Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Naxar, fair enough, lakin before you tell the admin to ban me for the reasons u stated above tell me this: how did you know the person i'm refering to haddii waxa aan sheegayo waxba ka jirin?
  2. ^Dhaanto leen joognaa weli!, markay ciyaartooda dhameystaanna Soda qabow ayay fridge-ka kala soo baxaan, lugahana is saartaan!, kuwan warkooda waan hayaaye, kuwa raameystay nooga sheekee, mise waa isaga kaa darsameen?
  3. Kulanka Baarlamaanka KMG oo dib loodhigay. By Somalimirror on 22 Apr, 2010 9:37 AM in Main, Wararka Kulan lagu waday inay Maanta Xarunta Golaha Shacabka ku yeeshaan Xubnaha Baarlamaanka KMG ayaa baaqday, waxaana sabab looga dhigay Miino baaris lagu sameynayo Xarunta iyo qalab wali ka dhiman, halka wararka qaarna ay sheegayaan in kulanka loo baajiyey sababa laxiriira Khilaafka u dhexeeya Baarlamaanka. Xasan Keynaan oo kamida Xubnaha Baarlamaanka oo u waramayey Idaacada Shabeelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in kulanka lagu balansanaa Maanta oo Khamiisa loo baajiyey Miino baaris lagu sameynayo Xarunta Cusub ee lagu qabanayo kulamada baarlamaan oo aan kulmin mudo dhowr Bilooda. Dhanka kale Xubno Baalamaanka kamida ayaa Shaaciyey in kulanku uu u baaqday Sababa laxiriira Khilaafka Xoogan ee Maalmahaan soo kala dhexgalay Xubnaha Baarlamaanka KMG, waxayna sheegeen Xubnahaas in xalinta Khilaafaadka kadib lafuridoono kulamada Baarlamaanka. Khilaafka u dhexeeya Baarlamaanka ayaa Xiliyadii dambe sii kordhayey waxaana is Casilay dhawaan Gudoomiye ku Xigeynkii labaan ee Baarlamaanka Cismaan Cilmi Boqore. Hadalheynta kulanka Baarlamaanka ayaa saameyn ku yeelatay Goobaha Ganacsiga iyo Xarumaha Waxbarashada Muqdisho waxaana saaka haawanayey oo aan lafurin Suuqa weyn ee Bakaraha iyadoo sidoo kalana la fasaxay qaar kamida goobaha waxbarashada cabsi laga qabo Duqeymo iyo Dagaalo ka bilowda Kulanka Baarlamaanka. Sheekh Aadan Madoobe oo Shalay Saxaafada kula hadlayey Xarunta loo dayactiray Baarlamaanka ayaa sheegay inaan mardambe dib loo dhigi doonin Kulamada Baarlamaanka wuxuuna intaa ku daray inay kaliya goobtaas ka dhimanyihiin Matoor iyo Codbaahiyeyaal. Lama sheegin goorta dib loo furidoono kulanka Maanta baaqday.
  4. ^Dabaal weli waa tahay, assuming every one in the forums is in some where of Qurbaha, xataa haddii aan joogo, ma taageeri karo miyaa fikir & qadiyad?, kan Tigree-ga in Soomaaliya heysato raba oo kala qoqobka waddanka ku faraxsanba ma dhahdid xaggaa tagee, aniga maxaad iga rabtaa, taasna bal ka soo jawaab?
  5. Patience sxb, lakin out of curiousity it looks like you wat Dhusomareb & Guriceel to be captured so badly! tell me i'm wrong
  6. ^What filthy language?, and how did I play Godly(Muslim sidaa uma hadlo)?, wax kaa fahan xun, oo kaa hadal xun, oo kaa caqli xun waa yaryihiin (Sol)-intaan arkay-, haddaas sidaan kuu arko sheegay maxaan halleeyey?. Script sow dad kale kamaad koobiyeeyn, maxaad u diideysaa parrot-nimada, inaad halabuur noqotaan rabaa. Warkan aad coo celceliso ee (phone numbers)ayaa caqli & fahan xumadaada ka mid ah, hadalkaa siyaaq & sibaaqauu ku yimid & waxaad sheeganeyso isma leh, teeda kale waxay ahayd inaad mar hore caqli xumidaada & saqajaanimadaada garato, illeyn suurto gal maaha inaad keligaa fahanto ujeedkayga, Faahim yaa Walah?
