Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. IQTIDAA'U SIRAADHILMUSTAQIIM FII MUKHAALAFATI ASXAABIL JAXIIM akhri
  2. Sorry sxb, saaxibul firaasah baad tahay!.
  3. ^If they give interviews they want audiences, if they banned BBC, how will ppl listen to them? If you ban BBC then boycott it all the way, and give ppl an alternative, simple logic.
  4. ^Aaway reer Sol-ka 10 Polish maa loo baroorto lahaa, aaway kuwa marka been-abuur cad la caddeeyo soo booda iyagoo iska dhigaaya iney shacabka u naxayaan! aaway aaway aaway... aa..aa.. w..
  5. Maaddeey

    moving out

    Xumbaashe Che ciyaal huriwaa aas ahaay, maanaan yaabin sida qaldan ee ereyga 'aas' u adeegsado!
  6. Allmuqdisho.com Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa qaraxyo ku laysay ciidamo amisom ah oo ku sugnaa degmada X/jajab ee magaalada Muqdisho. Ilaa iyo laba qarax ayaa laxaqiijiyay in lala helay ciidanka amisom waxaana jira khasaara soo gaaray ciidanka laweeraray, saraakiisha shabaabul Mujaahidin waxay sheegeen in ay dileen in kabadan 7 askari oo qaarkood saraakiil ahaayeen. Goob joogayaal Madax banaan ayaa xaqiijiyay in ay arkeen Dhaawacyada amisom oo taahaya iyo Maydad goobta daadsan waxayna rasaas aan loo meel dayin ku fureen shacab khasaara ayaana jira.
  7. 30, Dhimasho, & 100 Dhaawac ah oo ka dhashay Duqeyntii Shalay By Somalimirror on 13 Apr, 2010 9:14 AM in Main, Wararka In ka badan 30 Qof ayaa ku geeriyootay in ka badan 100 Qof oo dhamaantood Rayid ahna waa ay ku Dhaawacmeen Duqeyn Arxan daro ah oo ay Ciidamada AMISOM la dhaceen Qeybo ka mid ah Degmooyinka Muqdisho. Madaafiicda ugu Badan ayaa ku dhacday Suuqa Weyn ee Bakaaraha, Suuqa Xoolaha, Hodan, Howl-wadaag, Wardhiigleey iyo Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Dadka Dhintay iyo kuwa Dhaawacmay ayaa U badnaa Caruur iyo Dumar, waxayna Madaafiicdu ugu tagtay Guryahooda. Afahayeenka Ciidamada AMISOM Barija Bahuku oo u waramay Idaacadda Shabeelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Tiro Madaafiic ah ay ku soo dhaceen Garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho isla markaana ay ka dhasheen Khasaarooyin isugu jira Dhimasho iyo dhaawac intaba. Mar la weydiiyay Duqeymaha ay u geysanayaan Goobaha Dadka Rayidka ah waxa uu sheegay inaysan iyagu ku lug-lahayn Duqentii shalay loo geystay Qeybo ka mid ah Degmooyinka Muqdisho. Si kastaba ha ahaatee, waxaa Baryahan danbe soo badanayay Madaafiicda ku dhacaysa Goobaha Rayidka, kuwaas dhaca iyada oo aysan socon wax Dagaal ah oo ka fool ka fool ah.
