Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^Canjeex, for some reason, sawirkaas waan ku dheygagay!
  2. ^Caku & Caadifad! & Wax aan balance aqoon!, qof & qolo kasta wanaaggeeda waa loo qiraa, yaa ka hadlaya shiddo & wax kale?, hadba wixii meesha yaalla baa laga hadlaa.
  3. Juxa, beeraha waa Jamaame & Zoonahaas, intii uu appreciate gareyn lahaa, buu caay & wax aan loo joogin la yimid, markaasaad haddana sidii inaan anna qaladka wax ka sameeyey isku kaaya dartay!
  4. Waxaan maqli jiray: 'Nin reer hebela haduu Ilaahey waa mid yiraahdo xataa, waa runtaa ha dhihin'!, ma halkaa bey mareysaa?
  5. UPDF Soldiers lowering the coffin bearing Kabuye’s remains. Inset is Kabuye ONE of the two UPDF peacekeepers killed recently in Somalia was buried over the weekend at his ancestral home in Kibula, Luwero district. Private Eriya Kabuye, 33, was killed by militants in the Mogadishu capital on June 3. He had been attached to the Somali State House as one of the official presidential drivers. Kabuye, who left a wife and three children, joined the army in 2003. Lt. Michael Turiraba, a political commissar in the office of the UPDF’s chief of personnel and administration, on Saturday said Kabuye was killed by a mortar bomb as he returned to his base after dropping off Somali president Sheikh Ahmed Shalif at the airport. Addressing mourners during the burial, Turiraba said Kabuye and a colleague, whose identity he did not disclose, were killed when a mortar bomb was fired at a parked car in which they were seated. A death certificate from the African Union peacekeeping mission headquarters in Mogadishu, which was read to the mourners during the burial, stated that the soldier died of ‘severe burns from a massive bomb blast’. Tempers flared during the funeral when soldiers blocked relatives from viewing Kabuye’s remains. The soldiers insisted that they had instructions not to open the coffin.Viewing the body is part of the traditional last respects. The commander of the UPDF peacekeeping contingent in Somalia, Col.Tumusiime Katsigazi, described Kabuye as an exemplary soldier. In addition to buying the coffin, the army contributed sh300,000 to the construction of the grave and gave sh1m to the bereaved family. Burundi and Uganda are the only contributors to the 5,000 AMISOM force in the war-torn Somalia. A total of 8,000 soldiers are needed. About 38 soldiers have been killed since the force first deployed in March 2007. Of these, 19 were Ugandans. http://www.newvision.co.ug/D/8/13/722672
  6. ^Rebel & Revolutionary waa synonymous! Yaa Malika bint Kaahinah.
  7. ^You don't get it, do you?, Dawlad & rebel group miyaad isku mid ka dhigaysaa?, every rebel group in the world have child soldiers, plus Shabab & their donors don't think 15 yrs old as children, sharciyo ay ku protectgareeyaan ama uga soo horjeedaan Ilmo Askar laga dhigona ma sameysan, Dawlad isku sheegga maxaa ku qasbaya iney ciyaal Askar ka dhigtaan?.
  8. Waxaan illoobay: 'Ilmaha TFG-da markey ilko cagaaranyihiin oo sigaarka kugu soo afuufayaan, kuwa Shabaabka, iyagoo cadayanaya ayay: Asalaamu Calaykum kugu salaamayaan, inta badan kan heganka ku jira maahane kuwa kale waxay akhristaan ama dhegeystaan Quraan, meesha ay deganyihiin waxa ka shidan Quran ama wacdi kale halkan kuwa TFG-da music, fuxshi & dhac ku caan bexeen!'. See what I found in another article by the same newslet: According to Somali officials, there was fierce fighting on Saturday between police officers and army soldiers — all working for Somalia’s Transitional Federal Government — in one of Mogadishu’s relatively quiet neighborhoods, Hamar Jajab. At least seven were killed, although it is not clear what started the conflict. Some residents said army soldiers had been robbing cars, and when police officers intervened, a mini-war between the heavily armed men on each side broke out. Other residents said that the police had been trying to hijack trucks carrying desperately needed food aid when the army came to the rescue. The neighborhood’s chairman, Abdi Baasid Mohamoud, described the fighting as an accident. He said that a group of soldiers had been chasing thieves through the streets and firing at them, and that police officers became confused and mistakenly shot at the soldiers instead of the thieves. “Some government soldiers chasing thieves clashed with other soldiers,” Mr. Abdi Baasid said. At least seven people were killed, he said, though local news reports indicated that more than 10 people had died, including several civilians. The transitional government has been teetering on the edge of collapse for years. Despite a large injection of Western aid, including American money for weapons and soldiers, security is still elusive, and lately the government has had difficulties controlling its own troops. Government soldiers frequently clash with one another, undermining the effort to fight against radical Islamist insurgents who rule much of the country.