  7. War Deg Deg ah: Dagaalkii Bulacle oo soo gaba gaboobay iyo Jabkii ugu cuslaa oo gaaray maleeshiyaadkii Kooxda Ahlusuna labaxday (Xog Rasmi ah). Wednesday, 21 April 2010 16:38 administrator Waxaa goordhaw oo galabta ah soo gaba gaboobay dagaal culus oo maanta duhurkii duleedka magaalada Dhuusamareeb ku dhaxmaray xoogaga Mujaahidiinta Al Shabaab iyo maleeshiyaad Qabuuriyiin Mushrikiin ah. Saraakiil ka tirsan Xaraakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa SomaliMeMo soo gaarsiiyay in si daran loo jebiyay maleeshiyaadkii Qabuura galeenka oo maanta ku duulay tuulooyin ay deganyihiin qabaa'ilo muslimiin ah oo taageersan Mujaahidiinta. Kadib dagaal sedax afle ahaa oo socday muddo 3 saacadood ah ayay ku halaagsameen maleeshiyadii kooxda Ahlusuna sheegata, xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo qabaa'ilada dega Bulacle oo iskaashanaya ayaa la soo sheegayaa in ay Jilbaha ulaabeen duulaan kaga yimid dhanka DHuusamareeb. SomaliMeMo waxay akhristayaasheeda u soo gudbinaysaa goordhaw Inshaa Allaah cadadka hubka iyo gaadiidka faraha badan ee lagala wareegay maleeshiyaadka kooxda Ahlusuna sheegata. Taliska ciidanka Melleteriga Al Shabaab ayaa noo sheegay in ay ku mashquulsanyihiin aruurinta maydadka kooxda Ahlusuna sheegata oo ay si daran u gumaadeen dadka deegaanka iyo ciidanka Mujaahidiinta Al Shabaab oo is kaashanaya. Dagaalkii Bulacle oo galabta soo dhamaaday ayaa la soo sheegayaa in goobta ay yaalaan gaadiid dagaal oo gubtay iyo kuwa kale oo ay kooxihii weerarka soo qaaday ka carareen. Dhacdooyinka yaabka leh ee Bulacle lagu arkay waxaa ka mid ahaa in xoogag beelaha halkaasi dega ay soo dagaal geliyeen Fardo waxaana la arkayay dhalinyaro ku dagaalamaysa Fardo iyo Baqlo. Goordhaw filo cadadka maydadka iyo gaadiidka dagaal ee lagala wareegay Mushrikinta.
  8. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayoo noo soo sheegay in roobab laxaad leh ka da'yaan Dhuusomareeb oo hillaaca & onkodku is daba socdaan!, roobkii maqribka maanta ah billowdayna uu weli socdo. Waxaad kaloo la socotaan in Mujaahidiintu kaabiga u saaranyihiin magaalada. Dagaal ay ku dhinteen 16 ka mid ah Qabuuriyiin oo galabta ka dhacay deegaanka Masagawaay Gobalka G/gaduud iyo Al Shabaab oo Ceelal Biyoodyo ka jartay Maleeshiyaadkaas.(Faah Faahin) Wednesday, 21 April 2010 17:02 administrator Kadib markii ay Shabaabul Mujaahidiin shalay lawareegeen deegaanka Masagawaay ayay kooxaha Qabuura caabudka ahi soo qaadayeen saacadihii la soo dhaafay weeraro ay ku doonayaan in ay dib ugu qabsadaan deegaanka. Maanta saacadu markii ay ku beegnayd 2:30-kii duhrnimo ayuu dagaal ka qarxay Masagawaay duleedkeeda waxaana Jilbaha isku aastay dhinacyadii dagaalamayey. Mid ka mid ah saraakiisha Shabaabul Mujaahidiin ee dagaalka hogaaminaysa ayaa goordhaw SomaliMeMo u sheegay in dagaalkii soo idlaaday islamarkaana goobta lagu dagaalamay ay daadsanyihiin maydad fara badan oo ka tirsan maleeshiyaadkii Qabuura galeenka ahaa. Sarkaalkan Shabaab ka tirsan oo xiligii aan lahadlaynay aad u daalanaa codkiisana laga