Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ..he believes the existence of these groups is tolerable and sees fighting them unnecessary, as it’s impermissible. Alshabaab, and the keligi-muslim mentality they propagate is the elephant in the room. We need to confront it. Aha!, Shirkiga, Bidcada, cadaw kaalmeysiga, leynta Muslimiinta; waxaasoo dhan dadka sameeya dagaalkooda ma banaana!, Lakin muwaxiddiinta, Mujaahidiinta oo gaalo & munaafiqiin oo dhan ay MIN QAWSIN WAAXID kala dagaalayaan waa in la iska dhacshaa!, Alleylehe meeshey ku geyso aan aragno! safka Obama, Brown, Milliband, Zenawi & Musfin soo raac! ee hadhow dheh Muslinaa riddah lagu xakumay!. Haddaad sidan u hadleysidna, wax aad dacwo & maqaasid al Shariicah aad ka taqaanno ma leh! ama waxaad la mid tahay ninkii FANSALAQA ku soo degtay, ama Jaahil, jahli murakkab ah uu hayo baad tahay, FACALYAHI, AQUULU LAK: ...SALAAMAN
  2. lol@ you must correct them, who r u to correct them! what r u equipped with?! not with this you posted in onother thread يقولون هذا عندنا غير جائز ...ومن أنتم حتى يكون لكم عند؟
  3. ^Maad sheegtid Waryaa kuwa gobollada dhexe ku laaya wadaadada & Qurraa'da, dembiga keliya ey galeenna uu yahay in Alle keliya caabudaan! masaajidda ragga ay u yaqaanaan Wahhaabiyyah-na bililiqeystaan, ku darsoo: Shirki, Bidco & Khuraafat oo dhan ayaa isugu darsan!, maxaa ku dba dhigay keliya dhallinyaradan qoriga u qaaday: LI ICLAA'I KALIMATILLAAH? ood uga aamuseysaa kuwan ka sii daran?, haddii aad qalad uun necebtahay, kuwanaa ka qalad badan, oo DIL & GAALEYSIINba Suufiyadaa ku badan, weliba iyagu Tawxiid MAXDI ah ayay dadka ku gaaleysiiyaan! mise wax kalaa jira?.
  4. Xalaalaysiga waa laba: mid waa Camali oo wax xaraam ah buu sameynayaa, lakin markii la challenge-gareeyo ama la wacdiyo wuu qirsanyahay inuu dembi galay. midda kale: Afka ayuu ka sheegaya in waxaas xaaraamta ah ay isaga Xalaal u yihiin, kan dambe waa ku gaaloobayaa (dabcan markii xujada lagu oogo, mawaanic-na eysan jirin), haddey caddaato inuu gaaloobayna, dee xukumka murtadkaa la marsiinayaa!
  5. ^kaftankii baa meel walba ka galay, ama waxay moodaan in 'keyboard'ka dembi la isaga qoreyn!
  6. ^What do you mean sxb, I said: the muran is not personal, no need to defend her from me
  7. ^faan badanaa! Aniga, Adiga & Kulli waxa forumka joogaba Juhhaal beynu nahay, marka loo eego Sh. Al Barraak, horta ma taqaan?, tan kale waxa uu Sheekhu ka hadlay in ikhdhilaad la sameeyo maaha ee waa in la yiraahdo Diinta ayay ku bannaantahay, ma kala saari kartid? tan hore waa macsiyah, tan labaadna waa gaalnimo taxliil maa xarramallaah (and thats where the Sheikh is coming from)
  8. Former! thats ur keyword! Jacfar, sow iga har kuma dhihin?? cantarabaqashkaaga igala tag waryaa! did I say: I'm their Lord!, did I ever 'listen carefully' mention here or any where else that killing Muslims is OK?. Now, haddaad iga leexan weyday, and having read the link provided by Kashafa! ur problem with The Mujaahideen is personal, marka intaad halkan ku cabaadin, maxaad Mooriyaanta & tuugta aad wax isu tihiin lacag ugu diri weyday si ay ciyaalkooda u korsadaan, inteysan Muslimka shiddeyn, Gumeysiga tigree-gana u naageyn, khaatumadoodana noqon in Seefta mujaahidiinta leefto??
  9. ^That act is in the Book of Allah, its the punishment prescribed by Allah to the Thief and Adulturer respectively, Monsieor Shabeel! any thing else?
  10. ^You condone Shirk?, this is what they are protesting about, they want back the graves they used to worship!
  11. C&H, Jaahil & Arrogant at the same time!. Ragga & Dumarka iney is dhexgalaan diintu ma oggola, tobanaan daliil ah ayey leedahay, Kitaabul Salaat ilaa Kitaabul Xaj, marka haddii laguu sheego adillada eed iska diiddo eed Alle & rasuulkiis ku been abuurato eed tiraahdo Ilaah & Rasuulkiis baa is dhexgalka ii banneeyey weeye wuxuu Sheekhu ka hadlayo.
