Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^cinwaanka waa: 'INTAAD HILIB WASAQEYSAN CUNI LAHAYD CAANO & KHUDAAR KA DHEREG BEESADANA HA KUU DHAQAALOOWDO' Wilaayada Islaamiga ah Xarakada Muajaahidiinta Alshabaab Gobalka banadir ayaa maanta soo saaray amar lagu mamnuucayo in Xoolo lagu qalo Barxada Xoolo Qalka Degmada daayniile ee Magaalada Muqdisho. kadib Shir jaraa'id oo u Barxadaasi ku qabtay Waaliaga Gobalka banadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen (Abuu Jabal) ayuu Saxaafada uga warbixiyaya Sababaha ay wilaayadu umamnuucday In Xoolo lagu qalo Halkaasi isagoona tilmaamay in Xarakadu ayasan raali ka aheyn In Shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed la siiyo amaba ay Cunaan hilibka Xoolo lagu qalo Goobo aysan wanaagsaneeyn Nadaafadeedu. Waaliga ayaa sidoo kale sxaafadaa usheegay in ay Dhowr Jeer kala hadleen arrimahaasi dhanka nadaafada ah ganacsatada Xoolaha qalan u iib geeysa Suuqyada Magaalada Muqdisho Balse aysan jirin ilaa iyo hadd Cid wax kaqabatay Nadaafada Kawaankaasi macmalka ah sidaas darteedna loo xidhay. "Wilaayada Gobalka Banadir uma dulqaadan Doonto in la waxyeeleeyo Caafimaadka Shacabka Muslimka ah e Soomaaliyeed intii shacabka lasiin lahaa Hilib lagu soo ag qalay Mukulaalaha iyo Eeyaha waxaa u wanaagsan in ay Cunaan Qudaarta isla markaana ay Cabaan Caanahooda".ayuu Hadalkiisa sii raaciyay Waaliga Gobalka Banadir Abuu Jabal. Wilaayada ayaa ugu Dambeeyntii Ganacsatadda Xoolaha ku amartay in ay u wareegaan Kawaanka ugu Weyn Xoolo Qalka Magaalada Muqdisho ee ku yaala Degmada Kaaraan ee Muqdisho kaasoo dhawaan ay Wilaayadu dayactir Ku sameeysay islamarkaana maanta wixii ka dambeeya aaan Xoolo lagu Gowrici Doonin Kawaanka Degmada Daayniile ee isla magaalada Muqdisho. Ugu dambayntii Wilaayada islaamiga gobalka baanadir waxay shacabka Soomaaliyeed ubalan qaaday in dhawaan laga shaqaynsiin doono kawaanki weynaa ee xoola qalka Suuqa Kaaraan magaalada Muqdisho.
  2. ^Ley wayediiyeyoo, waxaan ka iri: horta Music-u ma xalaal baa mise Xaraam? hadduu Xaaraan yahay, in la joojiyo miyaa umaddii halaagsaneyd oo gubaneysay (sida Moonlight qabo), ku sii gubaneysaa, haddii la daayo oo la iska sii tumana dabku waa kala yaraanayaa miyaa?? caqligaas ma fahmin aniga! Cawaale, sanadkas Allaha na gaarsiiyo , sheekadaan Macallinka aad ka sheegtay bal nagu hubi, haddey run noqotona, hadduu hadda saxsanyahay Shalay ayuu xumaa miyaa wanaaggiisa hadda baabi'inaya?
  3. Kamavi, inaad ku faraxdo maaheyn rag garabkaaga ahaa -khilaaf haba jiree- si saaxada kuugu banaanaato!, waxaan hubaa in RAG jiraan diiddan heshiiskan oo dagaalka sii wedi doona!
  4. SIDA DAALLINKII HORE DADKA KII WAX BARAYEE MA MID DIINTA NECEBEE CULIMADA DILEY DHALI! MISE DAWRKAN MAANTAA SHEEKH LAGA DUCEYSTIYO WELI DAAHIREY DHALI! SIDA DAALLINKII HORE DAARADDIISUUN DARAJADA KU KOOBEE INTA KALE DULMEY DHALI! MISE DAWRKAN MAANTAA DADKU MIDUU U SIMANYOO..... SIDA DAALLINKII HORE DUUL WADA WALAALAA MA MID KALA DURKIYIYO BEELO KALA DILEY DHALI! Allah naxariistii janno ha siiyo
  5. qadhaadh & macaan intaasaan 3 biri ka fekeraayey!
