Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^ , Islam section bal fiiri, haddaadan dhegaha faraha la waayin!
  2. ^lool, maya ee waxaad ii sheegtaa emblem-ka hoose booska AK-47 maxay ku bedeli doonaan? Sideen ula dhacaa nimankii shalay waan jihaadeynaa lahaa in maanta Godey ku soo dhoweeyaan Da'ud Iley & Tigree-giisa?, sideyse danta umadda uga hadlaan iyadoo Tigree-gu kor taaganyahay?, ceebta Alle ha asturo. Waxaa sidoo kale gudoomiyaha halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka socotay dowladda Federaalka Ethiopia waxaana maanta Magaalada godey ay aheeyd markii ugu horeysay ee ay is dhex galaan Ciidamada Soomaali Galbeed iyo kuwa dowladda Ethiopia. Shacabka reer godey ayaa arinkaasi ku tilmaamay guudl u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed ee Magaaladaasi maadaama mudo 18 sano ay ay kala qeybsanayeen labadaasi ciidan oo ay dagaalamayeen. Ugu horeyn madaxweyne Daa’uud Max’ed Cali oo halkaasi dadeynaha kula hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ay farxad weyn u tahay Maanta Maamulkiisa islamarkaana ay magaalada ku soo dhaweynayaan Gudoomiyaha maanta soo gaaray.
  3. Its not shallow to point out inaad si hoose Soomaalinimada u dumineysaan, laba canleyn & yeysan wax idin dhaafin baa idinku haya mooyee mar horaa..., sida runtii ahna meesha Somaliya laga heysto waa la wada garan karaa, wixii uurka ku jirana afkaa dafa!. Teeda kale, bayaanka culimada intaad ka akhrisid website-yada reliable-ka ah, ii sheeg hadalkan meeshuu AllPuntland ka keenay?: " Culimada Puntland waxay muujinayaan sida ay uga xunyihiin qaraxyadii shalay ka dhacay masjidka kuyaala Suuqa Bakaaraha,waxaanuna sheegaynaa in falkaasi uu ahaa mid wax loogu dhimayo Diinta islaamka, Shacabka Puntland -na waxay kawada simanyihiin eedaynta Xasuuqa & Gumaadka noocan oo kale ah" Ayaa lagu yiri Bayaanka culimada Puntland . bayaan gooni ah miyey Allpuntland heshay?, balaayo idinla been badnaatay!
  4. Guddoomiyaha ururka UWSLF sheekh ibraahim oo si aad u ballaaran godey loogu soo dhoweeyay By SomaliMirror on 3 May, 2010 5:43 PM in Main, Wararka Dadweyne kumanyaal gaaraya oo suxufiyiinta qaarkood ku tilmaameen inay toban kun oo qof gaarayaan ayaa maanta godey ku soo dhoweeyay guddoomiyaha ururuka UWSLF sheikh ibraahim dheere oo ka soo dagay garoonka magaalada barqanimadii maanta. Dadweynaha guddoomiyaha soo dhoweeyay oo isgu jiray dhammaanba qaybaha bulshada deegaanka ku nool ayaa ruxayay calamada ururka UWLSF iyo halkudhegyo lagu soo dhoweynayo madaxda ururka waxaana ka mid ahaa erayadii dadweynuhu ku dhawaaqayeen “ soo dhowaada madaxda ururka soomaali galbeedeey” . Guddoomiyaha iyo waftigii weheliyay oo dadka soo dhoweeyay ay safnaayeen garoonka magaalada ilaa bayd mingisti ayaa aad uga mahadceliayay sida diirran ee magaalada loogu soo dhoweeyay waxayna isla markiiba u sii gudbeen deegaanka cadaale oo lagu wado in arbacada soo socota oo ka furmo shirweynihii ururka UWSLF waxaana lagu wadaa inay ka qaybqaataan madax dhaqameedyo badan aqoonyahanno iyo waxgarad kaleba. Suxufiyiin goobjoog ahaa oo ay shabakadda somalimirror la xiriirtay ayaa soo dhoweynta wafdiga guddoomiyaha ururka UWSLF ku tilmaamay mid aan marnaba la qiyaasi Karin oo dadkii joogay aad u qiiro galisay, waxayna wariyayaashaasi sheegeen in sida ugu dhakhso badan loo soo gudbin doono muuqaalladii maanta laga duubay xafladda soo dhoweynta, waxayan intaas raaciyeen ijn tiifiiyada Universal, HCTV iyo warbaahin kale oo ka socotay saxaafadda iyoobiya ay wada duubayeen qaabkii ay soo dhoweyntu u dhacday. Wixii tafaasiil ah ee ka soo kordha shirweynaha ururka UWSLF gadaal ayaan idinkala soo socodsiin doonnaa waxaana ka cudur daaraneynaa khadka internetka ee godey oo aan ku filneyn soo tabinta muuqaallada iyo sawiirrda.
