Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Haatu, waad mahadsantahay, lakin si ka fiican baan sugaayey, waa maxay: '..proof & waxaas' aaway raganimadii? C&H, i think 'torture'ka waad ka bad-badineysaa?, Adeerna isna ma lagu qaldamay?. Ps. You don't dictate who I'm with or against.
  2. Nimco, see qoorta la isaga afuufaa waaba yaabe?
  3. ^Wax gabadhii lagu yiriba iska illowday baad soo faag-faagi bee!, jaw!, ungrateful maxaan ku noqday?.
  4. ^I just didn't like how he compared Garissa caddeey to Sheekh, haddaad aragtay dee iska dhici ninka!
  5. waa runtaa Juxat!, back-seat drivers see all the corners and on time too!
  6. Juxa, Madow & turkish-kii aad iska ilaalin jirtay baa Shabaab kuugu darsamay?
  7. Haatu, haddaan gartay sababta ay Sol'ers badan bilcaan kuu moodaan!, gabadhii baaba ka booddaye maxaa adi ku daba dhigay, duf ku baxe!
  8. ^Adigaa illaa hadda iga gar bixi la'! C & H, Adeerkaa oo 70 jir ah miyey Shabaab dileen?, samir & iimaan, bal wax nooga ifi siday ku dhacday?.
  9. ^^Shaydaan ku dhaw-ye naga tag!. Ngonge,Anigu Total Support weligey ma sheegin, balance & qoladan wax ka roon miyaa jira hadda, baan ku socdaa. Waxaagu waa waxa Soomaalida galaaftay, inta badan dadka haddey ogaan lahaayeen xaal inuu sidan ahaanayo Siyad Barre minaabirta ayay uga duceyn lahaayeen! Adiguna sidii uun baad waddaa, ma kala hadhid miyaa?. Edit: sida aad mooddo uma xikmad la'a oo waxa na soo martay dhaqan ku dhisan xikmad oo dhawr ah, sidoo kale kolley TFG waa ka xukun wanaagsanyihiin oo 10 gobol ayay si hufan u xukumaan iyadoon wax taageera la arag, feker wax yar.
  10. Ilaahey Amarkiis, raggii lala dagaalaayey ee dhibaatadaas aad aragteen ku dhacday baa iska calool fiyoow, oo dadkooda dhinac ka raacaya, markaasaa kuwii dagaalka ku billaabay dawladdii markaas jirtay ugu cuqdad badanyihiin!.
  11. Sharaamiid & Shuyuukhda hala sentence ha soo wada gelinin waryaa!. Ma waxaad i leedahay 'Alshabaab, the best in Somalia' aan eedeyno, be realistic for once sxb, mise waxaagu waa: maxaa iga galay, as long as its not Burco? . Qaladaadka, Xikmad yarida & wa kaloo laga yaabo inaan kaa ogahayba, waqti & egisbiiriyense kadib waa hagaagayaan, qaar kalena weligood waa iska jiri doonaan!, teeda kale sida aad Shabaab uga rabto iney adeegsadaan Wisdom & paragmatism, sow Adigu (Shacabka) lagaama rabo inaad sabar & wisdom adeegsato, sow maaha inaad adheecdo: وإن ضرب ظهرك , وأخذ مالك
  12. Ok, Adiga & Aniguba waan ognahay Shabaab iyagaa is diray ee cidna ma dirsan, hadda wey joogaan, macal 'their mounting qaladaad' is bar-bardhig waxa hadda saaxada kula tartamaya (TFG, Ahlu Sun, etc) wax ka fiican ma heysaa?, iyaga & kuwa kale yaa mudan in la taageero?.
  13. Haatu, degmada Garissa maaha waa Sheekh Village, sawirka waa yaryahay waase la arkaa!.
  14. Ngonge, Waxaad sheegeyso waan ogahaye, lakin 'blind support' miyaa iney waxa ay ku saxanyihiin lagu taageero?, haddiise dadkii waaweynaa 'da'da & cilmiga' saaxada u banneeyeen waa maxay dembigooda haddii ay iyagu kacaa-kufaan?. Ps. Intiinna kale: موتوا بغيظكم
  15. Dowladda hoose ee Magaalada Nairobi oo laga joojiyay inay Canshuur ka qaadaan Soomaalida ku ganacsatada Xaafadda Islii Talaado, June 15, 2010 (HOL) − Dowladda hoose ee Magaalada Nairobi ayaa laga joojiyay inay canshuur ka qaaddo ganacsatada Soomaaliyeed ee Xaafadda Islii, kaddib markii guddiga ganacsatadan ay dacwad u gudbiyeen Maxkamadda Kenya. Sii-hayaha xilka Guddoomiyaha Guddiga Ganacsatada Soomalaida ee Islii Xuseen Maxmaed Aar oo wareysi siiyay Idaacadda BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa sheegay in Maxkamadda ay u gudbiyeen dacwad ku saabsan inaan canshuurta ay bixiyaan waxba looga qaban xaafaddooda. "Dacwada aan Maxkamadda sare u gudbinay waa in canshuurta aan bixinno aan waxba loogu qaban deegaanka Islii oo aan daggannahay kuna ganacsanno, taas ayaana keentay in canshuurta la joojiyo" ayuu yiri Xuseen Maxamed Aar. Mas'uulkan wuxuu sheegay canshuur joojintu ay ku egtahay 22-ka bishaan lagana doonayo dowladda hoose inay ka jawaabaan cabashadeenna, waxaana ka socda qaybaha kale ee Magaalada Nairobi dayactirro lagu sameynayo Waddooyinka. "Xaafadda Islii oo ay daggan yihiin Soomaalida ma jirto wax dayactirro ah oo lagu sameeyo waddooyinkeeda, waxaana dhextaalla dhiiqo iyo biyo wasakheysan, waxaana sannad canshuur ahaasn u bixinnaa 900-Milyan oo Dollar" ayuu yiri Xuseen Aar. Dowladda Hoose ayaa la sheegay inay joojisay canshuurihii ay qaadi jirtay, iyadoo lagu wado inay Mas'uuliyiinta Dowladda hoose hortagaan Maxkamadda ayna ka bixiyaan jawaabo eedeymaha kaga imaanaya ganacsatada Islii. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  16. Ce, ma Haatu baad cadaw ku tahay? title-ku waa: Garissa, eastern and central Africa's safest town!
