Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Warka naga soo gaaraya Gobollada dhexe ayaa waxay sheegayaan in Mujaahidiinta Xarakada Al Shabaab ay meel 5 km u jirta Dhuusamareeb joogaan, dhawaqa rasaastana laga maqlayo gudaha magaalada, Mujaahidiinta oo uu hoggaaminayo Waaliga wilaayada Galgaduud & Mudug ayaa wacad ku maray iney salaadaha maghribka & cishaha oo jamcu ta'khiir ah ku tukan doonaan Dhuusomareeb. Wixii faahfaahin kala soco thread-kan.
  2. ^Adiga waranka ha ku jiljilin dadka!, point-igaaga waad caddeysaye!
  3. ^Adiguba is weydii, dadku waa isku dadkii uun, labada administration baa kala duwan, midkan Ethiopia waa col, oo nacayb qoto dheer baa na dhex yaal, ilaa hadda ayuu socdaa, wuuna socon doonaa....
  4. ^Waryaa Gheelle, they don't dislike it because its Somali culture, they dislike it bacause its Xaraam! maxaa kale?, haddii wax aan dembi ahayn oon caado u leenahay ay diidi lahaayeen baa la dhihi lahaa dhaqanka ayay ka soo horjeedaan soow maaha?, sidoo kale haddey gabdhaha ha la asturo dhahaan waa Islamic, howl fiican beyna qabteen, wax carabnimo shuqul ku leh maaha, haddaan la lahayn Islaannimada ayaa carabnimo ah.
  5. Originally posted by Ferguson: ^Shabaab danta ayaa na kala kaxaysay. Gacan iyo minjo gaajaysan( oo Somaliyeed ) ma jarjari karo qalniinka( dhakhtarnimo) anoon baran. ONLF ramaysatay(nolo iyo geeri) weli indho ma saartay? ^waxaan arkay kuwo dhaanto ciyaara & kuwo 10 pound islaamaha ka ururiya!
  6. ^Beenloow, aaway aflagaadada, hal eray oo aflagaaddo ah oon iri ka soo saar forum-ka dhan, hadda dheh waa i aflagaadeysay!. Meeshaan waan ka yaabay, Gaalka intuu gaalnimadiisa caddeystu ayuu maxaa gaal la ii yiri leeyahay, beenlow, ciyaalsuuq, saqajaanna sidoo kale!
  7. Adiga Sayidoow waan kaa qaadan, lakin Fulay waa kan Cawaale ah oo mooday wanaagga doqonnimo!, fiicnaan lahaydaa inaan mar hore ogaado oon energy badan isaga dhumin, lakin maacaleesh eey carabtu tiraah
  8. C & H, Jalbaabka miyaad diiddantahay?
  9. Karl, were'nt you supposed to be away for few weeks?. Ps. The Zack, when I saw ur quote and before you replied, I knew you didn't mean as it looks, lakin ninyow, dawladdan baas ee gaaladu soo dhistay si Khilaafa Islaamiyah aysan u dhalan maxaa ku dabadhigay?
  10. ^Hadda kadib -hawlahan oo kale- Adigaan kaaga dambeyn.
  11. ^Maalak yaa Sheikh? , I summed up what happened in my question above which you answered you'd do as the Imam did, i'm confused. let me ask you again: if you are the Imam, and some one you trust tells you this person whose Janaaza is there to be prayed is Gaal, what would you do?. Af Soomaaligeeygaa la ii qaatay! Edit: neither of you is saqajjaan, blame it on living in Bilaad el Kufr.
  12. ^Haaa, oo markii Nabi Muse (cs) doonay inuu doqonka caawiyo, doqonkii Nebigii buu ku jeestay!!
  13. NGONGE, aad ayaan u akhriyey and doesn't look like you agree with him, this is what you said: But if it is as they told it above then the Imam was foolish (regardless of the religious principles). Presentation matters, timing matters and discretion is paramount.
  14. ^Sxb, Adiga & Aniga wax aan ka muranno miyaaba jira?, halgan baan ku wada jirnaaye
  15. ^Adiga ninyohow waxaad ku fiicnaan lahayd Shabaab, waad ka ad-adagtahay ONLF ee soo wareegso
  16. A & T, Waa sax lakin 'benifit of doubt' sow ma jirto?, beluu Ashahaatay aakhirulaxdha illeyn asalkiisu waa Muslime. Waa mas'ala dhib badan, daynta si loo adkeeyo ayuu Nabigu (SCW)diiday inuu NIN dhintay ku tukado, sidaas darteed hadduu Imaamku Taarikusalaad ku tukan maayo yiraah, si salaadda dadka loogu tirtirsiiyo waa wax meesha ku jira!. Edit: NGONGE, yaa saaxibii, what would you do if you were the Imam and relatives of the deceased told u he was not Muslim? (looks like teh Janaazah, the Info the fardh prayer was all at once)
  17. ^Maa bayna al mashriq wal maghrib qiblah ma maqashay?, ma aqaanno carabi dheh sidaadii lakin kuma dhahayo: 'as a Muslim i can't stand Muslims who don't understand Arabic'. You didn't get the gist of my post ama waad is yeel-yeeleysaa, far waaweyn baan kuugu sheegayaa: WAX AAN MICNO LAHAYN QOFNA HA KU QABSAN!.
  18. Iska Warran in xoogaa yasmo ah ku jiraad mooddaa, dumarkana ma jecla (haddaan iska warramo yaa ii ceeb qarinaa). 1)Hayyeee *iyadoo la dhoolla caddeynaayo* 2)Weeeeey
  19. Gheelle, whats ur take intaadan dadka weydiin, Diinta maxay ka qabtaa in lays warsado sow kama fiicna?
  20. NGONGE, is it boredom-as my friend Haatu thinks-or there's some think you want to tell us-as I always think of the threads you start-?, if it's the latter, then whats it?, are you suggesting a section for old people, or you think grown ups are not behaving as they should be?, or this is some thing to do with your ego and patronising the youngesters..? Waan daalay!!..
  21. ^Maanigaa kuu ballanqaaday inaan su'aal kaaga jawaabo, markaad intaad soo noqoto i warsaneyso inaan kuu jawaabo?. Akhri, fahan, ku dhaqan waxaan kuu soo qoray kadib soo laabo, OK?