Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^heh, ma Malaa'ig baad rabtay iney noqdaan, Qaladka ku qabso, lakin wanaagga ha ka inkirin, qof dilow waa macsiyah kabiirah Alle waa dhaafi karaa waana ku qaadi karaa, Shirkiga ay suulinahayaanna lama dhaafo, waana camal suubban kan ugu fiican, WALAA TABKHASUNNAASSA ASHYAA'AHUM, be fair Abti, credit ku sii where it's due
  2. Ngonge, irony-ga signature-kiisa & wuxuu ku hadlayo ma la yaabtay, Che siduu ugu jawaabay bal eeg, halkanna fiiri
  3. ^Ma maqashay ninkii la yiri: meeshaas Shaydaan baa hooyadii ku jiiday, ee yiri: HABAR SHAYDAAN WAX LA JIIDO WAA TAHAY?, Anigu waxaan iri: 2 sano ka hor Ethiopian ayaa sidaa yeelay haddii la yiraahdo, sawaxan ayaan lala joogi lahayn, waa suurtogal iney sameeyaan Amisom wax ilmo xubno kala baxa waa yihiin
  4. ^in Shirkiga lala dagaalo haddey waalli tahay, haa waan waalanahay?, ma ku soo xasuusineysaa wixii Mushrikiintu Anbiyada Ilaahey ku dhihi jireen?
  5. Jacfar, waxa aad soo qorto yaq-yaqsi bey leeyihiin, ee cunugyahow banaankaa iga mar, kuma af aqaane!
  6. lol@ asoo feer u laabanaya nin waayeel ayaan arkey , finna ka cowdubillaah!
  7. What's this obsession with my Sol-Persona? a ma hurdadaan idiin diiday? Ps. Fiqikhayr (Shihaabuddiin) & Xiin ma waxay ku heshiiyeen xanteyda?
  8. ^Counter terrorism Police-ka ma arkaan miyaa?, kuwii wax dir-diri jirayna waa ag joogaane
  9. Nuune, Google street map soo qabo ee meeshuu ku wacdi-diriri jiray farta ku fiiq
  10. Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Waxaa la rabaa in dadweynaha ku dhaqan Galgaguud qaybaha Suufiyaashu heystaan inay gartaan in fidnadu aysan ku dhicin dambiilayaasha keliya ee ay wada taabaneyso dadkoo dhan khaasatan haddaan gacan lagu qaban dambiilayaasha. Bal aan akhrisanno hadalkii Ilaahay: وَاتَّقُوا فِتْنَةً لَا تُصِيبَنَّ الَّذِينَ ظَلَمُوا مِنْكُمْ خَاصَّةً وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ Guriceel waan iskaga hadalqabsaday ee waxaan ka wadaa qeybaha Galgaduud ay ka joogaan Suufiyaashu. Waxaa ka jira gaboodfal diimeed iyo mid dhaqan ba. Masaajiddii Ilaahay keliya lagu xusi jiray waa laga haajiray. Carruur la barijiray Tajwiidka iyo caqiidada saxda ah waa lala qaxay. Halkii la rabay in Ilaah keliya la baryo baa waxaa meeshii la keenay in la yiraahdo awliyo iyo saalixiin baa la weyneynayaa. Intaas keliya kuma ekaane; nimanka qabuuraha gala waxay kaalmo u raadsadeen cadowgii koowaad ee ummadda Soomaaliyeed - Itoobiya- iyo weliba hay'adaha sirdoonka ee reer Galbeedka. Waa jirtaa in Ilaahay roob siiyo muslim iyo