  6. ^Don't tell me u understood all our exchange No, I don't agree, he said: 'wax fahan' hence the reply, but if you of all people, thought that I was in agreement with NGONGE's mockings then I will add to this: Is tustus & waxaas Alle ayaa ku caalim ah, waxa nala raacshay waa muuqaalka kore, hawshan ay MUJAAHIDIINTU qabteen waa MIDKA ALLE LOOGU DHOWAANSHO BADANYAHAY [AQRAB AL QURUBAAT], Waqtigan la joogo TV & Videos waa min axsani wasaai'l al dacwah, waana shaqo fiican! mucaaradaada waxay la mid tahay Ookiyaalaha waa bidcah, ama adigoo yiraahda XAJKA waxan ku tegayaa AWR oo Diyaarad Nabiga & Saxaabadiisa (SCW) ma isticmaali jirin. Sxb, You made yor point and I made mine, marka intaan kadib nac-nac bay isu beddeleysaa ma is tiri?
  7. Lychee walaal, haddaad Novel akhrineysid kuweenna akhri: Ibraahin Hawd, C/lahi Cawad Cige, Barwaaqo IWM, lakin fiiri waxa The kite runner kugu sameeysay? inaad ka fekerto saxib kugu daawaday adigoo... dabeecadda Somalida kuma jirto taa, miyaaney kula ahayn?
  8. MOGADISHU (Reuters) - Hardline Islamist insurgents have plans to attack the Somali capital's seaport with vessels packed full of explosives, African Union peacekeepers and moderate Islamists said Friday. Al Qaeda-linked al Shabaab fighters are waging a deadly insurgency against the fragile Western-backed government, intent on imposing a harsher version of Sharia law throughout the impoverished nation. "We have information that al Shabaab want to use a boat laden with explosives to attack the seaport," Major Barigye Ba-hoku, spokesman for the African Union peacekeeping mission in Somalia (AMISOM), told Reuters. [CABSI & RUCBI ALLE IDINKU RID] "We don't know when they might attack, but they are planning it," he said. The AU also received intelligence from inside al Shabaab that trucks and animals such as donkeys and dogs could be used to target African Union (AU) troops and destabilize President Sheikh Sharif Ahmed's administration further. "We know they are preparing trucks in the lower Shabelle region for suicide attacks," said Ba-hoku. CREDIBLE INTELLIGENCE The moderate Islamist group Ahlu Sunna Waljamaca, which signed a power-sharing deal with the government last month, also said it had credible intelligence of a planned attack on Mogadishu's port. "We have concrete information that al Shabaab is planning to use boats to attack Mogadishu, Bossaso and Yemen ports," said Sheikh Abdullahi Yusuf, an Ahlu Sunna spokesman. More than 5,000 peacekeepers from Uganda and Burundi are deployed in Mogadishu, but their operations are largely restricted to protecting the port, airport and the presidential palace. Clan rivalries have deprived Somalia of an effective government for nearly 20 years. Western and neighboring countries say the anarchic nation is a breeding ground for militants intent on launching attacks on east Africa and beyond. It is also a base for pirates seizing foreign ships for ransom. The last week has seen a spike in attacks on vessels heading for and out of Mogadishu. Source: Reuters
  9. Somali recruits use sticks to train for war Friday, April 02, 2010 MOGADISHU (AP) –Somali army recruits are using sticks instead of guns as they train for combat against battle-hardened Islamist rebels . Lacking equipment and training, Somalia's prime minister said a planned army offensive will be gradual instead of a blitzkrieg. The offensive, repeatedly delayed for months, would be the government's biggest attempt to restore control over an anarchic nation where an Islamist insurgency has taken root and whose coastline is dotted with pirate lairs. Officials familiar with the offensive's planning said the delays are partly due to the army's lack of equipment, training and a reliable system to pay its soldiers – problems the European Union hopes to address by training 2,000 troops under a plan approved Wednesday. Pouring cold water on perceptions the offensive will begin with an all-out assault, Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke said it will be a slow expansion of the small area under government control. "It is not a big push. It will be gradual and well-planned," Sharmarke said. Source: AP