  9. ^This One is older, in a rebel movement, not assisted by USA and Western Governments and,,,and,,,,and.. ma wadaa??
  10. Awil Salah Osman prowls the streets of this shattered city, looking like so many other boys, with ripped-up clothes, thin limbs and eyes eager for attention and affection. But Awil is different in two notable ways: he is shouldering a fully automatic, fully loaded Kalashnikov assault rifle; and he is working for a military that is substantially armed and financed by the United States. “You!” he shouts at a driver trying to sneak past his checkpoint, his cherubic face turning violently angry. “You know what I’m doing here!” He shakes his gun menacingly. “Stop your car!” The driver halts immediately. In Somalia, lives are lost quickly, and few want to take their chances with a moody 12-year-old. Mohamed Adan Ugas, left, a 12-year-old, and Ahmed Hassan, 15, work for the Transitional Federal Government of Somalia.
  11. Beel ka mida Beelaha dagan Sh/Hoose oo Hubkeeda ku wareejisay Alshabaab.- 13 Jun 2010 Sh/Hoose:-Mid ka mida Beelaha dagan Gobolka Sh.Hoose ayaa si rasmi ah Hubkeedii ugu wareejisay Kooxda Alshabaab Gobolka Sh.Hoose. Beesha **** oo dagan Degmada Baraawe Ee Gobolka Sh.Hoose ayaa si rasmi ah ugu wareejisay inta badan Hubkeeda Kooxda Alshabaab ee maamusha deegaanada Gobolkaasi. Odayaasha iyo Ganacsatada Beeshaasi oo shalay Xaflad u dhigay Alshabaab saraakiishooda Sh/Hoose ayaa waxa ay si rasmi ah ugu wareejiyeen Hubkii ay lahaayeen Beesha. Beesha **** Odayaal u hadlay ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in ay taageerayaan Shareecada Islaamka iyo Howlaha ay ku tilmaameen Jihaadka ka socanaya Dalka gudihiisa. Xaflada oo ay hadal ka jeediyeen rag can ah oo ka mid ah Beesha ayaa waxa ay u sheegeen Alshabaab in ay ku farxeen Nabada ka jirta Gobolka iyo ammaanka guud sidaasina ay Hubkeeda ugu wareejisay Xarakada Shabaab. Gudoomiyaha Shabaab Sh/Hoose Sheekh Maxamed Cabadalla oo munaasabada hadal ka jeediyay waxa uu shaaca ka qaaday in ay ku faraxsanyihiin taageerida Mujaahidiinta sida uu warka u dhigay. Sargaalkaasi ayaa sheegay in Hubka lagu difaaci doono shareecada Islaamka islamarkaana dalka looga xuraynayo Kooxaha Cadowga ah oo uu ula jeeday Dowlada KMG ah iyo Amisom. Dhawaanahan ayaa waxaa socanayay qorshayaal Hubka looga dhigayo qaar ka mida Beelaha dagan Gobolka Sh.Hoose iyo deegaano kale oo shabaabka ay maamulaan taasi oo Beelo badan ay muujiyeen Hub wareejin. Inta badan Beelaha Hubk iska wareejinaya ayaa waxa ay u dhiibanayaan saraakiil Beeshooda ka soo jeeda oo Alshabaab awood ku dhex leh taasi oo ka dhigan Hubka Beelaha oo shabaabka loo dhiibayo. http://shacabka.net/view.php?id=8914 [ June 15, 2010, 12:26 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  12. Maamulka islaamiga wilaayada Shabeelaha Hoose ayaa taageero ka helay mid kamida Beelaha Soomaaliyeed ee degta wilaayada Shabeelaha Hoose. Kadib kulan balaaran oo shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Baraawe ayay Beesha **** Hub farabadan ku wareejisay wilaayada Islaamiga Shabeelaha Hoose. Munaasabadii hubka lagusoo bandhigayay waxaa ka hadlay Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda beesha **** waxayna sheegeen in ay ku diirsadeen waxqabadka wilaayada Islaamiga Shabeelaha Hoose. Intaasi kadib Beesha **** waxay wilaayada gacanta u gelisay in kabadan 40 qori iyo hub kale oo loogu talagalay Jihaadka ay Mujaahidiintu dalka ka wadaan. Waaliga Shabeelaha Hoose Sheekh Mux'med Abaa Cabdalla oo isna kalimad ka jeediyay Munaasabadii hub wareejinta ayaa u mahad celiyay beesha **** sida ay ula safatay Mujaahidiinta. Beelaha Soomaaliyeed ee dega wilaayaadka islaamiga ah ee Mujaahidiinta maamulaan ayaa bilihii lasoo dhaafay hub iyo saanado dagaal ku taageeraya Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. [ June 15, 2010, 12:24 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  13. ^ Qolo walbey leeyihiin, lakin cinwaanka threadka ood adigu leedahay mooyee meel kale oo Shabaab sheegeysa ma arag, haddaba Nimankan intaan la soo weerarin ka hor & markey makhsinka kireysanayeen waa la yiri: 'horta qolo maad tihiin?' e, adna ma dhego li'ide maad noo sheegtid?