  8. Qaraxyo waaweyn ayaa goordhaw lala beegsaday ciidamada AMISOM ee xooga ku joogo magaalada Muqdisho xilli ay dhaq dhaqaaq ka wadeen inta udhaxaysa Villa Somaliya iyo garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho. Laba qarax oo waaweyn ayaa laxaqiijiyay in ciidanka AMISOM lagula eegtay Iskool Bulisiyo degmada X/Jajab magaalada Muqdisho, Goob jooge ayaa SomaliMemo.Net u xaqiijiyay in uu Indhihiisa saaray Maydadka Ciidamada AMISOM oo daadsan goobtii qaraxu ka dhacay. Sarkaal katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa SomaliMemo.Net u xaqiijiyay in qaraxyadaasi ay ku dileen saraakiil ciidan oo watay ciidanka AMISOM ee qaraxyada lala eegtay. Shabaabul Mujaahidiin waxay intaasi raacisay in qaraxyadan ay faah faahin dheeri ah kasoo bixi doonto saacadaha soo socda, wixi kusoo kordha kala soco SomaliMemo.Net Insha'alaah
  9. Qasaarihii ka dhashay duqeyntii shalay ka dhacday Muqdisho oo sii kordhaysa iyo AMISOM oo iska fogeysay in ay wax lug ah ku leeyihiin duqeyntaasi. Posted: 4/13/2010 9:10:00 AM Shabelle: MUQDISHO. Waxaa sii kordhaya qasaarihii ka dhashay duqeymo shalay ka dhacay xaafado kamid ah magaaalada Muqdisho iyadoo dhinaca kalana Saraakiisha Ciidamada AMISOM ay iska fogeyeeyeen in ay wax lug ah ku leeyihiin duqeyntaasi. Kadib markii shalay duqeymo xoogan loo geystay xaafado dhowr ah oo katisan degmooyinka gobolka Banaadir islamarkaana Madaafiicdaasi ay geysteen qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa sii kordhaya qasaarihii ka dhashay duqeyntii shalay. Qasaaraha ka dhashay Madaafiicdii shalay ayaa waxa ay iminka cagacageynaysaa dhimashada inkabadan 30-ruux halka dhaawacyadana la sheegayo ku dhawaad 100-ruux oo dhamaantood dad rayid ah, waxaana dadkaasi ay ku dhaawacmeen Madaafiic ku dhacday meelo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho iyadoona goobaha ugu badan ee ay Madaafiicda ku habsatay ay kamid yihiin degmooyinka Holwadaag, Hodan, Yaaqshiid, Wardhiigley, Hiliwaa iyo Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Cali Muuse Sheekh oo kamid Saraakiisha Gaadiidka Gurmadka deg deg ah oo xalay waraysi siinayay Idaacada Shabelle ayaa waxa uu sheegay in duqeymihii xalay ay ahaayeen kuwo geystay qasaarooyin xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac islamarkaana Isbitaalada magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaalka Madiina uu sheegay in ay gaarsiiyeen ilaa iyo 80-qof oo iyagu ku dhaawacmay Madaafiic meelo kala duwan ugu tagtay. Dhanka kale Afhayeenka Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho Bariijiye Buhuuko oo xalay u waramayay Barnaamijka Qubanaha wararka Shabelle ayaa waxa uu sheegay in tiro Madaafiic ah ay ku soo dhaceen agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade International ee magaalada Muqdisho iyo agagaarka Immigrationka kuwaasi oo uu sheegay in ay ka dhasheen qasarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Bariijiye Buhuuko waxa uu iska fogeeyay in Ciidamada AMISOM ay wax lug ah ku leeyihiin duqeymihii shalay loo geystay xaafado kamid ah magaalada Muqdisho kuwaasi oo ay ka dhasheen qasaarooyin sababay dhimasho iyo dhaawac. Si kastaba ha ahaatee inta badan Madaafiicda gudaha magaalada Muqdisho ay isku waydaarsadaan dhinacyada siyaasadooda ay isdiidantahay ayaa qasaaraha ugu badan waxa uu ka soo gaaraa dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan iyadoona dhinacyadaasi hardamaya ay isku tuurtuuraan mas’uuliyada dhibaatooyinka soo gaara dadka Shacabka ah. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 8:00-Subaxnimo maalin walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
  10. ^^Adiga waxaaga handadaad baan u arkaa, qalbigaaga waxa ku jira & aqoontaada gaarka ah nama quseyso, ee waxa na quseeya mowduucan aan hadda ka hadleyno, sheekadan in been la dhoo dhoobay tahay qof walba oo caqli le baa aragta, markaan ra'yigeyga caddeeyeyna isfooto ayaad kajan baad iila timid!, sow ujeedada hadalkaaga maaha, been halaga sheegee maxaad u difaaceysaa??, teeda kale sow ma ogid in Alle yiri: 'walaa yajrimannakum shana'aanu qawmin calaa allaa tacdiluu..'. Ps. WAFAWQA KULLI DII CLIMI CALIIM
  11. ^Mushkilad faham darraa ku heysata, sida Karl ba gartay, maskaxdaada yarta ah isticmaal!, 2 qof oo kuu marqaati furta car keen!
