daabulista cunada oo ku kacaya aduun gaaraya $300 malyuun oo doolar, waxaa intaasi dheer in xitaa qandaraaslayaasha raashiinka qeeybiya si musuqmaasuq ah lagu siin jirey kuntiraada. Dilalka qorsheysan ee saraakiisha gargaarka ka shaqaysa waxaa inta badan lagu tuhmayaa in ay ka shaqeeyaan dad doonaya in ay iyagu qandaraaska qaataan mise laga qadayiyey qandaraaska, waxaa intaasi dheer in cuno qeybinta ay Soomaaliya ka noqotey ganacsi macaash badan oo lagu baratamo. DKMG ah ayaa iyana qalbaceeda ka leh dhibaatada, sanadihii dhawaa waxay si aan gabasho lahayn ugu qeyb qaadatay iibsiga raashiin ku xaraynaa bakhaaro ay iyadu gacanta ku heeysey. Laakiin warbixinta waxay xambaarsantahay eex balaaran, sababtoo ah waxay kaliya farta ku fiiqeysaa dadka Soomaalida ah kaliya, KismaayoNews waxay isweeydiineysaa “Aawey kuwii ajaaniibta ahaa ee Nairobi fadhiyey ee saamigooda ka lahaa gargaarkan la iibsaday?”. Waxaa kaloo soo baxaysa in dadka lagu magacaabay waxbixinta aanan marnaba laga wargalin ama aanan wax laga weeydiin arrinta taasoo wiiqeysa kalsoonida lagu qabi karo warbixinta lafteeda. Weeydiinta weyn waxay tahay “maxaa warbixinta kusoo beegey markii Alshabaab xanibtey gargaarka?”, waxaa kale oo ay su’aalo ka jiraan arrimo ay ka midyihiin inta sanno ee sidan loo leexsanayay gargaarka. Dal-ku-gal Isla warbixinta waxay wax ka sheegeysaa dal-ku-galo dublamaasi ah oo ay iibsadeen madaxda DKMG ah, waxay warbixintu sheegtey in halkii fiiso lagu kala iibsanayay suuqa madoow 10 illaa 15 kun oo doolar. KismaayoNews waxay is ogaal weeydiineysaa “sow hadda garan meeysid sababta ka dambeeysa safarada tirada badan ee madaxda DKMG ah ay dibada ku aadaan”, su’aal kale ayaa waxa ay tahay “wasiirka iyo madaxweynaha iibsanaya fiiso, intee in la’eg ayuu kazoo shaqaynayaa danada dalka?” Tani waa nasiib darro qar dheer ka tuurtey qadiyada Soomaalida ee caalimaga ah oo markii horaba aanan cago badan ku taagneyn. Burcad Badeed Maamulka Puntland ayaa si aan gabasho lahayn loogu eedeeyey in uu ka dambeeyo burcad badeeda, waxbixinta waxaa si shaqsiyan ah loogu magacaabay Cabdiraxmanaa Faroole oo ah madaxweynaha Puntland. Horey waligeed waa loo hadal heyn jirey arrintani, laakiin ma dhicin in warbixin ceynkan oo kala ah lagu cadeeyo arrintaasi. Waxaysa waxyaabo badan kala cadaan doonaan marka si rasmi ah loosoo bandhigo warbixinta, hase yeeshee rubta sahlan ee u baahan in madaxa lagu hayo ayaa ah “goormaa la xisaabin doonaa kuwa shacabka xasuuqaya?”.
  13. Geelle T, Alliance-ga uu iga heli muxuu yahay A & T 'waaba hadduu u baahdo', Qof ama Qolo aan iska difaaco maba jiro, having said that, mar hore ayaan A & T innagoon wada hadal naga dhexeyn iri: '100 nin kama waabto' iyadoo markaas 10 adinkaa darfaha ku dhegganyihiin
  14. A & T, I dont agree with lot of Kashafa's behavior, lakini in Princibal 'Diin & Wadaniyad' waan ku waafaqsanahay, runtiina waa i 'inspire'gareeyaa as u 'inspire' me sometimes. Laakiin, Adiga Shariifka Hadda & C/laahi Yuusufka 2006 maxay ku kala duwanyihiin, Akhri Post-ga Dhuujiye ee politic section
  15. ^Ma P.lander baad moodday A & T
  16. A &T, Adiga waad kala hadleysaa sxb, sowdigii aniga i lahaa 'Xiin bey isku Channel ka hadlaan'? teeda kale hal wax oon isku waafaqnayba ma leh! dib u fiiri 2 of my earliest posts : 'Sayidka & Shabab' & 'Xasan Dahir something something' dagaalka na dhexmaray! Geelle T. Adigaa billabaye 'Astaghfirullah' dheh horta, kadib waxaad rabto i weydii
  17. Geelle T. and u posted right next to me, what does it make u? onether script? what a reasoning!!
  18. Originally posted by Abwaan: if I was there I would join the demo. Abwaan, ma Angoola-aad ka dhacday?
  19. Waryaa A & T, aaway the 2nd part? 3 mar ayaan akhriyeee.. bal sii wad
  20. Cawaaale, as good KK would say: 'Habartaa waxaas ku samee kaliya caay maaha!, afkaaga suubso. This is one comment i like layla91 #10 14 March 2010 15:01:42 are you british ppl born plain fukin ****** or something?? helloooo kissing and having sex on the beach is part of ur CULTURE its traditional not part of ur religion! wheras wearing a scarf IS part of a Muslems religion and you plan on banning HA HA HA go ahead id love to see u try! and keep ur dirty culture well out of Muslem lands if ur on holiday if u dont get arrested for '' a peck on the cheek '' next thing we know ud have opened up blow job stalls in the corner of every street.