gaalaba. Marar badan marka gaaladu qooqdo wuxuu ku ciqaabaa abaar. Waa arrin adag in la helo cid muslim sheeganaysa oo samaynaysa waxa Suufiyaashu samaynayaan. Marba haddii Suufiyadu usoo dhardhigteen in gaaladu u adeegsado inay ku dumiyaan Nuurka Ilaahay iyo Shareecadiisa maxaa u yaal nimankaas Ilaahay agtiisa? Ilaahay baa og laakiin innagu daahirkaynu fiirineynaa marka waxay ku sugan yihiin baadi cad. Qof baa is dhihi kara maxaan roobka iyo Mujaahidiinta iskula raadsaday?! Horta Mujaahidiinta iyo roobku waa makhluuqaad Ilaahay. Waxaan dadka iyo jinniga ahayn Ilaahay ma caasiyaan. Marka dadka Ilaahay u dhow, sidaan ka rajaynaynno Mujaahidiinta, iyo makhluuqaadka kale waa is jecel yihiin. Haddii nin sadaqo la bixi jiray xaddiis saxiix ah oo Imaamu Muslim wariyey saan ka yiri; maxaad moodaysaa Mujaahidiinta? Xaddiisku wuxuu ahaa: عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ عَنِ النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهم عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ بَيْنَا رَجُلٌ بِفَلَاةٍ مِنَ الْأَرْضِ فَسَمِعَ صَوْتًا فِي سَحَابَةٍ اسْقِ حَدِيقَةَ فُلَانٍ فَتَنَحَّى ذَلِكَ السَّحَابُ فَأَفْرَغَ مَاءَهُ فِي حَرَّةٍ فَإِذَا شَرْجَةٌ مِنْ تِلْكَ الشِّرَاج قَدِ اسْتَوْعَبَتْ ذَلِكَ الْمَاءَ كُلَّهُ فَتَتَبَّعَ الْمَاءَ فَإِذَا رَجُلٌ قَائِمٌ فِي حَدِيقَتِهِ يُحَوِّلُ الْمَاءَ بِمِسْحَاتِهِ فَقَالَ لَهُ يَا عَبْدَ اللَّهِ مَا اسْمُكَ قَالَ فُلَانٌ لِلِاسْمِ الَّذِي سَمِعَ فِي السَّحَابَةِ فَقَالَ لَهُ يَا عَبْدَ اللَّهِ لِمَ تَسْأَلُنِي عَنِ اسْمِي فَقَالَ إِنِّي سَمِعْتُ صَوْتًا فِي السَّحَابِ الَّذِي هَذَا مَاؤُهُ يَقُولُ اسْقِ حَدِيقَةَ فُلَانٍ لِاسْمِكَ فَمَا تَصْنَعُ فِيهَا قَالَ أَمَّا إِذْ قُلْتَ هَذَا فَإِنِّي أَنْظُرُ إِلَى مَا يَخْرُجُ مِنْهَا فَأَتَصَدَّقُ بِثُلُثِهِ وَآكُلُ أَنَا وَعِيَالِي ثُلُثًا وَأَرُدُّ فِيهَا ثُلُثَهُ Xaddiisku wuxuu leeyahay iyadoo nin marayo meel bannaan ah inuu cod ka maqlay daruur korkeed iyadoo codku daruurta ku leeyahay: waraabi beerta hebel, daruurtii waa socotay waxayna biyihii ku shubtay meel didib/sisib ah dabadeedna waadi ka mid ah waadiyaashii baa biyihii ku urureen waxayna aadeen beertii, ninkii wuxuu ****galay biyihii waxaana ku soo baxay nin yaambo heysta oo beertiisa ka shaqaynaya oo biyihii kala celcelinaya oo hadba dhinac beerta ugu duwaya, ninkii wuxuu ninkii beerta lahaa ku yiri: addoonkii Ilaahayoow magacaa? Ninkuu wuxuu sheegtay magacuu daruurta korkeeda ka maqlayey. Ninkii beerta lahaa wuxuu ninkii ku yiri: addoonkii Ilaahayoow maxaad magacayga ii weydiisay? Ninkii wuxuu yiri: waxaan cod ka maqlay korka daruurta