Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^ Hadda ka hor, Shaakirullaah (raxmatullaah calayhi) ayaa post-gareeyey maqaal magac qabiil ku qoranyahay (dabcan, wuu xeeladeystay sidaada oo kale) lakin 2 ilbiriqsi kadib (little exaggeration)waa la remove-gareeyey. Tolow, Libaaxsankataabte suu yeeli doonaa?. Peace Action, difaaca tolka waa muqaddas haye?, iyagaa ka muhiimsan mashaakilka waddanka ka jira?. Let it go, sxb.
  2. Xiin, (What souther accent, Waa(dh)yee? ). We are not talking about all what you mentioned here (now), ha is gidhiidhixin ( ), Niqaabku waajib maahan (calaa asaxxi qawlay al culamaa'), sidaa darteed ma isagaad u xanaaqdaa mise Shirkiga (remember, u used the term 'qubuuri')?. Haddaan kugu rogose, sow inay niqaabka gubaan Shabaabka ma sababin, what do you say, Fadeelat al Shaykh?
  3. Inflammation inow jiro hubi, kabacdina Bactrim Forte qaadatid waaye.
  4. Lower back pain aa??, Xulbad & Bari Idaad isku qaso
  5. "Ciidanka halkaasi ku sugan waxaa u shidnaa markii aan soo marayay Dab waxayna ku gubayeen Indha shareerka oo ay ka aruurinayeen Haweenka saaran gaadiidka ee ka baxa suuqa Bakaaraha soona gala,Nimanka sidaasi yeelaya waxay wateen macaawisyo iyo cimaamado sigaarna way cabayeen"ayuu yiri Guutaale. Maleeshiyaadka Mushrikiinta ah ayaa Haweenka gacmahooda uga fiiqayay Haweenka diida in ay furaan Indha shareerka sidoo kale Maleeshiyaadka Indho Cadde ayaa iyana haweenka gacma gacmaynayay iyagoo uga digayay in ay soo xirtaan shukada iyo Xijaabka adag. Haweenka Indha shareerka looga dhigay Wadada Dabka ayaa Isgoyska Bakaaraha soo gaarayay iyagoo aad u xishoonaya oo wejiyada gacmaha saaranaya, wararka ayaa intaasi ku daraya in Haweenka qaar ay diideen in ay dib ugu laabtaan deegaanadii ay deganaayeen ee Madiine iyo Waaberi kadib markii lasoo faragashtay Labiskoodii Islaamiga ahaa. Falkan gurucan oo ay Mushrikiintu ku kacayaan ayaa umuuqaal Eg cadaadiskii ay ku hayeen haweenka Muslimaadka ah ee ku dhaqan Guriceel iyo Dhuusamareeb(1), Mushrikiinta G/gaduud kasoo Barakacay ayaa doonaya in ay haweenka Muslimaadka ah udiidaan qaadashada Xijaabka alle ku faral yeelay. _____________________________________________ (1)قلت: وكذا فى فرنسا وبلجيكا، تشابهت قلوبهم
  6. Xiin, Shabaab didn't bring veils to Somalia, but now they are the ones defending it. If true this act reveals the agenda of these qubuuri goons. Priorities, sxb!. Shirkiga, Bidcada, Amxaaro kaashiga IWM. waad undermine-gareyn jidhaye, haddaadse hadda saaxiga keentay waa Alxamdulillaah!, now we know what clicks you.
  7. ^Umm Muxammad, Admit it, you need to listen to Sh. Faysal on Islam Channel (Stories of the Prophets), Yusuf=Abu Yaqub? c'mon.
  8. Blessed, waxaan mooday inaad Barnaamijka AL-SHaamilah heli kartid, lakin internetka waa ka buuxaan kutubta (may be not in English)iyagoo: .pdf, .doc, & .zip ahba!, waxaan is lahaa iyadaa kaa nashaat badan.
  9. JB, yaa ku taliyey in calanka, Kalimatu-Tawxiid laga daayo?, Innaa liLlaah
  10. Ma nimanka burcad badeedda ku dhici waayey, baa RAGGII eryaday u booteynaya?. Aboow, kan yar iga celi, kan wayn ....
  11. Script-gu Ajr ma leh miyaa? Sherban, if I go, there won't be any Balance in Sol.
  12. I don't know about them being drunk in Ramadan, lakin naagaha waa a wellknown fact, yaa Bob.
  13. , looks like ur mixing the 'abu' and 'ibn' here!
  14. Hmmm, you don't expect me to understand!!, ka gudub. Dhib qabsan doono (inuusan qabsanna laga yaabo), miyaa Ilmaha loo dilaa. Aportion, daruuro lee loo sameyn karaa, Ahlul-Ikhtisaaska uun baana go'aankeeda leh.
  15. Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Faah Faahisay Dagaal Maleeshiyaadka DKMG lagu Jebiyay oo Shalay gelinkii dambe Muqdisho ka dhacay. Tuesday, 04 May 2010 07:06 administrator Wilayaada Islaamiga Banaadir Xarakada Shabaabul Mujaahidiin aya afaah faahin dheeri ah ka bixisay dagaal culus oo shalay gelinkii dambe magaalada Muqdisho ku dhaxmaray Xoogaga Islaamiyiinta iyo Maleeshiyaad katirsan Qabuura galeenka iyo Dowlada KMG ah oo ay kaabayaan shisheeyaha AMISOM. Sheykh Cali Maxamed Xuseen Abuu Jabal Waaliga Wilaayada Islaamiga Banaadir oo shir Jaraa'id qabtay ayaa shaaciyay in ciidamada Mujaahidiinta ay guulo ka gaareen dagaalkii shalay ka dhacay Wadada Makka Al Mukarama. Waaligu wuxuu ugu bishaareyay shacabka Muslimiinta ah in Hub badan laga furtay qolooyinkii shareeca diidka ahaa islamarkaana laga laayay ilaa iyo 9 Maleeshiyo oo Siigaale isbaaro u tiilay. Mas'uulkan katirsan Shabaabul Mujaahidiin wuxuu carrabka ku dhiftay in Mujaahidiintu ay gubeen gaari dagaal oo ay lahayd DKMG ah kaasi oo ka dagaalamayay degmada Hodon, dagaalkii shalay gelinkii dambe ka dhacay Wadada Makka Al Mukarama ayaa kamid ahaa dagaaladii ugu Khasaaraha badnaa ee DKMG ah iyo xulufadeeda soo gaara. Dhinaca kale Maydadka Maleeshiyaadkii Qabuura Galeenka Mushrikiinta ah iyo DKMG ah ayaa saaka lagu arkay xaafadihii lagu dagaalamay, maydadka saaka la arkay waxaa kamid ah Maleeshiyaad daacad u ahaa Yuusuf Indho Cadde. Xaaladda ayaa saaka degan waxaana si caadi ah u socda isku socodka gaadiidka dadweynaha ee isaga kala goosha suuqa bakaaraha iyo deegaanada kale oo ay AMISOM iyo DKMG ah Muqdisho ka maamulaan.
  16. Juxa, qalinka aan Quraan ku akhriyee keen, jawaabaha saxda asoo iska taluulixinaayaad arkeysa IA. Ilaahey ha kuu fududeeyo asaga & kuwa dambeba.
  17. Saudi academy to offer PhD in dream(ing) interpretation
  18. ^^لله دره من رجل JB, maxaad ka tidhi adhinkaa? Originally posted by Haatu: quote:Originally posted by Maaddeey: Mr.Somalia, I say: 'Garowe baa noo ballan ah, booweh I'll take that as proof ina adeer What proof, Mzee Haatu?
  19. Maaddeey

