Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Maaddeey

    Sipho And Vusi.

    Acuudubillaahi!!!, Abidkey maanigaaba Bob sidan moodaayeey! Agaaah!!
  2. Weak hadith and in Sahih Bukhari, heh!????
  3. 30 May, 2010, 17:10 GMT; 20:10 SGA Baabuurtii Buuhoodle Ciidamadii Etoobiya ee ku sugnaa agagaarka magaalada Buuhoodle ayaa la sheegay in ay xalay la guureen baabuur dad shicib ahi lahaa oo ay ku halkaas hore ugu qabteen. Odayaal degaanka ah ayaa BBC u sheegay in dadku saaka ku soo tooseen iyadoo baabuurtii badankooda ay ciiamada Etoobiya dhinaca dalkooda u kaxaysteen. Baabuurtaas oo todoba iyo toban ahayd ayaa la sheegay in kow iyo toban ka mid ah lala tegay inta kalena cilad awgeed ay u socon waayeen. Waxa odaayasha manadaqadu sheegeen in baabuurtaas ay saarnaayeen badeecooyin kala gedisan iyo lacag naqdi ah oo ay leyihiin dadka reer Buuhoodle. Arrintani waxay jebinaysa heshiis hore u dhex maray ciidamada Etoobiya iyo madaxda dhaqanka ee degaanka, oo ahaa in la isu celiyo hantidii lagu kala qabsaday dagaalkii dhowaan magaalada ka dhacay. Dadka degaanka ayaa hore ciidamada Etoiobiya ugu celiyey wixii ay hayeen badankooda, sida askar iyo hub. bbcsomali.com
  4. Ciidamo Itoobiyaan ah oo mar kale gudaha u soo galay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Ceyn Posted to the Web May 30, 14:20 Buuhoodle:-Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa maanta mar kale waxa ay gaadiid badan ka kaxeysteen degmada Buuhoodle, iyadoo arintaasina ay xiisado abuurtay. Ciidamada Itoobiyaanka ah ayaa gaadiid gaaraya 17 oo wada badeeco kala duwan waxa ay ka wateen gudaha degmada Buuhoodle, waxaana arinkaas ka dhashay xiisado, iyadoo dadka magaalada ku nool ay aad uga caroodeen xadgudubka ciidamada Itoobiyaanka ah. Gawaarida ay ciidamada Itoobiyaanka ah wateen ayaa waxa ay la aadeen dhinaca galbeedka degmada oo ah xuduuda, waxaana aan la garaneyn sababta rasmiga ah ee ka dambeysa arintaan, iyadoo ay socotay waan waan looga hadlayey sidii aan mar kale loogu dagaalamai lahayn deegaanka. Dhawaan ayey ahayd markii sidan oo kale xiisado ka dhashay hab dhaqanka ciidamada Itoobiya ay sababeen dagaalo kharaar oo dhexmaray dadka deegaanka iyo ciidamada Itoobiya, waxaana dagaaladaas ku dhintay dad badan oo isugu jiray ciidanka Itoobiya iyo dadka deegaanka Buuhoodle. Majiraan wax warar ah oo ka soo baxay dhanka dowlada Itoobiya, iyo talaabooyinka ay ciidankeedu qaadayaan, iyadoo dadka deegaanka ay arintani ku xirayaan doorashada Madaxtooyada Somaliland ee dhici doonto dhamaadka bisha ina soo aadan. Halgan.net