dareemayey diifta dagaalka ayaa noo xaqiijiyay in dagaalkii ugu cuslaa ay galabta galeen wuxuuna noo sheegay in uu Indhihiisa saaray maydadka 16 Qabuuriyiin ah iyo qoryihii ay wateen. Maleeshiyada ayaa galabta si aad ah u dagaalantay iyagoo ka caraysan Qabriyo maanta laga faagay Masagawaay. Wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidama Mujaahidiinta ay difaacyo ka dhigteen meel 5 KM ujirta magaalada waxaana weli dhulka howdka ah ku jira maleeshiyaadkii galabta dagaalka ku jabay. Dhacdooyinka SomaliMeMo looga soo weriyay dagaalka waxaa kamid ah in gaari dagaal oo ay wateen Mujaahidiinta uu eryaday maleeshiyaad ka badan 20 nin oo dagaalka qayb ka ahaa. Xaaladda ayaa hadda degan waxaa jira Ceelal Biyoodyo ay Mujaahidiintu gooyeen si aysan uga biyo cabin Qabuuriyiintu, dagaalka Masagawaay ayaa u muuqaal eg dagaaladii ka dhici jiray Warxoolo iyo Ceel God waxaana bilaawday in ceelasha biyaha laga jaro Mushrikiinta si ay u oomaan.
  9. Duke, waxaad isku qaldeysaa the clan militia of ICU and Shabaab, the latter never was/had clan influance! how dare you sad that when they have foreigners and qabiil walba in their ranks. Again, PL ha u baqin, waxa ciidanka horkacaya Sh. A/lahi Ali Hashi. Sh. A/wahid, Sh. Jama A/salam & Fuad Shongole
  10. ^Adiga isku yaab ninyahow, Script baad qalad ka fahantay, lax dhukan... baan maqli jiray, wax cusubna la imow, dad kale ha ka daba ciyin sida parrot-kii
  11. ^Adi dabaal maa tahay?, waxaan sameeyo & meeshaan joogo ma taqaan horta?, ka soo tag midkaan magacyada badan ma inuu Addis tagaa waaka noo amaanaya xabashidee?!
  12. Gererale, thanks for the politeness. General Gabre hadey sax tahay inuu joogo shaki miyaa kaaga jira in Shabaab jeclaan lahaayeen haddey awoodaan ay hilibkiisa jar-jari lahaayeen? (Qalbigaaga waxa ku jira sheeg adoo Alle ka baqaya), waa sax iney tabar yaryihiin marka loo fiiriyo awoodda Ethiopia & Amisom oo Mareykan ki tiirsan, saasoy tahay weli dagaal bey ku jiraan oo har & habeen waxay qorsheeyaan sidii ay ku dhibaateyn lahaayeen. Tan Gobollada dhexe, sxb, kulligeen waan ka dheregsannahay ASWJ iney dhiseen Ethiopia & Mareykan, dagaalka Ethiopianka waxa ka mid ah in kuwan waalan lala diriro, Insha Allahu awoodda inta ka dhiman waxa buuxinayo: 'Allahu Mawlaanaa, walaa Mawlaa lahum', ha u baqin Puntland, Jubbada hoose kama liidan doonto.
  13. Gheelle, dad diin ka saar (sax & khaladba) wuu iska jiraa, lakin anigoo ka saaraya miyaad aragtay?, tan 2da waa Sol ninyow, hadda kan saqajaanka ah sow ma aragtid?, maxaa i daba dhigay?, af xumadiisa sow kama yaabtid?. C & H, walaal waxa lagu moodaa inaad cudur-daar aadan waddankii ugu laaban sameysaneysid?, waa kaa oo maanta A & T ayaa ku tuhmay aniguse wax baan iska hubiyaayoo inaad Diin necebtahay uma heysto lakin weli mushkiladaada ma fahmin.
  14. Ereyga 'Naayaa' waa sida loo adeegsado!, laba gabdhood oo kaftamaya, haddii mid hadalka ku qalloociso ta kale tiraahdo: 'Naayaaaa!' dhib ma leh, Nin & Naagna sidaasoo kale, lkin si caro leh haddii loo isticmaalo waaye markey dhibaato ka dheceyso.
