Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Muslimiinta waxna way isku khilaafaan waxna waa isku waafaqaan, wixii ay isku waafaqaan waa iska kaashadaan, ma garatay? Teeda kale, Sayyidka & Dariiqadiisa way tageen, hadda waad maqleysaa in Odayaasha SSC & Shabaab wada hadleene, taas ka hadal duqa, hana is xiijinin!!, OK?
  2. Allmuqdisho.com Gogol ay soo qaban qaabisay wilaayada islaamiga banaadir oo in mudo ah ka socday magaalada muqdisho ayna kasoo qayb galeen odayaal iyo culumaa’udiinka beesha dhulbaante ee degta gobolada sool,sanaag iyo ceyn islamarkaana ka kala yimid gobolada dalka somaliya. Axmed cabdulaahi shanlo oo ka mid ahaa odayaasha beesha ayaa sheegay in ay garowsadeen beeshooda sidii ay isku garab istaagi lahaayeen xarakada shabaabul mujaahidiin kuwaasi oo ku amaanay sida ay shareecada islaamka ku dabaqayaan dadka. Waxaa isna taariikhdii daraawiishta ka sheekeeyey siid cali oo ka mid ahaa odayaasha beesha dhulbaante isagoo sheegay in daraawiishtii uu hogaamin jiray geesigii sayid muxamed cabdulle xasan ay udagaalami jireen sidii kor unoqon lahayd diinta islaamka kuna baaqay in lagu daydo dariiqii daraawiishta. Cali xasan cabdalla oo ka tirsanaa waxgaradka beesha dhulbaante ayaa si qayaxan usheegay in hiil iyo hooba ay lagarab joogaan xarakatu shabaabul mujaahdiin ayna ka go’an tahay difaacida diinta islaamka iyo ladagaalanka cadowga. Cali xasan cabdalla ayaa xukuumada itoobiya iyo dawlad goboleedka putland ay ku duuleen deegaanda ay degaan beeshooda kuna baaqay in laga gacansiiyo ladagaalanka askarta itoobiya oo dhawaan gaaray degmada buuhoodle ee gob.ceyn. Intaasi kadib waxa microfoonada lagu duway waaliga wilaayda islaamiga banaadir sheikh cali max’ed xuseen ayaa ugu horeyn umahad celiyey odayaasha iyo culimada beesha ****** ee ajiibay gogosha wilaayada fidisay waxaana shiikhu sheegay in ay wilaatyaatka islaamiga ay had iyo jeer utaagan tahay sidii loogu dhaqmi lahaa kitaabka munasalka ah ee qur’aanka kariimka. Sheikhu ayaa tibaaxay in odayaasha ay kulanka kasheegayeen seddex gobol ay degaan hayeeshee sheikh cali max’ed calixuseen ayaa sheegay in waddan waliba ay joogaan shaqsi ku abtirsada beelweynta dhulbaante ee dalka somaliya degta. Waaliga ayaa uga mahad celiyey beeshaasi jawaabti kululeyd ay ka bixiyeen duulaankii ciidamada itoobiya ku galeen degmada buuhoodle ee golkaasi ceyn oo askar itoobiyaan ah lagu dilay. Ugudambeynti kulanka ayaa layskula afgartay sidii kitaabka qur’aanka wax walba lagu dhaqi lahaa islamarkaana labada dhinacba ay ku wada heshiiyeen in xariga alle lawada qabsado iyo ladagaalanka cidii shareecada islaamka kasoo horjeedo meel walba oo caalamkaba ha joogtee. Mana ahan markii 1aad ee wilaayada islaamiga banaadir kulamo ceyn kaan oo kale ah la qadato qaar katirsan beelaha soomaliyeed iyagoona dhowr jeer oo hore sidaan oo kale ku dhaqaqay kuna guuleystay ahmiyadii ay beelahaasi ubandhigayeen iyana qabaa’ilka ka qaateen dacwadii loo gudbiyey.
  3. ^Waaba Khawaarij baadba leedahaye!!, mise you wanted to say some thing else?? waryaa bax wax soo baro!
