Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Ngonge, waan fahmay Habeen wanaagsan, (caawa waan kaa hor maray)
  2. Jaf-car, Adiga ma dembigeygaa lagu su'aali?. Su'aalaha qaabta daran baan necbahaye, mana i fahmeyside, bal si waadix ah u caddee meeshaan ku qaldamay & caayda aan sheegay, adoo evidence raacinaya, haddaan dhego adeygo oon xaqqa isku oogi waayo, ugu yaraan dadka dhan ha i wada arkeene!.
  3. Shouldn't She be the ONE doing the Explaining, Mucallimuu?
  4. AXSANA ALLAAHU CAZAA'ANAA FII CULAMAA'INAA.
  5. Horta, debate-kii Bristol, Brown ma wuxuu yiri Cumar Farouq Mutallib (Nigerian failed bomber) Soomaliyuu ka yimid?
  6. PS. Haddii aad intaad naga maqnayd Dhoobley gabar kusoo guursatey ama bicsharo ka furatay, laa yukalifullaahu nafsan weeye oo jawaab lagaama rabo Cabsi-gelin (Irhaab fikri) at its best!
  7. Maxay ahayd sheekadii?: Ari uu lahaa Shabeel baa Geel ku dur-duriyey, Shabeelkii markuu ogaaday ayuu ku dhici waayey geelii, balse wax uu iska dhicin karo ayuu raadsaday! Arigeyga Indhabuur ma leyne, lo'danaa leysay! [waa iga kala maqantahay]... Hadda, masaakiintan baa laga adagyahay!, haddii argagaxiso joogaan ma iyagaa soo qaxay, maxaa dadka soo qaxay laga rabaa? Dadka dagaalada ka soo cararay ee PL yimid, waan soo dhoweyneynaa, waddankiinnii baad joogtaan, balse ciddii ammaankayaga halis ku ah oy ku caddaato, gacan bir ah baan ku qabanaynaa, ama halkan ha ku dhasheen, ama ha yimaadeen! saas maxaa ku jaban?. Mise waa: ...AF SALLAX KU DHEG?
  8. ^Yaa kale hee? , annakoo Cabdallaa! Chatroomka miyaa?
  9. Warbixinta Dhismaha Markaska Caa’isha ee Laascaanood Markaska dacwada Caa’isha wuxuu ka mid yahay maraakista dacwada haweenka kuwa ugu waaweyn ee magaalada Laascaanood, waxaana la asaasay sannadkii 2005. Ujeeddada loo asaasayna waxay ahayd waxbaridda dumarka aan fursadaha waxbarsho heli Karin Markaska waxaa lagu qaataa waxbarashada heerka asaasiga ah ee shareecada islaamka. Sidoo kale waxaa loo dhigaa maaddooyinka ay ka midka yihiin xisaabta, soomaaliga, taariikhda iwm, mustaqbalkana waxan rajeynaynaa in lagu daro maaddooyinka caafimaadka, farsamada gacanta , Computerka, iwm. Tirada hadda dhigata waxay kor u dhaafaysaa kun arday oo waqtiyo kala duwan soo galay. Haddaba markaskan oo kiro ahaa, isla markaana gurigii kirada ahaa laftigiisii dadkiisii u baahdeen, ayna codsadeen in looga guuro muddo hadda la soo dhaafay ayaa Alle mahaddii hadda waxaa si rasmi ah u bilawday dhismaha dhul cusub oo markaska loo gaday, kana bilawday meel u dhaw meeshii horey ardayda wax loogu dhigi jirey. Waxaa ololihii lacag u uruurinta dhismaha markaskan cusub ka qaybqaatay jaaliyadda dibedda ee deegaankan gaar ahaan waddammada UK ( London, Bermigham) iyo dalalka Scandanevianka qaarkood , sida Denmark iyo Norwey. Waxaan walaalaha uga mahad celinaynna dedaalka ay sameeyeen, Ilaahayna waxaan uga baryeynaa inuu miisaankooda aakhiro ugu daro. Haddaba dhismihii oo hadda maraya seeskii , ahna mid shub ah ayaan walaalaha waxaan u soo gudbinaynaa muuqaalkiisu meeshuu hadda marayo; si ay ula socdaan, waxaana ku boorrinaynaa dhammaan walaalaha khayrka jecel oo dhan meel kasta oo ay joogaanba