Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^Ceebloow, Rag ayaa wada hadlaye maxaad dumar u keentay meesha!, meesha qosolka u baahan ku qosol!!, sidii Juxa oo kale ha noqonin e isagoo dameer suuqa ka soo gadan raba la yiri Insha Allah dheh yiri: 'al fuluus fi jayb wal xumaar fil suuq, Insha Allah maxaan u dhahaa' ee markii lacagtii laga jeeb siibay, isagoo madluunsan soo laabtay, 'aaway dameerkii?' ku billaabay: 'Insha Allahuye, markaan suuqa tegay.. Insha Allah.. oon jeebka gacanta geliyey.. Insha Allah.. Insha Allah...'
  2. ^taas yaa ka hadlay?, teeda kale Djibouti & NFD miyaa siman!? NFD Kenya ayaa gumeysata, waxa laga hadlayey Jamhuuriydda Soomaaliya kooxaha jooga, kooxda aan Ethiopia u daba dhaqin, adna xasidnimo darteed & wanaagga oon lagu barin in cadawgaaga xataa loo qiro baad Dawlado kale oon Ethiopia ka marneyn kaba sii darane Mareykan Xarumo ku leeyahay (Wajeer Airport, Djibouti) ayaad na leedahay wax bay xoreynayaan, laba qaawan isma qaaddo!!.
  3. ^The Zack, qalad ha iga fahmin, waxa uu yahay in lagu tilmaamo ma diidani ee Ilaahaan kugu dhaarshaye 'Highly educated' & 'website buu wax ku qoraa, waana Auditor' & sida loo soo dhoweeyey ka warran??, qof walba booskiisa in la dhigo sow ma wanaagsana?, berri bay ku dhihi Hebel waa highly educated oo college buu 'catering' uga soo baxay oo waa 'chef' laga dambeeyo, PL waa ninkii bad-baadin lahaa!!
  4. ^Afkaaga caano Karuur ah lagu qabay! fiiri farqiga Tolka ka kala yimid labadaa gobol!!.
  5. Beer-Gaal, Lol, cajiib, iyaguba websites wax waa ku qoraan, howlo kale oo u khaas ahna way heystaan!, waxana u dheer in Koonfurta Somalia inteeda badan ay maamulaan, iyadoon UN, AU, Jinni & Jaan aysan waxba tarin, balse ay iney lug-gooyaan u joogaan!!, what do u say yaa Beer-Gaal??
  6. ^Belo!, maba taqaanide sideed wax qabadkiisa ku ogaatay?, mise dhahar buu wax ku qoray oo Auditor buu ahaa markaa waa bes miyaa??
  7. ^^Wiki ma ku qorna miyaa? , ma waxaad leedahay hadda umadda Webiyada jiinkooda degganaa oo Soomaalida asalka ahaa Doon maba isticmaali jirin Saalax Doonyaale ka hor, warba adaa hayee, bal noo yara jilci!.
  8. Beer-Gaal, wax yar ka hor waxaad sheegeysay inaadan garaneyn isaga (Doonyaale), haddana isbar bardhig qatar ah baad sameyneysaaye, waa ku sidee??
  9. Cajiib, yaa dad buun-buuniyey, just because ehem! higly educated (goorma ayay 'Auditor, web editer' highly educated noqdeen??) cirka geeya!
  10. Wallaahi, qalbiga wuu la ololaa, indhuhuna la ilmeeyaan, madaxuna la xanuunaa dhibka Ummaddaa lagu hayo!. 67di & wixii ka horreeyey qofka Masriga ah wuxuu aaminsanaa inuu dhiigiisa Falastiin u huro, haddana Askariga Masriga ayaa uga daran kan Sahyuuniga! Allahul Mustacaan.
  11. Maaddeey

    Sipho And Vusi.