  12. ^Myuuzig oo dhan waa Xaaraam, waxaan ku bedeleyna, Gabayadii Sayidka, X. Adam Af qallooc, Afyare, Timacadde & Bacadle Adigu ma polygamy-gaad ka soo horjeeddaa?
  13. ^Don't worry Karl, dabadhilif asoo kalaa meel baan saarayaa! Haatu, tafsiirka Al Jamaaca dhowr siyood baa lagu fasiraa, wxa ka mid ah oonan naqligaaga ku arkin tafsiirka Ibn Mascuud: 'ALJAMAACA MAA WAAFAQA AL XAQQ WALAW KUNTA WAXDAK' Xadiiska MAN FAARAQAL JAMAACAK MAATA MIITATAN JAAHILIYAH waxa loola jeedaa dawladda Muslimiinta, taas ayaana ula jeeday markaan ku lahaa : iyagaa mudan, ma kastay? Edit: lool@ death threat! how is that a threat?, ma gudbe waaxid, waryaa thread kale waxaan kuugu sheegay in ninkii/nimankii Mujaahidiintu gawraceen qaladkaaga ay ahayd, oo aad ku qasabtay in quut al Yawm-kooda dhac & inay Tigree ilaaliyaan! hadda ilmahan sidaas ha u dayicin oo Karl baa i soo xasuusiyee, haddaad agoontii Afgooye inaad caawiso diidday, Agoontaan aad Aabbahood baqayltinimadaada u sabab noqotay badbaadi!
  14. Jacfar, dhug weyn baad tahay, agoonta garo, waa agoonta aad aabahood dayacday ee 2008 dhaartii Abu Mansuur ku rumowday! Edit: Ka warhay means: Lacag u di'r, wax ha bartaan, yeysan moor'yaan noqon!
  15. Wayaanaha Axmaarkii Jariyo, Gaalka Wehel Moode (Heshiiska Jabhadda UWSLF & Zenawi) Friday, 09 April 2010 Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Maxaa caawa xalay uga eg! Ma usoo joogteen sheekh Shariif iyo Janaqoow oo ah Mujaahidiin la dagaalaya dagaal oogayaal? Ma soo taagneydeen Sheekh C/Qaadir Cali Cumar iyo Indhacadde oo dagaaloogayaashii sida Muuse Suudi iyo Qanayare la dagaalaya? Ma soo joogteen in nimankaas oo dhami dhihi jireen dowladda C/hi Yuusuf waxaa wata Tigree iyo gaalo kale? Soow shaahid meynnu ahayn markii nimankaasi ka dhihi jireen bannaanbaxyadii lagu qabtay Tarabuunka 2006dii: waxaan la jihaadeynaa Tigree, Gaaloraac iyo gaalada kalaba! Ma ka dhabeeyeen ballaankaas? Warkaas oo kale waxaan ka maqli jirnay Jabhadda Soomaali Galbeed. Sida nimankaas bey sheegi jireen inay ku jiraan Jihaad ay rabaan inay ku xoreeyaan Soomaali Galbeed! Jamhaddaasi si aan gabbasho lahayn bay u caayi jireen ONLF iyagoo leh: waa jamhad mabda' qabiil ku shaqeysa sidoo kalana xiriir la leh Maraykan iyo gaalo kale. Qolyahan jabhadda Soomaali Galbeed uma jili karaan filimka sidii sheekh Shariif iyo Janaqoow u dhigeen markii Shariif inta Sanca kula kulmay saraakiil Itoobiya ka socotay dabadeedna tagay Jabuuti damcay inuu shacabka waalo oo mar kasta oo safiirka Itoobiya u jooga Jibuuti uu shirka soo galo waxaa shirka ka bixijiray Shariifka iyo Janaqoow! Dad badan oon la socon sheekada baa dhihi jiray: Shariifku waa waddani! Waxay oran jireen: bal isu fiiriya ninkaas iyo C/hi Yuusuf! Waxay dhihi jireen sheekh Shariif waa isu quuri waayey inuu meel la fariisto safiir Tigree ah! Ilaahoow adaa u maqan ummadda Soomaaliyeed. War dadka "wadaadada" sheegta qiil-raadis badanaa! C/hi Yuusuf wuxuu