Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^ hal ii dheh lee maa ogeyd, waa bateen hadda, kulligoodna waa la soo wada daayaa! Dagaal kuma jiro aa!?, أحشفاً وسوء كيلة ؟ warkii caddaa eed tiri waa 'barabagaan' dhaqsiba ma illowday?, naga daa yaakhay
  2. Cawaale, saaxiibkeen MMA oo isna fiirsaday kuguma raacsana arrintaas, adna waxaa cad inaad Shabaab ku been abuuratid!, lakin xataa haddey ku qasbeen dembi miyaa?, isku laabo, dagaalkaan aad keligaa ku jirtona iska daa, adi loow ku dhibaa 'gafuur cawo...' Qofkii xad laga oogayo in la daawado waa Islaami lool@Qaran igisbarees, ha cabsanin Adi & Ani waa maqleynaa, waxaa maqli weynaaya kuwa Xamar jooga, xoogna uma helaanoo mar ey Hoobiyaha Amisom & Moor'yaanta ka gambadaan, mar ey xamaashaan ...ay ku jiraan!, Alaysa Kathaalik?, Balaa dheh.
  3. Baarakallaahu feek genius pauper. Walaalayaal, Sh. Boqolsoon wax caruur ah kama tegin, runtiina wuxuu dhintay isagoo Aroos cusub ah, waxaan aad ugu maleynayaa inuu dhintay isagoon weli aqal gelin. Sidaan hore u soo sheegay Sheekhu wuxuu ka qayb galay Jihaadkii Afghanistan, sida uu Axaadiista u soo daliishanayo, xusuustiisa & inuu saxiix ama daciif wuxuu yahay sheego darteed ayay Mujaahidiintii kale ugu magac dareen: 'Al Albaanee Assagheer' (Albaanigii yaraa), muxaadaraadkiisa waxa ka buuxa: 'waxaa saxiix yeelay Albaani 'saxiix al jaamic al sagheer' iwm. Boqolsoon wacdigiisa kama dhergeysid, waa fasiix, hadalka isku toosin og (si aan ka badbadis ahayn), wuxuu ahaa NIN waaqica umadda aad uga warqaba, muxaadarada kore wuxuu sii odorosay in Waddanka gaalo ku soo duuli doonto!. Wuxuu aad ula dagaali jiray qabyaaladda, billowgii 90aadkii ayuu meel east Africa ka mid ah ka jeediyey Muxaadaro uu ku dhaleeceynayo wax uu ugu yeeray: 'D****ism & H***ism' iyo ineysan isaga waxba ka qaadi karin. Wuxuu ahaa Nin Ikhlaas badan (sidaasaan u maleynaynaa), waxaadna ka garan kartaa in Alle Quluubta soomaalida jecaylkiisa geliyey. Ila dhagaysta labadan qaybood oon youtube ka soo helay:
  4. ^Kuwaas ku faan, ha ku faanin Waraabe & Muusse hebelkaa-ga Mujaahidiinta laayey, gumeysigan cusub ee Maamulka Riyaale ee Duriyadii Darawiishta eed taageertona iska daa!
  5. Sacad, Then, you shouldn't bad mouth the Sayyid and his Halgan in return!, and tell me why do u ridicule the Sayyids opposition of the Christian missionary?, don't you know that was the main reason he started his XER?, never heard of the famous incident markuu ciyaal weydiiyey: 'qolomaad tihiin?' 'father-ka qolodiisaan nahay!'??
  6. Sacad, Its not Sayid's fault haddii Tolkaa Gumeysi raaceen! Ninkii ugu horreeyey ee Sayyidku xujjeeyo wuxuu ahaa mid yiri: 'Xukun haddaan rabo Ferenjigaan u tegayaa e Addoonkeyga i siiya' ee Xad Ridda lagu fuliyey!, 2, 3 ama laf, jilib, qabiil dhan haddii ay Gumeysi la jirsadaan, iyagaa lagu derayaa! Nin aqdaama Ferenjiga, maantiyo abuurriin Ama aaladduu sida, ama awrta buu rara Ama adhiga buu qala, ama laba ugaadhsada Ama uba ilaalaa, ama uurka kala jira Ashahaado beeniyo, islaamnimo ha lagu dhaqo Ilaahayna nama oran, anna ma oggolaan karo.
  7. Juxa, Wa Calaykum Al Salaam Waraxmatuhu Wamaghfiratuh!! Xaqqul Jiiraan-ka iska ilaali
  8. ^Kix kix kix! (Bal warran, Juxa)
  9. ^Do u know they tried to shut down the egyptian AL RAHMA TV?!, a Shaikh talked of Khaybar and got carried away, kabacdi intuu soo jeestay uu farta kor u taagay uu yiri: 'Your time is near yaa Yahuud, Khaybar Khaybar Yaa Yahuud, Jayshu Muxammad sawfa Yacuud' maxaa ka dhacay hee!!