  15. ^^General Duke, sxb anigoo ku ixtiraamaya dood cidlaa baad heysaa oo jaban, Ethiopianka yaa bixiyey?=weerarada Mujaahidiinta, yaa Amisom nafta u keenay?=Mujaahidiinta, imisa mar ayaa la weeraray oo la laayey oo la dhaawacay oo qaarkood inaad soo post-gareysay aan filayo?, so please, don't come and tell me Shabaab flee from Ethiopians.
  16. ^Hadda ma fahantay ujeedkeyga?. Adigu ma PL baad afhayeen u tahay?, GD, Cawke & kii magacyada badnaa baan u heystay uune. Nin reer PL oo caadi ahba Adiga & Sayid baan ka xusuustaa.
  17. ^Anigu ma Shabaab miyaan u hadlaa oo haddaan 'annaga' iraah waa iyaga miyaa?, waxaan la hadlayay C & H oo sheeko 'iftiraadi' ah sheegtay oon anigu ku jiro!, ma kastay?. War ineysan colaadi naga dhexeyn darteed baanba sidaad u soo qoray oon la yaabay! kolley waxaan is iri adigu lamaad dagaaline Shabaab buu la dirirsanyahay!
  18. ^Subaxaanallaah, Gheelle waa ku sidee?, ma RAG iska dhici bey kaaga dhegtay?.
  19. C & H, 'naxnu naxkum bidawaahir, wallaahu yaxkum al saraair' ma maqashay?, hadduu Muslimay Ilaahey baa abaal marinaaya, lakin annaga inta noo muuqata oo ah inuu Gaal yahay baan ku camal faleynaa, salaadna kuma tukanayno.
  20. ^Adiga & Amxaarka kaa korreeya isu cammira sidii aad wax kasta oo PL ku saabsan isugu cammiri jirteen, Lakin Duke kan wejigiisa saxda ah hadduu soo baxay ee yuusan ku cadheyn.
  21. Culimadu sidoo kale waxay amaaneen Sida ay Ciidamada Puntland Amaankooda u sugayso,Qaarkamid ah Culimada oo ka yimid Konfurta & Waqooyi Galbeed Soomaaliya ayaa dhankooda muujiyey in aysan Malaynayn inay jirto Xukuumad Culimo Amnigeeda Sugta iyagoo sheegey in ay arki jireen Dawlada la dirirta Wadaada balse aysan horay u arag Dawlada Culimada la shaqeysa soona dhaweysa,waxaana ay Sheegeen in ay u Mahadcelinayaan Xukuumada Puntland oo uu Madaxweynaha u yahay Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud . Weligeed Dawladuhu Culimo ay col la tahay & kuwo ay saaxiib la tahay baa jiray, waxaan shaki ku jirin iney iyagu (Culimadan) ku biireen kuwii saaxiibka lala ahaa ee Dawlad Goboleedka PL uu sidiisii yahay.
  22. Waxyaabaha ay ka hadleen ma ku jirtaa gumeysiga dagaalka Ethiopia ee Soomaaliya, mid toosa & midaan toos ahayn?, Ciidamada Amisom ee shacabka Muqdisho xasuuqa har & habeen?, dawladda TFG-da ee dabada ay ka wadaan Gaalo oo dhan & qawleysatada isku magacaaba iney burcad badeed & xagjirnimada la dagaallamayaan? haddey jawaabu Maya tahay waxba shirkoodu kama duwana kan kuwo kale ay ku shireen Turkiga ee soo saaray in Gaalo & Muslim is nabad geliyaan, Daar Islaam & Daar Kufrina aysan hadda jirin.
  23. ^Horta, in la i difaaco waxa ka horreysa: in la isugu key tago & in kale ma kala jeclahay?, teeda kale, hadalka Sayid ayaaba iila muuqda qayb goobashada ka mid ah.
  24. Waryaa ina reer Ayuub, haddaadan hadalkaa kore ka laaban, calankaaga baan intaan qaybta kore ee Tawxiidku ku xardhanyahay ka jarno, baan inta kale numaziqahu kulla mumaziq!