inay ka qaybqaataan hirgalinta markaskaan dacwadeed. Markaskan wuxuu qaybweyn ka qaadan doonaa kor u qaadista aqoonta dumarka, waana mashruuc waqaf ah oo waalidiinta loo niyaysan karo, qofkuna ajar joogto ah ka helayo maadaama uu yahay sadaqo jaariya taasoo ajarkeedu go’ayn inta camalkaasi socdo. Waxaa xusid mudan in kharajka lagu dhisayo dabaqa koowaad ee markaska uu gaarayo $85,000. Dabaqa labaadna wuxuu noqon doonaa wajiga labaad. Dhulka markasku ku fadhiyo waa 30m x 16m . Sababta loo doortay dhismaha dabaquna waa yaraanta dhulka. Ciddii gacan ka gaysanaysa dhismaha markaska Caa’isha waxay la xiriiraysaa guddiga dhismaha markaska oo ah culimo & ganacsato ka kooban 10 xubnood, waxaana ka mid ah : Sh. .Axmed Maxamed Suleymaan, Sh. Saciid Axmed Cadar, Sh. C/naasir Faraa’id, Cali C/nuur Xaashi, Saciid Cabdi Ducaale. Wixii tabarrucaad ah waxaa lagu soo aaddinayaa Shirkadda Amal, xisaab number: 01613-04-45338-01( magaca:dhismaha machadka Caa’isha) ama magacyada kor ku xusan oo laga la soo xiriiri karo telefoonada kala ah: 0025224161007/ 0025224497961/ 0025224496013 Sheekh Axmed Maxamed Suleymaan salmaandheere@hotmail.com Ps. ka daawo sawirrada dhismahaL Somalimirror.com & Halgan.net
  10. ^ , war ka daa!. Xiin, ninkan Karl ah kaa caqli badan, saa qaabkaaga intuu bartuu tabtii dhan kuu beddelay! Billah Calayk, sow maadan arag isagoo Shabaab, meelo ku khilaafsan, mise indhahaad ka awdantahay, belaayo hele?
  11. Nuune, Shurbadda maxaad ku darsatay?
  12. ^Waa taxanyihiine , see la ii gartay?, Garowe waa dhul Soomaaliyeed, maaha?. Ps. A & T, xaggeed isku aragteen?
  13. ^^Qofkii ku khilaafaba ma keligi muslim baa?, cajiib, fiiri: 1)Takfiir ma soo martay?, 2)Muslim dagaal ma uga hortimid? 'ehem, Araare ka hor'
  14. Juxa, warkaagu ceeb maleh, lakin waxaan ka hadlay qof 'muslinaan' ahay ku leh, haddana sida 'gaalada' u dhaqmaaya!, caqligeennuu u gefayaa soow maaha?. Tusaale, Nabigu (SCW) wuxuu saxaabada ugu bishaareeyey in Constantinople (Istanbul) la furan doono, ninkii Bishaaradaas wayn fuliyey haddaan: War-monger ku iraahdo ka warran?, jees-jees sow maaha?, ogow jees-jeeska waa lagu gaaloobaa. Ayadoo dagaal loo socdo baa niman munaafiqiin ah ku sheekeysteen: 'kuwaan (Saxaabada) wax ka caloolo waaweyn oo ka fulaysan ma leh' aayado quraan oo ilal' aanka la akhriyaa ku soo degay: 'Ilaahey & aayaadkiisaad ku jees-jeesteen, ha cudur-daaranina waad gaaloowdeen, rumeyntiina kadib', wax yar u fiirso bal. Ilaahey ha na Asturo.
  15. Nuune, haddaad muridi fahantay eed karl fahmi weyday inaad isku buufis tihiin baan shaki lahayn.
  16. Juxa, kan gaaban ee minjaha baastada leh kee waaye?. 'muslinaan ahay' & ficilka haddey is diidaan see la yeelaa?, qofka hadduu muslimnada uga baxo 'qawl' 'ficil' & 'ictiqaad' ee uu muslinaan ahay la soo taaganyahay wareer waaye!. Waa sida qof weysada ka burtay adoo arkaaya ee leh: 'waa ii dhowrantahay' PS. si guud baan u hadlayaa.
  17. Originally posted by Geel_jire: ^ waa runtaa I installed it recently, laptop aan aabo usoo iibiyay ayaan ku shubay Maktaba shaamila with 15 GB oo kutub ah oo tafsir, hadeth, iyo wax weliba wata. Masha Allah, duco kugu dhacday.