oran jiray: baddaan wax ku darayaa halka sheekh Shariif iyo sheekhyada Jabhadda Soomaali Galbeed soo qaateen heshiiskii Xudeybiya! Horaan qoraal iyo waraysiba ugu sheegay inaan sheekh Shariif wixii lagu dhisay aysan shuqul ku lahayn Islaamka iyo Xudeybiya inkastoo dad culumo sheeganayey difaaceen. Haddana waa sidii oo kale oo jamhaddaasi waa magac dilaysaa heshiiskii Xudeybiya. Intaanan Xudeybiya ka hadlin baan rabaa inaan shacabka Soomaaliyeed dareensiiyo labo arrimood: Haddii Mujaahidiinta Soomaaliyeed damcaan inta galaan dhulka Xabashidu naga heysato dabadeedna ka soo xoogaan gaadiid dagaal ama agab kale uma habboona markii la weydiiyo daliil arrintaas ku saabsan inay dhahaan: dagaalkii Badar! Waxaan saa u leeyahay fasirka ay wataan waa ka horreeyey Badar. Nabiga (SCW) iyo saxaabadu (RC) waxay aadeen awrtii Abuu Sufyaan waday. Waxayna daliishan karaa nasuus caama ah: ذَلِكَ وَمَنْ عَاقَبَ بِمِثْلِ مَا عُوقِبَ بِهِ ثُمَّ بُغِيَ عَلَيْهِ لَيَنْصُرَنَّه 1615; اللَّهُ فمن اعتدى عليكم فاعتدوا عليه بمثل ما اعتدى عليكم واتقوا الله واعلموا أن الله مع المتقين Aayadahaas laftoodu waxay ku soo dageen baa mufasiriintu leedahay in gaalada lagula dagaali karo Xaramka ama bilaha xurmada leh hadday xadgudbaan. Laakiin cidna uma diidi karto inay qisaasta iyo wixii la mid ah loo daliishan karo. Waxaad mooddaa in dad badan is moodsiinayaan inaysan fahmin siduu dagaalkii Badar u dhacay. Dagaalka Badar Ilaah baa watay. Muslimiintu howl kalay u socdeen; Ilaahayna arrin kaluu rabay: وإذ يعدكم الله إحدى الطائفتين أنها لكم وتودون أن غير ذات الشوكة تكون لكم ويريد الله أن يحق الحق بكلماته ويقطع دابر الكافرين Dagaalkaas Ilaah baa watay rabayna inuu saas u dhaco oo xaqa iyo baadilka la kala saaro. Laakiin marka la fiiriyo sida nabiga (SCW) iyo saxaabadu (RC) isu soo abaabuleen waa inay af libaax galeen. Waxaa Madiina ku haray saxaabo badan maxaa yeelay looma socon dagaal weyn ee waxaa loo socday awr. Marka hogaamiye ciidan oon diyaarsanayn oon la imaan wixii tabartiis ah ma aadi karo Jihaad. Lama rabo inuu dhaho: nabiga (SCW) iyo saxaabaduba iyagoon diyaar ahayn bay jihaad iska galeen ee marka waa in muslimiintu iska duulaan iyagoon diyaar ahayn intii tabartooda! Taladii nabigu (SCW) soo jeediyey dagaalkii Uxud iyo siduu ciidama u habeeyey markii taladiisa la diiyey, dagaal ahaan waa ugu heer sarreysaa laakiin arrintii dagaalkii Badar loo aaday, Ilaah baa arrinta watee, qatar bay galeen saxaabadu oo waxaan xisaabta ugu jirin baa ku soo baxay. Qofkii raba inuu Badar markhaati usoo qaato waa in uga yaraan Jihaad jiraa sida muslimiin tiro yar oo Ilaah guul siiyey. Laakiin uma habboonna in dagaalkii Badar daliil looga dhigo wax gaalo laga soo dhacay. Danta loo aaday awrtii Abuu Sufyaan watay waa ka horraysay dagaalka Badar. Dagaalku xisaabta kuma jirin ee Ilaahay baa saas damcay. Saasoo kale heshiiska Xudeybiya ee sheekh Shariif iyo Jabhadda USWLF iska maxaabsaneyso waa saasoo kale. Sidaan hore u