biyaheedu kan yihiin oo leh: waraabi beerta hebel marka maxaad ku samaysaa beerta? Ninkii beerta lahaa wuxuu yiri: haddaad saas tiri: waxaan sugaa waxa beerta ka soo baxa, waxaan sadaqeystaa seddex-meelood meel, waxaan ciyaalka siistaa seddex-meelood meel, seddex-meeloodka meesha soo hartana waxaan ku ceshaa beerta. Xaddiisku waa saxiix waxaana warshay Imaamu Muslim. Ma la yaab bay leedahay in dhulka Mujaahidiintu joogto daruuri ka curato? Ka warran ajarka Mujaahid raba in diin Ilaahay kor noqoto? Ka warran Mujaahidka la dagaalaya nin la dagaalaya shareecada? Ka warran ajarka faagidda qabuuraha la caabudi jiray ee Soomaaliya? Inkastoo camal kasta meeshiisa ku fiican yahay haddana labo isku khilaafi meyso in shirki-la-dagaalka iyo Jihaadka aan wax lala meel dhigaa jirin. Sidoo kale waxaa isla Imaamu Muslim wariyaa in nabi ka mid ah nabiyaasha Ilaahay jihaad ku jiray dabadadeedna ku soo dhowaaday magaaladii Salaadda Casar agteeda ama waqti u dhow marka nabigii toos buu ula hadlay qorraxda isagoo leh: qorraxyahay amar Ilaahay baad ku socotaa, anna amar Ilaahay dabadeedna Ilaah buu baryey isagoo leh: Ilaahoow noo istaaji qaddar waqti ah dabadeedna Ilaahay waa u istaajiyey ilaa ay qaryadii furteen. Qaar ka mid ah Xaddiisku wuxuu ahaa: قال فغزا ‏ ‏فأدنى ‏ ‏للقرية ‏ ‏حين صلاة العصر أو قريبا من ذلك فقال للشمس أنت مأمورة وأنا مأمور اللهم احبسها علي شيئا فحبست عليه حتى فتح الله Marka la yaab ma leh in Ilaahay ka istaajiyo roobkaas meelahaas inta Mujaahidiintu galayaan. Mujaahidiinta laftooda waxaa laga rabaa inay ku-kalsoonaanta Ilaahay cirka geeyaan. Ummadahaas laga hadlayo innaga ka kheyr badan haddaan Taqwo, Samir iyo Allaah-ka-cabsi la nimaadno. Waxaa dhici doonta Insha Allaah in amiirka Shabaabku la hadlayo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Maraykanka dabadeedna ku dhaho: ku rid hubkaad waddid Amisom ama Tigreega. Iska daa diyaaradahaase soow Maraykanka laftiisa Ilaah ma leh? Marka Ilaah baa Wakiil iyo Kafiil ah. Waxaan u sheegayaa muslimiinta ku dhaqan Galgaduud qeybaha Suufiyaashu joogaan waxaa soo socda Nasrigii Ilaahay. Insha Allaahu marka baqtiga gaalo-raacyada Zenawi ka socda la waro dhulkaas, in dhibcaha roobku dhaqi doonaan dhiiggooda. Insha Allaah 24 saac gudahood ilaa 3 maalmood marka Mujaahidiintu galaan halkaas in xareed buuxsami doonto dhulkii labada sano abaarta ahaa. Marka shacabku haka qeybqaato sidii nimankaas Zenawi iyo sirdoonka Maraykanka u shaqeeya looga xoreyn lahaa dhulkaas. Haddii kale waxaa dhici karta in Ilaahay idin ku qabto abaar dheer oo dad iyo duunyaba