-
Content Count
4,297 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Maaddeey
-
Originally posted by Kool_Kat: Nacam!!! Ani mugoo weeso qandac ah iyo hosgunti feereysana diyaar aan la'ahaan lahaa...Xashac! :cool:
-
Another meeting delayed, another MP resigns, another punch-up on the way. Amid the never-ending saga that has crippled the Somali parliament, the long-awaited meeting of the MPs scheduled for Sunday 18 has now also been cancelled. The parliament was expected to convene today for the first time since December last year, but it failed. Not surprisingly also, Cismaan Cilmi Boqorre, the second deputy speaker of the Parliament, has officially declared his resignation today. Criticizing the government of ineffectiveness and detailing some of the reasons that led to his resignation, Mr Boqorre said: here
-
Adiga Muqallid miyaad tahay?, culimadaada in la khilaafsanyahay sow ma ogid?. Seed ku ogaatay in waxa Maktabadda.net ku yaalla aanan arkin?. Haddaadan jawaabi karin Culimadaada jawaab ka keen!
-
yaa gaalnimo sheegay?, far bugta & meel baa is og moyaa?
-
^lool, mayee adaan kuu jeedaa, sowdiga leh Axad baa usbuucii ii billaabmayaa!
-
Caku wax hay'ad u shaqeeya!, aaway Sebdigii?
-
Ms DD mar dhexe iyadoo holiday ka soo laabaty halkan sawirro bay ku soo dhejisay, lakin Nepthys anigu kuma soo gaarin halkan still I miss her, thread uu Archive ka soo qufay Kashafa ayaan ku arkay, waxaan aad ula dhacay siday NIN wayn ugu aamusisay!, oo Halganka u taageersaneyd!
-
Originally posted by Haatu: I believe there is no Jihad in Somalia right now as there is no Caliph. I also believe Al Shabaab to be khawarij. , Jihaad ma jiro ilaa khaliif laga helo miyaa?, horta ma ogtahay hadalkaas khatarnimadiisa?, dhab ahaanse ma u fahansatahay ereyga: 'laa jihaada ilaa macal imaam' ee kutubta sunnada ku qoran?, Jihaad kasta Imaam ma loo shardiyaa?, haddey 'haa' tahay sida hadalkaaga kore ka muuqata, kii Afghanistan yaa Khalif ahaa? Originally posted by Haatu: I don't love the government, they have many faults. I simply support them because I believe it is XARAM to rebel against the ruler. What??, I hope inaad dib ugu laabao waxaad qortay! Originally posted by Haatu: If Ahmed Ibn Hanbal refused to rebel against his ruler after all the torture he endured, what makes us different? Subxanallah!, we are not talking about revenge here!, war labada dawladood ha is bar-bardhigin billaahi calayk!, dawladna waa dawlad shacaa'irta Islaamka oogta oo Jihaad gasha oo Jizya qaadda midna waa mid Gaalada u soo dhiseen iney kula dagaallamaan si aysan dawlad taas la mid ah u dhalan! HAL YASTAWIYAANI MATHALAN? Originally posted by Haatu: As for Al Awlaki, if he incited Jihad, then I believe he has wronged and shook make sincere taqwa. I said, If he has done so, then we have to different aqeedahs. Qofkii Jihaad ku dhawaaqa bis waaye miyaa??, see la yeelaa aayadaha quraanka ka buuxa ee Jihaadka ku dhawaaqaya? taariikhda Qaadyaaniyada baro, min baabi: kuntu as'alu cani sharr makhaafata an aqaca fiihaa Wassalaam.