  10. Ngonge, Turkey's act encourages the tired ones and it could lead to another level of action other than Qaylo.
  11. ^Mukulaal lee amaa isku maleysaa a la ultimo?
  12. Hales, Allaah & West yaa xoog badan?? 4:139 (Picktall) Those who choose disbelievers for their friends instead of believers! Do they look for power at their hands? Lo! all power appertaineth to Allah.
  13. ^ , intaas kaliyah lama rabo, ugu dar-dar, buun-buuni, haddii aadan aaminsaneyn xataa 'K'nimada darteed!!
  14. ^Dhaqan waxba kama taqaanid!, horta lacagta inaad qariso bay ahayd sida JB kuu sheegay, haddana waad yareysay ood weliba $25 gaadhsiin weyday haddana qaladkaa mid ka weyn baad gashayoo Address-ka waad qaladay oo inta dambe sida inta hore aad u soo 'copy' gareysay bay ahayd inaadan iyadana waxba ka bedelin, ha aaminsanaanin hadaad rabto! dhaqan muxuu ka yaqaannaa & good-will!
  15. Nassir, maxaa duufsi ah walaal, waxa aan ka hadlay & shaqadiisa shuqul iskuma leh!. Weli, sheekada Doonta waan kaa sugayaa!
  16. ^Adigaaba 'qaado' lehe waa ku sidee?? iskama war qabtid miyaa??
  17. ^^Is he -by any chance- Catholic Priest?
  18. Ducaysane, I hope in mid aad jeceshahay ama Adigaba lagu xiro, markaas baad ogaaneysaa whats the big deal!!. General Duke, maxaa ku daaray, warkan waan soo guuriyey uun, maxaase ka quseeya 'bombs & bloodshed'? cajaa'ib!!
  19. Sheekh Bashiir Warsame Maxamed “Bashiir Caato” oo ay xidheen ciidamada Booliska ee Magaalada Boosaaso Ciidanka Booliska ee Magaalada Bosaaso ayaa galabnimadii Maanta Abaaro 5 iyo qadar daqiiqado ah waxa ay Hotelka Safaari ka ka xeysteen Maamulaha Mac’hadka Diraasaadka Shareecada Islaamka ee Ibnu Xajar Al Casqalaani Sheekh Bashiir Maxamed Warsamed “Bashiir Caato. Ciidanka ayay Ila wareed Somalimirror u waramayi sheegeen in ay ugu tageen Qol ka mid ah Qolalka uu ka kooban yahay Hotel-ka Safaari . Askarta Sheekh Bashiir wadatay ayaa la sheegay in ay wateen 3 gaadhi sidoo kalena uu heliyay Taliyaha Qeybta booliska ee Bosaaso, waxayna wararku intaa ku dareen in ciidankaasi ay Sheekh Bashiir la aadeen dhanka Xabsiga dekadda ilaa intii makhribkii ahaydna uu halkaa ku sugnaa. Sheekh Bashiir ayaa ah Maamulaha Mac’hadka Ibnu Xajar Al Casqalaani ee Raacasan Kuliyadda Shareecada ee Jaamacadda Bariga Afrika , Sheekh Bashiir waxa uu sidoo kale ka mid ahaa Macalimiinta wax ka dhiga Kuliyadda Shareecada iyo Diraasaadka Islaamka ee Jaamacadda Bariga Afrika . Sheekh Bashiir waxa uu Mastar dhanka Tarbiyadda ah ku soo diyaariyay Dalka Sudan wuxuuna xiligan ku howlanaa diyaarinta Risaaladiisa Digtooraada ama PHD hadba sidii loo yaqaano. Si cad looma oga ilaa iyo hadda waxa ka dambeeya xidhitaanka Sheekh Bashiir oo ku can ahaa “Bashiir Caato” sidoo kale ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay dhanka Booliska ilaa iyo hadda .
  20. ^^Waan ogaa inaadan fahmeynin, ee Ina Adeerkaa Zack kaasho On a serious note, dood aadan dhameyn karin ha bilaabin!. Innit ciyaalka keliya iney dhahaan miyaad mooddaa??, haddey saas tahay xitaa haddaan ciyaal la hadlayo sow inaan isticmaalo maaha?? 'i'm laughing'
  21. ^^Haa, 'Dameeraha, tan ugu xun ayaa ugu haraati kulul' nice, innit?