Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Xamaasad maran maaha yaa Shaykh, even if the Gaal insulting Our Nabi lives fee cuqri daarihim waa la dilaa, go google Kacb ibn Ashraf and how he died.
  2. Ma ila aragtay, Malikatee?. I was just curious, thought Dhubad was listening to Dalays, then tis Amhara/Eritrean singing to Somali chorus, waited for some one to tell the original song... waan is celin waayey!
  3. C&H, armuu kugu soo kala fireeyaa! . Domani e Venerdi! che bella!!
  4. ^ 'gaalo living in...' eed gadaal ka keentay baad nagu qaladday dee!, sidaa layguma barin 'English for Africa' Asalka Mas'alada waad fahamtay, Gaal & Muslim, wuxuu doono ha ahaado; qoortaa laga goyn! (JB u sheeg intaas ), hadduu France, DK, DE ama UK joogo-na waa la Ightiyaalaa Aftaa bihi Maaddeey
  5. ^This is what you need to know about the book yaa Kaslaan:
  6. ^Markaan magacaaga arkay waan qiyaasaayey ur comment! 'very predictable'
  7. ^Brov, go look up the story behind Ibn Taymiyyah writing of the book: Saarim al Maslool calaa Shaatim al Rasool. JB, is caddee sxb! mar aad soo post gareyso Christians persecuted, mar aad difaacdo & mar aad tiraahdo: 'ha la isu keeno oo hala wada dhegeysto' sidii in Soomaaliya sida Lubnaan tahay oo kale!, hadda waxaad keentay hadalka Cumar Al Faarooq, Mulham-ka umaddan aad tiraahdo: typical Shabaab!! tabban lak!
  8. ^^ waxaad isku qaldeysaa reflex & knee jerk, horta adigu ma ogtahay inaad Mutacassib li aaraa'ik tahay?, intaadan fekerkaaga Ilaah ka dhigan, is weydii: 'waa maxay xukumka qofkuu Rasuulka caaya?' kadib aan hadalnee!, lakin waxaan ku waydiiyey: 'sideed isu waafajineysaa 'I pay no attention to what a gaal says about my prophet' &: لا يؤمن أحدكم حتى أكون أحب إليه من ولده ووالده والناس أجمعين
  9. ^Abtigiis, halkeed wax ka aragtaa?, Johnny wuxuu ku leeyahay: 'They will never take power in Somalia' adna waad ku raacday! ma ragga xaradheere ilaa Dhoobleey miyaa Dawlad ah mise qolada 4ta KM Amisom-tu ku waardiyeyso?
  10. Dhubad, waa nagu dheeshay! heesta Qalanjo baa 70 coor-coorkii qaadday & kooxda folk dance oy faynuus ka dhex muuqato!
  11. Ngonge, ma hilib doofaar baa kugu fakaday, sxb?. Reflexkaagu waa inuu shaqeeyaa markii Mustafaha wax laga sheego!, waa min baabi: dacnii adribu cunuqah.
  12. C & H, maya ee waxaan kuu sheegay inaadan fahmi karin ilaa aad xanuunkooda dareento!, illeyn wax uun baa ku qasbaaya soow maaha??
  13. Qoraalkan waxaan ku eegi doonaa wixii ka dhex dhacay asbuucii lasoo dhaafay baarlamaanka KMG ah, iyo mala filayay wixii dhacay?, laaluushida xildhibaanada ma runbaa?, waa kuma gudoomiyaha baarlamaanka ee soo socda?, malaga joogsan doonaa mashruucii gaajeysiinta xildhibaanada?. Dhacdo(Event) Inta aan waday qoraalkan waxaa dhacay is badalo iyo khilaaf weyn oo soo kala dhex galay madaxda sare ee dawladda oo dad badan ka yaabisay qaabka iyo deg dega ah ee Aadan-Madoobe lagu casilay ama isku casilay labaduba waa la sheegay, hadana wax yar kadib ayaa r/wasaarihii la casilay, hadana wax yar kadib lasoo celiyay (raajactu) mana loo baahan Sheikh iyo marqaatiyo midnaba, waxaa ku filnaaday afhayeen in uu waraaq ka akhriyo. Taas haday wax na tusayso waxay natusaysaa dhibka qotada dheer ee jira iyo in arinta Soomaaliya ay ku jirto ceel dheer, inta badana laga hago meel aan xataa madaxda u muuqan. dhag ku sii
  14. ^lool, dhinaca Amisom ka fiiri!. Waxay is xigaan C/Qasim! is bar-bardhig tolkooda & Tolka Cadde Muuse!
  15. Juxa, mayee adaan moodaa inaad isku cid tihiin! sidee kalood ku ogaatay in Islaantu waashay! (waxaan u maleynaa & saasey ila tahay midna ma dhihin), inaad wax badan ka ogtahayna oo wuxu malo ahayna dhameystirkaaga fiiri: 'he is miskiin sidiisa kale'!
  16. Juxa, haddaad 'access' u heshay information aysan dadka kale ogaan karin oo 'private' ah inaad sheegto maaheyn!, Darmaan waa sida kuwa siyaasadda ku loolama oo kale, wuxuu aad ugu dhowyahay: 'Omar A.Rashiid & Hussein Aydiid' lakin kuwaas tolkiis ayaa u ekeysiiya HALYEY!
  17. Maya sxb, Tuugga, Ninka Somaliga Wallet-ka wuu ka xaday!, kas ayuuna uga tegay goobta si uu u frame-gareeyo!, wax fahan!
  18. ^^Anigu Warka waan hubiyaa oo haddana hubsiimo labaad u celiyaaye, Adigu warkan aad soo qortay meel saar, xaggeed ka soo xigatay?
  19. Adduun!, qolo waxay rabtaa in waddanka u kala qaybiso: 'HiiraanLand, Jubaland, ShabelleLand, CadaadoLand etc..' qolona: Intan iney hal calan hoos keento kadibna inta maqan raadiso, kuwaas isku himad & feker ma yihiin? HAL YASTAWIYAANI MATHALAN?
  20. ^Ustaad Baashi, haddii conclusion-kaagu ku dhisanyahay 'A la waxa la yidhi' oo baadhil ah dee maa buniya calal baadhil fahwa baadhil!, seriously sidee Shabaab oo ninkii taageera aad u taqaan Keligi Muslim ay Suufiyada ugu galaan oy u yaqaanaan Mushrikeen!, haddii your grasp of reality back home sidan kaa tahay, ka dhex bax ee xeebta Fujaira qorraxda isu dhig, cabitaanka qumbahana iska dhuuq!
  21. or former Al-Shabaab brigade now on the Ahlu Sunnah Wal Jamaacah bandwagon? beentu waa Xaaraam.