    Originally posted by *BOB: I like your signature "Be yourself beautiful, and you will find the world full of beauty. I would love to have one just like that when I grow up. Reer Dar es Salaam waa dhegwayn miyaa lagugu yiri?? Bob, thread-kan inaad Jokes section ku qortey ahayd (if u had to), weliba adults only raacisid!
  12. Dagaalo xoogan oo Saakay ka qarxay nawaaxiga magaalada Baladweyne. Baladweyne: (Sh.M.Network) Dagaalo xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya oo garab ka heleya kuwa Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljmaaaca iyo Ciidamada Ururka Xisbul Islaam ayaa Saakay waxa ay ka qarxeen nawaaxiga magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan dagaalo culus ayaa goordhow waxa ay ka qarxeen deegaanka Ceelgaal oo qiyaastii 10-KM u jira magaalada Baladweyne. Dagaalka ayaa waxaa la sheegayaa in labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka noocydadiisa kala gadisan iyadoo dhawaqa rasaasta si weyn looga maqlayo xaafada ku dhow dhow degmada Baladweyne. Lama oga ilaa iyo iminka qasaraaha dhabta ah ee soo kala gaaray dhinacyada dagaalamaya iyo waliba dadka rayidka ah maadama dagaalka uu iminka yahay mid si xoogan u socda. Saraakiil katirsan Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in ay la wareegeen gacan ku heynta Garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne. Sarkaalka ugu sareeya Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ee dagaalka Saakay la galay Ciidamada Ururka Xisbul Islaam laguna magaacabo Axmed Inji oo goordhow la hadlay Idaacada Shabelle ayaa waxa uu sheegay in dagaalka ay kaligood qaadeen islamarkaana aysan dagaalka qeyb ka aheyn Ciidamada Ahlu Sunna. Waxa uu sheegay Sarkaalkaasi in qasaaro ay u geysteen Ciidamadii ay dagaalka la galeen ee Xisbul Islaam isagoo tilmaamay in sababta ay weerarka u qaadeen ay tahay in ay xooreeyaan dadka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan sida uu hadalka u dhigay. Intaasi kadib ayaa Idaacada Shabelle waxa ay xiriiro kala duwan la samaysay Saraakiisha Ururka Xisbul Islaam ee dagaalka Saakay la galay Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya, waxaana ay ka gaabsadeen in ay wax faah faahin dhankooda ka bixiyaan dagaaladaasi. Dagaalada Saakay ka qarxay nawaaxiga magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sababeen in ay ka barakacaan dadkii ku dhaqnaa halka ay dagaaladu ka bilowdeen kuwaasi oo qaarkood horay uga barakacay fatahaad Webiga Shabelle uu halkaasi ka geystay. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  13. Shaykhanaa Nur, Ilaahay ha kugu abaal mariyo Khayr fara badan Addun & Aakhiro, Adigoo kalena Alle ha badiyo.
  14. ^Adi maa la joogtay?, sowdigii mar dhow wax almost every website soo qoray lahaa: 'waa barabagaandho, Shabaab anaa idinka aqaan', tanna sow taasoo kale maaha?
  15. ^ Allah Yacizzak, toorreeyda Aniga ii daa, adi Afka lee ka hadal, fulaynimo kuguma ogeyne! KP, Haatu Spy waaye iska ilaali
  16. Maaddeey

    Sipho And Vusi.

    ^Mar labaad aa haddana edit gareysay!!, sweet talk la iskama raad-raadiyo, waa loo dhashaa sxb! reer Garissa-na indhaha ey yuur ku leeyihiin! maba qoslaanba
  17. Maaddeey

    Sipho And Vusi.

    Haatu, Miskiin!! saas maa wax loo edit-gareeyaa?? Yaahuu
  18. KK, Violent way in Diinta loo difaaco waa baraanbar, waana Iimaan zaa'id ah, nabigennu wuxuu yiri: 'qofkii Munkar arko ha ku suuliyo gacantiisa, haduusan awoodin afkiisa, ...ugu yaraan qalbiga ha ka naco' Adiga inaad ka xuntahay lagaama hayo weli, ee GDWonder ayaad sii difaaceysaa!
  19. KK, Markaan Nabiyullaahi Muxammad ey mareeysaa Xaajadu, welise waa ku jeclahaye ciyaarta inta iska dhaaftid sh. Karl warkiisa dhuux inta shaydaanka iska naartid!
  20. haatu, Gabadha ha caayin waryaa Sujuuyohow, Iyadaan kaa jeclahaye!
  21. ^I think she has seen it, she was asking for the news clip! may be she wanted to c the pics!
  22. Maaddeey

    Sipho And Vusi.

    I'm close to faint! just like the old lady, naga taga Sujuu-gaa tihiin cunee!!
  23. ^lool, Blame Cawaale!. Cawaale, Adigana tan waad ku mahadsantahay, lakin, what do u say about this?: Originally posted by Cawaale: ^Shabaab propaganda all the way. Soomaali maxamed oo dhan nin jiqda ku jiro aa ka arkay miyaa the so called cartoosn!!! Aniga Universal ma difaacayo laakin Shabaab aan aqaaanaa iyo ninkan in jaad bar go' ku yahay la moodo!