dhamaadaan dabadeedna Shabaabku iska soo galaan iyadoon cidna ka horistaagayn. Marka Mujaahidiinta iyo roobku waa idin ku soo socdaan. أتاك الربيع الطلق يختال ضاحكاً من الحسن حتى كاد أن يتكلما Hadda muslimiintii muwaxidiinta ahaa ee geyigaas joogay waxay Ilaah kaddib gargaar weydiisanayaan Shabaabka. Odayaasha Galgaduud oo ku halqabsanaya gabaygii Camri Binu Saalim Al-Khuzaaciyi markii Qureysh jabisay heshiiskii Xudeybiya. Marka hadda Qubuuriyiinta waxaa taageera CIA iyo Zenawi marka odayaasha Galgaduud waxay Shabaab ku leeyihiin: وجعلوا لي في كداء رصدا وزعموا أن لست أدعو أحدا وهم أذل، وأقل عددا هم بيتونا بالوتير هجدا وقتلونا ركعا وسجدا Marka Shabaab waxay odayaasha ku leeyihiin: waa la idiin gargaaray. Insha Allaahuna roob baa nala socda. Marka reer Galgaduudoow Kabo-ku-tukade iyo Gudgude roob waa idin ku soo kallin yihiin ee si kal iyo laab ah usoo dhoweeya. الله أكبر خربت جريعيل الله أكبر خربت جريعيل إنا إذا نزلنا بساحة قوم فساء صباح المذرين اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد، كما باركت على آل ابراهيم إنك حميد مجيد سبحانك اللهم وبحمدك أشهد أن لا إله إلا أنت أستغفرك وأتوب إليك. Abdiwaaxid, UK
  11. Castro, website-ka waxa lagu design-gareeyey Xamar Cadde Address: Room#206, Shire Business Center, Near Telcom Somalia, Bakaro Market, Mogadishu - Somalia. ___________________ __________________________________ Telephone: +252-1-216034 or +2521-651069 ___________________ __________________________________ Email: info@afrots.com ___________________ __________________________________ Website: http://www.afrots.com ninka wax ku qorana isla Xamar buu joogaa, taleefankiisa & emailkiisaba meesha ayaad ka heleysaa!. Haddey run idinka tahay ood ka welwelsan tihiin in $30 la idinka lunsado, agoon & marras waad leedihiine iyaga caawiya, sidoo kale qabyaalad haddaad ugu diideysaan agoonta Soomaaliyeed ee dhibaateysan, tuulooyinkiinna xerooyin ka oota ee agoonta & masaakiinta tolka ah quudiya, wax uun sameeya, wax kasta ha iska mucaaradinee, haye?
  12. ^Mayee, maxaa bilcaamaheenna dharkooda kuu geeyey?, adba kuwaaga qaawnidooda waxba kama sheegin weliye kuwannaga maad noo deysid waaye sheekada, kasteey alankeey?
  13. ^Maxaa caddeyn ah ood heysaa, ina adeeroow? sidee innaga oo Soomaali ah & Amisom oo Gaalo Ajaanib ah isugu mid ugu noqonnaa daryeelka Shacabka, Muslimka & Soomaaliba nala ah?
  14. ^Disgusting-miyaa la dhihi jiray-baad tahay, akhkhashshsh
  15. GDwonder, tuuladii aad ka timid, maxey ahayd magaceeda?? bal ku laabo waa u xiisay waadigii lahaaye, abootadaa xataa iney xirataa laga yaabaa!