  18. Oo hadda, Citizen Jama ma dhintay? Allah Yarxamuh Did you notice that Omar had absolutely nothing to say all the evening? I thought that it was most unusual for him to be so silent. I might have known better and I might have guessed that his contribution would be directly connected with his business, the thing closest to his heart. Well, he said, “all I know is that the day Somalis stop wanting to chat about politics, I and all the other coffee-bar owners will go out of business. It’s what we live on… ” bloody ganacsade
  19. Haatu, ku aaway? maxaad la dhuumaaleysani ina Aabboow?
  20. Also Maadey knows that more killing have happend in the Al akebaab held Bakara on a single day than in all of Puntland for the last couple of years. Yes, I know that, so what?. Can't you see the irony?: Cowke posted what he posted on Hargeysa while this incident not seen by you guys!, why? Allahu Aclam.
  21. الحمد لله رب العالمين، والصلاة والسلام على سيد المرسلين ما لكم كيف تحكمون Caalamu Islaam oo qaarna gaalo qabsatay qaarna ay kusoo socdaan baa dad culumo sheegan jiray waxay weerar af iyo addin ah ku hayeen sheekh Maxamed C/Wahaab. Dad yar baa waagaas sheekha taageeray. Caawa xalay maxaa uga eg!. Shabaab oo toban gobol ku xukuma Shareeco, lana dagaalay Shirkiga sidoo kalana dabakhay Kulliyaatul Khamsa ma arag wax wadaadadii la yaqaan sheeganaya oo u hambalyeynaya! Waan aragnay wadaaddo Ictisaam ah oo soo dhoweeyey heshiiskii Qubuuriyiinta iyo Shariif ku dhexmaray Addis Ababa! Waan maqalnay Ictisaam u hambalyeynaya heshiiskii Zenawi iyo Jamhadda Soomaali Galbeed kala saxiixdeen. Wadaaddo Ictisaam ah baa ka degay Goday iyo Addis Ababa halka shacab Soomaaliyeed lagu xirxirayo Addis Ababa iyo dhulka Tigreegu xoogga ku heysato! Ma dhici kartaa in Zenawi "mujaahidiin" la heshiinayo halka uu maatadii Soomaaliyeed xirxirayo? Waqtigaan xaadirka ah Ictisaam badan siday afka ka sheegaan waa isagu mid qof raacay sheekh Maxamed C/Wahaab oo Shirki la dagaalay iyo qof raacay Maxamed Cumar Xabeeb oo la dagaala Shacaa'irta Islaamka sida Indhoshareerka! Shabaabku Shirki bey suuliyeen; halka Qabuurogaleenku la dagaalayaan Indhoshareerka. Saasooy tahay Ictisaamka waa iskugu mid labada kooxood. Taasi waa xagga hadalka laakiin ficil ahaan Ictisaamku dadka waxay ugu neceb yihiin Shabaabka! Sabab? Ma tagaan 10-ka gobol ee Shareecada lagu xukumo. Qaar Ictisaam sheeganayana sida Axmed-madoobe inta Kenya, Tigree, Amisom, iyo Qubuurogaleenku ka badbaadeen buu 24 saac dagaal af iyo addin ah kula jiraa Shabaab. Dad baa dhaha wadaadadaad caayeysaa! Markaan korneylka wax ka qori jiray, dad baa dhihi jiray qabiil baad ku heysataa! Markaasaan ku dhihi jiray: isku qabiil baan nahay. Shariifka markaan ku bilaabay, kuwa Ictisaam ah baa i dhihi jiray: maxaan u degdegayaa oon u sugu waayey wuxuu la soo shirtago! Waxaan ku oran jiray Ilaah caqli buu i siiyey oo waan arkaa wuxuu soo wado mana dhowran karo. Haddana odayaashaas kharafka noqday waa sidii oo kale. Haddii Ilaah nafta noo daayo waan idin tusayaa inay mareen waddadii dagaaloogaasha iyo Shariifkoo kale. Waxaan dhallinyarada nimankaas ku taxan u sheegayaa inaan waxaan ka hadlayo ahayn caadifad. Waxaan xasuusinayaa hadalkan: قال