sheegay qofna ma oran muslim iyo gaalo heshiis ma dhigan karaan. Marka sidii dagaalkii Badar aan loogu daliishan karin qofkii raba inuu qof ka cadgoosto oo waliba adduunyo doon ah (awrtii) ayaan heshiis kasta oo muslimiin iyo gaalo dhexmara uusan shabbihin heshiiskii Xudeybiya. Horaan uga hadlay laakiin dhowr dhibcood baan taabanayaa. Sidii dagaalkii Badar, Ilaah arrinta u watay ayaa sidoo kale nabigu riyo ku arkay isagoo cumreysanaya. Riyada nabiyaashu waa dhab. Fiiri aayadda: لَقَدْ صَدَقَ اللَّهُ رَسُولَهُ الرُّؤْيَا بِالْحَقِّ لَتَدْخُلُنَّ الْمَسْجِدَ الْحَرَامَ إِنْ شَاءَ اللَّهُ آمِنِينَ مُحَلِّقِينَ رُءُوسَكُمْ وَمُقَصِّرِينَ لَا تَخَافُونَ فَعَلِمَ مَا لَمْ تَعْلَمُوا فَجَعَلَ مِنْ دُونِ ذَلِكَ فَتْحًا قَرِيبًا Nabigu (SCW) dowlad buu ahaa. Nabiga (SCW) iyo saxaabadu Cumro bay u socdeen ee dhul lagama heysan Xudeybiya waa xaggee? Makkah agteeda. Xaggee jamhaddu joogtaa? Haddii Shabaab oo raba in ay Addis Ababa xoog ku qabsadaan la yiraahdo: war bal suga waxaa dhici karta inaan Addis Ababa dagaal la'aan galnee waa la fahmi lahaa laakiin nin dhulkaagii heysta baan Xudeybiya u soo qaadanayaa ma aha daliil. Halka qodob oo saxaabada liqi waayeen waxaa dhici karta in meesha Waxyi ku jiray maxaa yeelay nabigu (SCW) wuxuu yiri: waxaa dhici karta in Ilaahay faraj furo. Weyna dhacday. Haddaan Waxyi jirin muxuu nabigu (SCW) hadyigii u qalay oo u xalaaloobay? Ma cibaadadaas oo kalaa dhici karta Waxyi la'aan? Run ahaantii waan u garaabi lahaa haddii Jamhaddu dhahdo: Faroole iyo Riyaalaba waxaa xukuma Tigree. Waxaa labadaas gobol jooga culumo aan is leennahay waxna uma arkaan arrinta Zenawi. Marka inta wiilashayada lagu xirxiri lahaa labadaas gobol maan siday Zenawi u hoosjoogaan, annaguna u hoos tagnno waa wax la fahmi karo. Sidoo kale haddii jamhaddu ahaan lahayd mid wadata magac qabiil sida ONLF, USC, SSDF, SNM, iyo kuwa kale wax bay ahaan lahayd laakiin jabhad sheegan jirtay inay xambaarsan tahay mabda' Islaam ah uma habboonna saas. Qolyaha wadaadada ah waxay kaga daran yihiin kooxahaas kale, markay khaldamaan, waxay keensanayaan daliil diini ah! Shariif horuu Xudeybiya u soo qaatay! Jamhaddaasna waa soo qaadatay! Marka dad badan oon ku jiro waa ka digeen inaan arrintii Shariif shuqul ku lahayn heshiiskii Xudeybiya. Ma ku khaldaneyn ka-digiddii Shariif? Shariifka iyo wadaadada xukuma Jamhaddaas labo arrimood waa uga liitaan reer Banu Israa'iil; 1- Reer Banuu Israa'iil markay Taaluut ku qabsadeen hogaanka ma caayin Jihaadka, qiil kalana ma raadsan ee toos bay u dhaheen iyagaa uga xaq badan Taaluut. Marka Shariifku markuu C/hi Yuusuf meesha ka qaaday hadduu dhihi lahaa annagaa uga xaq leh dhib ma lahaateen ee wuxuu yiri: C/hi Yuusuf waa gaalo-raac marka uma qalmo inuu Soomaali xukumo! Hadda Jamhaddani waxay Zenawi uga dheeraysay ONLF iyagoo ONLF ku sheegi jiray inay gaalo-raac yihiin! Marka hadday dhahaan waa ka diin badan yihiin ONLF waxbay ahaan lahayd: أَنَّى يَكُونُ لَهُ الْمُلْكُ عَلَيْنَا وَنَحْنُ أَحَقُّ بِالْمُلْكِ مِنْهُ وَلَمْ يُؤْتَ سَعَةً مِنَ الْمَالِ 2- Reer Banuu Israa'iil markii la yiri jihaada oo gala qaryadii waxay nabi Muuse ku dhaheen: waxaa meesha jooga rag waaweyn marka adiga iyo Ilaahaagu dagaalama halkaas bay ku sugayaane halka wadaadada Soomaaliyeed ama kuwo kale markay daalaan ama baqaan waxay keensanayaan daliil sharci ah: قالوا يا موسى إنا لن ندخلها ابدا ما داموا فيها فاذهب أنت و ربك فقاتلا إنا هاهنا قاعدون Hadda iyo dan fiicnaan lahaydaa inay la tashadaan Mujaahidiinta Soomaaliya joogta iyo jamhadaha kale sida ONLF. Waxaan diiddanahay waa in la xagxagto Xudeybiya ee cidna ma diideyso in muslim iyo gaalo heshiis dhigan karaan. Sidoo kale cidna ma diideyso in Tigreega dhulkeennii dhacay oo intii soo hartay dhibka ku haya in laga soo dhici karo agab laakiin ma fiicna in dagaalkii Badar la soo qaato adoo nasuus caam ah heysta. Marka in heshiisku riwaayad ka socota Zenawi yahay iyo in kale waxaa lagu ogaanayaa markii la arko ciidamo Tigree ah oo Kalabayr, Hiiraan ama meelo kale oo dhulka inta noo soo hartay ah yimid. Kollay Tigreegu si toos ah faraha ugama qaadayo Soomaaliya laakiin hadduu Zenawi daayo ciidamada uu Hiiraan, Galgaduud, Mudug iyo meelo kale soo gelinayo seddexdaas bilood ee Jabhadda USWLF sheegteen taasi waxay keenaysaa in xagga Zenawi wax iska badeleen. Haddii Zenawi naftiisa xakameeyo waxaa dhici karta in Shabaab iyo Xisbul Islaam iyo Zenawina wadahadlaan oo la yiraahdo: Zenawiyoow haddaad heshiis rabtid bal horta Koonfurta iyo Waqooyiga noo soo haray ha soo faragashan. Haddaad saas samaysid waan ka hadli karnaa wadahadal iyo isnabadgelin. Aniga xaggeyga arrinta Zenawi weli ma bisla. Horay baa loo yiri: Nin abeeso koriyoow adigaa u aayine Axdi ma laha Xabashidu lagu aaminaaye Marka haddii seddexdaas bilood Zenawi faraha kala baxo inta hadda Soomaaliya la dhaho waxaan filayaa in heshiiskaas arrintiisa la weyneyndoono laakiin belaayo waxay ka dhacday markii la arko Zenawi oo Kalabayrka iyo Balanballe taagan! Marka hadday Tigreegu mar kale soo galaan gobolladaas; meesha heshiis ma yaal maxaa yeelay sheekh Ibraahim-dheere waa ogyahay in Mujaahidiintu isku mid yihiin. Marka sheekh Ibraahimoow adaa heshiiskii Xudeybiyah lagaa kari waayey ee ka warran haddii Zenawi soo galo Hiiraan iyo Galgaduud? Ma sidii nabigu (SCW) u weeraray Qureysh markay Khuzaaco weerareen kaddibna Camri Binu Saalim Al-Khuzaaci Madiina tagay baad heshiiska ka baxaysaan? Mise heshiiska qeybtiisa aad rabto baad keliya isku dhejineysaa? Marka waa idiin nasiibdarro in Zenawi idiin ka faa'iideysto dhowrkaas bilood inuu helo fursad uu kula dagaalo Mujaahidiinta Soomaaliya joogta isagoon idinka idin ka baqayn. Waxayna Mujaahidiinta ku oran karaan: Ninkii malabka weelka ugu shuba, dacar waraabsiiye Marka sheekhoow marka inta Zenawi Suufiyada ku taageero Hiiraan iyo Galgaduud; adna aad ku heyso inaad heshiis ku jirto baan sidii Sayid Muxamed ku leeyahay: wardi aan Ilaah lagu aqoon weyso ku abaade intuu marada weyn soo huwado waliyo kuu sheegte Wadaagaha Axmaarkii jariyo gaalka wehel moode الله أكبر خربت جريعيل الله أكبر خربت جريعيل إنا إذا نزلنا بساحة قوم فساء صباح المذرين اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد، كما باركت على آل ابراهيم إنك حميد مجيد سبحانك اللهم وبحمدك أشهد أن لا إله إلا أنت أستغفرك وأتوب إليك. A/Waxid Khaliif.