    Who is B?

    KK, ma inta waxaasoo evidence aragtaa weli B waa Marx leedahay?. Guess his next thread? 'OMG, I'M CONVICTED!'
  20. Maaddeey

    Who is B?

    PM-ka oo IMG ah hadduu meesha yaallo, isagoo txt ah maxaa diidaayo?. Hadda markaan arkay kadib, Marx hadduu meesha ka tegay, PM-ka hore nus saac ka yar ayuu ka soo jawaabay, kan kalena 1.30 juusto eh
  21. Maaddeey

    Who is B?

    ^Intuu 'clear ur name' is lahaa miyuu isku sii caddeeyey?, PMka meeshaan maad ku soo qortiin, ciil badanaa.
  22. ^lool, maad inta is xanjafisid alabatation mid ah noo sameysid? Somalimirror aa la yiraah, wixii ay jecelyihiin say maceeya isu leeyihiin ay qas-qas ka dhigaayaan!, waxa fiicnayd mid pro-ONLF ah inuu wax ka qoro.
  23. Maaddeey

    Who is B?

    Loool@ Allamagan, pm-ka maxaa ku qoran waa ii soo bixi la'yahaye, y did he need to convert it to jpg?, simple copy & paste won't do?
  24. Ukhtil Faadilah, hows raped woman's life in danger?, haddaysan rabin iney korsato maa orphanage iska geyso?, haddii talo-da ku habboon & tusaaleyn la siiyo?. Blessed Walaal, culimadii hore kutubtooda fiqhiga wax ku saabsan rape & aportion haddaad na tusto waan kuu mahadcelinayaa.