  5. Cawaale, 'walaa yajrimannakum shana'aanu qawmin...', maadaama aad go'aansatay inaad hal il isku qabsato, Isha kale lee ka isku qabsanin! Maamulka Telefishinka Unversal Xafiiskiisa Muqdisho oo soo saaray War-saxaafadeed sheegay inay joojiyeen howlihii Telefishinka illaa amar dambe Axad, May 30, 2010 (HOL) − Maamulka Taleefishinka Universal xafiiskiisa Muqdisho wuxuu ka soo saaray war-saxaafadeed ku aadan war ka baxay 29/05/10 Taleefishinka Univesal ahaana war uu soo diray wariye uga soo warrama Dalka Koonfur Afrika warkaana laga dhex arkay kartoon ay wargeysyada dalka Koonfur Afrika soo daabaceen kaasoo ahaa mid aflagaado ku ah Nabi Maxamed (NNKH). Guud ahaan maamulka iyo shaqaalaha Taleefishinka Universal Xafiiskiisa Muqdisho wuxuu ka xun yahay warkaas sida qaldan u baxay waxaana aan u sheegaynaa dhammaan Muslimiinta caalamka ku nool inaanan raalli ka ahayn warbixintaas qaldanayd. Haddaba Maanta oo ah 30/05/10 guud ahaan qeybaha kala duwan ee Universal tv Muqdisho waxa ay go'aan ku gaareen shaqo joojin illaa amar dambe. Maamulka iyo shaqaalaha taleefishinka waxa uu mar labaad ku cadeyneynaa warsaxaafadeedkan inuusan raalli ka ahayn wixii wax u dhimaya diinta Islaamka. Wabillaahi Towfiiq Maamulka Sare ee Universal Tv Muqdisho, UNIVERSAL TV qeybta Muqdisho oo ka xumaaday warkii ka baxay Tiifiiga. Muqdisho: (Sh.M.Network) Warsaxaafadeed ay galabta soo saareen Maamulka iyo shaqaalaha TV-ga UNIVERSAL ee magaalada Muqdisho ayay ku sheegeen in wax laga xumaado oo laga naxo uu yahay warkii xalay ka baxay Telefashanka iyagoo si kumeel gaar ah shaqadii u joojiyay. Aqri warsaxafadeedka UNIVERSAL TV MUQDISHO WAR SAXAAFADEED;- Tar;-30/05/10 Maamulka Taleefishinka Universal xafiiskiisa Muqdisho waxa uu ka soo saaray war saxaafadeed ku aadan war ka baxay 29/05/10 taleefishinka Univesal ahaana war uu soo direy weriye uga soo warama taleefishinka dalka Koonfur Afrika warkaana laga dhex arkay kartoon ay wargeysyada dalka K/afrika soo daabaceen kaasoo ahaa mid aflagaado ku ah Nabi Maxamed(NNKH). Guud ahaan maamulka iyo shaqaalaha taleefishinka Universal xafiiskiisa Muqdisho wuxuu ka xun yahay warkaas sida qaldan u baxay waxaana aan u sheegaynaa dhammaan muslimiinta caalamka ku nool in aanan raali ka ahayn warbixintaas qaldanayd, Haddaba Maanta oo ah 30/05/10 guud ahaan qeybaha kala duwan ee Universal tv Muqdisho waxa ay go'aan ku gaareen shaqo joojin illaa amar dambe. Maamulka iyo shaqaalaha taleefishinka waxa uu mar labaad ku cadeyneynaa warsaxaafadeedkan inuusan raalli ka ahayn wixii wax u dhimaya diinta Islaamka. Wabillaahi Towfiiq. Maamulka Sare ee Universal Tv Muqdisho,
  6. Waxa ku dhaaftay in Sawir Nebi Muxammad lagu aflagaadeynayo aysan soo saarin xataa BBC & respected media kuwo Muslim iska daaye! wixii aad kor ku qortay (afkeyga ma karee) adiga kugu soo noqonaayaan!
  7. Nuune, maadaaama aad verses-ka sida Zakir Naik aad korka ka haysid maad iska soo daadisid, hadiida ka saar meesha
  8. ^^Haa, its a crime, Media gaalo ayaan sidaa sameyn, oon soo daynin (background walaa frontground) intee ku nooshahay KK adi?? Aduun lama socotid miyaa?