  5. Arrimaha Somalia mar uu ka hadlayey Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Sheekh Maxamad Farole ayaa sheegey..
  6. ^hear'say, heh?. Sherban, who needs drugs when one listens the sermons of Sh. Fu'ad and his brothers talking what is waiting for the Mujahid in Jannah?, ask ur Qhaba'il friends whats: 'waahaa li-reexil jannah' and 'bakhin bakhin' and 'innii la ajidu riixal jannah min duuni Uxud'
  7. This means Yaa Malika, you don't share your humour with loved ones!, ha is caburinin.
  8. ^Isla hadalka qaar dhib buu keenaa, Yaa Juxat Mid aan aqaanno oo subway ku socda aroor hore ayaa isagoo isla hadlaya: I KILL YOU! kor u yiri, maba ogee waxa hor socda 2 duq oo markiiba hoos police-ka ka wacay!, intaan laba tuke is daymoonba qaflah baabeyn ayaa lagu qabtay, xaa ka raacay hee!
  9. ^Adigu ma dyslexia-aad qabtaa?, ceeb maaha in qalad aad gashay laga laabto!, 2da post een Kashafa kula hadlaayeyna ma edit-gareeyey?. Inaad ALP oo been ka sheegtay bayaanka aad soo guuriso adoo heli kara sources kale oo bayaanka oo sidiisii ah soo qoray ma qabyaalad baa kuu geysay mise damiinimo?, haddaan 2 source oo kala duwan oo bayaankii ku wada yaallona hortaada soo dhigayna, weli ma sii jaq-jaq leedahay?
  10. Edit: Johny B, Quraankeenna ma akhrinin miyaa?: Mr.Somalia, I say: 'Garowe baa noo ballan ah, booweh
  11. ^Whats your source? AP and Reuters?, the same ones reporting Shabaab ban bras?. Do you know that in Bakara there's hundreds of young shoe shining boys who have no family that will look for them! now, isn't it more convenient for Al Shabaab to recruit these young boys instead?. You'll probably say: 'umm no?' but the questions were for Cawaale.
  12. ^Sideen wax kuugu sheegaa hee!, bal sug aan mar kale isku dayee: Sharikad baa jidha, Shirkaddu mar walba waxay qaadataa shaqaale cusub, sidoo kale waxa jooga saraakiil shaqaalahaas cusub tababarta si ay si hufan shaqadooda uga soo baxaan...meeshaas markey mareyso baa mid halkan ah soo boodoo yiri: 'waxa ay dadkan, shaqaalaha barayaan intey iska daayaan, iyagu shaqada ha qabteen'! tolow kaasi waa kuma?
  13. ^Xaggeed ka keentay Nabigaa (CSW) dhiig-caado dhaqi jiray?
  14. ^Duf ku bax! , hadaan kuu afeefan lahayn maxaa iga bi'i lahaa!. Carabiga aad fahmi weyday, sadarka ka korreeya akhri!, dhibkana jooji, haddaad wax kale heysidna la imow min fadlik wa ixsaanak.
  15. ^Nope, thats not right!, he's a leader, he teaches the young Mujaahideen the ways and fadl of Jihaad, he inspires and influances others to go to jihad!. Magaciisa ayey ka naxaan gaalada & munaafiqiinta!, Ilaahow cimri dheer sii.