-
Najma is among the hundreds of children kidnapped from the streets of Somalia every month. The family of the child also confirmed that similar stories have been circulating widely in the North Eastern port city of Bosaaso. It is only a wonder how they managed to cross thousands of kilometres through Puntland without being noticed by the authorities; not to mention the infamous Puntland Intelligence Service (or rather Puntland Intelligence Agency) Nonetheless, Al-Shabaab, who govern by a strict Sharia code, have vowed to sentence them according to the Shariah Law. And if thieves are getting their hands chopped off, one can only wonder what sentence awaits these child abductors? mahaan ka akhriso
-
I think you are Qadyani then! (unknowingly) Jihadku waa Qaa'im ilaa qiyaam al saacah!, wax aan is lahaynna ha isku qaldin, ma dawladdii cabbaasiyiinta ee Jihaadeysay, Diintana ku dhaqmeysay & waxan gaaladu wadataad isku keeneysaa!, Khawaarijta ayaa qofkii dembi ku dhaca tiraa isku caqiido ma nihin, ee ha deg-degen, adoon dad kale iska dhicineyn bal u fiirso.
-
Waa kaa! sow kuma sheegin Adiga dawladda ku meel gaarka waad jeceshahay salafina waad tahay! ma maqashay qawlka culimada ee AL IRJAA'U DIINUL MULUUK?. Sh. Al Awlakina waxaad lahayd isku Islaam ma nihin?, sida muuqata waxa ku soo gaaray kooxdii Ahlul Jarxi Wal tajriix! amase AL KHAWAARIJ MACAL CULIMAA' MURJI'A MACAL XUKKAAM!. Budo & Biyo aa loo kala baxay sxb, dhinac raac!
-
^Sowdiga Shaydaan igu sheegay? Waan kaftamaayey uun ha isku dhihin!
-
^Ferguson, xaggeed ka dhacday? Abtigiis, sideed haatu iigu qaladday, kaasi waa nin waalan
-
Ferguson ma Kamavi baa?
-
HomeNews News Somali gunmen attack Kenyan border town Rating By SATURDAY NATION Correspondent Posted Friday, April 16 2010 at 21:09 Suspected members of Somalia’s Al-Shabaab militias have for the second time this month raided Kenya’s border town of Liboi. The heavily armed gunmen barricaded and attacked several positions within the remote settlement, some 18km from Somalia’s porous-ragged border, witnesses told Saturday Nation. Northeastern provincial commissioner James ole Serian could not be reached for comment. The gunmen stormed two local hotels and a number of business premises during a two-hour raid. Several shots According to residents, the gunmen were not confronted by the Kenyan forces who were reportedly manning the border at the time. “It was shortly after 1am when the gunmen raided our town, they have attacked several places, including Ali-arif and Abdi-adoon hotels,” a witness told us on phone from Liboi Town. “They have fired several shots; however, there were no casualties and there was destruction of property,” he added. The gunmen left behind a bomb and ammunition. Early this month, Al-Shabaab fighters attacked a contingent of General Service Unit near the Kenya-Somalia border. Kenya has thousands of troops on the border. http://www.nation.co.ke/News/Somali%20gunmen%20attack%20Kenyan%20border%20town%20/-/1056/900848/-/6r ijyr/-/
-
^ayaga dhan ineysan hadlin, gurigana ka soo bixina illaa lildaruura ma ka fiicnoo?
-
C & H, we are not talking about me remember, its about Awlaki, can u quote some of what he said thats against Islam, and why do u take sides with his 2 stances?, what do you say about aayadaha quraanka talking about in gaalada lala dagaalo? axaadiista: 'UMIRTU AN UQAATILANNAASA XATAA... Xadiiska Mucaad & kan Cali ..fain hum qabiluu daalika..casimuu dimaa'ahum' dhamaystiro waadigii Sheekhadda ahaaye?, weligaase ma maqashay inuu Rasuulka beri' (bariii') ka noqday Muslimka Gaalada la dega!, Jihaad, Xumu Riddah, Rajminta, in Gaalada la naco Muslimkana la jeclaado si qayaxan ma uga hadli karaa Sheikh wadamada Galbeed jooga?, Shaikh Faisal ku quus qaado, Jimco wanaagsan.