  9. Somalia: Al Shabaab criticizes Universal TV -------------------------------------------------------------------------------- MOGADISHU, May 30, 2010 (Mareeg)—Al Shabaab has strongly criticized Universal TV of broadcasting a cartoon depicting Prophet Muhammed (Peace of Allah be upon Him) on Sunday which broadcasts its programmes and news into Somali language. The spokesman of al Shabaab, Sheikh Ali Mohamud Rage, and better known as Sheikh Ali Dhere held a telephone conference to some media houses in Mogadishu and said they decided stopping working with the television over showing the cartoon. Universal TV showed on Saturday night a cartoon depicting Prophet Muhammed which some newspapers printed recently. A correspondent of the TV in South Africa reported on Saturday a protest of the Muslim populations in that country against the cartoon and he showed the cartoon as a background of his news report. “It is the first time, that this TV took part the propaganda against our Prophet (peace of Allah be upon him) and it is a goal that the infidels intended to show the people that abusing of the prophet is a normal thing,” Sheikh Ali Dhere said. He called on the administration of the TV to repent for what he called a big sin against the Islamic religion and added that if the TV did not do that, they will take a punishment against it which he did not elaborate it. Mareeg Online
  10. Yaa Cawaale, adoon malo xumeyn wixii aad fahmi weydo i weydii, waxba ha baqin waagaas Mujaahidiinta discount ayay Dawladda Sacuudiga u sameyn jirtay safarkooda!, hay'ado badanna way ka qayb qaadan jireen, wax kale iska daaye Ameerikaanka aad ka cabsaneyso CIA AGENT ayay u ogolaadeen inuu aado!. Ujeedadaydu waxay ahayd uun inaan wacdigiisa dhegeysanno, waxaan door biday inaan wax yar taariikhdiisa wax ka iftiimiyo si dadka aan aqoonin fikrad uga qaataan.
  11. ASC Walaalayaal, Sh. Mohamed Ahmed Rooble, wuxuu ku magac dheeraa 'Boqolsoon', Sh. Cali Wajiiz oo muxaadaro u iclaaminayay ayaa sheegay sababta loogu bixiyey 'Boqolsoon' ay ahayd cunto yari, oo laga yaabo maalintii oo dhan uu ku joogo xabad rooti & koob caano ah!. Sh. Boqol Soon wuxuu dhintay isagoo da' yar (tuugo ayaa dishay isagoo gobollada dhexe ugu socda si uu u booqdo waalidkiis oo xanuunsanaa). Wuxuu caan ku ahaa geesinnimo & xaqqa uu caddeeyo, wacdigiisa markaad dhegeysato waxaad moodeysaa inuu waxa hadda taagan ka hadlayo. Sh. Boqolsoon wuxuu ka qayb qaatay Jihaadkii Afghanistan, wuxuu ahaa nin cibaado badan oo rag ay wada degeen waxay sheegeen in isagoo soo jeeda ay seexan jireen isagoo soo jeedana ay soo kici jireen. Muxaadaradii ugu dambeysay ee uu jeediyo wuxuu bedelay 'tone'kiisii, sida magaca aad ka garan karto ama aad dhegeysatona waxaad is leedahay geridiisa baa loo sheegay!. Waxaan soo bandhigi doonnaa wixii muxaadaraad een arko ee aan ka wada faa'iideysanno.
  12. lool, Juxa ma waxaad ahayd gabadhii buurreyd ee Flight toos oo Xaradheeraan rabaa lahayd?
  13. Ngonge, waxan oo cilmi ah ma waxa keenay Thread-kii Sh. Nur ee 'things Al Shabaab Government learn..'?
  14. Ngonge, waa la ightiyaalay wether he was in Madina or not!. C & H, aad baad ii fahantay, sidaa ku wad!
  15. ^^When I said 'wax fahan' I meant it!, Ibn Ashraf gacan laguma hayn, castle in a castle in a castle oo guards ku hareereysanyihiin baa loogu tegay, in other words he was assassinated, again wax fahan
  16. ^Maxkamad miyaa la saaray? wax fahan dee!
