Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Maaddeey

    moving out

    ^Ina Cilmiba tiisa waa u nabdoontahaye, maxaa card-ka galgaduud & habarteey habarteey isticmaal nooh! inkastoo xaafadda laga kala qaxay! oo guri laga deganyahay jirin!
  2. Xiinow, inaad qaawantahay Ciyaal & Cirroole, Culimo & caamoba waa ku aragtay!, Gaalo 7 gaalo-raac in la iska dhiciyo Diinteenna muqaddaska ah & Caqliga saliimka ah baa qaba ee adiga in tigree, African gaalo ah, American & Qubuuriyyiin loo kaashado leynta shacabka & mujaahidiinta maxaa kugu wata, kuuse daliil ah??
  3. ^wixii! Ilaahey dabeecadda ha kuu hagaajiyo! macsiloow war ilmood lehe, sida loo qoray piece-kan baad arkeysaa Dagaal u dhexeeyey ... dagaalka oo saaka subixii qarxaya..
  4. Maakir! iney diriraan miyaan ka hadleynaa? iney saaka dirireen welina dagaalkan socdo weeye mowduuca & inaad halgan.net ka soo naqlisay asee aadan halakan ku sheegin!
  5. I don't think inuu warkan sax yahay! berri baad arki doontaa halgan.net oo ka cudur daaraneysa, and there's a reason maakirka post-gareeyey uu u qariyey source-ga!
  6. Maaddeey Script, war heedhe, haddaadan script ahayn maxaad uga xanaaqdaa ? dorraadna waxaad lahayd: Haduusan script ahayn muu ka dacwoodo!, seen ku yeelaa? Fujuur fil khusuumah
  7. ^loool tuuganimo la kor dhigay la hoos dhigay oo la reebay! war soo qabta ninka!
  8. Maaddeey

    moving out

    lool @ sunday! Allamagan wixii Villooyin xaafadaas aad ka taagteen Alla Yarxamhum (Abdiwahid Goonjeex maxaa isu tihiin?)geedaha showriga geedaha (roses-ka), masaajid yar waaye Shineemo Punt & Ladane ayuu u dhexeeyey, ka soo horjeedka Gurguurte ama ramadaan aad uma xusuusto(Sh. Cali dheere ayaa tafsiir ka aqrin) sawirkiisa waa kan:
  9. Faankii aan kaa sheegay baad weli waddaa!, how many nomads baa kaala hadashay arrintaa, teeda kale how come u only realized last month i'm script?, before i was an ignorant, ciyaal and micnoyare and suddenly i'm highly performed and complex script, maxaa is bedelay? dib ugu noqo our ever encounter (is bar-bardhig Shabaab & Sayidka) my first month! Fujuur fil khusuumah min akbar calaamaatil munaafiqeen.
  10. , then u blame Kashafa and label him Caruurnimo! as you were! war illeen annagaa...
  11. Caasho qurunto Quuroweyto takar Showqi, Dhilqe waa tan sariirta gasho booddona tan bacaadka
  12. ^why ask a question u already had an answer ready!?. Walle Kashafa waa kaa macquulsan yahay!, oo isagu wuxuu qabo lama gambado oo haddaad why? tiraahdo, jawaab wuxuu kaaga bilaabayaa because. Jawaabtiisana waa waadix sida bil 14aad ah, oo wuxuu soo qaatay sida muuqata war aad hore u dhihi jirtay!, lakin adiga Guerilla war baad ku dheereysaa, hit and run, & laf & dawaraan, berri baad haddana topic & thread kale soo gasho baad uun intaan oo kale isaga soo tuuri, waa uun Xiinkii oon biyo is marin Adeer, NGONGE & A & T ha u gefin, ma waxaad leedahay waa fulayo oo toos isagama key celin karaan markaasey Maaddeey soo abuurteen? Horena si NIN weyn baan kuugu sheegay inaan qof kale ahayn laa A & T walaa NGONGE labadabana with respect wax baan isku diiddannahay isku Style & fikir-na ma nihin, qof kastaa garan kara, lakin haddaad Jacaylbaro mar i moodi jirtay maxaa lagaa sugayaa! Seriously, faankaaga markaan arko waan kuu naxaa! weligaa dib ma isugu noqotay? waxaan ku leeyahay sidii zaahidkii ku yiri Boqorkii warsaday inuu sifeeyo: AWWALUKA NUTFATUN QADIRAH WA AAKHIRUKA JIIFATUN NATINAH WA MAA BAYNAHUMAA MAXMUULUL CADIRAH
  13. Maaddeey

    moving out

    Jidka Meydka aa la dhihi jiray! Xaashi Wehliye & Muuse Boqor (AUN)ayaa maydkooda loo siiwaday, waxaan u maleynaa inuu jidkaas Kaaraan galo, waa jid u dhexeeya Shinema Puntland & Masjidka Gumarreey. Suuqa Balka Masjid ku yaalla oo weyn (Jungal) ayaan XER ka haan jiray
  14. Jinac mise Jirac Xaarwalanwaal mise Doorshaan Dhilqo & Booddo
  15. ^Balaayo kii feeryahankii Nigerian-ka m oowba u egyahay muxu ahaa magaciisa?
  16. Maaddeey

