Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. waraa'al akammah maa waraa'ahaa Maxaa burcadda Puntland u badiyey?(X/dhere & Hobyo Maamul kama jiro) Maxay Ayl Burcadda & Maamulka Puntland ugu shiraan? ma dad iska caadi ah baa, intii lala shiri lahaa, maa la soo qab-qabto? Warka Ilko-jiir Report-ku ka sheegay ama refutation xoog leh ha laga sameeyo ama ha la aqbalo. Ps. Report-ku ma wada saxna oo citation-kaa laga garan karaa, lakin haddii uu meel hebla ku qaldamay meel walba waa ku qalad maaha.
  2. Maxamed Salaad Cabdulle oo wakiil wareed u ahaa dhoor Idaacadood oo Maxali ah oo ku yaala gudaha dalka soomaaliya ayaa lagu soo eedeeyey inuu tabiyey war qal qal gelinaya Amaanka magaalada Kismaayo kaasi oo ahaa in Mas’uuliyiin ka tirsan Ururka Xizbul islaam garabka Jubooyinka ay kulan la qaateen wilaayada islaamiga ah ee jubooyinka Cajaa'ib! ma sidaasaa qalqal ammaan ah? Shaakirullaah, do u read Somali?
  3. The Zack, waan isku soo dhacnay lakin saddexda aad rabto inay iska saxaan: 1)Iska hubi taa, ashqaas iyaga ka mid ah iney sameeyaan waa suurtagal, lakin Takfeer maaha nimanku in qof sida Axmed Madoobe waa Murtad yiraahdaan waa sax, lakin shubuhaat ayay heystaan, rag iyaga ka mid ah yaa ka soo horjeeda sida Sh. Fu'aad sida igu maqaalaa. 2)Ma TFG-daad rabtaa iney la xaalaan? kuwaas waa tuugo sharciyeysan in Umadda laga qabto u baahan, waadna aragtaa in Gaaloo dhan taageersantahay. 3)Principally, waa sax haddana timing-ka & consequency-ga in la fiiriyo weeye. 3daba haddey xataa ku wada qaldanyihiin, mar-mar waa in qaladaad laga aamusaa adoo masaalix k weyn raadinaaya JALBUL MASLAXA AWLAA MIN DAR'IL MAFSADA, haddaba intaas dadka kugu qilaafsan oo uu Baar-gaal ugu dambeeyo, burus madaxa kala dhac, waadna aragtaa Nuune ayaa ku soo biiray NGONGE, لا فض فوك
  4. ^Carab ayaa marti-soor laga soo gaaray Abtigiis, Xiin-ba sowka Carabi ku hadla? @ naftuba ha heysee!
  5. ^Adi Diinta baro, waxbana ha ka baqin geeri, waa la wada dhimanayaa, taas waa xaqiiq, ee geerida kadib aan ka wada baqno!
  6. Zack, Shariifka inuu camal kufri ah ku dhacay shakki iigama jiro (ogow farqi baa u dhexeeya: qofkii saa yeela waa gaaloobayaa & hebel waa gaal) baabuurkii C/lahi Yusuf uu waday ayaa lagu bedelay! isagaana shalay C/lahi Yusuf & dawladiisaba RIDDO dhihi jiray, maxaa is beddelay?. Haddaad ogaatay iney is jilcinayaan adna is jilci sxb
  7. Originally posted by Che -Guevara: ^No worries mate-they are not the first or the last to qoor jar people and interpret the diinta in order to fit their goals-I was thinking of starting my own movement-ex warlords will be the first on the chopping board We can agree on thing whether one is Khawariji or Murtad ( I'm not saying anyone is but that's how people in Somalia term others in order to justify killing their "enemies")the Almighty is the final interpreter Judge. Correct.