نُعَيْمُ بن حَمَّادٍ: إذَا فَسَدَتْ الْجَمَاعَةُ فَعَلَيْك بِمَا كانت عليه الْجَمَاعَةُ قبل أَنْ تَفْسُدَ وإن كُنْت وَحْدَك فَإِنَّك أنت الْجَمَاعَةُ حِينَئِذٍ Sheekhu wuxuu leeyahay: haddii jameeco fasahaaddo waxaa laga rabaa inaad ku sugnaato wixii jameecadu ku sugneyd intaysan fasahaadin xitaa haddaad keligaa tahay; markaasna adaa jameeco ah! Marka xaqu waa mid ismana bedello. Nimanku waa isbeddeleen. Marka halagu sugnaado waxay ku sugnaayeen intaysan faraqa ku xiran Riyaale iyo Faroole. WALLAAHI buusan Shahaadateynka fahmin nin simay Shabaab oo shirki la dagaalaya iyo Qabuurogaleenka Indho-shareerka dumarka ka furnaya! WALLAAHI buusan Shahaadateynka fahmin ninkii sima Mujaahidiinta Soomaaliya jooga iyo gaaloraacyada la safan Amisom, Zenawi, iyo hay'ado sirdoon! Simid! Ictisaamku Faroole iyo Riyaale bey shir jaraa'id la qabtaan halka aysan tegin 10 gobol ee Shareecada lagu xukumo! Qof kasta waa ogyahay Faroole iyo Riyaale waxaa xukuma sirdoonka Maraykanka iyo Zenawi. Sidaad darteed Ictisaam badan iyo Sirdoonka Maraykanku iyo Zenawi waa saaxiibbo! Waa markii Mandiqa la eego xitaa haddaysan iyagu saas u qabin. وَقُلْ جَاء الْحَقُّ وَزَهَقَ الْبَاطِلُ إِنَّ الْبَاطِلَ كَانَ زَهُوقاً سبحانك اللهم وبحمدك أشهد أن لا إله إلا أنت أستغفرك وأتوب إليك السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Comments 1 Abdi 2010-05-05 15:07 muslimiinta waxaan u sheegayaa ina ay nimankii ictisaamka ahaa doonayeen inay hargeisa shir ku qabtaan, jimcihii aynu soo dhaafnay, waxay iskugu yimaadeen, School ka Baxrayn, ee magaalada hargeisa, galabnimadii, salaadii casar ka bacdi, anaguna isla goobtaas ayaanu tagnay, waxaa furitaankii ka hadlay sh. osman ali hussein, oo ah sheekh khayr badan, sida jaamac c/salaan, waxa uu u sheegay saaxiibadiisii ictisaamka in goobta ay wada fadhiyaan, ictisaam, islaax, salafiya jadiida, xisbul islaam iyo alshabaab, markaa intuba ay isku wada caqiido yihiin, ee wax yar uun lagu kala duwanyahay, sidaa daraadeed ayuu yidhi sheekhu "maadaama ay umadu cadaw leedahay, nadwo la soo saaro, ma fiicna, oo umada ayey kala kaxaysaa, markaa waxaan odhan lahaa saaxiibaday aan iska joojino nadwadan, wayse ka diideen saaxiibadii oo ay ka mid ahaayeen, maxamed Idriis, Yusuf adan, Makaawi, iyo qaar kale, ka bacdi sh. osman waxa uu yidhi waa hagaage bilaaba su'aaluhuna waa furanyihiin, intaa ka bacdi meesha waxaa ka dhacay in nimankii culimada ahaa aanu su'aalo ku qarqino, oo rag walaalaha ka mid ah oo baxthi ka soo sameeyey nadwadoodii garoowe ay la dabagalaan, su'aalo, markii intaasi ku dhacday way kala yaaceen, laakiin walaalaha waxaan u sheegayaa inay balan sanyihiin sabtida soo socoto. insha'allah salamucalaykum
  22. ^lool @ oday yaroo geeljire ah lagu daro , sowdiga magaca wata?
  23. ^ , Maya waa Barnaamij abkeey kitaab laga buuxiyey (magacaba ka garo) waxaan arkay dad ku heysta external hardisk, malahayga space badan buu u baahanyahay!. Niqaabka indhuhu muuqdaan agtiinna maleh miyaa?
  24. He joined the youth group mainly because he could not take the ignominy of doing nothing when his country is invaded by crusaders whose real intention is to ensure Somali women go in bikini’s and Madarasas turn into teenage debauchery centers. Takbeer!