  10. By KATHARINE HOURELD Thursday April 01, 2010 MOGADISHU, Somalia — Despite months of pronouncements by officials that a big offensive is imminent, Somalia's prime minister told The Associated Press the government will only gradually try to expand its control of the capital, most of which is held by al-Qaida-linked Islamist rebels. Officials familiar with the offensive's planning said it was repeatedly delayed because the Somali army lacks equipment, training and a reliable system to pay its soldiers — problems that the EU hopes to address by training 2,000 troops under a plan it approved Wednesday. Any offensive action will be more of a gradual expansion of the area under the government's control, Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke said, claiming the media had misunderstood the government's plans. "It is not a big push. It will be gradual and well-planned," Sharmarke said in an interview Wednesday. U.S. diplomats have been pressing Somali leaders to detail the goals of the assault, to figure out how the U.S. could help. The Pentagon is considering dispatching surveillance drones and other limited military support. Somali Interior Minister of State Abdirashid Mohamed Hidig said there is already "strong collaboration" between the U.S. and Somalia on security, humanitarian and development issues and that U.S. surveillance planes already fly over Somalia's skies, something Somalia encourages. "The U.S. has the full permission to carry out any security operations against international and local terrorists in Somalia. It had already targeted some terrorist elements," (fiiri khabiith-kan wuxu ku hadlayo)Hidig said. A 2008 airstrike and a 2009 helicopter raid by U.S. special forces killed two men accused of terrorism. In a sign of building international support for the beleaguered government, the EU will send around 100 military officials to help train two groups of 1,000 soldiers each for six months at a time in Uganda, which already contributes peacekeeping troops to an African Union mission in Somalia. The EU said it will work in close partnership with the U.S., U.N. and African Union. U.S. officials were not immediately available for comment on the form their support might take in the training. Somali State Minister for Defense Yusuf Mohamed Siyad said it is hoped the U.S. would help guarantee pay for the soldiers.[dhuuni] Without a guaranteed salary, soldiers might simply desert to the Islamists after training. Siyad said this has happened several times before. The U.S. already pays the salaries of about 1,800 Somali soldiers, he said. The Somali government is also hoping that divisions between the two main Islamist insurgent factions deepen before any offensive, Hidig said. Two insurgent groups that are nominal allies, Hizbul Islam and al-Shabab, have launched a campaign of assassinations against each other in recent weeks. Al-Shabab controls much of Somalia and large sections of its capital, and is loosely allied with al-Qaida. Somalia has not had a functioning government for nearly 20 years. Associated Press reporter Malkhadir Muhumed in Nairobi contributed to this report.
  11. ^Yaakhii, qof walba wuxuu doono ha keeno, ma maqashay sheekadii muftigii la weydiiyey: 'AFILLAAHI SHAKKUN?' ee ku jawaabay: 'FIIHI QAWLAAN'? , Sheekh wax walba dood baa ka taagan, XAQQU waa WAAXID. Topic-a u soo gudub, haddii sidaad sheegeysid fitno ka imaneyso, muxuu nabigu u amray Cali isna u sii amray Taabici: AN LAA YADAC QABRAN MUSHRIFAN ILLAA TAMASAH?, oo Asnaamtii Qureysheed loo bur-buriyey, Diintu-Yaa Sheekh- ra'yi maaha, Nusuuta & Rafsiirka Culimada sida Ibnul Qayyim kama maarmo anigu, haddii aad cudur sida Epilepsy aadan Neurologist uga maarmin sideed cudurka Jahliga-diinta uga maarantaa Culimada diinta?, mar kale aan kuugu celiyo: THERE'S NOTHING WORSE THAN THE FITNAH OF SHIRK!
  12. ^caay baan u aqaan miyaad iga maqashay??, maxaad ula jeeddaa: Adiga & magacaaga waa isu egtihiin???