  8. Che, interpretation aan la aqbali karin baa jira, oo Xukm-koodu qoor goys yahay, is ilaali
  9. Qofkii khaladkooda sheegaba waa "GAAL" Abu Mansuur, ayaa ku soo celceliya in Shabaabku qaladaad leeyhiin, audio-ha Shaakirullaah soo saaray dhegeyso, isagey gaaleysiin lahaayeen haddii warkaagu run yahay, teeda kale haddii dadka kale Gaalo u heystaan Masaajidda Muslimiinta kuma dukan lahayn, anaa indhaheyga ku arkay Masjid laga xadreynaayo -iyagoo PKM & siliskiis garwaaxeedsan-ku tukanihaaya
  10. ^in dad been laga sheegona sidaas oo kale waaye, lakin aayadaha uma daliishan saase waxaan ugu tala galay Haatu-ga ka dhigay in dhulku isku mid yahay, Hijrada ayay ka hadlayaan aayadaha, waxa kaloo waaqic kii inkiraana doqon, wax u dhiman yihiin yahay: in waddamada reer Galbeedka diintaada aad ku heysan karto, waxna laguu dhimeynin, waxay raban inaad Darwiish iska ahaato keliya, cibaadada adiga kugu kooban uun, lakin Amr bil macruuf, nahy canil munkar, walaa wal baraa' Jihaad hadaad ka hadasho Yaa waylak!
  11. Haatu, yes in the likes of Belmarsh Prison, Aayadahan hoose xusuuso:
  12. Why not?, ma Hamza Yusuf-ka yiri: gaaladii 9/11 ku dhimatay waa Shuhado baa Culimo ah, yaase Jihaad ma jiraa mase ma jiro ka dhegeysanaya Nin Waddan Gaalo ku hoos nool, Adduun rogmaday Alleylehe kaas baa ah!
  13. Abu-Salmaan, Baabuurka intaad la saarnayd dhegaha miyaad faraha gashan jirtay? his colletion of hees hindi contains: 'heee yaarahaaheee teeraa pyaaar'
  14. Ali Mahmoud Rajhi Raage oo la carabeeyey
  15. Somali Shabab 'ready to fight' US Ali Mahmoud Rajhi, al-Shabab spokesperson said the group is not afraid of the US Ali Mahmoud Rajhi, a spokesman for Somalia's al-Shabab group, has told Al Jazeera that the group is not afraid of United States involvement in the battle against them. He said that the proposed US collusion with Somali government forces makes al-Shabab even more certain they are on the "right" path. "This decision will not affect al-Shabab movement. Actually, it makes us more certain that we are on the right path; the path that was chosen for us by God. "We also become more certain that we have to keep going despite the animosity of the disbelieving nations. The Americans want to scare us. But, we are not afraid," Rajhi said. "If they come to Somalia, they need to know that those who fought them in 1993 and dragged their bodies in the streets of Mogadishu are still present and ready to drag their dead bodies again," Rajhi said. Mogadishu battle The US has long been involved in training Somali government troops. But now it says it might send troops to help a new offensive which aims to push al- Shabab out of the Somali capital Mogadishu. Somalia's government would welcome US air support for an expected offensive aimed at retaking control of areas from the al-Shabab rebels, Sharif Ahmed, the Somali president, said on Tuesday. The New York Times cited an unnamed US official in Washington saying that the offensive could begin in a few weeks. "What you're likely to see is airstrikes and Special Ops moving in, hitting and getting out," the official said. In recent months, US advisers have helped supervise the training of Somali forces to be deployed in the offensive. US officials said that this was part of a continuing programme to "build the capacity" of the Somali military, and that there has been no increase in military aid for the coming operations, the paper said. US military intervention in Somalia in the early 1990s, when it led a major international relief operation, ended in disaster after UN forces were drawn into fighting with local warlords. During the so-called "Battle of Mogadishu" in October 1993, forces loyal to warlord Mohamed Farah Aidid killed a total of 18 US soldiers on a single day, dragging some of their bodies through the streets of Mogadishu.
  16. ^Reer Reer beyba kaaga dhegtayee, Lafahaa?
  17. ^Aniga Ceel Caddow meel la yiraahdaan ku dhashay, lakin wax micnaa iima sameyso, DOB & POB waa isugu key mid
  18. Madaxa Shirkadda D/Shiil A/Rashid Mohamed Saeed Bangiga Dahab-Shiil Sharikadda xawaaladda ee Dahab-shiil ayaa maanta bangi ka furatay magaalada Djibouti ee waddanka Djibouti halkaas oo lagu qabtay xaflad ballaaran. Munaasabadda xafladda furitaanka bangiga Dahab-shiil waxaa goob joog ka ahaa madaxda ugu sareysa waddanka Djibouti, Madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geelle iyo Marwadiisa Khadra Maxamuud Xeyd, Ra'iisul Wasaaraha Dileita Maxamed Dileita, Guddoomiyaha baarlamaanka Djibouti Idris A. Ali, Guddoomiyaha bangiga dhexe Jaamac Maxamuud Xeyd iyo marti sharaf kale Madaxa shirkadda Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Saciid, oo Djibouti jooga oo BBC uga waramayay furitaanka bangiga ayaa sheegay in bangigoodu yahay mid caalami ah oo Islaami ah. Bangigan cusub ayuu sheegay madaxa shirkadda in uu u adeegi doono dadka Soomaaliyeed iyo ganacsatada.