  17. Its not laughing matter, haddaad jawaab u hayso soo daa, kaasho google!. Bilaal, waa la ogyahay in Shabaab Qaladaad leeyihiin (Ninkii raba in waqtigan qalad laga ilaaliyo Shabaab & qolo kaleba waa Ahbal!), lakin waxa hubaal ah iney yihiin wiilal yar-yar oo in Shareecada Ilaahey kor noqoto raba!, in qaladaadkooda oo inta badan been abuur yihiin, lahu mashquulona waa waxa Cadawga Islaamku rabo.
  18. “I’ll be honest,” said a Somali government official who spoke on the condition of anonymity because of the delicacy of the subject, “we were trying to find anyone who could carry a gun.” Bilaal, Intaan kore ma ka akhrisay article-ka?, farqiga & is barbardhigga aan sameeyey waa waadix, Shabaab dawlad maaha, UN & EU na ma taageerto, ma fahantay? Tan kale, ilmonimada da'dee ku dhamaataa??, Rasuulku 14 jir dagaal ma geliyey? Ilmuhu ma dagaali karaan markii Waddan Islaam ah la soo weeraro?, Statsitikada aad soo qortay yaa sameeyey?, Shabaab -runtii-Ilmaha ma qafaalaan?. Ps. cunugga sawirka ka muuqda oo kale Shabaab ma ku dhex aragtay?
  19. Maamulka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Shabeellada hoose oo lagu wareejiyay hub Axad, June 13, 2010 (HOL) − Maamulka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa ka guddoomay mid ka mid ah beelaha daga degmada Baraawe ee Gobolkaas hub kala duwan. Munaasabadda hubka lagu wareejiyay oo shalay oo Sabti ah gallinkii dambe ka dhacday Degmada Baraawe ayaa waxaa hadallo kala duwan ka jeediyay waxgarad matalayay beesha Jiiddo oo hubka wareejisay iyo Mas'uuliyiinta Gobolka. Waaliga Gobolka Shabeellada hoose ee Xarrakatul Shabaab oo hadal kooban ka jeediyay xafladda ay hubka kula wareegeen ka sheegay inay kaga mahadcelinayaan beesha hubka soo wareejisay ayna beelaha ugu baaqayaan inay ku daydaan. "Beesha hubka nagu wareejisay waxay muujisay sida ay u garab-taagan tahay Diinta Islaamka, hubkanna waa mid lagu difaacayo diinta Islaamka, beelaha kale waxaan ugu baaqaynaa inay go'aankaas oo kale qaataan" ayuu yiri Sheekh Maxamed Abuu-Cabdalla oo kulanka ka hadlay. Waxgarad ka tirsan beesha Jiiddo oo iyaguna ka hadlay Xafladda ayaa sheegay in hubka ay ku wareejiyeen Xarrakatul Shabaab uu yahay mid ay ku muujinayaan taageerada ay u hayaan Xarrakada. Hubka ayaan la sheegin noociisa iyo cadadkiisa, waxaase uu noqonayaa kii ugu horreeyay oo ay Maamulka Xarrakatul Shabaab ee Gobolka Shabeellada hoose lagu wareejiyo, iyadoo Xarrakadu ay gacanta ku hayso inta badan Gobollada Koonfureed ee Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  20. Bilaal, Norf asked a question which you answered 'cajiib sow maaha?' maxaa cajiib ah?, xaggeen Anigu ciyaal in Askar ay Shabaab ka dhigtaan ku approve-gareeyey?. Ps. Threadku wuxuu ku saabsanyahay TFGda oo ilmo 9 jir ah Askar ka dhigata, maxaad ka tiri taas?.
  21. ^Cajiib waxa ah in dadka qaar faham xumadooda wax ku dhisaan dad kale u saariyaan!, kan kaa korreeya waan ku ogaa lakin Adiga..
  22. ^Balaayo kugu dhacday!, 'I havent found anything positive about them yet' aa?, weligaaba waxaad la safataa dadka xun-xun (from Weris to naagaha Soomaalida jirkooda ka ganacsada ee Yemen) meeqa videos oo dad aan soomaali ahayn ay ku amaanayaan Shabaab baa Sol lagu post-gareeyey?
  23. ^Hadalka kore adiga kuulama jeedin, lakin beero falidda waa Xaqiiq, tan 70 year olds-kana waa ku tiri kuteen aan waxba ka jirin, haddaad go'aansatay inaad indhaha iska xabkeyso waa yeelkadaa, haddeyse jirto ma waxaadan garan in qofka wanaagga lagu amaano xataa hadduu xumaan kale sameeyo?, macalimadna waad tahaye agow!