Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Markaanoo kale, waa markii la SAVE-garayn jiray some posts, si markaad -hadhow- Gaalka, Gaal tiraah, waa ku kaa loo yiraahdo!
  2. War Deg Deg ah: Weriye ka tirsanaa Shaqaalaha Idaacadda AMISOM oo goordhaw lagu dilay magaalada Muqdisho. Tuesday, 04 May 2010 19:46 administrator Kooxo hubaysan ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dilay mid ka mid ah shaqaalaha Idaacadda ku hadasha afka ciidamada AMISOM ee ku caan baxday ka been sheegida Xoogaga Mujaahidiinta ah. Sarkaal sare oo ka tirsan Islaamiyiinta ayaa goordhaw SomaliMeMo u xaqiijiyey in ay khaarijiyeen sarkaal ka tirsanaa Wasaaradda Warfaafinta islamarkaana ahaa ninka alifay sheeko lagu dacaayadeeyo Islaamiyiinta. Waxaa laxaqiijiyey in agagaarka Hotelka Muqdisho Ex-Daameey caawa lagu dilay Nuur Cali Abkeey islamarkaana caawa la soo dhigay maydkiisa halkaasi. C/risaaq Qaylow oo isna ka tirsan DKMG ah ayaa xaqiijiyay sarkaalkaas caawa la khaarajiyey. Sarkaalkan caawa laga dilay DKMG ayaa waxa uu laf dhabar u ahaa Idaacadda AMISOM ee lagu magacaabo Radio Muqdisho. Saraakiisha Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegay in ay dib ka soo sheegi doonaan jagada rasmiga ah ee uu DKMG u hayay sarkaalkaasi. Nuur Cali Abkeey ayaa ku soo caan baxay maaweelooyinkii ka bixi jiray Idaacadda Hornafrik ee magaalada Muqdisho balse markii ay dalka qabsadeen ciidankii Itoobiya ayuu u wareegay Villa Somaliya halkaasi oo uu in mudda ah ka shaqaynayey. Dilka Nuur Cali Abkeey oo "Magefe" ku magac dheeraa ayaa guul u ah xoogaga Mujaahidiinta maadaama uu baahin jiray dacaayaad Borobogaando ah oo lagu khaldi jiray Haweenka iyo Carruurta aan caqli u saaxiibka ahayn.
  3. ^Diyano sow lama cazilin?. Alle ha idinla garab galo, waxa yaab leh inaad tahay the poster of 'Hargeysa security worsening' about: Dhallinyaro ku hubeysan Faasas & Midiyo, lakin qofna dilin, ee 3 sarkaal oo qaar hubkii laga sii qaatayna aadan soo bandhigin!.
  4. Sadex qof oo siyaabo kala duwan loogu diley magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari Posted to the Web May 04, 20:18 Boosaaso:-Saddex qof oo labo ka mid ah ay ka tirsanaayeen ciidamadda Puntland ayaa 24 saac ee laga soo gudbey siyaabo kala duwan loogu dilay gudaha magaaladda Boossaso ee xarunta Gobolka Bari. Kooxo hubaysan ayaa barqanimadii maanta ku toogtay gudaha magaaladda Boossaso askari ka tirsanaa ciidamada amaanka ee magaalada Boossaso. Dilka askarigaa geeriyooday ayaa ka dhacay agagaarka Hotel Safaari ee bartamaha Magaalada Boossaaso,waxaana goobta isaga baxsaday kuwii dilkaa gaystay. Ciidamada amaanka Boossaso oo soo gaaray goobta dilku ka dhacay ayaa baaritaan xoogan ka bilaabay goobta dilku ka dhacay, hasa yeeshee ma jirin cid ay u qabteen dilka marxuumka geeriyooday. Maamulka Degmadda iyo Hay addaha amaanka ayaan ka hadlin dilka askariga, waxaana galabta lagu aasay askariga qabuuraha magaaladda Boossaso. Sidoo kale kooxo hubaysan ayaa caawa (04.05.2010) dilal u kala gaystay askari ka tirsanaa Booliska Boossaso iyo gabadh masuuliyad ka hasyey xaafadaha Bosaso, askeriga la diley ayaa lagu magacaabi jirey Faarax Maxamed Cabdi, waxaana kooxda dilka gaadmada ah fuliyey ay horey u sii qaateen qorigii uu watay askeriga la diley, Kooxaha dilka geystey ayaa isla goobta ku diley Xaawo Faahiye oo ahayd Guddoomiyaha mid kamid ah 16-ka xaafadood ee Bosaso, waxaana isla goobta ku nafbaxay labada Marxuum. Booliska Bosaso ayaa caawa si weyn u shaqeynaya, waxana xaafadaha u badan galbeedka Bosaso ka socda baartitaano lagu goobayo kooxii dilka fuliyey. Xiriiro aan la samayney Booliska Gobolka ayey sheegeen in aysan wax faah faahin ah bixineyn inta baaritaanku socdo, waxaana ay sheegeen in ay gadaal saxaafadda kala hadli doonaan. Arintan ayaa ku soo beegmaysa xili Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole uu maalintii shalay soo gaarey Bosaso kadib safar qaatey 35 maalmood uu ugu maqnaa wadamada deriska ah, sidoo kale waxaa ku sugan Magaalada Bosaso, Wasiirka Amniga ee Puntland. Hr. Halgan.net
  5. Electionka kadib, markuu Deenishkiisa la soo kala baxo, wixii uu berigii gubay maxay ahaayeen waa la is weydiin doonaa!.