  16. ^Haatu, isheyda mey qaban Sharxu Sunnah lil-barbahaari, liiska kutubta miyuu ku jiraa? why did u single it out?, Kutub al Sunna (Ictiqaad) waa badanyihiin: Waasitiyah, Ictiqaad ah-al Xadiith, laalakaa'ii, Saabuunee waa badanyihiin, plus sharx sunnah tawjiihaat & sharax ayuu u baahanyahay, waayo ad-adayg zaaid ah & hadallo qallafsan oo sharax u baahan baa ku jira!. Ps. Did yoy really think u had to explain Jamaacah for me?
  17. ^kutubta xataa adigaa u kala dooraya miyaa?, wax iska cad lagama murmo sxb. Ps. Agoonta ka war hay, iska jir iney qaadaan wadadii...!
  18. ^Tafsiir & Sunan-ka maadigaa ku xakumay?, made up calendar kulahaa! that page is scanned from their diary, wax isku fal waryaa!
  19. Cawaale, runtii adaan kula yaabanahay, haddaad ogtahay in IRIN sheekooyin abuurto, sheekadanna sida ka muuqata case qaxootinimo si xun loo dhisay uu yahay, maxaad kalood rabtaa? plus Zako 1/3 la iska qaadaayo ma aragtay adi?. Ma waxaa kula quman wax kasto oo beenabuur ah in loo saariyo si loo sii foolxumeeyo??
  20. ALLAH YAXFATH-HU MIN AYDI AL KAFARATI- AL FAJARA Al Jazeera: The Washington Post and The Wall Street Journal have quoted CIA investigators as talking about the possibility of targeting you in a drone attack. Why do you think the Americans want to kill you? Awlaki: Because I am a Muslim and I promote Islam. The charge is "incitement"; my relationships with Nidal Hasan, Umar Farouk and some 9/11 attackers, and now I am accused of being linked to 14 cases. All this comes as part of the attempt to liquidate the voices that call for defending the rights of the Umma [Muslim nation]. They reject the principle of pride and demanding justice, they want to promote the principle of humiliation and compliance. They want to market the democratic and peaceful US Islam that calls for obeying the superiors even if they were traitors and collaborators, they want an Islam that recognises the occupation and deals with it, they want an Islam that has no sharia ruling, no jihad and no Islamic caliphate. We call for the Islam that was sent by Allah to Prophet Muhammad, the Islam of jihad and sharia ruling. Any voice that calls for this Islam, they either kill the person or the character; they kill the person by murdering or jailing them, or they kill the character by distorting their image in the media.
  21. Uthbut al carsh thuma'anqush ma maqashay?. Qisada xaqiiji horta? mise sheekada IRINNEWS ee xerooyinka qaxootiga in been la dhoo-dhoobay tahay baad diiddantahay?