  16. Sida aad rabto si ka duwan, Sh. Fu'aad wuxuu shalay hadal ka jeediyey isla masjidkii dorraad lagu qarxiyey!, hoos ka fiiri faah-faahinta: Sh Fu’aad:“Waxaan ka jeclaa dhaawaca yar ee igaaray inaan Ilaahey lakulmo anigoo Shahiida oo Towxiid aqrinaya”. By Somalimirror on 3 May, 2010 9:34 AM in Main, Wararka Sheekh Fu’aad Max’ed Khalaf oo Shalay Boqolaal Dadweyne ah kulahadlayey Masjidka Cablada Shideeyey oo Sabtidii lagu qarxiyey Jameeco uu kamid ahaa ayaa Sheegay in Mareykanka iyo Xulafadiisu Jabeen loona baahanyahay in lasabro oo ladulqaato. Wuxuu sheegay in Alle isaga ka badbaadiyey Qaraxyadii ka dhacay Masjidka Niileyn ama Cabdala Shadeeye Laakin ay ku waxyeeloobeen Dad kale oo badan oo ay kamid ahaayeen 17 Xartii uu Kitaabka u aqrinayey kamid aheyd wuxuuna Alle ka baryey inuu Janada ka waraabiyo. Sh Fu’aad oo Albaabka Masjidka Dadka kulahadlay ayaa yiri:“Ilaahey S.W ayaa Mahad iska leh Ilaahey waa iga badbaadiyey Dadkale oo walaalaha ahna wey ku shahiideen waxaan Ilaahey u weydiinayaa Shuhadadaas inuu Alle u naxariisto, gacantaa yar ayaa dhaawac iga noqotay halkaasuu ka galay halkaana waa ka baxay laf majabin waan roonahay aadbaan u fiicanahay waxayna Muslimiinta oo dhan maanta ay ku faraxsan yihiin nolosheyda iyo arageyga waxayna balan qaadeen Muslimiintu Mareykanka inay la jihaadaan Towxiidka iyo Caqiidadii aan wadnayna in la xoojiyo Jihaadkana la Xoojiyo”. “Shalay waxaa Masaajidkan ku shahiiday 17 Xerteyda kamida aniga waxaan ka jeclaa dhaawaca yare e igaaray inaan ilaahey Maanta lakulmo anigoo Shahiida oo Towxiid aqrinaayo guri guryihiisa kamida, marke Ilaahey wuxuu iibaaqi yeelay inuu Gaalo igu dhibo Muslimiintana Ilaahey S.W igu sharfo … iimaanka hala xoojiyo waxyarbaa noodhiman gaalo weyjabtay mareykan waajabay Xulufadiisii wey jabeen waxaan idiin dardaarmayaa inaan ku takbiirano Gaalada inshaa Allah” ayuu sii raaciyey hadalkiisa. Dadka Soomaaliyeed ee Dibadaha ku nool ayaa ugu baaqay Sh Fu’aad inay Maalkooda ku taageeraan Dagaalada ka dhanka ah Cadawga sida uu hadalka u dhigay.
  17. Fufu, haddiid Kiswahili ku sheegtay Soomaalina waad ku sheegi kartaa!, mise Nuune aan u qayshadaa?
  18. Mr. Somalia, si akhyaarnimo ah aan u hadalno, haddii kale aan kala aamusno!, OK?. Qofkii arka qoraaladeyda wuu garan karaa in yar oo qabyaalad ah ineysan igu jirin. Hadalkaagan hadda miyaa dhab ah mise kii aad lahayd dadka Bakara deggan ha la laayo?, haddiise aad ka gil-gilaneyso in PL Shabaab qabsadaan sideed ku jeclaatay in Shacab masaakiin ah oo Alle hor taagan aad hala laayo tiraahdo? (Ogow xujo kuu noqon meyso iyaguba waa sameeyaan). Ugu dambeyn waxan fahmi la'ahay bayaanka aan soo guuriyey isagoo sidiisa u qoran ee aad adiguna ALP ka soo guurisay isagoo extracts keliya ah eed i leedahay waa actual source!, goormeyse ALP actual source u noqotay Culimada?, teeda kale bayaanka oo sidiisa ah ka fiiri halgan.net & Somalimirror , waxaad arkeysaa beenta ALP!, hal meel oo 'Culimada PL' & 'Shacabka PL' uga qorantahay maleh!,waxa aan qariyeyse waa maxay? ugu yaraan 2 mar ayaan sheegay 'Culimada Garowe'& 'Culimada PL' posts-kayga kore! waxa la yiraahdaa: الانتهاض لمجرد الاعتراض من جملة الأمراض
  19. ^noo fasir noo duqa, aan qosolka dhinac ka galnee!