  14. JB, warkii ugu muhimsanaa waad ka tagtay: 'Nimanku qolo may ahaayeen?'.
  15. Tolow, maxaa Juje beddelay?
  16. ^You tell me!, sowdigii igula taliyey inaan waxaan aqaanno sheegin!
  17. Wasiirkii Afaraad oo is casilay, 24 saac gudahood!
  18. Dagaal Ooge Yuusuf Siyaad Indho Cadde ayaa ku dhawaaqay in uu Galay Gef weyn kadib markii uu ku biiray DKMG ah ee maganta u ah ciidamada shisheeye ee xasuuqa iyo Barakicinta baday shacabka magaalada Muqdisho. Indho Cadde oo lahadlay Warbaahinta magaalada Muqdisho kadib markii uu iscasilay ayaa sheegay in kamid ahaashiyaha DKMG ah ay tahay gaf laga galay diinta Islaamka iyo shacabka Soomaaliyeed. "waan ku khaldamay kamid ahaashiyaha DKMG ah waxay noqotay dowlad aan islaami ahayn sidaas ayaan uga baxay dowladda maadaama aysan ku dhaqmayn shareecada Iskaamka"ayuu yiri Indho Cadde. Indho Cadde oo calaa calayey ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay iska cafiyaan wixii dhib ah oo uu ugaystay "shacabka waxaan ka codsanayaa cafis iyo saamaxaad waxaan balan qaadayaa in aanan kamid noqon dowlad aan Islaami ahayn,wixii dhacay alle ayaan uga Towbad keenay" ayuu markale yiri Indho Cadde. Wasiiru Dowlihii G/dhigga DKMG ah ayaan qarsan xumaantii uu kala kulmay DKMG ah wuuxuuna sheegay in uu ka qoomamaynayo waxyaabihii isaga ku kalafiay in uu ka barbar dagaalamo AMISOM isagoo kasoo horjeedo xoogaga Mujaahidiinta ah ee u dagaalama sidii shareecada alle loo kor yeeli lahaa. Yuusuf Indho Cadde wuxuu su'aal ka keenay in Qabuura Galeenka loogu yeero Ahlusuna Waljamaaca "Ahlusuna Somalida dhan ayaa ah cid gooni ah Ahlusuna ma ahan laakin aniga kooxda G/gaduud ku biiri maayo,siyaasadii waan ka fariistay waan iska cibaadaysanayaa markii dowlad Islaami ah dhalato waan la shaqaynayaa" Indho Cadde. Hadalkan ka soo butaacay Indho Cadde ayaa fashil weyn ku ah Al Ictisaam oo kal hore Fatwootay in DKMG -ka ah ee ay ka barbar dagaalanto Saliibiyiinta AMISOM ay tahay dowlad Islaami ah ayna baanaanayn in lala dagaalamo taasi oo Indha Cadde iyo dad kaleba ku riixday in ay DKMG ah ugalaan.
  19. ^Haddaan ku gartay!, saad mooddo maaha oo maalin walba 5 askari Xamar laguma dilo!. Waraabe oo Balli-Gubadle tegayna waa News, 5 Askari oo la dilayna News maaha?, Adduun!.
  20. ^Kuma fahmin!, maxaad ula jeeddaa?. Ma waxaad rabi lahayd, inaan soo qoro: 'Kirishtaanka Soomaaliyeed & Axwaashooda'?