  17. Hunguri, dhismaha miyaa meeshii ka sikaday?(Xamartii hore kuye), sheeko ilmood, -sorry, xikmad- ma weysay-, Adiga baadiyaha Maakhir-Bosaso-Pakistan-UK haye!!, ciil yaa weligaa Xamar ma arkin.
  18. London oo Gaalo, Jinni, Cifriit ka buuxaan baad kula talineysaa Walaalaha iney iga fogaadaan?
  19. Turnpike lane area mid fiican baa ku taalla.
  20. Once, a friend theologian told me that just as the miracle of jesus's birth is from God and can not be explained, so is the explaination behind understanding the holy trinity of christian doctrine. He says its a phenomena what else could he say? 3=1 and 1=3, most cathoilcs oo revert to Islam do it because of Trinity, bal sheekadan Sh. Yusuf Estes 'former minister' si fiican u akhri Our family and their ancestors not only built the churches and schools across this land, but actually were the same ones who came here in the first place. While I was still in elementary we relocated in Houston, Texas in 1949 (I'm old). We attended church regularly and I was baptized at the age of 12 in Pasadena, Texas. As a teenager, I wanted to visit other churches to learn more of their teachings and beliefs. The Baptists, Methodists, Episcopalians, Charismatic movements, Nazarene, Church of Christ, Church of God, Church of God in Christ, Full Gospel, Agape, Catholic, Presbyterian and many more. I developed quite a thirst for the "Gospel" or as we say; "Good News." My research into religion did not stop with Christianity. Not at all. Hinduism, Judaism, Buddhism, Metaphysics, native American beliefs were all a part of my studies. Just about the only one that I did not look into seriously was "Islam". Why? Good question. Anyway, I became very interested in different types of music, especially Gospel and Classical. Because my whole family was religious and musical it followed that I too would begin my studies in both areas. All this set me for the logical position of Music Minister in many of the churches that I became affiliated with over the years. I started teaching keyboard instruments in 1960 and by 1963 owned my own studios in Laurel, Maryland, called "Estes Music Studios." Over the next 30 years my father and I worked together in many business projects. We had entertainment programs, shows and attractions. We opened piano and organ stores all the way from Texas and Oklahoma to Florida. I made millions of dollars in those years, but could not find the peace of mind that can only come through knowing the truth and finding the real plan of salvation. I'm sure you have asked yourself the question; "Why did God create me?" or "What is it that God wants me to do?" or "Exactly who is God, anyway?" "Why do we believe in 'original sin?" and "Why would the sons of Adam be forced to accept his 'sins' and then as a result be punished forever. But if you asked anyone these questions, they would probably tell you that you have to believe without asking, or that it is a 'mystery' and you shouldn't ask. And then there is the concept of the 'Trinity.' If I would ask preachers or ministers to give me some sort of an idea how 'one' could figure out to become 'three' or how God Himself, Who can do anything He Wills to do, cannot just forgive people's sins, but rather and had to become a man, come down on earth, be a human, and then take on the sins of all people. Keeping in mind that all along He is still God of the whole universe and does as He Wills to do, both in and outside of the universe as we know it. Then one day in 1991, I came to know that the Muslims believed in the Bible. I was shocked. How could this be? But that's not all, they believe in Jesus as:.. http://www.famousmuslims.com/Yusuf%20Estes.htm
  21. MMA & Tuujiye, Tiyaatarka agtiisa Shaleemada ku taallo waa : Macallin Jaamac (Guriga hooyooyinka). Shineemo Soomaali waxay ku taallaa wadada Maka Al Mukarrama marka laga yimaado Dabka, intaan Via Liberia la gaarin, hadda Equatore & ayadaba Ugandhees aa deggan.