  20. ^Waxaa kuu caddaatay inaan habraha furto, waa maxay fiicnaanta aad iga rajeyneysay?, iska daba wareeg sidaadii!
  21. ^Haddey 13 ku guursadeen, iney ku dagaallamaan maxaa u diidaayo? Cawaale, (nice come back, and excellent explanation), You beleive Shabaab give child soldiers drugs that make them "pick up a tank and throw it aside like a telephone."! You also beleive they roundup schools and force the students into waiting buses!, they ban Khat and use drugs at the same time!, ALAA QAATALALLAAHUL JAHL! I know this woman oo wiilkeeda intuu gangs caddaan ah raacay la xiray ee noogu sheekeysay: 'waa iskala socday, mana ogeyn iney tuugo yihiin'!
  22. Al-xizbul Islami oo la wareegay Deg. Xarar-dheere ee G/Mudug. By Somalimirror on 2 May, 2010 2:04 PM in Main, Wararka Wararka naga soo gaaraya Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug waxey sheegayaan saaka barqadii halkaa iney si nabada kula wareegeen ciidamo ka tirsan Ururka Al-xizbul Islami, siduu noo xaqiijiyey Madaxa arimaha Dacwada iyo Iclaanka ee Gobolada Dhexe ugu qaabilsan al-xizbul Isami Sh C/naasir Maxamed Afdhuub. Ciidamadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa halkaa dagaal la’aan kula wareegay, waxeyna Magaalada ka soo galeen dhowr jiho oo kale duwan, waxaana ku soo dhaweeyay dadka deegaanka , sida saraakiisha al-xizbul Islami ku waramayaan. Xaalada Magaalada ayaa degan, wax ayna noqoneysaa markii ugu horeysay oo ciidamo ka tirsan Ururka Al-xizbul Islami halkaa gaaraan. Ujeedka tagitaankooda Degmada Xarer-dheere ayey ku macneeyeen Saraakiisha Al-xizbul Islami mid ay ku balaarinayaan dhaqanka gelinta Shareecada Islaamka goobaha ayna horey u joogin. Waxaa la ogsoonyahey Degmada Xarar-dheere oo meel istaraatijiya ku taala iney fariisin adag u aheyn xilliyadan danbe kooxo ka tirsan Burcad Badeeda oo aan la ogeyn xilligan goobta kale ee ay uga ruqaansadeen.
  23. You don't know what to say markaad garbage walba intaad iska akhrisatid si indha la'aan ah u rumeysatid!. These UN organizations can't do any thing about Al Shabaab, but they can do some thing about the TFG using child soldiers, wax aan qaylo ahayn oy hayaanna maleh!.
  24. ^^Rabitaankaaga ma soconaayo, Habaarka aad meelaha wareejineysidna Adiga ku noqay!. Shabaab, Masjid miino kuma duugaan, dad dembi la'na iskama dilaan!, waxa ugu badan oo lagu eedeeyo waa iney shacabka madaafiic ka dhex tuuraan ama dad gaadmo ku dilaan (aan la ogeyn iney dembi leeyihiin & in kale). Qofkii ku faraxsan ama miinadaas u dhigay Muslimiin, Salaad jameeco ah tukaneysay inuu Muslim yahay uma heysto, dadka Bakaro deggan waxaad tiri waa argagixiso oo Shabaab bey la jiraan so burn them all!!! AF WAA KU MAY LIKI AAMEE? contrary to what you wish Al Shabaab Xarardheere bey horay u dhaafeen, mar dhow IA cabaadkaaga yaanan maqlin!
  25. ^Tuulada Abdaal ee Berbera u dhow ee Sheekhii reerahayugu ka soo farcameen ku duuganyahay looguna magac daray, ma waxaad rabtaa inaan iraahdo waa 'Waddan Shisheeye'?