  16. The grave looters rehash old news articles from another simpleton ^Duke, yaad ula jeedday? Simpleton-kana ma Al-Jazeeraa?, anigu i was refering to the highlighted, ma kastay generale? Jacfar, adigu hadalba ma istaahishide bax banaanka ku soo dhee-dheel
  17. Geelle, ma inaan war xiiso leh halakan keenay baan cadow ku noqday?, ogow waxba ma sheegin aan ahayn xiiiiso GD, adiga haba ka hadlin recycling, adoo xayraansan uun baad soo gashaa, markaasaad wax walboo ALP ku aragtid halkan BAB ku soo siisaa adoon fiirin in Cowke kaagala soo hormaray & in kale, waxaase ka qosol badan in 3da post ee isku midka ah isla adinkuu uun haddana respond ku qor-qora
  18. Dagaal ka dhacay Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho. By Somalimirror on 31 Mar, 2010 9:38 AM in Main, Wararka Dagaal aad u Xoogan oo leysku adeegsanayo Hubka noocyadiisa kala duwan ayaa Saaka Aroortii ka dhacay qeybo kamida Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho wuxuuna u dhexeeyey Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo kuwa DKMG oo dhawaanahanba isku horfadhiyey aagagaas. Dagaalka oo bilowday Salaadii subax ee saaka ayaa waxa weerarka qaaday Ciidamada Al-Shabaab sida uu shabakada Warbaahinta Somalimirror u Xaqiijiyey mid kamida Saraakiisha shabaabul Mujaahidiin. Sarkaalka la hadlay Somalimirror ayaa sheegay inay Ciidamadoodu Dagaalka guulo ka gaareen isla markaana kula wareegeen Fariisimo ay ku sugnaayeen Ciidamada DKMG gaar ahaan Xarnta Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho. Wuxuu intaa kudaray Sarkaalkaasi inay haatan Xaaladu Degen tahay Ciidankooduna joogaan Goobihii ay saaka dagaalka ku qabsadeen wuxuuna carabaabay inay Xarunta Degmada ugu tageen meydadka qaar kamida Askartii Dowlada ee halkaa horey ugu sugnaa. Dhanka kale Sarkaal isna u hadlay Dhanka DKMG ayaa sheegay in dhakooda la soo weeraray laakiin ay iska difaaceen weerarkaas ayna ku sugan yihiin Fariisimadoodii caadiga ahaa, wuxuuna intaa raaciyey inay dib isaga caabiyeen dhinacee kale ee soo weeraray qasaarana gaarsiiyeen. Rasaas iyo Madaafiic goos goos ah ayaa wali laga maqlayaa Goobihii Saaka lagu dagaalamay kuwaas oo ay isku ridayaan mararka qaar dhinacyada Dirirtu u dhexeysay oo aan aad u kala fogeyn. Lama garanayo qasaaraha rasmiga ah ee Dagaalka iyo Madaafiicda ka soo garay dadka Rayidka ah waxaase la sheegayaa inay jiraan dhaawacyada tiro dad rayid ah iyo dhimashada ugu yaraan halruux oo ay Haleeshay Rasaas Wiifto ah iyo Madaafiic habow ah. Majiro war dhinacyada kamadax banaan oo laga helayo goobaha dagaalada maadaama ay Dadku ka Barakaceen inta badan Goobaha Dagaaladu ka dhaceen.
  19. ...inaysan mardambe agagaarka, Seerooyinka, Xuduudaha Badweynta India iyo Badacas ba inaysan soo galin Wilaayooyinka Islaamiga ahna aysan ka soo agdhawaan...
  20. Maamulka Al-Shabaab ee G.Sh/Hoose oo digniin u jeediyey Diyaaradaha Ciidamada Shisheeye. By Somalimirror on 31 Mar, 2010 9:37 AM in Main, Wararka Maamulka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa digniin u jeediyey Ciidamada Shisheeye ee kusgan Xeebaha Soomaaliya waxayna sheegeen inay talaabo ka qaadi doonaan hadii ay markale ku soo xadgudbaan Goobaha ay ka howlgalaan Maamulada Islaamiyiinta. Walaaliga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Shabeelada Hoose Sheekh Max’ed C/laahi oo Shirjaraa’id Saxaafada u qabtay ayaa sheegay in Diyaaradaha shisheeye ay dhibaato aad u Xoogan ku hayaan Dadka Xoola