  12. ^Wax baad isku qaldeysaa walaal, waxaase ka daran inaad adiga & tii gabaydayba oo diinta Jaahi ka ah aad the likes of Sheikh Al Barraak waa qaldantahay dhahdaan!, waa siduu Nabigu (SC) u sheegay: وينطق فيها الرويبضة .. قالوا وما الرويبضة يا رسول الله ؟ قال : الرجل التافه يتكلم فى أمر العامة In this case: Al mar'atul taafiha
  13. Dambarsame, taladeydii thread-ka kale qaado oo Sheekh Google weydii ha kuu jawaabee haddii kale leggere Corriera della Sera Xaaji, waxaagu waa Ilaahow balaayada balaayo nooga hay miyaa?
  14. ^Beentii miyaad maah-maahyo xumo ku darsatay?
  15. ^3daba been baad ku sheegtay Kaddaabun Ashir baad tahay, waqti qasaaray dheh waqtiga aad ku soo ogaatay inaan Script ahay!
  16. ^Even if he's, y do u want him dead?, I imagine him isagoo train isu dhigaaya!, iska dhaaf Ilaahey dartii!
  17. ^Horta Ninyow, waxaagu Tuuggu intaan tuug la dhihin buu Tuug ku yiraah baa? What makes you think inaan Script ahay, and whose, su'aashaas mar horaan ku weydiiyey, daliil soo raaci ama sidaadii Script lama hadlo dheh!
  18. ^Waryaa, this guy is serious and in need!, and you know what he thinks about ur jokes!, marka leave him alone!
  19. ^Geelle, tabar kale miyuu hayaa dee??
  20. ^lacag ha la isugu daro, ma jirto miyaa? ama qol & fadhiga u baneeya Gacal isma cariirshee
  21. ^Aqas, Maaddeey=Jacaylbaro maya Maaddeey=Nuune, maya Maaddeey=Ngonge, maya .... isku xishoo!
  22. Boqolaal katirsan Ciidamada Maamulka Xisbul Islaam degmada B/weyne oo u dhaqaaqay dhanka Matabaan iyo Guriceel Gobalka G/gaduud. Thursday, 08 April 2010 08:34 administrator Boqolaal Askari oo taabacsan maamulka Ururka Xisbul islaam gobalka Hiiraan ayaa saaka gaaray deegaanka Beergadiid gobalka Hiiraan oo aan ka fogayn degmada Balanballe ee dhacda xadka ay wadaagaan Hiiraan iyo G/gaduud. Afhayeenka Maamulka Xisbul islaam degamda B/weyne Sheykh Max'med Wehliye Odawaa oo la socda ciidanka Xisbiga ayaa sheegay in ay salaadda Duhurka Insha Allaah ku tukan doonaan Matabaan salaadda Cishahana ku tukan doonaan degamda Guriceel ama ay shahaaddo heli doonaan sida uu hadalka u dhigay. Ciidamadan oo ku hubaysan labaatameeyo gaadiidka dagaalka ah ayaa xalay saqdii dhexe ka amba baxay deegaanka Ceelgaal duleedka magaalada B/weyne oo ay maalmihii lasoo dhaafay isku aruursanayeen. Wararka nagasoo gaaraya Beer Gadiid waxay xaqiijinayaa in ciidamada Xisbul Islaam oo aad u qalabaysan ay muddo Daqiiqada ah ku hakadeen tuulada Bacda kadibna ay u jahaysteen dhanka Matabaan. Matabaan oo maalmo ka hor ay galeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ah meel aad unugul oo ay marna soo galaan marna ka baxaan Maleeshiyaad Qabuura Galeen. "Hadda waxaan joognaa Beergadiid Matabaan ayaan Duhurka ku dukanaynaa Ceshanaya Guriceel ama shahaaddo ayaan helaynaa insha'alaah, B/weyne kumasoo laabanayo anaga oo aan meelo furan ama aan shahaadda helin"ayuu yiri Sheykh Odawaa oo lahadlay Idaacadda Somaliweyn ee fadhigeedu yahay Muqdisho. Dhawaan ayay Xisbul Islaam meel ku dhaw Dhuusamareeb geeyeen Boqolaal dagaalyahan oo dhawaan Tababaro kusoo qaatay Mucaskaraad ku yaal gobalka G/gaduud, Maleeshiyaadka qabuura galeenka ah ayaa qarka u saaran in ay baneeyaan deegaanada ay G/gaduud uga suganyihiin kadib dhaq dhaqaaqyo ay wadaan Islaamiyiinta Somaliya.
  23. Ma wax NIN dhiig lihi ku waalan baa? Dhagax, salaax & tuujis waa isugu mid Lax dhukan, col & abaar moog Adiga, you maintain your cool wax kastoo dhaca, dhiiggii miyaa syringe lagaaga miirtay?
  24. ^Maadigaa keligi Muslim noqda?, Matabaan, waxa u socda Xizbul Islaam, bi khaylihim wa rajilihim, waxayna wacad ku mareen ineysan Beledweyn ku soo noqon: immaa al Dhafr wa immas-Shahaadah