  13. ^duf ku bax , ma sheekadaasaad keentay, cilmi & adillaa la isku ogaaye ma sawirro & radiomuqdisho baad iila timid, hadda ma waxaad i leedahay Cahdu Makkaa lagu jiraa?? This is what Ibnul Qayyim said in Arabic: لا يجوز إبقاء مواضع الشرك والطواغيت بعد القدرة على هدمها وإبطالها يوماً واحداً، فإنها شعار الكفر والشرك، وهي أعظم المنكرات، فلا يجوز الإقرار عليها مع القدرة البتة، وهذا حكم المَشَاهِد التي بنيت على القبور التي اتخذت أوثاناً وطواغيت تعبد من دون الله، والأحجار التي تقصد للتعظيم والتبرك والنذر والتقبيل، لا يجوز إبقاء شيء منها على وجه الأرض مع القدرة على إزالته، وكثير منها بمنـزلة اللات والعزى ومناة الثالثة الأخرى أو أعظم شركاً، والله المستعان
  14. ^War heedhe, wa ku sidee?? Nabi Muxammad (CSW) markuu AWOOD u helay, sowtan uu bur-buriyey Asnaamta, warka xaggee kaa marayaa?, iyadoo dacwadu qarsoontahay (Cahdiga Makkiga) oo inuu Alle keligii caabudo loo diidanyahay, oo Cammaar & Ehelkiisa, Bilaal, Suhayb (RC) la dulleysto, miyaad leedahay muxuu xoog Munkar ugu zuulin waayey, markaasaad weliba sidii NIN wax helay ku soo cel-celineysaa??, Awood ayay ku xirantahay zuulinta Munkarka, markii la helayna waa la fuliyey, Asnaam ka soo tag! hadda qubuur baan joognaa, mowduucuna ku saabsanyahaye sow ma ogid xadiiskii Cali ee uu taabicigii ku yiri: Sow kuma diro wuxuu Nebigu ii diray: AN LAA TADAC TIMTHAALAN ILLAA DHAMASTAH, WALAA QABRAN MUSHRIFAN ILLAA SAWWAYTAH! Markaasaad Shirkiga cad ee dambi kii ugu weynaa ah ayaad la mid dhigeysaa arrin mustaxab ah (kacbada oo loo celiyo calaa qawaacid Ibrahim (CS), Yaa walad, haddaadan dabaasha aqoonin badda ha isku gelin
  15. ^Nabi Ibrahim wuxuu ka mid yahay Anbiyada la yiri: FABIHUDAAHUMUQTADIH, Fatxu Makkah & waxa kala raacay Carab & Nabiga (CS) een si kooban kuugu sheegay, Karlna (khayr Alle ha siiyee) kaaga suu guuriyey Zaadul Macaad arag kuna cibro qaado, deg-degtana iska dhaf & nacaybka kugu gaamuray, Wassalaaam
  16. Waad ku mahadsntahay talada & dacwada aad Somalida christianka gaarsiisay, lakin Sayyidka & labadaas Nin ha is bar-bar dhigin, dabcan Sayyidka waa binoow Aadam waa qaldamaa lakin Ali Dhuux!! C'mon Brother.
  17. Beer-Gaal, jareer aa tahay maa ii qarinee?? Anigoon Xagjir (waxaad u taqaanoba) ahayn miyaad i arki jirtay? NGONGE, inaan Puppet-kaaga noqdo haddey Adiga compliment kuu tahay, Aniga maxay ii noqoneysaa? A & T, Venture-ka amuu yahay, howsha Madoobe Nuunow & Ibbi ku ceeboobeen?, Seminaar business men-ka Soomaalida Southern Africa ku nool, adigana halkaas aad ka abaabusho, NGONGE-na Iskoolkii & B & B-ga u sii diyaariyo??
  18. ^Moonlight, adigaa wax isku qasaya sxb, kacbada siday u dhisantahay oo la bedelo & Shirkiga qubuurta miyaa is leh?, Munkar Shirki ka weyn oo laga cabsanayo muxuu yahay? Fatxu Makkah, markii asnaamta la bur-burinayey dadkii & Asxaabta waxa kala raacay ma ogid? fiiri kutubta siirada, illaa qaar ay yiraahdaan asnaamta ayaa idinka aarsan doonta (iyagoo mooda iney is difaaci karaan, qofkii taabtana dhib la kulmi doona), Nabiyullaahi Ibraahim (CS) ka warran siduu asnaamta FAJACALAHUM JUTHAATHAN. Shabaabku wax ka fiican oy sameeyeen maleh, Ilaahey idinkiina waa guuleysan doonaan, ee adiga har & habeen waadiga dacaayad la daba taagan Shabaabe, maxaa kaa halleysan?
  19. Thank You! GDwonder, meelahaas oo kale yaan kugu arkin hadda kadib, please!
  20. Originally posted by NGONGE: ^^ So you're saying it is not propaganda? Horta waxa Al Shabab taageera siraada al mostaqeemkooda maxa mar walba cawij ka dhiga, saaxib? Give me a straight answer, dammit. lool, caawa maxaa ku helay Xaaji intan waad ka caqli badnaan jirtaye, dee waxaan ku iri: ma ogi iney run tahay & in kale, lakin we can't rule it out?, weli ma icwijaaj baa kaaga jira, if yes: go to specsavers
  21. ^ Anigu mar dhow fatwaan soo saari doonaa, inti ka horreysa aan baashaalno
  22. ^Anigu weli kama quusan dee, sidaa darteed: 'ALAA YASTAQIIMU AN NAKUUNA IKHWAANAN WAIN LAM NATAFFIQ FII MAS'ALAH'?