dhaqatada ah iyo waliba kaluumeysatada wuxuuna intaa ku daray inay Dabeylo ku furaan Hantidoodana dhacaan. Sh Max’ed oo arimahaa ka hadlaya ayaa yiri:“waxaan u sheegeynaa Ciidamada Saliibiyiinta ah ee Soo duulaya ee soo aadaya Xeebaha Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeelada Hoose inay kawaantoobaan Arinkaas inaysan mardambe agagaarka, Seerooyinka, Xuduudaha Badweynta India iyo Badacasba inaysan soo galin Wilaayooyinka Islaamiga ahna aysan ka soo agdhawaan, waxaan kaloon u sheegeynaa Ciidamada Saliibiyiinta ah inaysan ku kadsoomin argagaxinta dadka Masaakiinta ah iyo dhibaatooyinka ay ku sameynayaan ee ah dadkaa Xoola dhaqatada ah ee ay Dabeysha ku furayaan Xoolahana ka dilayaan kadibna ay qaadanayaan iyo sidoo kale dhibaatooyink ay ku hayaan Dadka Masaakiinta ah ee Bada kakaluumeysanaya ee ay Xabadaha ku ridayaan ayna Cabsi galinayaan heyska daayeen hana kawaantoobeen”. “Mardambe hadii ay waxaasoo kale sameeyaana wixii maanta ku dhacay wax kadaran baa ku dhici doona” ayuu hadalkiisa sii raaciyey Waaliga Gobolka Shabelada Hoose Sheekh Max’ed C/laahi. Maalintii shalay ayey Labadiyaaradood oo joog hoose ku socda kana yimid dhanka Badda lagu dul arkay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelada Hoose kuwaas oo khalkhal galiyey Dadka Shacabka ah ee ku dhaqan Magaalada. Mid kamida Saraakiisha Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo ay la Xiriirtay Shabakada warbaahinta Somalimirror ayaa sheegay in Ciidamo horey ugu diyaarsanaa ay gantaalo iyo Rasaas ku rideen Diyaaradahaas wuxuuna Carabaabay inay u carareen Dhanka Badda iyadoo mid kamida uu qiiq Xoogan kabaxayo sida uu hadalka u dhigay.
  21. ^waa war xiiiiso leh, kanoo kale maba duugoobo
  22. Abtigiis, I know ineysan adiga Qabyaalad kaa ahyn lakin the vast majority ee 2006-2008da af labadi qaylin jirey ee C.Yusuf oo tacbaan, Cromwell Hospital hortiisa ku mudaaharaadayey, in hadda kuwii ay Munaafaqnimo & gaalo raacnimo ku tuhmayeen ka dareen, waxaan maqlay in kii waxaas abaabuli jiray inuu hadda NSS-ta joogo Xamar!!, waxaa igu soo dhacda maah-maah aan Salad Cali Jelle ka maqlay: HOOYO, MA LAYSKA KACSAAYEY Teeda kale, Shariif asaguba waa murderer, yuusan inta C/lahi dilay dilin ama goorta uu C/lahi dad dilidda billaabay billaabin, lakin marka intuu joogay & wuxuu sameeyey, iyo siduu Awliyo isaga dhigi jiray & siduu noqday la fiiriyo waxa wax badan liita Shariif.
  23. And why is no one hitting the roof and condemning this guy’s action like they did with A/Yusuf? Qabyaalad! maxaa kale??, waan hubaa ninkii markaas yiraa: 'qarax & qub miyaan wedaynaa, Odayga & Dawladda hala taageero' in Diintiisa & waddaniyaddiisaba la tuhmi lahaa, haddase waa NIN Caqli & Xikmad leh :@
  24. ^Dadka ma educate-gareeyaan yaa yiri, mise adaa taleefan laguu soo diraa mar kastoy dadka educate-garenhayaan?. Waxaan indhaheyga ku soo arkaan kuu sheegayaa Dhubad.oow, sida aad maqshiisanthay marka salaaddu soo dhowaato yaa baabuur codbaahiye ku rakibanyahay dadka salaadda u kala dira! marka Masjidka la soo buuxiyona, Aadaanka & Iqaamada inta u dhexeysa ayaa kitaab: Usuul al Thalaatha loo akhriyaa, taas waa Duhurka, Casarkana Bacdal salaad ayaa Kitaabul Tawxiid la akhriyaa, nimankaas Cilmi & Camal(dabaqid) bay isku dareen ee ha fududaan, Abti
  25. Rajabeeto Operation underway in Dhoobleey -------------------- Abtigiis & Tusbax on Puntland: "saqajaanimadaa hoos haweenka lagula meeraysto way yaqaanaan!"