  6. Soldier who survived blast is killed in a road accident GalleryPublished Date: 05 May 2010 A SOLDIER survived a Taleban blast only to die in a road accident in Britain the day after leaving a recovery centre, it emerged yesterday. Rifleman Ross Robinson, from Leeds, who served with 4th Battalion The Rifles, was killed near Amesbury in Wiltshire – near Bulford Barracks – early on Tuesday. The 21-year-old had been recovering from a back wound caused by an Improvised Explosive Device last year that killed a close comrade. Despite his own injuries in the explosion, which occurred in the winter of 2009, he carried on clearing the ground and helped with the evacuation of his friend, Rifleman Sam Bassett. He was struck by a Volkswagen van on the A303, a day after he left the rehabilitation centre at Headley Court in Surrey. The death of Rifleman Robinson, from Leeds, comes only days after the final members of the Battalion returned to Britain. A single man who had served for 18 months, Rifleman Robinson leaves his parents, brother and daughter Lilly May.
  7. ^Haatu, su'aashayda maad ka jawaabtid: A & T halkee buu rumor-ka ku faafinayey?
  8. ^Caana ma daadiso & Avatar-kaaga ayuu isku fiiriyey
  9. MMA, see ahaantaa sxb, Jacphar ugu bishaaree, mar dhow IA, tuuladii uu ka yimid, Rag timo raama leh, oo: 'wah, meelun fadhaw' 'aankaale aankiis' arraaw yaa seedee meelli assi ka kooyi!, Million years ma kuu muuqatay iney dheceyso Barbaarta la'aantood?, Ilaahow noo daa.
  10. ^Their fathers dheh, haddii kale Awoowuhu waa: Yacquub, muran badnidaa! yacqoob bin Yusuf bin yacquub..halumma jar!
  11. NGONGE, su'aal aan makhzaheeda garaneyn sideen uga jawaabaa?, sow ma ogid markaan Sol soo cag dhigtay ilaa hadda baan ula hadlaayay: sirran, wa jahaaran, falam yazidhom illaa... Si cad ha ii warsado: sidaas & sidaas maxaad u tiri?
  12. ^^Baashaalaa iska rabtaa, A & T, oon weligiis Somalia tegin, Nuunne, JB oo khaldaannimada ku dhinta!, NGONGE kulli waad igu sheegtay, see ahaantaa waaye?, jawaab waafi ah ma ka bixin kartaa mise sidaadii baad evasive ahaan? Edit: lool@ Shuruudh sahlah, haddaan waxaas yeelaayo dorraad Ahmadi Najad ayaan dhinaciisa Af Carabi uga khutbadeyn lahaa , Jacfar, maxaan kala hadlaa, waaba ciyaala-suuq, bukmun, cumyun ehe!. Jacphar, waa' aan isku taxlujjin jiray inaan ku qanciyo waa jirtay, haddase damiinnimo & wax ay kaa tahay garan maayee, waxaan sheegayoba ma fahantid, malaha Shaydaan baa xarfaha dhexdooda wax kale kaa tusa, ka bul dheh adna!
  13. ^Alxamdulillaah, haddaad ogtahay inaan innocent ahay Xarfaha, MMA sow ma iman oo markey magac qabiil wuxu u ekaadaan maqas soo qaadan maayo!
  14. ^D.i.ra D.iraale, waaxid Haatu, xagguu rumourska ku faafinihaayaa?
  15. Subxaanaka yaa Ilaahii, war haddii tolkaa la caayo xataa dhib badan kuma jiro, meeshaan Alle, Rasuulkiis & Diintaa lagu caayaa, jees-jeesaa, meel kuu dhaqaaqdana ma arag, naftaada ka adkoow! haddaan adiga wax kaa sheegona i qabso, plus, inaan caayay & in kale ma hubtid, waa ta 'inaad' & 'waxaas' 'haduu sida Xiin..' & su'aalaha faraha badan. Is deji, dembigeyga anaa Alle igula xisaabtamayaa, OK.
  16. MMA, madax-adeygaaga ma u maleynaayi in Ayeydaa xataa aad war ka maqleysid, adiga naftaada & ego-gaaga ha fiirinin, Tolka, Degaanka, nabadda & Sinnaanta fiiri.
  17. lol@ Kabuldheh, Naagta, mar hore inaad naga dhicisey ahayd inteysan magacaaga sheegin, any way 'ixtasib ajr'.
  18. ^haatu, kan warkiisa naga daaye, A & T miyaa war naga faafinaya, innagoo ayo ah?
  19. ^Iyagoo iska laad-laadinaya baa iigu dambeysay, markii dambena magac Oromo la baxay!: Guudoow miyuu ahaa?
  20. ^I take it, inaadan Waajid tegin ood Ayeeyo soo salaamin! tut tut.
  21. ^Caadadood waaye, ceebtood maahin duulka, lakin yaa u joojinaayo hee, derbi adag baan ku dangiigaa.
  22. ^Awalba Peace Action-ow shaar wadaadnimo iimaad oggoleyn -kaamana rabine-, is deji. Xiin Xiin intaad iska deysid, hadalkeyga waad aragtaye, caqligaaga kaasho.
  23. Alshabaab madaxa kugu dhufay! War hadalkii Ilaahey afkaaga ka soo yeersiiyey meel saar. Edit: You were refering to me, when you mentioned Masalih & Mafasid, not Shabaab (Xaydah again)
  24. Xiin, laa taxid cani l su'aal (hadhihi Xaydah), dooddaas hadda ma taal, inta aan ku weydiiyey faqrah faqrah uga jawaab haddaad rag tahay. Haddii aad 'masaalix & mafaasid' ka search-gareysid SOL, ee magaceyga BUD soo yiraah ka warran, Yaa Miskiin?