  4. ^^ Lakin, ma kala taqaannaa in aan ka hadlay Xukumka Universal TV guud ahaan & Weriyaha South Africa gaar ahaan regarding this incident?, hadalkeygase wuxuu ku wajahanyahay ma fahantay?
  5. ^Looool@Dental hygienist, Hayeeey you know how bad-tempered reer Garissa are!
  6. Helen, Reena Roy & Rekha-na xaggeed geysay? (Dalaamandar, yowsan ku dilin )
  7. ^Intaas ha inoo joogto, maanta! haddii kale waan kuu maahmaahaa!
  8. ^JB, waad ku maahdsantahay! 'weli xishood baa kugu dambeeya' C & H, raalli noqo kuumaba jeedin, soo dhowoow.
  9. ^^Waxba ma fahantd, i'm not looking at Erdogan, Analogy-ga fahan, the Eagle wants to fly, I want to fight, The eagle has to look up the sky to see where it belongs and I have to build my muscles!
  10. C&H, Wixii aan sheegaayey waaye! how did I twist Sheekha warkiisa when I posted an image of what the Shaikh was talking about! Adiga probleemkaqaga ma taqaannaa? Ilmaha aad wax u dhigto baad dadka dhan mooddaa? Ngone, waan kuu soo laabanaa!! ma waxaad keentay inaad igu shaacireysato? tii Xasan Dahir baan kaa cafiyey, Adaalle Aadaa!
  11. ^Xaad tiri? Ngonge, intaad sheegeyso oo dhan ma anigaa ku diiday? inaad qarbaan tahay!. Waxaanu ku nidhi: Dee Gallaydh Digaag is mooday waa inuu kor eegaa si uu u duulo, hadda we are preparing to look up in the sky, maxaad naga rabtaa? kor ma eegi kartaan miyaad na leedahay oo Digaag iska ahaada?, wax fahan ama sida magic roundab'out iska daba wareeg!
  12. Haatu Lool, ma Gaarisaad mooddaa!, JB ha ka jawaabee u kaadi! JB, Illeyn doqon looma gargaaro!, haddaan gawracii aad baqdinta ka qabtay, jeedal (xanjafis ah) kuugu beddelay, ma dood baad sii qabtaa?
  13. ^Waxa aan u maleynayo haddey yihiin xukumkaagu waa jeedal uun! Caagga 1L eed soo sawirtay ma laga helaa mise karaatiintii uun baa taalla?
  14. ^horta Joke-gaas maba fahmine ii jilci. JB, Al Maraaciga Caagga weyn ah ma laga helaa Hargeysa?
  15. Alla Ciil badanaa, Soomaali Yaa soomaali!!
  16. Alla Ciil badanaa, Soomaali Yaa soomaali!!
  17. ^Maxaa Xamaasad ah? (Anigu uma arko Xamaasad ee waa ra'yigeyga oon sax u arko qaladna noqon kara & kaaga oon qalad u arko saxna noqon kara, adaa lagaa rabaa inaad i tusto inaan qaldanahay, ood Adigu saxantahay). Mise waxaa kula wanaagsan wax kasta oon sheego inaad 'Xamaasad' iska tiraahdo, kadiban C & H ey 'waa runtaa' ku tiraahdo iyadoonba ogeyn waxa la isku heysto, 'maxaa runtiis ah?' haddii la yiraahdana: 'ehem, I don't know' ku jawaabeysa. Mise, waxaa kugu filan: 'wax fahan' & 'siyaasadda barta'??
  18. ^Waan kugu raacsanahay, Ngonge intaa ha garto oo wax ha kala saaro?. Will you -ever-, Yaa Ngonge?
  19. The Zack, warkaagu wx dhib ah ma leh, ee dadkan baa jirrane Alle ha caafiyo!.
  20. Social services loogama baahna meeshaas, 13 jirna Xagga Ilmo kama aha sida badan
  21. Koora, waa ku sidee Walaal? yaa ku yiri ma kala aqaan? bal dib u laabo ee meeshaan isaga qalday?
  22. ^He didn't mean ur signature, its Cawke's signature!!. Ma sidan baad Jaasuus ku tahay? YAAHUU!