    moving out

    ^iyaaaah, iyaaaah! aniyaa haddana??, Shaleemo Puntland waa jid caddaha weyn ee ka sokeeya dhinaca Masjidka Gumarreey (Sh. Cali dheere kii maxkamadihii waagii cali Mahdi) ayaa kala qaybiya Kaaraan & Huriwaa, lakin haddii aad wadada dhinaca waqooyi ka xigto reer Yaaqshiid baad tahay haddaadse koonfur xigto Kaaraan ama Huriwaa, Xaafaddii shimee kuugu dambeysay?
  17. Yaa Shykh Shaakirullaah, do u speak Somali? if not i bet u've some one to translate it for u ee dhegeyso: Haddaad BBC-da ka mamnuucdeen meelaha aad heysataan oo xoolahoodiina 'Ghaniimeysateen' taas micnaheedu waa iney tahay Xaaraam dhegeysigeeda, waxaa ka dhalanaya in qofkii lagu arko isagoo dhegeysanaya BBC maxkamad la soo taago sidaan ognahay VOA waxa laga dhegeystaa Radiyaha Dawladda, mar aan dheereyn BBC waxa laga dhegeysan doonaa Radio Muqdishu oo FM ah, waxa dhici doonta in Abu Mansuur uu wareysi siiyo Yusuf Garad (sababta loo mamnuucay waa isaga) ninkii miskiinka ahaa ee Raadiyaha dhegeystay wuxuu noqonayaa dembiile lakin topnotch-ka la wareysanaayey waa Mujaahid??. ma fahantay??
  18. Waryaa, waa Adiga, sabar waa dhamaaday & tartiibis, si fiican ii maqal! fiiri, 2006dii ka hor hal qof oo nabad & wadahadal sheegta ma jirin Un & US & Jinni & Cirfiid wax Somalia sheega ma jirin, waxaasoo dhan waxay ka shaqeynaayeen dhibaateynteenna, rajo badanna kamaynaan qabin WADDAN, 6dii bilood ee maxaakimta ayaa dadkii hundhuray mar uun soo wada kaceen, oo la ogaaday ANNAGA shacabka ah inaan isbedel sameyn karno.nabaddii, neecaawdii & wanaaggii yaraa een helnayna waxaa u baas baxay UN, USA & jinnigan hadda na leh nabad beynu wadnaa!, kuwii shalay nabadda noo diiday sidey caqli gal u tahay iney naga naxayaan oo wada hadal & dawladnimo noola rabaan!, nabadda & wadahalka waxa diiddan wixii 2006 dhamaadkeeda & 2007 billowgeeda diyaaradaha nagu duqeynaayey, oo nidaamkii yaraa ee noo bidhaamay naga demiyey!. Waxaa la yiri: NABAD LA TUUGAY NABAD MAAHA waxaan hubaa haddii hadda Shabaab la laayo oo -laa qaddara Allaah-hal qof oo qori qaadda la waayo in hawshu meesheedii ka billaaban doonto oo Somalia sidii hore uun ignore list loo gelin doono, markuu Siyad Barre baxay maxaa Soomaalida loo caawin waayey waata Gaalo 15 urur oo B walaa T ahayn naloo soo dhisaye, markii dambe oo Somali madoobaatay oo casaatay ee Djibouti dawladii Carte lagu soo dhisay,maxay Ethiopianku & Ameerikaanku dawladdii kobta uga istaageen! sidoo kale tii Impegati looga aamusay illaa Maxkamadihii yimaadeen oo la gartay in Soomaali hurdadii ka kacday loo yiri Dawladdaan caawineynaa! oo beentii run la mooday ilaa & haddana sidii weli run loo moodo?. Adeer, intaas oo jirta haddaad weli la soo indha caddahay Muqaawamadaa nabad diiddan ama MUNAAQIF weynaaday baad tahay ama nin wax u dhimanyihiin baad tahay, taad noqotana adi uun beey ku dhibeysaa! Wassalaam.
  19. ^War markuu Xamar ama Jubbooyinka joogay buu ka hadlihaayaa!, wah!, lakin ka warran hadey kugu arkaan adoo Amu mansuur ama Cali dheere oo la wareysanaayo dhegeysanaaya? Nuune, iyaga maaha waxa ku censoray waa Globalnet Provider, Facebook & Youtube-ba ma ogola maalintii.
  20. ^Haaaa, anna haddaan ku gartay! , waa use his own tactics miyaa!, waan qaldanaa inaan dhexdiinna soo galo
  21. , ar dadkaan inteey aasteeen?
  22. 'Tush' ka noqo!, wax baan isku qalday, ciido & waxaas baan u booday *xaa i bootin dhirira!*, waa loo tacsiyeyn karaa gaal, welibana waa loo duceyn karaa (dabcan mid u qalanta, sida cimri dheer, samir & adduunyo wax quseeya) haddii dacwo looga faa'iideystona kaba sii fiican. KK, inuu KITAAB yahay in la fahmaayaan mooday! -note: weli ma gaarin inaan KITAAB=BUUG iraah Macalinkaanya aa waxoow dhihi jiryay: Kitaabka Buug ey ku bedesheen, Dugsiga Iskool, Cadayga Sakareet...-ee wax iga wax bay-bayaanis jecel ma leh (HAADAA BAYAANUN LINNAAS)
  23. lool, KK imtixaan kor laga soo riday baad tahay!, Kitaab magaciis baan u sheegaayey, asoo af Angariis eh aan u raadinaa hadhowti! Sayidii, Af Carbeed iska baro kama maarantide haddii kale imam-ka oo ku inkaaraayo (taxaawiixda-hurdo darteed) aad aamiin iska dhihi doontaa!