  19. ^Ku dhashay Xamar, u dhashay Hargeysa
  20. ^Qof kasto in magaciis la sheegaas rabaa nooh!, adi ka warran haddii Walaalahaa magacyadooda la sheego ee adiga & tan sanadka kaa wayn lagu soo koobo: '& yar-yarka' ama '..& dhammaan reer Hebel-Hebelkaa' how would u feel, lychee/
  21. Yaa Shaykh Nuune, Markaan xuduudaha ka hadlayey waaa cabsida & argagaxa aad sheegtay, adba dagaal maadan sheegin, ee kan dhowaan ka dhex dhacay Shabaabka & Axmad Madoobe ayaa saameyn ku leh, oo qolada uu ka dhashay ay dareemi karaan in iyaga la target gareeynayo, ee meeshu waa nabdoontahay, lakin here and there wax waa iska dhic-dhici karaan (Xalayba madaxii xisbada ee Dhoobley ayaa Kismayo madaxa looga jebshay)what goes around comes around ha dheheen kuwa wax iska dhah-dhaha!. Inkastoysan is laheyn, iskuna fadli & karaama & waqti ahayn haddana ma ogtahay in Sayyidnaa Cali & Mucaawiyyah intey dagaallamayeen aan Jihaad Gaalo looga soo horjeedo dhicin, taako dhul ah oo Muslimiinta u ziyaadayna jirin? waxaanna hubnaa inaan la dhihin iyagaaba is heystee aaway xaqa ay u dagaallamayeen?, waa sheeko dheer oo fiqhu Siyaassah, Masaalix & Mafaasid in la fiir-fiiriyo u baahan, ee wax innagoo bood-boodeyno aan durba go'aan ka qaadan karno maaha!. Intii ka horreysa, quraan saarka hadday kula gasho agagaarkeyga ila soo socodsii
  22. Great news indeed, lakin ha la hubiyo, warka Meiji sheegayna wax baa ka jira! Sawirrada la soo bandhigayna sidoo kale sida Xiin ka dhawaajiyey..hadduu run yahay waa War wanaagsan.
  23. Nuune Inadeer, Xaqqa maadigaa lagugu gartaa oo dhankaad jirtuu jiraa miyaa? waa la is qilaafi karaa oo qolo walbaa meel ayay moodi kartaa inuu Xalku yahay, nin walbana ha caddeeyo siduu isagu ama Xalka u yahay ama wax dhaama aysan jirin! Adigu, Akhi Al Caziiz, sidaad sheegtay xuduudaha ayaad tagtay, waana meel colaad dhow ka jirto, Insha Allah waa: SAXAABATU SAYFIN.....CAMMAA QARIIBIN TANQASHIC Anigu waxaan tegay meel ay wada joogaan labada qolo ee midkeen walba moodo iney xalka yihiin ama wax dhaama jirin, is barbar-dhig ka fiirsasho ku jirtaan ku sameeyey, waa magaalada Caasumadda ah ee Muqdisho, Qayb ka mid ah c/casiis ilaa Madiino ayay joogaan (2 kmka caanka Sol ka ah waa ka badan tahay to be fair) inta kalena Al-Mujaahiduun baa jooga (with their flaws)wax la is barbar dhigo maaha, waxana garan kara ruux baabuur caasi ah ka soo raaxay X/weyne ilaa Bakaro ama Madino to Bakara! FYI dadki Madiina ka imaanaayey waxay la yaabeen biyaha daadsan dhulka Mujaahidiinta ka taliyaan.. waa roob lagu diirsaday!! Allaahu Akbar!!!
  24. Originally posted by Jacphar: ^Maadeey maa calankii madoobaa iisii hay ku yiri? Ina adeerkaa waxaad dhihi lahayd dheh, magacayga ha ku soo hambanin, Miskiin waaxid!